{"id":134940,"date":"2019-11-13T13:15:07","date_gmt":"2019-11-13T11:15:07","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=134940"},"modified":"2019-11-13T13:15:07","modified_gmt":"2019-11-13T11:15:07","slug":"daawo-sheekh-shariif-in-diyaarada-laqaraxdo-ayaa-ladoonayay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-sheekh-shariif-in-diyaarada-laqaraxdo-ayaa-ladoonayay\/","title":{"rendered":"DAAWO Sheekh Shariif in diyaarada laqaraxdo ayaa ladoonayay"},"content":{"rendered":"<p>Guddoomiyaha xisbiga Himilo Qaran Suleymaan Maxamuud Xaashi oo wareysi bixiyey ayaa markale ka hadlay dhacdadii sii hurisay xiisada dowladda iyo Madaxweynayaashii hore, Sheekh Shariif Sheekh Axmed iyo Xasan Sheekh Maxamuud.<\/p>\n<p>Suleymaan ayaa sheegay in xukuumadda federaalka Soomaaliya ay damacsaneyd in diyaaraddii siday wafdiga madasha xisbiyada Qaran inay goosato shidaalka, kadibna la waayo, sida uu hadalka u dhigay.<\/p>\n<p>Guddoomiyaha ayaa intaasi ku daray in diyaaradda loogu talagalay inay ku degto 45 daqiiqo, balse ay hawada ku jireen wax ku dhow laba saacadood, islamarkaana qatar la galiyey noloshooda.<\/p>\n<p>\u201cXukuumadda waxay damacsaneyd in diyaaradda shidaalka goosato oo madaxdii hore iyo xildhibaanada la socotay halkaa lagu waayo qatar baa nala geliyay, waa la ogyahay 2 saacadood wax ku dhaw ayaan hawada ku jirnay waxaana diyaaradda loogu talagalay iney 45 daqiiqo ku caga dhigato Beledweyne.\u201d ayuu yiru gudoomiyaha xisbiga Himilo Qaran, Suleymaan Maxamuud Xaashi.<\/p>\n<p>Dhinaca kale wuxuu guddoomiyaha tafaasiil ka bixiyey hadalkii ka soo yeeray Madaxweunhihii hore ee dowladdii KMG aheyd, Sheekh Shariif ee ahaa in dowladda uu hoggaamiyo Madaxweyne Farmaajo uu ka saari doono gudaha magaalada Muqdisho.<\/p>\n<p>Suleymaan ayaa tilmaamay in hadallada uu yiri guddoomiyaha madasha xisbiyada Qaran kaliya laga soo qaatay erayo gaar ag, si loogu qariyo xayiraadii lagu sameeyey.<\/p>\n<p>\u201cSheekh Shariif waxaa uu hadalkiisa ku soo qaatay, Itoobiyaan, hoggaamiye kooxeedyo oo dadka Soomaaliyeed ay iska saareen,marka hadii dowladda ay sharciga ku dhaqmi weyso in la iska saaro ceeb mahana, sida Cumar Al-Bashiir Madaxweynihii Suudaan ayuu yiri.\u201d ayuu markale yiri, Xildhibaan Suleymaan Maxamuud Xaashi.<\/p>\n<p>Ugu dambeyn wuxuu ku baaqay in dadka Soomaaliyeed aan la marin habaabin, islamarkaana ay dowladdu ilaaliso Dastuurka iyo shuruucda u taalla dalka.<\/p>\n<div style=\"width: 696px;\" class=\"wp-video\"><!--[if lt IE 9]><script>document.createElement('video');<\/script><![endif]-->\n<video class=\"wp-video-shortcode\" id=\"video-134940-1\" width=\"696\" height=\"543\" preload=\"metadata\" controls=\"controls\"><source type=\"video\/mp4\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/10000000_454184455227774_3526637688725700608_n.mp4?_=1\" \/><a href=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/10000000_454184455227774_3526637688725700608_n.mp4\">http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/10000000_454184455227774_3526637688725700608_n.mp4<\/a><\/video><\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Guddoomiyaha xisbiga Himilo Qaran Suleymaan Maxamuud Xaashi oo wareysi bixiyey ayaa markale ka hadlay dhacdadii sii hurisay xiisada dowladda iyo Madaxweynayaashii hore, Sheekh Shariif Sheekh Axmed iyo Xasan Sheekh Maxamuud. Suleymaan ayaa sheegay in xukuumadda federaalka Soomaaliya ay damacsaneyd in diyaaraddii siday wafdiga madasha xisbiyada Qaran inay goosato shidaalka, kadibna la waayo, sida uu hadalka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":134838,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-134940","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO Sheekh Shariif in diyaarada laqaraxdo ayaa ladoonayay - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-sheekh-shariif-in-diyaarada-laqaraxdo-ayaa-ladoonayay\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO Sheekh Shariif in diyaarada laqaraxdo ayaa ladoonayay - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Guddoomiyaha xisbiga Himilo Qaran Suleymaan Maxamuud Xaashi oo wareysi bixiyey ayaa markale ka hadlay dhacdadii sii hurisay xiisada dowladda iyo Madaxweynayaashii hore, Sheekh Shariif Sheekh Axmed iyo Xasan Sheekh Maxamuud. Suleymaan ayaa sheegay in xukuumadda federaalka Soomaaliya ay damacsaneyd in diyaaraddii siday wafdiga madasha xisbiyada Qaran inay goosato shidaalka, kadibna la waayo, sida uu hadalka [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-sheekh-shariif-in-diyaarada-laqaraxdo-ayaa-ladoonayay\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-11-13T11:15:07+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/Capture-10.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"861\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"513\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-sheekh-shariif-in-diyaarada-laqaraxdo-ayaa-ladoonayay\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-sheekh-shariif-in-diyaarada-laqaraxdo-ayaa-ladoonayay\/\",\"name\":\"DAAWO Sheekh Shariif in diyaarada laqaraxdo ayaa ladoonayay - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-sheekh-shariif-in-diyaarada-laqaraxdo-ayaa-ladoonayay\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-sheekh-shariif-in-diyaarada-laqaraxdo-ayaa-ladoonayay\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/Capture-10.png\",\"datePublished\":\"2019-11-13T11:15:07+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-sheekh-shariif-in-diyaarada-laqaraxdo-ayaa-ladoonayay\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-sheekh-shariif-in-diyaarada-laqaraxdo-ayaa-ladoonayay\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-sheekh-shariif-in-diyaarada-laqaraxdo-ayaa-ladoonayay\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/Capture-10.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/Capture-10.png\",\"width\":861,\"height\":513},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-sheekh-shariif-in-diyaarada-laqaraxdo-ayaa-ladoonayay\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO Sheekh Shariif in diyaarada laqaraxdo ayaa ladoonayay\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO Sheekh Shariif in diyaarada laqaraxdo ayaa ladoonayay - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-sheekh-shariif-in-diyaarada-laqaraxdo-ayaa-ladoonayay\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO Sheekh Shariif in diyaarada laqaraxdo ayaa ladoonayay - Wardoon","og_description":"Guddoomiyaha xisbiga Himilo Qaran Suleymaan Maxamuud Xaashi oo wareysi bixiyey ayaa markale ka hadlay dhacdadii sii hurisay xiisada dowladda iyo Madaxweynayaashii hore, Sheekh Shariif Sheekh Axmed iyo Xasan Sheekh Maxamuud. Suleymaan ayaa sheegay in xukuumadda federaalka Soomaaliya ay damacsaneyd in diyaaraddii siday wafdiga madasha xisbiyada Qaran inay goosato shidaalka, kadibna la waayo, sida uu hadalka [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-sheekh-shariif-in-diyaarada-laqaraxdo-ayaa-ladoonayay\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-11-13T11:15:07+00:00","og_image":[{"width":861,"height":513,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/Capture-10.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-sheekh-shariif-in-diyaarada-laqaraxdo-ayaa-ladoonayay\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-sheekh-shariif-in-diyaarada-laqaraxdo-ayaa-ladoonayay\/","name":"DAAWO Sheekh Shariif in diyaarada laqaraxdo ayaa ladoonayay - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-sheekh-shariif-in-diyaarada-laqaraxdo-ayaa-ladoonayay\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-sheekh-shariif-in-diyaarada-laqaraxdo-ayaa-ladoonayay\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/Capture-10.png","datePublished":"2019-11-13T11:15:07+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-sheekh-shariif-in-diyaarada-laqaraxdo-ayaa-ladoonayay\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-sheekh-shariif-in-diyaarada-laqaraxdo-ayaa-ladoonayay\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-sheekh-shariif-in-diyaarada-laqaraxdo-ayaa-ladoonayay\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/Capture-10.png","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/Capture-10.png","width":861,"height":513},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-sheekh-shariif-in-diyaarada-laqaraxdo-ayaa-ladoonayay\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO Sheekh Shariif in diyaarada laqaraxdo ayaa ladoonayay"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/134940"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=134940"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/134940\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":134942,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/134940\/revisions\/134942"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/134838"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=134940"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=134940"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=134940"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}