{"id":134943,"date":"2019-11-13T14:32:22","date_gmt":"2019-11-13T12:32:22","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=134943"},"modified":"2019-11-13T14:32:22","modified_gmt":"2019-11-13T12:32:22","slug":"dagaal-qaraar-oo-kadhacay-boosaaso","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-qaraar-oo-kadhacay-boosaaso\/","title":{"rendered":"Dagaal qaraar oo kadhacay Boosaaso"},"content":{"rendered":"<p>Wararka naga soo gaaraya Magaalada Boosaaso ee Xarunta Gobolka Bari ayaa sheegaya in Ciidamo iska soo horjeeda ku dagaallameen Koontaroolka laga galo Magaaladaas.<\/p>\n<p>Iska hor imaadka ayaa yimid kadib markii askarta ilaalada Koontaroolka ay u diideen ciidamadan inay galaan magaalada Boosaaso; kadibna rasaas ka dhex bilaabatay labada ciidan ayaa keentay inuu ku geeriyoodo taliyihii Koontaroolka Boosaaso oo Magaciisa lagu soo gaabiyay Guduudoow sida ay sheegayaan wararkii ugu danbeeyay ee magaalada laga helay.<\/p>\n<p>Ciidamadaan gadoodsan ee doonaya inay gudaha u galaan Boosaaso ayaa la sheegay inay ka gadoodsanyihiin khilaaf iyo muran xoogan oo hareeyay Shirkad lagu magacaabo PDG oo caawisa ciidamada Badda Puntland ee PMPF.<\/p>\n<p>Ciidamada isku horfadhiya Boosaaso ayaa mararka qaar isku ridaya rasaas iyadoona qeyb kamida hubka ay isku adeegsanayaan laga maqlayo qeyb kamida duleedka magaalada.<\/p>\n<p>Ciidamada loo diiday inay galaan magaalada ayaa wararku sheegayaan inay u abaabulan yihiin qaab beeleed, iyadoo uu wato nin lagu magacaabo Ciise Yulux.<\/p>\n<p>Wararka qaar ayaa sheegaya in iska hor imaadka ay ku dhinteen ilaa 5 qof oo labada dhinac ah; iyadoo ay weli is hor fadhiyaan labada ciidan.<\/p>\n<p>Waxaa sidoo kale la soo warinayaa in labada Ciidan ay gurmad ka kala helayaan labada Magaalo, waxaana wali kacsan xaaladda degaankaas.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wararka naga soo gaaraya Magaalada Boosaaso ee Xarunta Gobolka Bari ayaa sheegaya in Ciidamo iska soo horjeeda ku dagaallameen Koontaroolka laga galo Magaaladaas. Iska hor imaadka ayaa yimid kadib markii askarta ilaalada Koontaroolka ay u diideen ciidamadan inay galaan magaalada Boosaaso; kadibna rasaas ka dhex bilaabatay labada ciidan ayaa keentay inuu ku geeriyoodo taliyihii Koontaroolka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":134937,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-134943","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Dagaal qaraar oo kadhacay Boosaaso - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-qaraar-oo-kadhacay-boosaaso\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Dagaal qaraar oo kadhacay Boosaaso - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Wararka naga soo gaaraya Magaalada Boosaaso ee Xarunta Gobolka Bari ayaa sheegaya in Ciidamo iska soo horjeeda ku dagaallameen Koontaroolka laga galo Magaaladaas. Iska hor imaadka ayaa yimid kadib markii askarta ilaalada Koontaroolka ay u diideen ciidamadan inay galaan magaalada Boosaaso; kadibna rasaas ka dhex bilaabatay labada ciidan ayaa keentay inuu ku geeriyoodo taliyihii Koontaroolka [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-qaraar-oo-kadhacay-boosaaso\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-11-13T12:32:22+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/download-2.jpg1_-2.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"278\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"181\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-qaraar-oo-kadhacay-boosaaso\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-qaraar-oo-kadhacay-boosaaso\/\",\"name\":\"Dagaal qaraar oo kadhacay Boosaaso - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-qaraar-oo-kadhacay-boosaaso\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-qaraar-oo-kadhacay-boosaaso\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/download-2.jpg1_-2.jpg\",\"datePublished\":\"2019-11-13T12:32:22+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-qaraar-oo-kadhacay-boosaaso\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-qaraar-oo-kadhacay-boosaaso\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-qaraar-oo-kadhacay-boosaaso\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/download-2.jpg1_-2.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/download-2.jpg1_-2.jpg\",\"width\":278,\"height\":181},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-qaraar-oo-kadhacay-boosaaso\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Dagaal qaraar oo kadhacay Boosaaso\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Dagaal qaraar oo kadhacay Boosaaso - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-qaraar-oo-kadhacay-boosaaso\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Dagaal qaraar oo kadhacay Boosaaso - Wardoon","og_description":"Wararka naga soo gaaraya Magaalada Boosaaso ee Xarunta Gobolka Bari ayaa sheegaya in Ciidamo iska soo horjeeda ku dagaallameen Koontaroolka laga galo Magaaladaas. Iska hor imaadka ayaa yimid kadib markii askarta ilaalada Koontaroolka ay u diideen ciidamadan inay galaan magaalada Boosaaso; kadibna rasaas ka dhex bilaabatay labada ciidan ayaa keentay inuu ku geeriyoodo taliyihii Koontaroolka [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-qaraar-oo-kadhacay-boosaaso\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-11-13T12:32:22+00:00","og_image":[{"width":278,"height":181,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/download-2.jpg1_-2.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-qaraar-oo-kadhacay-boosaaso\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-qaraar-oo-kadhacay-boosaaso\/","name":"Dagaal qaraar oo kadhacay Boosaaso - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-qaraar-oo-kadhacay-boosaaso\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-qaraar-oo-kadhacay-boosaaso\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/download-2.jpg1_-2.jpg","datePublished":"2019-11-13T12:32:22+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-qaraar-oo-kadhacay-boosaaso\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-qaraar-oo-kadhacay-boosaaso\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-qaraar-oo-kadhacay-boosaaso\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/download-2.jpg1_-2.jpg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/download-2.jpg1_-2.jpg","width":278,"height":181},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-qaraar-oo-kadhacay-boosaaso\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Dagaal qaraar oo kadhacay Boosaaso"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/134943"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=134943"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/134943\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":134944,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/134943\/revisions\/134944"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/134937"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=134943"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=134943"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=134943"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}