{"id":135896,"date":"2019-11-17T10:00:12","date_gmt":"2019-11-17T10:00:12","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=135896"},"modified":"2019-11-17T10:00:12","modified_gmt":"2019-11-17T10:00:12","slug":"xeer-ilaaliyihii-maxkamadda-ciidanka-somaliland-oo-puntland-ubaxsaday","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xeer-ilaaliyihii-maxkamadda-ciidanka-somaliland-oo-puntland-ubaxsaday\/","title":{"rendered":"Xeer ilaaliyihii maxkamadda ciidanka Somaliland oo Puntland ubaxsaday"},"content":{"rendered":"<p>Xeer ilaaliyihii maxkamadda sare ee ciidamada maamulka Somaliland, Gaashaanle Dhexe Sahal Faarax Raage oo maanta warbaahinta kula hadlay Garoowe ayaa sheegay inuu isaga tegay xilkii uu ka hayey maamulkaasi kuna biiray ciidamada daraawiishta ee dowlad goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland.<\/p>\n<p>Gaashaanle Dhexe Sahal ayaa sababta uu uga soo baxay Somaliland ku sheegay cadaalad darro ka dhex jirta hay\u2019adaha maamulka gooni isu taaga ah ee Somaliland.<\/p>\n<p>Munaasabad soo dhoweyn ah oo sarkaalkan loogu sameeyey Garoowe ayaa waxaa sidoo kale ka qeyb galay mas\u2019uuliyiin iyo saraakiil ka tirsan ciidamada maamulka Puntland.<\/p>\n<p>Dhinaca kale ma jiro illaa iyo hadda wax war hadal ah oo Somaliland, gaar ahaan saraakiisheeda ay ka soo saareen arrinta xeer ilaaliyaha ka soo goostay.<\/p>\n<p>Ma\u2019ahan sarkaalkii ugu horreeyey ee ka soo baxa Somaliland, iyadoo dhowaan mas\u2019uuliyiin iyo askar ka tirsanaa maamulkaasi oo ku sugnaa degmada Badhan ay isku dhiibeen dhanka Puntland, kadib wadahadal ay la galeen.<\/p>\n<p>Labada maamul oo daris ah ayaa waxaa ka dhexeeya xiisad salka ku heysa maamulida deegaano ka kala tirsan gobollada Sool iyo Sanaag ee waqooyiga dalka Soomaaliya.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xeer ilaaliyihii maxkamadda sare ee ciidamada maamulka Somaliland, Gaashaanle Dhexe Sahal Faarax Raage oo maanta warbaahinta kula hadlay Garoowe ayaa sheegay inuu isaga tegay xilkii uu ka hayey maamulkaasi kuna biiray ciidamada daraawiishta ee dowlad goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland. Gaashaanle Dhexe Sahal ayaa sababta uu uga soo baxay Somaliland ku sheegay cadaalad darro ka dhex [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":135897,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-135896","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Xeer ilaaliyihii maxkamadda ciidanka Somaliland oo Puntland ubaxsaday - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xeer-ilaaliyihii-maxkamadda-ciidanka-somaliland-oo-puntland-ubaxsaday\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Xeer ilaaliyihii maxkamadda ciidanka Somaliland oo Puntland ubaxsaday - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Xeer ilaaliyihii maxkamadda sare ee ciidamada maamulka Somaliland, Gaashaanle Dhexe Sahal Faarax Raage oo maanta warbaahinta kula hadlay Garoowe ayaa sheegay inuu isaga tegay xilkii uu ka hayey maamulkaasi kuna biiray ciidamada daraawiishta ee dowlad goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland. Gaashaanle Dhexe Sahal ayaa sababta uu uga soo baxay Somaliland ku sheegay cadaalad darro ka dhex [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xeer-ilaaliyihii-maxkamadda-ciidanka-somaliland-oo-puntland-ubaxsaday\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-11-17T10:00:12+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/Xeer-Ilaaliye.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"636\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"360\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xeer-ilaaliyihii-maxkamadda-ciidanka-somaliland-oo-puntland-ubaxsaday\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xeer-ilaaliyihii-maxkamadda-ciidanka-somaliland-oo-puntland-ubaxsaday\/\",\"name\":\"Xeer ilaaliyihii maxkamadda ciidanka Somaliland oo Puntland ubaxsaday - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xeer-ilaaliyihii-maxkamadda-ciidanka-somaliland-oo-puntland-ubaxsaday\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xeer-ilaaliyihii-maxkamadda-ciidanka-somaliland-oo-puntland-ubaxsaday\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/Xeer-Ilaaliye.png\",\"datePublished\":\"2019-11-17T10:00:12+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xeer-ilaaliyihii-maxkamadda-ciidanka-somaliland-oo-puntland-ubaxsaday\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xeer-ilaaliyihii-maxkamadda-ciidanka-somaliland-oo-puntland-ubaxsaday\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xeer-ilaaliyihii-maxkamadda-ciidanka-somaliland-oo-puntland-ubaxsaday\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/Xeer-Ilaaliye.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/Xeer-Ilaaliye.png\",\"width\":636,\"height\":360},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xeer-ilaaliyihii-maxkamadda-ciidanka-somaliland-oo-puntland-ubaxsaday\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Xeer ilaaliyihii maxkamadda ciidanka Somaliland oo Puntland ubaxsaday\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Xeer ilaaliyihii maxkamadda ciidanka Somaliland oo Puntland ubaxsaday - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xeer-ilaaliyihii-maxkamadda-ciidanka-somaliland-oo-puntland-ubaxsaday\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Xeer ilaaliyihii maxkamadda ciidanka Somaliland oo Puntland ubaxsaday - Wardoon","og_description":"Xeer ilaaliyihii maxkamadda sare ee ciidamada maamulka Somaliland, Gaashaanle Dhexe Sahal Faarax Raage oo maanta warbaahinta kula hadlay Garoowe ayaa sheegay inuu isaga tegay xilkii uu ka hayey maamulkaasi kuna biiray ciidamada daraawiishta ee dowlad goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland. Gaashaanle Dhexe Sahal ayaa sababta uu uga soo baxay Somaliland ku sheegay cadaalad darro ka dhex [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xeer-ilaaliyihii-maxkamadda-ciidanka-somaliland-oo-puntland-ubaxsaday\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-11-17T10:00:12+00:00","og_image":[{"width":636,"height":360,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/Xeer-Ilaaliye.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xeer-ilaaliyihii-maxkamadda-ciidanka-somaliland-oo-puntland-ubaxsaday\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xeer-ilaaliyihii-maxkamadda-ciidanka-somaliland-oo-puntland-ubaxsaday\/","name":"Xeer ilaaliyihii maxkamadda ciidanka Somaliland oo Puntland ubaxsaday - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xeer-ilaaliyihii-maxkamadda-ciidanka-somaliland-oo-puntland-ubaxsaday\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xeer-ilaaliyihii-maxkamadda-ciidanka-somaliland-oo-puntland-ubaxsaday\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/Xeer-Ilaaliye.png","datePublished":"2019-11-17T10:00:12+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xeer-ilaaliyihii-maxkamadda-ciidanka-somaliland-oo-puntland-ubaxsaday\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/xeer-ilaaliyihii-maxkamadda-ciidanka-somaliland-oo-puntland-ubaxsaday\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xeer-ilaaliyihii-maxkamadda-ciidanka-somaliland-oo-puntland-ubaxsaday\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/Xeer-Ilaaliye.png","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/Xeer-Ilaaliye.png","width":636,"height":360},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xeer-ilaaliyihii-maxkamadda-ciidanka-somaliland-oo-puntland-ubaxsaday\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Xeer ilaaliyihii maxkamadda ciidanka Somaliland oo Puntland ubaxsaday"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/135896"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=135896"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/135896\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":135898,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/135896\/revisions\/135898"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/135897"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=135896"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=135896"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=135896"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}