{"id":135899,"date":"2019-11-17T10:05:39","date_gmt":"2019-11-17T10:05:39","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=135899"},"modified":"2019-11-17T10:05:39","modified_gmt":"2019-11-17T10:05:39","slug":"al-shabaab-oo-gudaha-u-gashay-somaliland","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-oo-gudaha-u-gashay-somaliland\/","title":{"rendered":"Al-Shabaab oo gudaha u gashay Somaliland"},"content":{"rendered":"<p>Wararka naga soo gaaraya gobolka Sanaag ayaa ku warramaya in saaka dagaalyahanno ka tirsan kooxda Al-Shabaab oo hubeysan ay gudaha u galeen deegaanka Gacan-Maroodi oo hoostaga degmada Yubbe ee gobolkaasi.<\/p>\n<p>Wararka ayaa sheegaya in guud ahaan Al-Shabaab ay la wareegtay gacan ku heynta deegaankan oo ay ku sugnaayeen maleeshiyaad deegaanka ah oo isaga baxay halkaasi.<\/p>\n<p>warar Wardoon helayso ayaa sheegaya in dagaalyahannada Al-Shabaab ay dhaq dhaqaaq cusub ka bilaabeen halkaasi, una jiheysteen dhanka degmada Yubbe oo qiyaastii 50 KM bari ka xigta magaalada Ceerigaabo ee xarunta gobolka Sanaag.<\/p>\n<p>Sidoo kale dadka aan la hadalnay ayaa sheegay in dagaalyahannada Al-Shabaab ee gaaray deegaanka Gacan-Maroodi ay ka yimaadeen dhanka buuraha Calmadow ee gobolkaasi.<\/p>\n<p>Xaaladda ayaa hadda ah mid kacsan, iydoona laga cabsi qabo in dagaal uu ka qarxo halkaasi, maadaama gobolka laga dareemayo dhaq dhaqaaqyo iska soo horjeedo.<\/p>\n<p>Deegaanada ay xiisadu ka taagan tahay waxaa horay ugu dagaalamay ciidamada maamullada Somaliland iyo kuwa Puntland, kuwaas oo weli isku hor fadhiya deegaano ka kala tirsan gobollada Sool iyo Sanaag ee waqooyiga dalka Soomaaliya.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wararka naga soo gaaraya gobolka Sanaag ayaa ku warramaya in saaka dagaalyahanno ka tirsan kooxda Al-Shabaab oo hubeysan ay gudaha u galeen deegaanka Gacan-Maroodi oo hoostaga degmada Yubbe ee gobolkaasi. Wararka ayaa sheegaya in guud ahaan Al-Shabaab ay la wareegtay gacan ku heynta deegaankan oo ay ku sugnaayeen maleeshiyaad deegaanka ah oo isaga baxay halkaasi. [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":135900,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-135899","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Al-Shabaab oo gudaha u gashay Somaliland - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-oo-gudaha-u-gashay-somaliland\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Al-Shabaab oo gudaha u gashay Somaliland - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Wararka naga soo gaaraya gobolka Sanaag ayaa ku warramaya in saaka dagaalyahanno ka tirsan kooxda Al-Shabaab oo hubeysan ay gudaha u galeen deegaanka Gacan-Maroodi oo hoostaga degmada Yubbe ee gobolkaasi. Wararka ayaa sheegaya in guud ahaan Al-Shabaab ay la wareegtay gacan ku heynta deegaankan oo ay ku sugnaayeen maleeshiyaad deegaanka ah oo isaga baxay halkaasi. [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-oo-gudaha-u-gashay-somaliland\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-11-17T10:05:39+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/download-4-2.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"300\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"168\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-oo-gudaha-u-gashay-somaliland\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-oo-gudaha-u-gashay-somaliland\/\",\"name\":\"Al-Shabaab oo gudaha u gashay Somaliland - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-oo-gudaha-u-gashay-somaliland\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-oo-gudaha-u-gashay-somaliland\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/download-4-2.jpg\",\"datePublished\":\"2019-11-17T10:05:39+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-oo-gudaha-u-gashay-somaliland\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-oo-gudaha-u-gashay-somaliland\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-oo-gudaha-u-gashay-somaliland\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/download-4-2.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/download-4-2.jpg\",\"width\":300,\"height\":168},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-oo-gudaha-u-gashay-somaliland\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Al-Shabaab oo gudaha u gashay Somaliland\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Al-Shabaab oo gudaha u gashay Somaliland - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-oo-gudaha-u-gashay-somaliland\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Al-Shabaab oo gudaha u gashay Somaliland - Wardoon","og_description":"Wararka naga soo gaaraya gobolka Sanaag ayaa ku warramaya in saaka dagaalyahanno ka tirsan kooxda Al-Shabaab oo hubeysan ay gudaha u galeen deegaanka Gacan-Maroodi oo hoostaga degmada Yubbe ee gobolkaasi. Wararka ayaa sheegaya in guud ahaan Al-Shabaab ay la wareegtay gacan ku heynta deegaankan oo ay ku sugnaayeen maleeshiyaad deegaanka ah oo isaga baxay halkaasi. [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-oo-gudaha-u-gashay-somaliland\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-11-17T10:05:39+00:00","og_image":[{"width":300,"height":168,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/download-4-2.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-oo-gudaha-u-gashay-somaliland\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-oo-gudaha-u-gashay-somaliland\/","name":"Al-Shabaab oo gudaha u gashay Somaliland - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-oo-gudaha-u-gashay-somaliland\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-oo-gudaha-u-gashay-somaliland\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/download-4-2.jpg","datePublished":"2019-11-17T10:05:39+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-oo-gudaha-u-gashay-somaliland\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-oo-gudaha-u-gashay-somaliland\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-oo-gudaha-u-gashay-somaliland\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/download-4-2.jpg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/download-4-2.jpg","width":300,"height":168},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-oo-gudaha-u-gashay-somaliland\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Al-Shabaab oo gudaha u gashay Somaliland"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/135899"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=135899"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/135899\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":135901,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/135899\/revisions\/135901"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/135900"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=135899"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=135899"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=135899"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}