{"id":136836,"date":"2019-11-18T11:37:48","date_gmt":"2019-11-18T11:37:48","guid":{"rendered":"https:\/\/kooxda.com\/?p=13959"},"modified":"2019-11-18T11:37:48","modified_gmt":"2019-11-18T11:37:48","slug":"tartanka-gooldhalinta-kulamada-is-reeb-reebka-euro-2020-halkee-ayuu-cristiano-ronaldo-kaga-jiraa","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/tartanka-gooldhalinta-kulamada-is-reeb-reebka-euro-2020-halkee-ayuu-cristiano-ronaldo-kaga-jiraa\/","title":{"rendered":"Tartanka Gooldhalinta Kulamada Is Reeb-Reebka Euro 2020, Halkee Ayuu Cristiano Ronaldo Kaga Jiraa?"},"content":{"rendered":"<figure class=\"entry-thumbnail\"><img decoding=\"async\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/tartanka-gooldhalinta-kulamada-is-reeb-reebka-euro-2020-halkee-ayuu-cristiano-ronaldo-kaga-jiraa.jpg\" alt title=\"2358377-49066310-2560-1440\"><\/figure>\n<p>Kulamada is reeb-reebka Euro 2020 ayaa ku jira dhamaadkii iyo gaba-gabadii iyada oo xulalka qaarkood haatanba ciyaareen kulankoodii ugu dambeeyay halka qaar kalena ciyaari doonaan caawa ama habeen dambe.<\/p>\n<p>Kulamada is reeb-reebka ayaa ahaa 8 kulan oo ay ciyaareen xulal kala duwan iyada oo haatan la ciyaari doono kulamadii ugu dambeeyay ee kulamada is reeb-reebka Tartanka Euro 2020.<\/p>\n<p>Marka laga yimaado waxa jira tartan ay xiddigaha ka qayb galay is reeb-reebku ku jiraan iyada oo ay xiddigo badan dhaliyeen goolal intii uu socday kulamada is reeb-reebka.<\/p>\n<p>Xiddiga Xulka qaranka England ee Harry Kane ayaa ah xiddiga ugu goolasha badan is reeb-reebka tartanka Euro 2020 isaga oo dhaliyay 12 gool 8-dii kulan ee uu ciyaaray.<\/p>\n<p>Xiddigaha Eran Zahavi oo u ciyaara xulka qaranka Israel iyo Cristiano Ronaldo oo u ciyaara xulka qaranka Portugal ayaa ku xiga iyaga oo dhaliyay 11 gool 8-dii kulan ee ay ciyaareen.<\/p>\n<p><strong>Hadaba Halkan Hose kaga bogo Liiska xiddigaha ugu golasha badan is reeb-reebka Euro 2020:<\/strong><\/p>\n<ol>\n<li>Harry Kane (England) 12 Gool<\/li>\n<li>Eran Zahavi (Israel) 11<\/li>\n<li>Cristiano Ronaldo (Portugal) 11<\/li>\n<li>Aleksandar Mitrovic (Serbia) 10<\/li>\n<li>Artem Dzyuba (Russia) 9<\/li>\n<li>Teemu Pukki (Finland) 9<\/li>\n<li>Raheem Sterling (England) 8<\/li>\n<li>Romelu Lukaku (Belguim) 7<\/li>\n<li>Memphis Depay (Netherlands) 6<\/li>\n<li>Claudiu Keseru (Romania) 6<\/li>\n<li>Marko Arnautovic (Austria) 6<\/li>\n<li>Olivier Giroud (France) 6<\/li>\n<li>Eden Hazard (Belgium) 5<\/li>\n<li>Denis Cheryshev (Russia) 5<\/li>\n<li>Christian Eriksen (Denmark) 5<\/li>\n<li>Cenk Tosun (Turkey) 5<\/li>\n<li>John McGinn (Scotland) 5<\/li>\n<li>Georginio Wijnaldum (Netherlands) 5<\/li>\n<li>Robert Lewandowski (Poland) 5<\/li>\n<li>Serge Gnabry (Germany) 5<\/li>\n<li>George Puscas (Romania) 5<\/li>\n<li>Robin Quaison (Sweden) 5<\/li>\n<\/ol>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Kulamada is reeb-reebka Euro 2020 ayaa ku jira dhamaadkii iyo gaba-gabadii iyada oo xulalka qaarkood haatanba ciyaareen kulankoodii ugu dambeeyay halka qaar kalena ciyaari doonaan caawa ama habeen dambe. Kulamada is reeb-reebka ayaa ahaa 8 kulan oo ay ciyaareen xulal kala duwan iyada oo haatan la ciyaari doono kulamadii ugu dambeeyay ee kulamada is reeb-reebka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":136837,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[4],"tags":[],"class_list":["post-136836","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-sports-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Tartanka Gooldhalinta Kulamada Is Reeb-Reebka Euro 2020, Halkee Ayuu Cristiano Ronaldo Kaga Jiraa? - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/tartanka-gooldhalinta-kulamada-is-reeb-reebka-euro-2020-halkee-ayuu-cristiano-ronaldo-kaga-jiraa\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Tartanka Gooldhalinta Kulamada Is Reeb-Reebka Euro 2020, Halkee Ayuu Cristiano Ronaldo Kaga Jiraa? - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Kulamada is reeb-reebka Euro 2020 ayaa ku jira dhamaadkii iyo gaba-gabadii iyada oo xulalka qaarkood haatanba ciyaareen kulankoodii ugu dambeeyay halka qaar kalena ciyaari doonaan caawa ama habeen dambe. Kulamada is reeb-reebka ayaa ahaa 8 kulan oo ay ciyaareen xulal kala duwan iyada oo haatan la ciyaari doono kulamadii ugu dambeeyay ee kulamada is reeb-reebka [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/tartanka-gooldhalinta-kulamada-is-reeb-reebka-euro-2020-halkee-ayuu-cristiano-ronaldo-kaga-jiraa\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-11-18T11:37:48+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/tartanka-gooldhalinta-kulamada-is-reeb-reebka-euro-2020-halkee-ayuu-cristiano-ronaldo-kaga-jiraa.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"678\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"381\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/tartanka-gooldhalinta-kulamada-is-reeb-reebka-euro-2020-halkee-ayuu-cristiano-ronaldo-kaga-jiraa\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/tartanka-gooldhalinta-kulamada-is-reeb-reebka-euro-2020-halkee-ayuu-cristiano-ronaldo-kaga-jiraa\/\",\"name\":\"Tartanka Gooldhalinta Kulamada Is Reeb-Reebka Euro 2020, Halkee Ayuu Cristiano Ronaldo Kaga Jiraa? - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/tartanka-gooldhalinta-kulamada-is-reeb-reebka-euro-2020-halkee-ayuu-cristiano-ronaldo-kaga-jiraa\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/tartanka-gooldhalinta-kulamada-is-reeb-reebka-euro-2020-halkee-ayuu-cristiano-ronaldo-kaga-jiraa\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/tartanka-gooldhalinta-kulamada-is-reeb-reebka-euro-2020-halkee-ayuu-cristiano-ronaldo-kaga-jiraa.jpg\",\"datePublished\":\"2019-11-18T11:37:48+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/tartanka-gooldhalinta-kulamada-is-reeb-reebka-euro-2020-halkee-ayuu-cristiano-ronaldo-kaga-jiraa\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/tartanka-gooldhalinta-kulamada-is-reeb-reebka-euro-2020-halkee-ayuu-cristiano-ronaldo-kaga-jiraa\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/tartanka-gooldhalinta-kulamada-is-reeb-reebka-euro-2020-halkee-ayuu-cristiano-ronaldo-kaga-jiraa\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/tartanka-gooldhalinta-kulamada-is-reeb-reebka-euro-2020-halkee-ayuu-cristiano-ronaldo-kaga-jiraa.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/tartanka-gooldhalinta-kulamada-is-reeb-reebka-euro-2020-halkee-ayuu-cristiano-ronaldo-kaga-jiraa.jpg\",\"width\":678,\"height\":381},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/tartanka-gooldhalinta-kulamada-is-reeb-reebka-euro-2020-halkee-ayuu-cristiano-ronaldo-kaga-jiraa\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Tartanka Gooldhalinta Kulamada Is Reeb-Reebka Euro 2020, Halkee Ayuu Cristiano Ronaldo Kaga Jiraa?\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Tartanka Gooldhalinta Kulamada Is Reeb-Reebka Euro 2020, Halkee Ayuu Cristiano Ronaldo Kaga Jiraa? - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/tartanka-gooldhalinta-kulamada-is-reeb-reebka-euro-2020-halkee-ayuu-cristiano-ronaldo-kaga-jiraa\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Tartanka Gooldhalinta Kulamada Is Reeb-Reebka Euro 2020, Halkee Ayuu Cristiano Ronaldo Kaga Jiraa? - Wardoon","og_description":"Kulamada is reeb-reebka Euro 2020 ayaa ku jira dhamaadkii iyo gaba-gabadii iyada oo xulalka qaarkood haatanba ciyaareen kulankoodii ugu dambeeyay halka qaar kalena ciyaari doonaan caawa ama habeen dambe. Kulamada is reeb-reebka ayaa ahaa 8 kulan oo ay ciyaareen xulal kala duwan iyada oo haatan la ciyaari doono kulamadii ugu dambeeyay ee kulamada is reeb-reebka [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/tartanka-gooldhalinta-kulamada-is-reeb-reebka-euro-2020-halkee-ayuu-cristiano-ronaldo-kaga-jiraa\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-11-18T11:37:48+00:00","og_image":[{"width":678,"height":381,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/tartanka-gooldhalinta-kulamada-is-reeb-reebka-euro-2020-halkee-ayuu-cristiano-ronaldo-kaga-jiraa.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/tartanka-gooldhalinta-kulamada-is-reeb-reebka-euro-2020-halkee-ayuu-cristiano-ronaldo-kaga-jiraa\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/tartanka-gooldhalinta-kulamada-is-reeb-reebka-euro-2020-halkee-ayuu-cristiano-ronaldo-kaga-jiraa\/","name":"Tartanka Gooldhalinta Kulamada Is Reeb-Reebka Euro 2020, Halkee Ayuu Cristiano Ronaldo Kaga Jiraa? - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/tartanka-gooldhalinta-kulamada-is-reeb-reebka-euro-2020-halkee-ayuu-cristiano-ronaldo-kaga-jiraa\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/tartanka-gooldhalinta-kulamada-is-reeb-reebka-euro-2020-halkee-ayuu-cristiano-ronaldo-kaga-jiraa\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/tartanka-gooldhalinta-kulamada-is-reeb-reebka-euro-2020-halkee-ayuu-cristiano-ronaldo-kaga-jiraa.jpg","datePublished":"2019-11-18T11:37:48+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/tartanka-gooldhalinta-kulamada-is-reeb-reebka-euro-2020-halkee-ayuu-cristiano-ronaldo-kaga-jiraa\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/tartanka-gooldhalinta-kulamada-is-reeb-reebka-euro-2020-halkee-ayuu-cristiano-ronaldo-kaga-jiraa\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/tartanka-gooldhalinta-kulamada-is-reeb-reebka-euro-2020-halkee-ayuu-cristiano-ronaldo-kaga-jiraa\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/tartanka-gooldhalinta-kulamada-is-reeb-reebka-euro-2020-halkee-ayuu-cristiano-ronaldo-kaga-jiraa.jpg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/tartanka-gooldhalinta-kulamada-is-reeb-reebka-euro-2020-halkee-ayuu-cristiano-ronaldo-kaga-jiraa.jpg","width":678,"height":381},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/tartanka-gooldhalinta-kulamada-is-reeb-reebka-euro-2020-halkee-ayuu-cristiano-ronaldo-kaga-jiraa\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Tartanka Gooldhalinta Kulamada Is Reeb-Reebka Euro 2020, Halkee Ayuu Cristiano Ronaldo Kaga Jiraa?"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/136836"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=136836"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/136836\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/136837"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=136836"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=136836"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=136836"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}