{"id":137012,"date":"2019-11-19T20:53:23","date_gmt":"2019-11-19T17:53:23","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=137012"},"modified":"2019-11-19T20:58:35","modified_gmt":"2019-11-19T17:58:35","slug":"daawocabdirashiid-riyo-raac-isma-casilayo-hadii-somaliland-ku-kala-tagayso","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawocabdirashiid-riyo-raac-isma-casilayo-hadii-somaliland-ku-kala-tagayso\/","title":{"rendered":"DAAWO\u201cCabdirashiid Riyo Raac Isma Casilayo hadii Somaliland ku kala Tagayso\u201d"},"content":{"rendered":"<p>Boqor Cismaan Buur-madow ayaa sheegay inaysan suurto gal ahayn inuu Wakhtigan is casilo Cabdirashiid Riyo raac oo Muran dhaliyey markii lagu soo daray gudiga Doorashooyinka, Wuxuuna BuurMadow sheegay Arintaasi inaan wax dhexdhexaadin ah laga geli Karin.<\/p>\n<p><strong>\u201cCabdirashiid Riyo Raac Isma Casilayo hadii Somaliland ku kala Tagayso, Waa Nin Habarjeclo ah oo Beeshu isku raacsan tahay , waa nin Dhaartay oo Baarlamaanku Ansixiyey, Sankaa idiin dalloola cid badalaysaa ma jirto\u201d<\/strong>. Ayuu Yidhi Boqor Buur-madow<\/p>\n<p>Dhinaca kale Boqor Buur-madow ayaa sheegay inuu aad ula yaabay Hab dhaqanka Labada Gudoomiye ee Faysal Waraabe iyo Cabdiraxmaan Cirro, Wuxuuna sheegay inay soo Xuleen Dad Qoyskooda ah iyaguba markii ay soo xulayeen Xubnaha ugu Jira Komoshinka Doorashooyinka.<\/p>\n<p>\u201cBeesha Habarjeclo waxaa OHIO-Columbus oo kale oo Codkeeda iyo Saamaynteeda lama Qarin karo, waa khalad in Ninkii Beeshayada laga soo xulay ay soo fara geliyaan, Habarjeclo maanta in badan ayaa Xukuumadda banaanka ka joogtay, Balse Qabyaaladda Nalooma Bilaabo, Banaanbaxa waanu kala qayb geli lahayn, Waxaanu kaga hadhnay inay Reerkayaga Farageliyaan, Kuwooda ay soo xuleen kuma aanu Fara gelin\u201d Ayuu yidhi Boqor Buurmadow.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/whyUKT7iK4Q\" width=\"1013\" height=\"570\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Boqor Cismaan Buur-madow ayaa sheegay inaysan suurto gal ahayn inuu Wakhtigan is casilo Cabdirashiid Riyo raac oo Muran dhaliyey markii lagu soo daray gudiga Doorashooyinka, Wuxuuna BuurMadow sheegay Arintaasi inaan wax dhexdhexaadin ah laga geli Karin. \u201cCabdirashiid Riyo Raac Isma Casilayo hadii Somaliland ku kala Tagayso, Waa Nin Habarjeclo ah oo Beeshu isku raacsan tahay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":137014,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-137012","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO\u201cCabdirashiid Riyo Raac Isma Casilayo hadii Somaliland ku kala Tagayso\u201d - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawocabdirashiid-riyo-raac-isma-casilayo-hadii-somaliland-ku-kala-tagayso\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO\u201cCabdirashiid Riyo Raac Isma Casilayo hadii Somaliland ku kala Tagayso\u201d - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Boqor Cismaan Buur-madow ayaa sheegay inaysan suurto gal ahayn inuu Wakhtigan is casilo Cabdirashiid Riyo raac oo Muran dhaliyey markii lagu soo daray gudiga Doorashooyinka, Wuxuuna BuurMadow sheegay Arintaasi inaan wax dhexdhexaadin ah laga geli Karin. \u201cCabdirashiid Riyo Raac Isma Casilayo hadii Somaliland ku kala Tagayso, Waa Nin Habarjeclo ah oo Beeshu isku raacsan tahay [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawocabdirashiid-riyo-raac-isma-casilayo-hadii-somaliland-ku-kala-tagayso\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-11-19T17:53:23+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2019-11-19T17:58:35+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/Capture-22.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"689\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"360\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawocabdirashiid-riyo-raac-isma-casilayo-hadii-somaliland-ku-kala-tagayso\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawocabdirashiid-riyo-raac-isma-casilayo-hadii-somaliland-ku-kala-tagayso\/\",\"name\":\"DAAWO\u201cCabdirashiid Riyo Raac Isma Casilayo hadii Somaliland ku kala Tagayso\u201d - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawocabdirashiid-riyo-raac-isma-casilayo-hadii-somaliland-ku-kala-tagayso\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawocabdirashiid-riyo-raac-isma-casilayo-hadii-somaliland-ku-kala-tagayso\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/Capture-22.png\",\"datePublished\":\"2019-11-19T17:53:23+00:00\",\"dateModified\":\"2019-11-19T17:58:35+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawocabdirashiid-riyo-raac-isma-casilayo-hadii-somaliland-ku-kala-tagayso\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawocabdirashiid-riyo-raac-isma-casilayo-hadii-somaliland-ku-kala-tagayso\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawocabdirashiid-riyo-raac-isma-casilayo-hadii-somaliland-ku-kala-tagayso\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/Capture-22.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/Capture-22.png\",\"width\":689,\"height\":360},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawocabdirashiid-riyo-raac-isma-casilayo-hadii-somaliland-ku-kala-tagayso\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO\u201cCabdirashiid Riyo Raac Isma Casilayo hadii Somaliland ku kala Tagayso\u201d\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO\u201cCabdirashiid Riyo Raac Isma Casilayo hadii Somaliland ku kala Tagayso\u201d - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawocabdirashiid-riyo-raac-isma-casilayo-hadii-somaliland-ku-kala-tagayso\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO\u201cCabdirashiid Riyo Raac Isma Casilayo hadii Somaliland ku kala Tagayso\u201d - Wardoon","og_description":"Boqor Cismaan Buur-madow ayaa sheegay inaysan suurto gal ahayn inuu Wakhtigan is casilo Cabdirashiid Riyo raac oo Muran dhaliyey markii lagu soo daray gudiga Doorashooyinka, Wuxuuna BuurMadow sheegay Arintaasi inaan wax dhexdhexaadin ah laga geli Karin. \u201cCabdirashiid Riyo Raac Isma Casilayo hadii Somaliland ku kala Tagayso, Waa Nin Habarjeclo ah oo Beeshu isku raacsan tahay [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawocabdirashiid-riyo-raac-isma-casilayo-hadii-somaliland-ku-kala-tagayso\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-11-19T17:53:23+00:00","article_modified_time":"2019-11-19T17:58:35+00:00","og_image":[{"width":689,"height":360,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/Capture-22.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawocabdirashiid-riyo-raac-isma-casilayo-hadii-somaliland-ku-kala-tagayso\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawocabdirashiid-riyo-raac-isma-casilayo-hadii-somaliland-ku-kala-tagayso\/","name":"DAAWO\u201cCabdirashiid Riyo Raac Isma Casilayo hadii Somaliland ku kala Tagayso\u201d - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawocabdirashiid-riyo-raac-isma-casilayo-hadii-somaliland-ku-kala-tagayso\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawocabdirashiid-riyo-raac-isma-casilayo-hadii-somaliland-ku-kala-tagayso\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/Capture-22.png","datePublished":"2019-11-19T17:53:23+00:00","dateModified":"2019-11-19T17:58:35+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawocabdirashiid-riyo-raac-isma-casilayo-hadii-somaliland-ku-kala-tagayso\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/daawocabdirashiid-riyo-raac-isma-casilayo-hadii-somaliland-ku-kala-tagayso\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawocabdirashiid-riyo-raac-isma-casilayo-hadii-somaliland-ku-kala-tagayso\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/Capture-22.png","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/Capture-22.png","width":689,"height":360},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawocabdirashiid-riyo-raac-isma-casilayo-hadii-somaliland-ku-kala-tagayso\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO\u201cCabdirashiid Riyo Raac Isma Casilayo hadii Somaliland ku kala Tagayso\u201d"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/137012"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=137012"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/137012\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":137016,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/137012\/revisions\/137016"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/137014"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=137012"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=137012"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=137012"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}