{"id":137399,"date":"2019-11-22T15:35:13","date_gmt":"2019-11-22T12:35:13","guid":{"rendered":"https:\/\/kooxda.com\/?p=14320"},"modified":"2019-11-22T15:35:13","modified_gmt":"2019-11-22T12:35:13","slug":"goorma-ayuu-pogba-ku-soo-laabanayaa-garoomada-tababare-ole-gunner-ayaa-ka-warbixyay-xaaladda-dhaawac-ee-kooxdiisa","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/goorma-ayuu-pogba-ku-soo-laabanayaa-garoomada-tababare-ole-gunner-ayaa-ka-warbixyay-xaaladda-dhaawac-ee-kooxdiisa\/","title":{"rendered":"Goorma Ayuu Pogba Ku Soo Laabanayaa Garoomada , Tababare Ole Gunner Ayaa Ka Warbixyay Xaaladda Dhaawac Ee Kooxdiisa"},"content":{"rendered":"<figure class=\"entry-thumbnail\"><img decoding=\"async\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/goorma-ayuu-pogba-ku-soo-laabanayaa-garoomada-tababare-ole-gunner-ayaa-ka-warbixyay-xaaladda-dhaawac-ee-kooxdiisa.jpg\" alt title=\"qqq\"><\/figure>\n<p>Tababaraha Man United ee Ole Gunner ayaa ka hadlay xaaladda Pogba kaasi oo dhaawac in muddo ah kaga maqan shaxda kooxda .<\/p>\n<p>United ayaa axadda marti u ah kooxda Sheffield United oo ay wada ciyaarayaan kullan ka tirsan wareegga 13-aad ee horyaalka Ingiriiska .<\/p>\n<p>Kulan wareed ayuu Ole Gunner ku yiri \u201d Pogba waa uu soo wacnaanayaa , muddo ayuu dhaawacan yahay , sidaa darteed waa in si tartiib ah tababarka ugu soo laabto , waxaana rajeynayaa in aan dib u helno ka hor dhmaadka 2019-ka.<\/p>\n<p>\u201d Ka dib baaritaano lagu sameeay waxaa muuqaneysa in weli laacibka uusan si buuxda u soo kabsan, sidaa darteed diyaar buuxa uma aha in uu ku soo laabto tababarka guud\u201d ayuu sii raaciyay tababare Ole Gunner .<\/p>\n<p>Dhanka kale waxa uu ka hadlay xaaladda Bailly iyo Fosu-Mensah kuwaas oo dhaawcan , waxa uuna tilmaamay in aysan fogeyn in mar kale ku soo laabtaan tababarka guud ee kooxda .<\/p>\n<p>United waxa ay kulankaas galayaan iyadoo sidoo kale Rojo isna dhaawacan yahay kaasi oo dhowr todobaad ka sii maqnaanaya garoomada .<\/p>\n<p>Macalin Gunner waxaa kale uu xusay in Scott McTominay isna diyaar aheyn balse uu filayo in uu soo laaban doono midkood kulamada Tottenham ama kan Man City<\/p>\n<div class=\"79362c9e372311aa36cd01302ceb8af9\" data-index=\"3\"> <iframe loading=\"lazy\" width=\"560\" height=\"315\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/q1LXKTpw45E\" frameborder=\"0\" allow=\"accelerometer; autoplay; encrypted-media; gyroscope; picture-in-picture\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\">[embedded content]<\/iframe><\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Tababaraha Man United ee Ole Gunner ayaa ka hadlay xaaladda Pogba kaasi oo dhaawac in muddo ah kaga maqan shaxda kooxda . United ayaa axadda marti u ah kooxda Sheffield United oo ay wada ciyaarayaan kullan ka tirsan wareegga 13-aad ee horyaalka Ingiriiska . Kulan wareed ayuu Ole Gunner ku yiri \u201d Pogba waa uu [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":137400,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[4],"tags":[],"class_list":["post-137399","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-sports-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Goorma Ayuu Pogba Ku Soo Laabanayaa Garoomada , Tababare Ole Gunner Ayaa Ka Warbixyay Xaaladda Dhaawac Ee Kooxdiisa - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/goorma-ayuu-pogba-ku-soo-laabanayaa-garoomada-tababare-ole-gunner-ayaa-ka-warbixyay-xaaladda-dhaawac-ee-kooxdiisa\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Goorma Ayuu Pogba Ku Soo Laabanayaa Garoomada , Tababare Ole Gunner Ayaa Ka Warbixyay Xaaladda Dhaawac Ee Kooxdiisa - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Tababaraha Man United ee Ole Gunner ayaa ka hadlay xaaladda Pogba kaasi oo dhaawac in muddo ah kaga maqan shaxda kooxda . United ayaa axadda marti u ah kooxda Sheffield United oo ay wada ciyaarayaan kullan ka tirsan wareegga 13-aad ee horyaalka Ingiriiska . Kulan wareed ayuu Ole Gunner ku yiri \u201d Pogba waa uu [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/goorma-ayuu-pogba-ku-soo-laabanayaa-garoomada-tababare-ole-gunner-ayaa-ka-warbixyay-xaaladda-dhaawac-ee-kooxdiisa\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-11-22T12:35:13+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/goorma-ayuu-pogba-ku-soo-laabanayaa-garoomada-tababare-ole-gunner-ayaa-ka-warbixyay-xaaladda-dhaawac-ee-kooxdiisa.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"678\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"381\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/goorma-ayuu-pogba-ku-soo-laabanayaa-garoomada-tababare-ole-gunner-ayaa-ka-warbixyay-xaaladda-dhaawac-ee-kooxdiisa\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/goorma-ayuu-pogba-ku-soo-laabanayaa-garoomada-tababare-ole-gunner-ayaa-ka-warbixyay-xaaladda-dhaawac-ee-kooxdiisa\/\",\"name\":\"Goorma Ayuu Pogba Ku Soo Laabanayaa Garoomada , Tababare Ole Gunner Ayaa Ka Warbixyay Xaaladda Dhaawac Ee Kooxdiisa - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/goorma-ayuu-pogba-ku-soo-laabanayaa-garoomada-tababare-ole-gunner-ayaa-ka-warbixyay-xaaladda-dhaawac-ee-kooxdiisa\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/goorma-ayuu-pogba-ku-soo-laabanayaa-garoomada-tababare-ole-gunner-ayaa-ka-warbixyay-xaaladda-dhaawac-ee-kooxdiisa\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/goorma-ayuu-pogba-ku-soo-laabanayaa-garoomada-tababare-ole-gunner-ayaa-ka-warbixyay-xaaladda-dhaawac-ee-kooxdiisa.jpg\",\"datePublished\":\"2019-11-22T12:35:13+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/goorma-ayuu-pogba-ku-soo-laabanayaa-garoomada-tababare-ole-gunner-ayaa-ka-warbixyay-xaaladda-dhaawac-ee-kooxdiisa\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/goorma-ayuu-pogba-ku-soo-laabanayaa-garoomada-tababare-ole-gunner-ayaa-ka-warbixyay-xaaladda-dhaawac-ee-kooxdiisa\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/goorma-ayuu-pogba-ku-soo-laabanayaa-garoomada-tababare-ole-gunner-ayaa-ka-warbixyay-xaaladda-dhaawac-ee-kooxdiisa\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/goorma-ayuu-pogba-ku-soo-laabanayaa-garoomada-tababare-ole-gunner-ayaa-ka-warbixyay-xaaladda-dhaawac-ee-kooxdiisa.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/goorma-ayuu-pogba-ku-soo-laabanayaa-garoomada-tababare-ole-gunner-ayaa-ka-warbixyay-xaaladda-dhaawac-ee-kooxdiisa.jpg\",\"width\":678,\"height\":381},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/goorma-ayuu-pogba-ku-soo-laabanayaa-garoomada-tababare-ole-gunner-ayaa-ka-warbixyay-xaaladda-dhaawac-ee-kooxdiisa\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Goorma Ayuu Pogba Ku Soo Laabanayaa Garoomada , Tababare Ole Gunner Ayaa Ka Warbixyay Xaaladda Dhaawac Ee Kooxdiisa\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Goorma Ayuu Pogba Ku Soo Laabanayaa Garoomada , Tababare Ole Gunner Ayaa Ka Warbixyay Xaaladda Dhaawac Ee Kooxdiisa - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/goorma-ayuu-pogba-ku-soo-laabanayaa-garoomada-tababare-ole-gunner-ayaa-ka-warbixyay-xaaladda-dhaawac-ee-kooxdiisa\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Goorma Ayuu Pogba Ku Soo Laabanayaa Garoomada , Tababare Ole Gunner Ayaa Ka Warbixyay Xaaladda Dhaawac Ee Kooxdiisa - Wardoon","og_description":"Tababaraha Man United ee Ole Gunner ayaa ka hadlay xaaladda Pogba kaasi oo dhaawac in muddo ah kaga maqan shaxda kooxda . United ayaa axadda marti u ah kooxda Sheffield United oo ay wada ciyaarayaan kullan ka tirsan wareegga 13-aad ee horyaalka Ingiriiska . Kulan wareed ayuu Ole Gunner ku yiri \u201d Pogba waa uu [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/goorma-ayuu-pogba-ku-soo-laabanayaa-garoomada-tababare-ole-gunner-ayaa-ka-warbixyay-xaaladda-dhaawac-ee-kooxdiisa\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-11-22T12:35:13+00:00","og_image":[{"width":678,"height":381,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/goorma-ayuu-pogba-ku-soo-laabanayaa-garoomada-tababare-ole-gunner-ayaa-ka-warbixyay-xaaladda-dhaawac-ee-kooxdiisa.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/goorma-ayuu-pogba-ku-soo-laabanayaa-garoomada-tababare-ole-gunner-ayaa-ka-warbixyay-xaaladda-dhaawac-ee-kooxdiisa\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/goorma-ayuu-pogba-ku-soo-laabanayaa-garoomada-tababare-ole-gunner-ayaa-ka-warbixyay-xaaladda-dhaawac-ee-kooxdiisa\/","name":"Goorma Ayuu Pogba Ku Soo Laabanayaa Garoomada , Tababare Ole Gunner Ayaa Ka Warbixyay Xaaladda Dhaawac Ee Kooxdiisa - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/goorma-ayuu-pogba-ku-soo-laabanayaa-garoomada-tababare-ole-gunner-ayaa-ka-warbixyay-xaaladda-dhaawac-ee-kooxdiisa\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/goorma-ayuu-pogba-ku-soo-laabanayaa-garoomada-tababare-ole-gunner-ayaa-ka-warbixyay-xaaladda-dhaawac-ee-kooxdiisa\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/goorma-ayuu-pogba-ku-soo-laabanayaa-garoomada-tababare-ole-gunner-ayaa-ka-warbixyay-xaaladda-dhaawac-ee-kooxdiisa.jpg","datePublished":"2019-11-22T12:35:13+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/goorma-ayuu-pogba-ku-soo-laabanayaa-garoomada-tababare-ole-gunner-ayaa-ka-warbixyay-xaaladda-dhaawac-ee-kooxdiisa\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/goorma-ayuu-pogba-ku-soo-laabanayaa-garoomada-tababare-ole-gunner-ayaa-ka-warbixyay-xaaladda-dhaawac-ee-kooxdiisa\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/goorma-ayuu-pogba-ku-soo-laabanayaa-garoomada-tababare-ole-gunner-ayaa-ka-warbixyay-xaaladda-dhaawac-ee-kooxdiisa\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/goorma-ayuu-pogba-ku-soo-laabanayaa-garoomada-tababare-ole-gunner-ayaa-ka-warbixyay-xaaladda-dhaawac-ee-kooxdiisa.jpg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/goorma-ayuu-pogba-ku-soo-laabanayaa-garoomada-tababare-ole-gunner-ayaa-ka-warbixyay-xaaladda-dhaawac-ee-kooxdiisa.jpg","width":678,"height":381},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/goorma-ayuu-pogba-ku-soo-laabanayaa-garoomada-tababare-ole-gunner-ayaa-ka-warbixyay-xaaladda-dhaawac-ee-kooxdiisa\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Goorma Ayuu Pogba Ku Soo Laabanayaa Garoomada , Tababare Ole Gunner Ayaa Ka Warbixyay Xaaladda Dhaawac Ee Kooxdiisa"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/137399"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=137399"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/137399\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/137400"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=137399"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=137399"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=137399"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}