{"id":137537,"date":"2019-11-23T18:03:35","date_gmt":"2019-11-23T15:03:35","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=137537"},"modified":"2019-11-23T18:44:28","modified_gmt":"2019-11-23T15:44:28","slug":"muxaadaradii-sheekh-umal-oo-gebi-ahaan-la-joojiyey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/muxaadaradii-sheekh-umal-oo-gebi-ahaan-la-joojiyey\/","title":{"rendered":"DAAWO Muxaadaradii Sheekh Umal oo gebi ahaan la joojiyey"},"content":{"rendered":"<p>Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa ku dhowaaqday in gebi ahaanba la baajiyey muxaadaro uu Sheekh Maxamed Cabdi ku qaban lahaa ee magaalada Muqdisho.<\/p>\n<p>Wasaaradda ayaa qoraal ay soo saartay ku sheegtay in Sheekh Umal \u201cuu soo jeediyey asagoo tixgalinaya duruufaha ku xeeran muxaadarada in la baajiyo, Wasaaraddana wey ku waafaqday soo jeedintaas.\u201d<\/p>\n<p>Wasaaradda ayaa sheegtay \u201cinay ayaan darro tahay in tashwiish lagu furay qabashada Muxaadarada Sheekha oo cinwaankeedu ahaa \u201cAsbaabaha Keena Musiibooyinka &amp; sida looga hortgo.\u201d<\/p>\n<p>Wasaaradda Awqaafta ayaa sheegtay inay diyaar u tahay in ay Sheekha Maxmed Umal ay ku martiqaadi doonto barnaamijyo wacyigalineed xilliga ku haboon, Isla markaana ay diyaar u tahay soo dhaweynta dhammaan culumada Soomaaliyeed ee diyaarka u ah wacyigalinta bulshada Soomaliyeed oo xilligan baahi weyn loo qabo.<\/p>\n<p>Baaqashada muxaadarada ayaa timid kadib markii ay si aad ah uga horyimaadeen culimada Ahlu-Sunna Waljamaaca oo Sheekh Umal ku eedeeyey \u201cinuu aflgaadeeyey nebiga NNKH\u201d, eedeyntaas oo Umal uu beeniyey.<\/p>\n<p>Culimada suufida ayaa wacad u maray inay hor-istaagi doonaan muxaadaradan ayaga oo qorsheeyey dibad-baxyo ballaaraan oo ka dhacaya garoonka Injineer Yariisow. Waxaa sidoo kale xog lagu hayaa inay taageerayaal badan ay ka dhaadhiciyeen inay gudaha u galaan garoonka, kana hortagaan muxaadarada.<\/p>\n<p>Cabsida ugu weyn ayaa ahayd in garoonka Injineer Yariisow ay ka dhacaan rabashado u dhaxeeya taageerayaasha Suufida iyo kuwa Umal, taasi oo sababi karta dhimasho iyo dhaawac, waxaana la rumeysan yahay in taas darteed loo baajiyey muxaadarada.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/GQubC5fjrMY\" width=\"1013\" height=\"570\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n<div id='gallery-1' class='gallery galleryid-137537 gallery-columns-1 gallery-size-full'><figure class='gallery-item'>\n\t\t\t<div class='gallery-icon portrait'>\n\t\t\t\t<a href='https:\/\/wardoon.net\/so\/muxaadaradii-sheekh-umal-oo-gebi-ahaan-la-joojiyey\/war-saxaafadeed-ka-soo-baxay-wasaaradda-awqaafta-last-1\/'><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"1700\" height=\"2200\" src=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/WAR-SAXAAFADEED-KA-SOO-BAXAY-WASAARADDA-AWQAAFTA-Last-1.png\" class=\"attachment-full size-full\" alt=\"\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/WAR-SAXAAFADEED-KA-SOO-BAXAY-WASAARADDA-AWQAAFTA-Last-1.png 1700w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/WAR-SAXAAFADEED-KA-SOO-BAXAY-WASAARADDA-AWQAAFTA-Last-1-232x300.png 232w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/WAR-SAXAAFADEED-KA-SOO-BAXAY-WASAARADDA-AWQAAFTA-Last-1-791x1024.png 791w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/WAR-SAXAAFADEED-KA-SOO-BAXAY-WASAARADDA-AWQAAFTA-Last-1-768x994.png 768w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/WAR-SAXAAFADEED-KA-SOO-BAXAY-WASAARADDA-AWQAAFTA-Last-1-1187x1536.png 1187w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/WAR-SAXAAFADEED-KA-SOO-BAXAY-WASAARADDA-AWQAAFTA-Last-1-1583x2048.png 1583w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/WAR-SAXAAFADEED-KA-SOO-BAXAY-WASAARADDA-AWQAAFTA-Last-1-696x901.png 696w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/WAR-SAXAAFADEED-KA-SOO-BAXAY-WASAARADDA-AWQAAFTA-Last-1-1068x1382.png 1068w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/WAR-SAXAAFADEED-KA-SOO-BAXAY-WASAARADDA-AWQAAFTA-Last-1-325x420.png 325w\" sizes=\"(max-width: 1700px) 100vw, 1700px\" \/><\/a>\n\t\t\t<\/div><\/figure><figure class='gallery-item'>\n\t\t\t<div class='gallery-icon portrait'>\n\t\t\t\t<a href='https:\/\/wardoon.net\/so\/muxaadaradii-sheekh-umal-oo-gebi-ahaan-la-joojiyey\/war-saxaafadeed-ka-soo-baxay-wasaaradda-awqaafta-last-2-696x901\/'><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"696\" height=\"901\" src=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/WAR-SAXAAFADEED-KA-SOO-BAXAY-WASAARADDA-AWQAAFTA-Last-2-696x901.png\" class=\"attachment-full size-full\" alt=\"\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/WAR-SAXAAFADEED-KA-SOO-BAXAY-WASAARADDA-AWQAAFTA-Last-2-696x901.png 696w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/WAR-SAXAAFADEED-KA-SOO-BAXAY-WASAARADDA-AWQAAFTA-Last-2-696x901-232x300.png 232w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/WAR-SAXAAFADEED-KA-SOO-BAXAY-WASAARADDA-AWQAAFTA-Last-2-696x901-324x420.png 324w\" sizes=\"(max-width: 696px) 100vw, 696px\" \/><\/a>\n\t\t\t<\/div><\/figure>\n\t\t<\/div>\n\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa ku dhowaaqday in gebi ahaanba la baajiyey muxaadaro uu Sheekh Maxamed Cabdi ku qaban lahaa ee magaalada Muqdisho. Wasaaradda ayaa qoraal ay soo saartay ku sheegtay in Sheekh Umal \u201cuu soo jeediyey asagoo tixgalinaya duruufaha ku xeeran muxaadarada in la baajiyo, Wasaaraddana wey ku waafaqday soo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":137414,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-137537","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO Muxaadaradii Sheekh Umal oo gebi ahaan la joojiyey - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/muxaadaradii-sheekh-umal-oo-gebi-ahaan-la-joojiyey\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO Muxaadaradii Sheekh Umal oo gebi ahaan la joojiyey - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa ku dhowaaqday in gebi ahaanba la baajiyey muxaadaro uu Sheekh Maxamed Cabdi ku qaban lahaa ee magaalada Muqdisho. Wasaaradda ayaa qoraal ay soo saartay ku sheegtay in Sheekh Umal \u201cuu soo jeediyey asagoo tixgalinaya duruufaha ku xeeran muxaadarada in la baajiyo, Wasaaraddana wey ku waafaqday soo [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/muxaadaradii-sheekh-umal-oo-gebi-ahaan-la-joojiyey\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-11-23T15:03:35+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2019-11-23T15:44:28+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/IMG_8F7D2E-CDBE71-0C6286-EADA56-79C761-A11BDB-1.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1280\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"720\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/muxaadaradii-sheekh-umal-oo-gebi-ahaan-la-joojiyey\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/muxaadaradii-sheekh-umal-oo-gebi-ahaan-la-joojiyey\/\",\"name\":\"DAAWO Muxaadaradii Sheekh Umal oo gebi ahaan la joojiyey - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/muxaadaradii-sheekh-umal-oo-gebi-ahaan-la-joojiyey\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/muxaadaradii-sheekh-umal-oo-gebi-ahaan-la-joojiyey\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/IMG_8F7D2E-CDBE71-0C6286-EADA56-79C761-A11BDB-1.jpg\",\"datePublished\":\"2019-11-23T15:03:35+00:00\",\"dateModified\":\"2019-11-23T15:44:28+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/muxaadaradii-sheekh-umal-oo-gebi-ahaan-la-joojiyey\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/muxaadaradii-sheekh-umal-oo-gebi-ahaan-la-joojiyey\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/muxaadaradii-sheekh-umal-oo-gebi-ahaan-la-joojiyey\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/IMG_8F7D2E-CDBE71-0C6286-EADA56-79C761-A11BDB-1.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/IMG_8F7D2E-CDBE71-0C6286-EADA56-79C761-A11BDB-1.jpg\",\"width\":1280,\"height\":720},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/muxaadaradii-sheekh-umal-oo-gebi-ahaan-la-joojiyey\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO Muxaadaradii Sheekh Umal oo gebi ahaan la joojiyey\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO Muxaadaradii Sheekh Umal oo gebi ahaan la joojiyey - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/muxaadaradii-sheekh-umal-oo-gebi-ahaan-la-joojiyey\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO Muxaadaradii Sheekh Umal oo gebi ahaan la joojiyey - Wardoon","og_description":"Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa ku dhowaaqday in gebi ahaanba la baajiyey muxaadaro uu Sheekh Maxamed Cabdi ku qaban lahaa ee magaalada Muqdisho. Wasaaradda ayaa qoraal ay soo saartay ku sheegtay in Sheekh Umal \u201cuu soo jeediyey asagoo tixgalinaya duruufaha ku xeeran muxaadarada in la baajiyo, Wasaaraddana wey ku waafaqday soo [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/muxaadaradii-sheekh-umal-oo-gebi-ahaan-la-joojiyey\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-11-23T15:03:35+00:00","article_modified_time":"2019-11-23T15:44:28+00:00","og_image":[{"width":1280,"height":720,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/IMG_8F7D2E-CDBE71-0C6286-EADA56-79C761-A11BDB-1.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/muxaadaradii-sheekh-umal-oo-gebi-ahaan-la-joojiyey\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/muxaadaradii-sheekh-umal-oo-gebi-ahaan-la-joojiyey\/","name":"DAAWO Muxaadaradii Sheekh Umal oo gebi ahaan la joojiyey - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/muxaadaradii-sheekh-umal-oo-gebi-ahaan-la-joojiyey\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/muxaadaradii-sheekh-umal-oo-gebi-ahaan-la-joojiyey\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/IMG_8F7D2E-CDBE71-0C6286-EADA56-79C761-A11BDB-1.jpg","datePublished":"2019-11-23T15:03:35+00:00","dateModified":"2019-11-23T15:44:28+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/muxaadaradii-sheekh-umal-oo-gebi-ahaan-la-joojiyey\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/muxaadaradii-sheekh-umal-oo-gebi-ahaan-la-joojiyey\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/muxaadaradii-sheekh-umal-oo-gebi-ahaan-la-joojiyey\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/IMG_8F7D2E-CDBE71-0C6286-EADA56-79C761-A11BDB-1.jpg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/IMG_8F7D2E-CDBE71-0C6286-EADA56-79C761-A11BDB-1.jpg","width":1280,"height":720},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/muxaadaradii-sheekh-umal-oo-gebi-ahaan-la-joojiyey\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO Muxaadaradii Sheekh Umal oo gebi ahaan la joojiyey"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/137537"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=137537"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/137537\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":137578,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/137537\/revisions\/137578"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/137414"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=137537"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=137537"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=137537"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}