{"id":137718,"date":"2019-11-24T14:40:26","date_gmt":"2019-11-24T11:40:26","guid":{"rendered":"https:\/\/kooxda.com\/?p=14541"},"modified":"2019-11-24T14:40:26","modified_gmt":"2019-11-24T11:40:26","slug":"la-ogaaday-real-madrid-oo-xagaagii-ku-dhawaatay-saxiixa-neymar-faah-faahintii-heshiiska-sababtii-uu-u-dhici-waayay-oo-la-ogaaday","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/la-ogaaday-real-madrid-oo-xagaagii-ku-dhawaatay-saxiixa-neymar-faah-faahintii-heshiiska-sababtii-uu-u-dhici-waayay-oo-la-ogaaday\/","title":{"rendered":"La Ogaaday: Real Madrid Oo Xagaagii Ku Dhawaatay Saxiixa Neymar, Faah-Faahintii Heshiiska &amp; Sababtii Uu U Dhici Waayay Oo La Ogaaday"},"content":{"rendered":"<figure class=\"entry-thumbnail\"><img decoding=\"async\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/la-ogaaday-real-madrid-oo-xagaagii-ku-dhawaatay-saxiixa-neymar-faah-faahintii-heshiiska-sababtii-uu-u-dhici-waayay-oo-la-ogaaday.jpg\" alt title=\"kodNELjI\"><\/figure>\n<p>Kooxda Real Madrid ayaa lagu soo waramayaa in ay si aad ah ugu dhawaatay saxiixa xiddiga kooxda PSG ee Neymar intii lagu jiray suuqii xagaaga ee la soo dhaafay.<\/p>\n<p>Neymar ayaa xagaagii si aad ah u doonayay in uu isaga tago kooxda PSG iyada oo lala xidhidhinayay kooxaha Real Madrid iyo Barcelona kuwaas oo doonayay saxiixa xiddiga.<\/p>\n<p>Wargayska Mundo Deportivo ayaa haatan shaaca ka qaaday in ay Los Blancos ku dhawaatay dhamaystirka saxiixa xiddiga reer Brazil intii lagu jiray suuqii xagaaga.<\/p>\n<p>Isla wargayska ayaa intaas ku daraya in ay kooxda PSG diyaar u ahayd in ay aqbasho lacag ka yar 200 oo Milyan si la mid ah saxiixa xiddigaha Luka Modric, Casemiro iyo Keylor Navas oo lagu daro heshiiska.<\/p>\n<p>Si kasta ha ahaatee wargayska aya sheegaya in uu madaxweynaha Real Madrid ee Florentino Perez hor istaagay heshiiska sabab la xidhiidhka in uu wal-wal ka qabay Rikoodhka dhaawacyada wakhtigii ugu dambeeyay ee xiddiga reer Brazil.<\/p>\n<div class=\"79362c9e372311aa36cd01302ceb8af9\" data-index=\"3\"> <iframe loading=\"lazy\" width=\"560\" height=\"315\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/7TFQpFKfmRw\" frameborder=\"0\" allow=\"accelerometer; autoplay; encrypted-media; gyroscope; picture-in-picture\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\">[embedded content]<\/iframe><\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Kooxda Real Madrid ayaa lagu soo waramayaa in ay si aad ah ugu dhawaatay saxiixa xiddiga kooxda PSG ee Neymar intii lagu jiray suuqii xagaaga ee la soo dhaafay. Neymar ayaa xagaagii si aad ah u doonayay in uu isaga tago kooxda PSG iyada oo lala xidhidhinayay kooxaha Real Madrid iyo Barcelona kuwaas oo doonayay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":137719,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[4],"tags":[],"class_list":["post-137718","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-sports-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>La Ogaaday: Real Madrid Oo Xagaagii Ku Dhawaatay Saxiixa Neymar, Faah-Faahintii Heshiiska &amp; Sababtii Uu U Dhici Waayay Oo La Ogaaday - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/la-ogaaday-real-madrid-oo-xagaagii-ku-dhawaatay-saxiixa-neymar-faah-faahintii-heshiiska-sababtii-uu-u-dhici-waayay-oo-la-ogaaday\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"La Ogaaday: Real Madrid Oo Xagaagii Ku Dhawaatay Saxiixa Neymar, Faah-Faahintii Heshiiska &amp; Sababtii Uu U Dhici Waayay Oo La Ogaaday - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Kooxda Real Madrid ayaa lagu soo waramayaa in ay si aad ah ugu dhawaatay saxiixa xiddiga kooxda PSG ee Neymar intii lagu jiray suuqii xagaaga ee la soo dhaafay. Neymar ayaa xagaagii si aad ah u doonayay in uu isaga tago kooxda PSG iyada oo lala xidhidhinayay kooxaha Real Madrid iyo Barcelona kuwaas oo doonayay [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/la-ogaaday-real-madrid-oo-xagaagii-ku-dhawaatay-saxiixa-neymar-faah-faahintii-heshiiska-sababtii-uu-u-dhici-waayay-oo-la-ogaaday\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-11-24T11:40:26+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/la-ogaaday-real-madrid-oo-xagaagii-ku-dhawaatay-saxiixa-neymar-faah-faahintii-heshiiska-sababtii-uu-u-dhici-waayay-oo-la-ogaaday.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"678\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"381\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/la-ogaaday-real-madrid-oo-xagaagii-ku-dhawaatay-saxiixa-neymar-faah-faahintii-heshiiska-sababtii-uu-u-dhici-waayay-oo-la-ogaaday\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/la-ogaaday-real-madrid-oo-xagaagii-ku-dhawaatay-saxiixa-neymar-faah-faahintii-heshiiska-sababtii-uu-u-dhici-waayay-oo-la-ogaaday\/\",\"name\":\"La Ogaaday: Real Madrid Oo Xagaagii Ku Dhawaatay Saxiixa Neymar, Faah-Faahintii Heshiiska &amp; Sababtii Uu U Dhici Waayay Oo La Ogaaday - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/la-ogaaday-real-madrid-oo-xagaagii-ku-dhawaatay-saxiixa-neymar-faah-faahintii-heshiiska-sababtii-uu-u-dhici-waayay-oo-la-ogaaday\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/la-ogaaday-real-madrid-oo-xagaagii-ku-dhawaatay-saxiixa-neymar-faah-faahintii-heshiiska-sababtii-uu-u-dhici-waayay-oo-la-ogaaday\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/la-ogaaday-real-madrid-oo-xagaagii-ku-dhawaatay-saxiixa-neymar-faah-faahintii-heshiiska-sababtii-uu-u-dhici-waayay-oo-la-ogaaday.jpg\",\"datePublished\":\"2019-11-24T11:40:26+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/la-ogaaday-real-madrid-oo-xagaagii-ku-dhawaatay-saxiixa-neymar-faah-faahintii-heshiiska-sababtii-uu-u-dhici-waayay-oo-la-ogaaday\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/la-ogaaday-real-madrid-oo-xagaagii-ku-dhawaatay-saxiixa-neymar-faah-faahintii-heshiiska-sababtii-uu-u-dhici-waayay-oo-la-ogaaday\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/la-ogaaday-real-madrid-oo-xagaagii-ku-dhawaatay-saxiixa-neymar-faah-faahintii-heshiiska-sababtii-uu-u-dhici-waayay-oo-la-ogaaday\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/la-ogaaday-real-madrid-oo-xagaagii-ku-dhawaatay-saxiixa-neymar-faah-faahintii-heshiiska-sababtii-uu-u-dhici-waayay-oo-la-ogaaday.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/la-ogaaday-real-madrid-oo-xagaagii-ku-dhawaatay-saxiixa-neymar-faah-faahintii-heshiiska-sababtii-uu-u-dhici-waayay-oo-la-ogaaday.jpg\",\"width\":678,\"height\":381},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/la-ogaaday-real-madrid-oo-xagaagii-ku-dhawaatay-saxiixa-neymar-faah-faahintii-heshiiska-sababtii-uu-u-dhici-waayay-oo-la-ogaaday\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"La Ogaaday: Real Madrid Oo Xagaagii Ku Dhawaatay Saxiixa Neymar, Faah-Faahintii Heshiiska &amp; Sababtii Uu U Dhici Waayay Oo La Ogaaday\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"La Ogaaday: Real Madrid Oo Xagaagii Ku Dhawaatay Saxiixa Neymar, Faah-Faahintii Heshiiska &amp; Sababtii Uu U Dhici Waayay Oo La Ogaaday - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/la-ogaaday-real-madrid-oo-xagaagii-ku-dhawaatay-saxiixa-neymar-faah-faahintii-heshiiska-sababtii-uu-u-dhici-waayay-oo-la-ogaaday\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"La Ogaaday: Real Madrid Oo Xagaagii Ku Dhawaatay Saxiixa Neymar, Faah-Faahintii Heshiiska &amp; Sababtii Uu U Dhici Waayay Oo La Ogaaday - Wardoon","og_description":"Kooxda Real Madrid ayaa lagu soo waramayaa in ay si aad ah ugu dhawaatay saxiixa xiddiga kooxda PSG ee Neymar intii lagu jiray suuqii xagaaga ee la soo dhaafay. Neymar ayaa xagaagii si aad ah u doonayay in uu isaga tago kooxda PSG iyada oo lala xidhidhinayay kooxaha Real Madrid iyo Barcelona kuwaas oo doonayay [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/la-ogaaday-real-madrid-oo-xagaagii-ku-dhawaatay-saxiixa-neymar-faah-faahintii-heshiiska-sababtii-uu-u-dhici-waayay-oo-la-ogaaday\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-11-24T11:40:26+00:00","og_image":[{"width":678,"height":381,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/la-ogaaday-real-madrid-oo-xagaagii-ku-dhawaatay-saxiixa-neymar-faah-faahintii-heshiiska-sababtii-uu-u-dhici-waayay-oo-la-ogaaday.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/la-ogaaday-real-madrid-oo-xagaagii-ku-dhawaatay-saxiixa-neymar-faah-faahintii-heshiiska-sababtii-uu-u-dhici-waayay-oo-la-ogaaday\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/la-ogaaday-real-madrid-oo-xagaagii-ku-dhawaatay-saxiixa-neymar-faah-faahintii-heshiiska-sababtii-uu-u-dhici-waayay-oo-la-ogaaday\/","name":"La Ogaaday: Real Madrid Oo Xagaagii Ku Dhawaatay Saxiixa Neymar, Faah-Faahintii Heshiiska &amp; Sababtii Uu U Dhici Waayay Oo La Ogaaday - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/la-ogaaday-real-madrid-oo-xagaagii-ku-dhawaatay-saxiixa-neymar-faah-faahintii-heshiiska-sababtii-uu-u-dhici-waayay-oo-la-ogaaday\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/la-ogaaday-real-madrid-oo-xagaagii-ku-dhawaatay-saxiixa-neymar-faah-faahintii-heshiiska-sababtii-uu-u-dhici-waayay-oo-la-ogaaday\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/la-ogaaday-real-madrid-oo-xagaagii-ku-dhawaatay-saxiixa-neymar-faah-faahintii-heshiiska-sababtii-uu-u-dhici-waayay-oo-la-ogaaday.jpg","datePublished":"2019-11-24T11:40:26+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/la-ogaaday-real-madrid-oo-xagaagii-ku-dhawaatay-saxiixa-neymar-faah-faahintii-heshiiska-sababtii-uu-u-dhici-waayay-oo-la-ogaaday\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/la-ogaaday-real-madrid-oo-xagaagii-ku-dhawaatay-saxiixa-neymar-faah-faahintii-heshiiska-sababtii-uu-u-dhici-waayay-oo-la-ogaaday\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/la-ogaaday-real-madrid-oo-xagaagii-ku-dhawaatay-saxiixa-neymar-faah-faahintii-heshiiska-sababtii-uu-u-dhici-waayay-oo-la-ogaaday\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/la-ogaaday-real-madrid-oo-xagaagii-ku-dhawaatay-saxiixa-neymar-faah-faahintii-heshiiska-sababtii-uu-u-dhici-waayay-oo-la-ogaaday.jpg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/la-ogaaday-real-madrid-oo-xagaagii-ku-dhawaatay-saxiixa-neymar-faah-faahintii-heshiiska-sababtii-uu-u-dhici-waayay-oo-la-ogaaday.jpg","width":678,"height":381},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/la-ogaaday-real-madrid-oo-xagaagii-ku-dhawaatay-saxiixa-neymar-faah-faahintii-heshiiska-sababtii-uu-u-dhici-waayay-oo-la-ogaaday\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"La Ogaaday: Real Madrid Oo Xagaagii Ku Dhawaatay Saxiixa Neymar, Faah-Faahintii Heshiiska &amp; Sababtii Uu U Dhici Waayay Oo La Ogaaday"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/137718"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=137718"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/137718\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/137719"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=137718"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=137718"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=137718"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}