{"id":138461,"date":"2019-11-29T16:19:44","date_gmt":"2019-11-29T13:19:44","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=138461"},"modified":"2019-11-29T16:19:44","modified_gmt":"2019-11-29T13:19:44","slug":"daawofeysal-cali-waraabe-farmaajo-wuxuu-ibinayaa-badaheena","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawofeysal-cali-waraabe-farmaajo-wuxuu-ibinayaa-badaheena\/","title":{"rendered":"DAAWO:Feysal Cali Waraabe Farmaajo wuxuu ibinayaa badaheena"},"content":{"rendered":"<p>Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah UCID ee Somaliland Feysal Cali Waraabe oo ku sugan Magaalada Nairobi ee dalka Kenya ayaa faahfaahin ka bixiyey kulamo uu halkaasi kula qaatay siyaasiyiin caanka ah Soomaaliya oo uu kamid yahay Madaxweynaha Jubbaland iyo xubno kale.<\/p>\n<p>Waxaa uu sheegay in siyaasiyiinta ay ka wada hadleen kana tashadeen inay ka hortagaan qorshe ay wadaan Madaweyne Farmaajo, Ra\u2019isul Wasaaraha Itoobiya iyo dalal kale kaasoo buu yiri dekadaha Somalia loogu wareejinayo Itoobiya.<\/p>\n<p>\u201cSafarkeyga Laba arrimood ayuu ku saabsan yahay kulamo aan la qaadanayo beesha caalamka iyo siyaasiyiin Soomaali ah &amp; inaan ka hortagno qorsho ay wadaan xubno uu ka mid yahay safiirka Mareykanka ee Kenya, madaxdii Soomaalida ee aan kulanay waxaan ka wada-hadalnay inaan Itoobiya ka badbaadino Baddeena, waayo Farmaajo ayaa nin ina Adeerkiis ah u magacaabey in badda la siiyo\u201d ayuu yiri Feysal Cali Waraabe.<\/p>\n<p>Waxaa uu sheegay inay madaxda Soomaalida ay kala shireen sidii Soomaaliya loo badbaadin lahaa, waxaana uu Madaxweyne Farmaajo ku eedeeyey inuu wado qorsho dekadaha Soomaaliya loogu wareejinayo itoobiya.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/sICsonSubhU\" width=\"898\" height=\"505\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah UCID ee Somaliland Feysal Cali Waraabe oo ku sugan Magaalada Nairobi ee dalka Kenya ayaa faahfaahin ka bixiyey kulamo uu halkaasi kula qaatay siyaasiyiin caanka ah Soomaaliya oo uu kamid yahay Madaxweynaha Jubbaland iyo xubno kale. Waxaa uu sheegay in siyaasiyiinta ay ka wada hadleen kana tashadeen inay ka hortagaan qorshe [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":138462,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-138461","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:Feysal Cali Waraabe Farmaajo wuxuu ibinayaa badaheena - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawofeysal-cali-waraabe-farmaajo-wuxuu-ibinayaa-badaheena\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:Feysal Cali Waraabe Farmaajo wuxuu ibinayaa badaheena - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah UCID ee Somaliland Feysal Cali Waraabe oo ku sugan Magaalada Nairobi ee dalka Kenya ayaa faahfaahin ka bixiyey kulamo uu halkaasi kula qaatay siyaasiyiin caanka ah Soomaaliya oo uu kamid yahay Madaxweynaha Jubbaland iyo xubno kale. Waxaa uu sheegay in siyaasiyiinta ay ka wada hadleen kana tashadeen inay ka hortagaan qorshe [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawofeysal-cali-waraabe-farmaajo-wuxuu-ibinayaa-badaheena\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-11-29T13:19:44+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/Capture-40.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"691\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"411\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawofeysal-cali-waraabe-farmaajo-wuxuu-ibinayaa-badaheena\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawofeysal-cali-waraabe-farmaajo-wuxuu-ibinayaa-badaheena\/\",\"name\":\"DAAWO:Feysal Cali Waraabe Farmaajo wuxuu ibinayaa badaheena - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawofeysal-cali-waraabe-farmaajo-wuxuu-ibinayaa-badaheena\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawofeysal-cali-waraabe-farmaajo-wuxuu-ibinayaa-badaheena\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/Capture-40.png\",\"datePublished\":\"2019-11-29T13:19:44+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawofeysal-cali-waraabe-farmaajo-wuxuu-ibinayaa-badaheena\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawofeysal-cali-waraabe-farmaajo-wuxuu-ibinayaa-badaheena\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawofeysal-cali-waraabe-farmaajo-wuxuu-ibinayaa-badaheena\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/Capture-40.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/Capture-40.png\",\"width\":691,\"height\":411},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawofeysal-cali-waraabe-farmaajo-wuxuu-ibinayaa-badaheena\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:Feysal Cali Waraabe Farmaajo wuxuu ibinayaa badaheena\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:Feysal Cali Waraabe Farmaajo wuxuu ibinayaa badaheena - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawofeysal-cali-waraabe-farmaajo-wuxuu-ibinayaa-badaheena\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:Feysal Cali Waraabe Farmaajo wuxuu ibinayaa badaheena - Wardoon","og_description":"Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah UCID ee Somaliland Feysal Cali Waraabe oo ku sugan Magaalada Nairobi ee dalka Kenya ayaa faahfaahin ka bixiyey kulamo uu halkaasi kula qaatay siyaasiyiin caanka ah Soomaaliya oo uu kamid yahay Madaxweynaha Jubbaland iyo xubno kale. Waxaa uu sheegay in siyaasiyiinta ay ka wada hadleen kana tashadeen inay ka hortagaan qorshe [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawofeysal-cali-waraabe-farmaajo-wuxuu-ibinayaa-badaheena\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-11-29T13:19:44+00:00","og_image":[{"width":691,"height":411,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/Capture-40.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawofeysal-cali-waraabe-farmaajo-wuxuu-ibinayaa-badaheena\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawofeysal-cali-waraabe-farmaajo-wuxuu-ibinayaa-badaheena\/","name":"DAAWO:Feysal Cali Waraabe Farmaajo wuxuu ibinayaa badaheena - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawofeysal-cali-waraabe-farmaajo-wuxuu-ibinayaa-badaheena\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawofeysal-cali-waraabe-farmaajo-wuxuu-ibinayaa-badaheena\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/Capture-40.png","datePublished":"2019-11-29T13:19:44+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawofeysal-cali-waraabe-farmaajo-wuxuu-ibinayaa-badaheena\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/daawofeysal-cali-waraabe-farmaajo-wuxuu-ibinayaa-badaheena\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawofeysal-cali-waraabe-farmaajo-wuxuu-ibinayaa-badaheena\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/Capture-40.png","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/Capture-40.png","width":691,"height":411},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawofeysal-cali-waraabe-farmaajo-wuxuu-ibinayaa-badaheena\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:Feysal Cali Waraabe Farmaajo wuxuu ibinayaa badaheena"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/138461"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=138461"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/138461\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":138463,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/138461\/revisions\/138463"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/138462"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=138461"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=138461"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=138461"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}