{"id":138578,"date":"2019-11-29T22:54:22","date_gmt":"2019-11-29T19:54:22","guid":{"rendered":"https:\/\/kooxda.com\/?p=15060"},"modified":"2019-11-30T14:57:21","modified_gmt":"2019-11-30T11:57:21","slug":"dhirbaaxo-barceona-oo-xaqiijisay-in-uu-ousmane-dembele-muddo-dheer-ka-maqnaan-doono-garoomada-kulamada-uu-seegi-doono","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhirbaaxo-barceona-oo-xaqiijisay-in-uu-ousmane-dembele-muddo-dheer-ka-maqnaan-doono-garoomada-kulamada-uu-seegi-doono\/","title":{"rendered":"Dhirbaaxo: Barcelona Oo Xaqiijisay In Uu Ousmane Demb\u00e9l\u00e9 Muddo Dheer Ka Maqnaan DOono Garoomada &amp; Kulamada Uu Seegi Doono."},"content":{"rendered":"<figure class=\"entry-thumbnail\"><img decoding=\"async\" title=\"imagick\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/dhirbaaxo-barceona-oo-xaqiijisay-in-uu-ousmane-dembele-muddo-dheer-ka-maqnaan-doono-garoomada-kulamada-uu-seegi-doono.jpg\" alt=\"\" \/><\/figure>\n<p>Kooxda Barcelona ayaa xaqiijisay nooca dhaawaca iyo waliba mudada uu ka maqnaan doono garoomada xiddiga garabka uga ciyaara ee Ousmane Demb\u00e9l\u00e9.<\/p>\n<p>Xiddiga 22 jirka ah ayaa muran badan dhaliyay sabab la xidhiidha dhaawaca badan ee soo gaadhay wakhtigii ugu dambeeyay isaga oo muddo dheer dhaawac uga maqnaa muddo dheer.<\/p>\n<p>Kooxda Barcelona ayaa xaqiijisay in uu Ousmane Demb\u00e9l\u00e9 soo gaadhay dhaawac muruq ah kaas oo ka soo gaadhay lugta midig kaas oo soo gaadhay kulankii Dortmund ee champions league.<\/p>\n<p>Kooxda ayaa xaqiijisay in uu xiddiga reer France garoomada ka maqnaan doono muddo 10 todobaad ah taas oo la macno ah in uu soo laaban doono bisha 2-aad ee sanadka 2020.<\/p>\n<p>Wargayska AS ayaa sheegaya in uu xiddiga reer France garoomada ka maqnaan doono muddo 12 kulan ah oo kala duwan kuwaas oo u kala mid ah Champions League, La Liga, Copa Del Rey iyo Spanish Super Cup.<\/p>\n<ol>\n<li>Atletico Madrid<\/li>\n<li>Real Mallorca<\/li>\n<li>Inter Milan<\/li>\n<li>Real Sociedad<\/li>\n<li>Real Madrid<\/li>\n<li>Deportivo Alaves<\/li>\n<li>Atletico Madrid<\/li>\n<li>Garanada (Copa Del Rey)<\/li>\n<li>Valencia (La Liga)<\/li>\n<li>Levante (La Liga)<\/li>\n<li>Real Betis<\/li>\n<li>Espanyol<\/li>\n<\/ol>\n<div class=\"79362c9e372311aa36cd01302ceb8af9\" data-index=\"3\"><\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Kooxda Barcelona ayaa xaqiijisay nooca dhaawaca iyo waliba mudada uu ka maqnaan doono garoomada xiddiga garabka uga ciyaara ee Ousmane Demb\u00e9l\u00e9. Xiddiga 22 jirka ah ayaa muran badan dhaliyay sabab la xidhiidha dhaawaca badan ee soo gaadhay wakhtigii ugu dambeeyay isaga oo muddo dheer dhaawac uga maqnaa muddo dheer. Kooxda Barcelona ayaa xaqiijisay in uu [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":138579,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[4],"tags":[],"class_list":["post-138578","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-sports-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Dhirbaaxo: Barcelona Oo Xaqiijisay In Uu Ousmane Demb\u00e9l\u00e9 Muddo Dheer Ka Maqnaan DOono Garoomada &amp; Kulamada Uu Seegi Doono. - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhirbaaxo-barceona-oo-xaqiijisay-in-uu-ousmane-dembele-muddo-dheer-ka-maqnaan-doono-garoomada-kulamada-uu-seegi-doono\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Dhirbaaxo: Barcelona Oo Xaqiijisay In Uu Ousmane Demb\u00e9l\u00e9 Muddo Dheer Ka Maqnaan DOono Garoomada &amp; Kulamada Uu Seegi Doono. - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Kooxda Barcelona ayaa xaqiijisay nooca dhaawaca iyo waliba mudada uu ka maqnaan doono garoomada xiddiga garabka uga ciyaara ee Ousmane Demb\u00e9l\u00e9. Xiddiga 22 jirka ah ayaa muran badan dhaliyay sabab la xidhiidha dhaawaca badan ee soo gaadhay wakhtigii ugu dambeeyay isaga oo muddo dheer dhaawac uga maqnaa muddo dheer. Kooxda Barcelona ayaa xaqiijisay in uu [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhirbaaxo-barceona-oo-xaqiijisay-in-uu-ousmane-dembele-muddo-dheer-ka-maqnaan-doono-garoomada-kulamada-uu-seegi-doono\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-11-29T19:54:22+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2019-11-30T11:57:21+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/dhirbaaxo-barceona-oo-xaqiijisay-in-uu-ousmane-dembele-muddo-dheer-ka-maqnaan-doono-garoomada-kulamada-uu-seegi-doono.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"640\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"364\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhirbaaxo-barceona-oo-xaqiijisay-in-uu-ousmane-dembele-muddo-dheer-ka-maqnaan-doono-garoomada-kulamada-uu-seegi-doono\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhirbaaxo-barceona-oo-xaqiijisay-in-uu-ousmane-dembele-muddo-dheer-ka-maqnaan-doono-garoomada-kulamada-uu-seegi-doono\/\",\"name\":\"Dhirbaaxo: Barcelona Oo Xaqiijisay In Uu Ousmane Demb\u00e9l\u00e9 Muddo Dheer Ka Maqnaan DOono Garoomada &amp; Kulamada Uu Seegi Doono. - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhirbaaxo-barceona-oo-xaqiijisay-in-uu-ousmane-dembele-muddo-dheer-ka-maqnaan-doono-garoomada-kulamada-uu-seegi-doono\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhirbaaxo-barceona-oo-xaqiijisay-in-uu-ousmane-dembele-muddo-dheer-ka-maqnaan-doono-garoomada-kulamada-uu-seegi-doono\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/dhirbaaxo-barceona-oo-xaqiijisay-in-uu-ousmane-dembele-muddo-dheer-ka-maqnaan-doono-garoomada-kulamada-uu-seegi-doono.jpg\",\"datePublished\":\"2019-11-29T19:54:22+00:00\",\"dateModified\":\"2019-11-30T11:57:21+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhirbaaxo-barceona-oo-xaqiijisay-in-uu-ousmane-dembele-muddo-dheer-ka-maqnaan-doono-garoomada-kulamada-uu-seegi-doono\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhirbaaxo-barceona-oo-xaqiijisay-in-uu-ousmane-dembele-muddo-dheer-ka-maqnaan-doono-garoomada-kulamada-uu-seegi-doono\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhirbaaxo-barceona-oo-xaqiijisay-in-uu-ousmane-dembele-muddo-dheer-ka-maqnaan-doono-garoomada-kulamada-uu-seegi-doono\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/dhirbaaxo-barceona-oo-xaqiijisay-in-uu-ousmane-dembele-muddo-dheer-ka-maqnaan-doono-garoomada-kulamada-uu-seegi-doono.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/dhirbaaxo-barceona-oo-xaqiijisay-in-uu-ousmane-dembele-muddo-dheer-ka-maqnaan-doono-garoomada-kulamada-uu-seegi-doono.jpg\",\"width\":640,\"height\":364},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhirbaaxo-barceona-oo-xaqiijisay-in-uu-ousmane-dembele-muddo-dheer-ka-maqnaan-doono-garoomada-kulamada-uu-seegi-doono\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Dhirbaaxo: Barcelona Oo Xaqiijisay In Uu Ousmane Demb\u00e9l\u00e9 Muddo Dheer Ka Maqnaan DOono Garoomada &amp; Kulamada Uu Seegi Doono.\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Dhirbaaxo: Barcelona Oo Xaqiijisay In Uu Ousmane Demb\u00e9l\u00e9 Muddo Dheer Ka Maqnaan DOono Garoomada &amp; Kulamada Uu Seegi Doono. - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhirbaaxo-barceona-oo-xaqiijisay-in-uu-ousmane-dembele-muddo-dheer-ka-maqnaan-doono-garoomada-kulamada-uu-seegi-doono\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Dhirbaaxo: Barcelona Oo Xaqiijisay In Uu Ousmane Demb\u00e9l\u00e9 Muddo Dheer Ka Maqnaan DOono Garoomada &amp; Kulamada Uu Seegi Doono. - Wardoon","og_description":"Kooxda Barcelona ayaa xaqiijisay nooca dhaawaca iyo waliba mudada uu ka maqnaan doono garoomada xiddiga garabka uga ciyaara ee Ousmane Demb\u00e9l\u00e9. Xiddiga 22 jirka ah ayaa muran badan dhaliyay sabab la xidhiidha dhaawaca badan ee soo gaadhay wakhtigii ugu dambeeyay isaga oo muddo dheer dhaawac uga maqnaa muddo dheer. Kooxda Barcelona ayaa xaqiijisay in uu [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhirbaaxo-barceona-oo-xaqiijisay-in-uu-ousmane-dembele-muddo-dheer-ka-maqnaan-doono-garoomada-kulamada-uu-seegi-doono\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-11-29T19:54:22+00:00","article_modified_time":"2019-11-30T11:57:21+00:00","og_image":[{"width":640,"height":364,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/dhirbaaxo-barceona-oo-xaqiijisay-in-uu-ousmane-dembele-muddo-dheer-ka-maqnaan-doono-garoomada-kulamada-uu-seegi-doono.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhirbaaxo-barceona-oo-xaqiijisay-in-uu-ousmane-dembele-muddo-dheer-ka-maqnaan-doono-garoomada-kulamada-uu-seegi-doono\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhirbaaxo-barceona-oo-xaqiijisay-in-uu-ousmane-dembele-muddo-dheer-ka-maqnaan-doono-garoomada-kulamada-uu-seegi-doono\/","name":"Dhirbaaxo: Barcelona Oo Xaqiijisay In Uu Ousmane Demb\u00e9l\u00e9 Muddo Dheer Ka Maqnaan DOono Garoomada &amp; Kulamada Uu Seegi Doono. - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhirbaaxo-barceona-oo-xaqiijisay-in-uu-ousmane-dembele-muddo-dheer-ka-maqnaan-doono-garoomada-kulamada-uu-seegi-doono\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhirbaaxo-barceona-oo-xaqiijisay-in-uu-ousmane-dembele-muddo-dheer-ka-maqnaan-doono-garoomada-kulamada-uu-seegi-doono\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/dhirbaaxo-barceona-oo-xaqiijisay-in-uu-ousmane-dembele-muddo-dheer-ka-maqnaan-doono-garoomada-kulamada-uu-seegi-doono.jpg","datePublished":"2019-11-29T19:54:22+00:00","dateModified":"2019-11-30T11:57:21+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhirbaaxo-barceona-oo-xaqiijisay-in-uu-ousmane-dembele-muddo-dheer-ka-maqnaan-doono-garoomada-kulamada-uu-seegi-doono\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/dhirbaaxo-barceona-oo-xaqiijisay-in-uu-ousmane-dembele-muddo-dheer-ka-maqnaan-doono-garoomada-kulamada-uu-seegi-doono\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhirbaaxo-barceona-oo-xaqiijisay-in-uu-ousmane-dembele-muddo-dheer-ka-maqnaan-doono-garoomada-kulamada-uu-seegi-doono\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/dhirbaaxo-barceona-oo-xaqiijisay-in-uu-ousmane-dembele-muddo-dheer-ka-maqnaan-doono-garoomada-kulamada-uu-seegi-doono.jpg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/dhirbaaxo-barceona-oo-xaqiijisay-in-uu-ousmane-dembele-muddo-dheer-ka-maqnaan-doono-garoomada-kulamada-uu-seegi-doono.jpg","width":640,"height":364},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhirbaaxo-barceona-oo-xaqiijisay-in-uu-ousmane-dembele-muddo-dheer-ka-maqnaan-doono-garoomada-kulamada-uu-seegi-doono\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Dhirbaaxo: Barcelona Oo Xaqiijisay In Uu Ousmane Demb\u00e9l\u00e9 Muddo Dheer Ka Maqnaan DOono Garoomada &amp; Kulamada Uu Seegi Doono."}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/138578"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=138578"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/138578\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":138643,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/138578\/revisions\/138643"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/138579"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=138578"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=138578"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=138578"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}