{"id":138754,"date":"2019-12-01T13:02:42","date_gmt":"2019-12-01T10:02:42","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=138754"},"modified":"2019-12-01T13:02:42","modified_gmt":"2019-12-01T10:02:42","slug":"musharax-jen-tuuryare-oo-shaki-ka-muujiyey-ciidanka-itoobiya-ee-gaaray-dhuusamareeb","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/musharax-jen-tuuryare-oo-shaki-ka-muujiyey-ciidanka-itoobiya-ee-gaaray-dhuusamareeb\/","title":{"rendered":"Musharax Jen. Tuuryare oo shaki ka muujiyey ciidanka Itoobiya ee gaaray Dhuusamareeb"},"content":{"rendered":"<p>Jen. C\/raxmaan Maxamed Tuuryare oo ka mid ah Musharaxiinta u taagan xilka Madaxweynaha Galmudug ayaa shaki ka muujiyey ciidamada Itoobiya ee gaaray magaalada Dhuusamareeb halkaasoo la filayo in dhowaan lagu qabto doorashada Madaxweynaha Galmudug.<\/p>\n<p>Musharax Tuuryare ayaa sheegay in ciidamada Itoobiya looga baahan yahay iney ilaaliyaan waajibaadka ay dalka ku soo galeen, ayna faraha kala baxaan arrimaha siyaasada.<\/p>\n<p>\u201cCiidamada Ethopian-ka ah ee la sheegayo in la geeyay Galmudug haday yihiin kuwo ka mida ahaa AMISOM oo bedelayay kuwa kale oo horay meesha u joogay ha ilaaliyaan hana dhowraan sharciga &amp; mandate-ka ay dalka Somalia ku joogaan, farahana ha kala baxaan siyaasada Wadanka, waana iney ku ekaadaan Amniga oo ay ka caawinaayaan Ciidamada Somalida\u201d ayuu yiri Jen. Tuuryare.<\/p>\n<p>Dowlada Somalia ayuu ugu baaqay iney dadka ka shaafiso shakiga iyo walaaca laga qabo ciidamada Itoobiya.<\/p>\n<p>\u201cHaddii ciidamada Itoobiya aysan ka mid ahayn AMISOM oo si qarda-jeex ah iyo in wax lagu jajuubo ay ku tageen Galmudug, DF waxaa laga doonayaa in ay ka jawaabto oo warbixin cad ay kasoo saarto si shakiga iyo walaaca laga qabo arimahaas meesha uga baxo\u201d ayuu intaas ku daray musharax Tuuryare.<\/p>\n<p>Dhinacayada kala duwan oo ay khuseyso doorashada Galmudug sida DF iyo mucaaradka ayuu ugu baaqay in siyaasadaha ay isku diidan yihiin aysan dhex geynin Galmudug, caqabadna ku noqon habsami u socodka doorashada iyo midnimada bulshada reer Galmudug, taasoo buu yiri aan ka digeyno iney ka dhalan karto kala fogaansho siyaasadeed iyo mid bulsho.<\/p>\n<p>Jen. Tuuryare ayaa AMISOM ugu baaqay inay dhowrto sharciga isagoo ka digay in ciidamo aan sharci aheyn la geeyo Galmudug.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Jen. C\/raxmaan Maxamed Tuuryare oo ka mid ah Musharaxiinta u taagan xilka Madaxweynaha Galmudug ayaa shaki ka muujiyey ciidamada Itoobiya ee gaaray magaalada Dhuusamareeb halkaasoo la filayo in dhowaan lagu qabto doorashada Madaxweynaha Galmudug. Musharax Tuuryare ayaa sheegay in ciidamada Itoobiya looga baahan yahay iney ilaaliyaan waajibaadka ay dalka ku soo galeen, ayna faraha kala [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":138755,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-138754","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Musharax Jen. Tuuryare oo shaki ka muujiyey ciidanka Itoobiya ee gaaray Dhuusamareeb - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/musharax-jen-tuuryare-oo-shaki-ka-muujiyey-ciidanka-itoobiya-ee-gaaray-dhuusamareeb\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Musharax Jen. Tuuryare oo shaki ka muujiyey ciidanka Itoobiya ee gaaray Dhuusamareeb - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Jen. C\/raxmaan Maxamed Tuuryare oo ka mid ah Musharaxiinta u taagan xilka Madaxweynaha Galmudug ayaa shaki ka muujiyey ciidamada Itoobiya ee gaaray magaalada Dhuusamareeb halkaasoo la filayo in dhowaan lagu qabto doorashada Madaxweynaha Galmudug. Musharax Tuuryare ayaa sheegay in ciidamada Itoobiya looga baahan yahay iney ilaaliyaan waajibaadka ay dalka ku soo galeen, ayna faraha kala [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/musharax-jen-tuuryare-oo-shaki-ka-muujiyey-ciidanka-itoobiya-ee-gaaray-dhuusamareeb\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-12-01T10:02:42+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/Tuur-yare_Nabad_sugidda_Qaranka.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"458\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/musharax-jen-tuuryare-oo-shaki-ka-muujiyey-ciidanka-itoobiya-ee-gaaray-dhuusamareeb\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/musharax-jen-tuuryare-oo-shaki-ka-muujiyey-ciidanka-itoobiya-ee-gaaray-dhuusamareeb\/\",\"name\":\"Musharax Jen. Tuuryare oo shaki ka muujiyey ciidanka Itoobiya ee gaaray Dhuusamareeb - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/musharax-jen-tuuryare-oo-shaki-ka-muujiyey-ciidanka-itoobiya-ee-gaaray-dhuusamareeb\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/musharax-jen-tuuryare-oo-shaki-ka-muujiyey-ciidanka-itoobiya-ee-gaaray-dhuusamareeb\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/Tuur-yare_Nabad_sugidda_Qaranka.jpg\",\"datePublished\":\"2019-12-01T10:02:42+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/musharax-jen-tuuryare-oo-shaki-ka-muujiyey-ciidanka-itoobiya-ee-gaaray-dhuusamareeb\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/musharax-jen-tuuryare-oo-shaki-ka-muujiyey-ciidanka-itoobiya-ee-gaaray-dhuusamareeb\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/musharax-jen-tuuryare-oo-shaki-ka-muujiyey-ciidanka-itoobiya-ee-gaaray-dhuusamareeb\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/Tuur-yare_Nabad_sugidda_Qaranka.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/Tuur-yare_Nabad_sugidda_Qaranka.jpg\",\"width\":660,\"height\":458},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/musharax-jen-tuuryare-oo-shaki-ka-muujiyey-ciidanka-itoobiya-ee-gaaray-dhuusamareeb\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Musharax Jen. Tuuryare oo shaki ka muujiyey ciidanka Itoobiya ee gaaray Dhuusamareeb\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Musharax Jen. Tuuryare oo shaki ka muujiyey ciidanka Itoobiya ee gaaray Dhuusamareeb - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/musharax-jen-tuuryare-oo-shaki-ka-muujiyey-ciidanka-itoobiya-ee-gaaray-dhuusamareeb\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Musharax Jen. Tuuryare oo shaki ka muujiyey ciidanka Itoobiya ee gaaray Dhuusamareeb - Wardoon","og_description":"Jen. C\/raxmaan Maxamed Tuuryare oo ka mid ah Musharaxiinta u taagan xilka Madaxweynaha Galmudug ayaa shaki ka muujiyey ciidamada Itoobiya ee gaaray magaalada Dhuusamareeb halkaasoo la filayo in dhowaan lagu qabto doorashada Madaxweynaha Galmudug. Musharax Tuuryare ayaa sheegay in ciidamada Itoobiya looga baahan yahay iney ilaaliyaan waajibaadka ay dalka ku soo galeen, ayna faraha kala [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/musharax-jen-tuuryare-oo-shaki-ka-muujiyey-ciidanka-itoobiya-ee-gaaray-dhuusamareeb\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-12-01T10:02:42+00:00","og_image":[{"width":660,"height":458,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/Tuur-yare_Nabad_sugidda_Qaranka.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/musharax-jen-tuuryare-oo-shaki-ka-muujiyey-ciidanka-itoobiya-ee-gaaray-dhuusamareeb\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/musharax-jen-tuuryare-oo-shaki-ka-muujiyey-ciidanka-itoobiya-ee-gaaray-dhuusamareeb\/","name":"Musharax Jen. Tuuryare oo shaki ka muujiyey ciidanka Itoobiya ee gaaray Dhuusamareeb - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/musharax-jen-tuuryare-oo-shaki-ka-muujiyey-ciidanka-itoobiya-ee-gaaray-dhuusamareeb\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/musharax-jen-tuuryare-oo-shaki-ka-muujiyey-ciidanka-itoobiya-ee-gaaray-dhuusamareeb\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/Tuur-yare_Nabad_sugidda_Qaranka.jpg","datePublished":"2019-12-01T10:02:42+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/musharax-jen-tuuryare-oo-shaki-ka-muujiyey-ciidanka-itoobiya-ee-gaaray-dhuusamareeb\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/musharax-jen-tuuryare-oo-shaki-ka-muujiyey-ciidanka-itoobiya-ee-gaaray-dhuusamareeb\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/musharax-jen-tuuryare-oo-shaki-ka-muujiyey-ciidanka-itoobiya-ee-gaaray-dhuusamareeb\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/Tuur-yare_Nabad_sugidda_Qaranka.jpg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/Tuur-yare_Nabad_sugidda_Qaranka.jpg","width":660,"height":458},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/musharax-jen-tuuryare-oo-shaki-ka-muujiyey-ciidanka-itoobiya-ee-gaaray-dhuusamareeb\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Musharax Jen. Tuuryare oo shaki ka muujiyey ciidanka Itoobiya ee gaaray Dhuusamareeb"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/138754"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=138754"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/138754\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":138756,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/138754\/revisions\/138756"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/138755"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=138754"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=138754"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=138754"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}