{"id":139058,"date":"2019-12-03T10:52:13","date_gmt":"2019-12-03T07:52:13","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=139058"},"modified":"2019-12-03T10:52:13","modified_gmt":"2019-12-03T07:52:13","slug":"siyaasi-bille-qabowsade-oo-sheegay-in-ay-dagaalamayaan","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/siyaasi-bille-qabowsade-oo-sheegay-in-ay-dagaalamayaan\/","title":{"rendered":"Siyaasi Bille Qabowsade oo sheegay in ay dagaalamayaan"},"content":{"rendered":"<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Ciidamada Amniga ee Puntland ayaa maalmihii u dambeeyey ka waday magaalada Boosaaso xirida cid kasta oo ka soo horjeeda aragtida Madaxweynaha Puntland, waxaana ilaa hadda la xiray 4 kamid ah nabadoono, Aqoonyahano iyo Waxgarad kasoo horjeestay siyaasadas.<\/p>\n<p>Siyaasi Bille Qabowsade oo horey xilal kala duwan uga soo qabtay Puntland, kana mid ahaa xubnihii dhawaan qabtay shirka Jaraa\u2019id ama akhriyey warsaxaafadeed kasoo baxay Odayaasha Boosaaso ayaa sheegay in aysan marnaba aqbali doonin in xoriyadooda laga qaado.<\/p>\n<p>Qabowsade ayaa sheegay in ay la dagaalamayaan, iskana difaacayaan cid kasta oo isku dayda in ay khatar galiso noloshooda, isagoo sheegay in aysan marnaba aqbali doonin in jihada wanaagsan laga leexiyo.<\/p>\n<p>Siyaasigan ayaa sheegay in ay Diinta Islaamku qabto in uu qof kasta iska difaaco wixii halis ku ah naftiisa, wuxuuna sheegay in aysan raali ka noqon doonin in xoriyada laga qaado.<\/p>\n<p>Madaxtooyada Puntland ayaa ciidamada Badda Puntland iyo kuw Birmadka u adeegsatay in la xiro qaar kamid ah Nabadoonada iyo siyaasiinta ka aragtida duwan Madaxweynaha, waxaana talaabadan cambaareeyey shaqsiyaad kala duwan.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>&nbsp; Ciidamada Amniga ee Puntland ayaa maalmihii u dambeeyey ka waday magaalada Boosaaso xirida cid kasta oo ka soo horjeeda aragtida Madaxweynaha Puntland, waxaana ilaa hadda la xiray 4 kamid ah nabadoono, Aqoonyahano iyo Waxgarad kasoo horjeestay siyaasadas. Siyaasi Bille Qabowsade oo horey xilal kala duwan uga soo qabtay Puntland, kana mid ahaa xubnihii dhawaan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":139059,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-139058","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Siyaasi Bille Qabowsade oo sheegay in ay dagaalamayaan - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/siyaasi-bille-qabowsade-oo-sheegay-in-ay-dagaalamayaan\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Siyaasi Bille Qabowsade oo sheegay in ay dagaalamayaan - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"&nbsp; Ciidamada Amniga ee Puntland ayaa maalmihii u dambeeyey ka waday magaalada Boosaaso xirida cid kasta oo ka soo horjeeda aragtida Madaxweynaha Puntland, waxaana ilaa hadda la xiray 4 kamid ah nabadoono, Aqoonyahano iyo Waxgarad kasoo horjeestay siyaasadas. Siyaasi Bille Qabowsade oo horey xilal kala duwan uga soo qabtay Puntland, kana mid ahaa xubnihii dhawaan [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/siyaasi-bille-qabowsade-oo-sheegay-in-ay-dagaalamayaan\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-12-03T07:52:13+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/vlcsnap-2017-09-20-19h06m22s812.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1000\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"563\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/siyaasi-bille-qabowsade-oo-sheegay-in-ay-dagaalamayaan\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/siyaasi-bille-qabowsade-oo-sheegay-in-ay-dagaalamayaan\/\",\"name\":\"Siyaasi Bille Qabowsade oo sheegay in ay dagaalamayaan - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/siyaasi-bille-qabowsade-oo-sheegay-in-ay-dagaalamayaan\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/siyaasi-bille-qabowsade-oo-sheegay-in-ay-dagaalamayaan\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/vlcsnap-2017-09-20-19h06m22s812.jpg\",\"datePublished\":\"2019-12-03T07:52:13+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/siyaasi-bille-qabowsade-oo-sheegay-in-ay-dagaalamayaan\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/siyaasi-bille-qabowsade-oo-sheegay-in-ay-dagaalamayaan\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/siyaasi-bille-qabowsade-oo-sheegay-in-ay-dagaalamayaan\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/vlcsnap-2017-09-20-19h06m22s812.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/vlcsnap-2017-09-20-19h06m22s812.jpg\",\"width\":1000,\"height\":563},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/siyaasi-bille-qabowsade-oo-sheegay-in-ay-dagaalamayaan\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Siyaasi Bille Qabowsade oo sheegay in ay dagaalamayaan\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Siyaasi Bille Qabowsade oo sheegay in ay dagaalamayaan - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/siyaasi-bille-qabowsade-oo-sheegay-in-ay-dagaalamayaan\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Siyaasi Bille Qabowsade oo sheegay in ay dagaalamayaan - Wardoon","og_description":"&nbsp; Ciidamada Amniga ee Puntland ayaa maalmihii u dambeeyey ka waday magaalada Boosaaso xirida cid kasta oo ka soo horjeeda aragtida Madaxweynaha Puntland, waxaana ilaa hadda la xiray 4 kamid ah nabadoono, Aqoonyahano iyo Waxgarad kasoo horjeestay siyaasadas. Siyaasi Bille Qabowsade oo horey xilal kala duwan uga soo qabtay Puntland, kana mid ahaa xubnihii dhawaan [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/siyaasi-bille-qabowsade-oo-sheegay-in-ay-dagaalamayaan\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-12-03T07:52:13+00:00","og_image":[{"width":1000,"height":563,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/vlcsnap-2017-09-20-19h06m22s812.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/siyaasi-bille-qabowsade-oo-sheegay-in-ay-dagaalamayaan\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/siyaasi-bille-qabowsade-oo-sheegay-in-ay-dagaalamayaan\/","name":"Siyaasi Bille Qabowsade oo sheegay in ay dagaalamayaan - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/siyaasi-bille-qabowsade-oo-sheegay-in-ay-dagaalamayaan\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/siyaasi-bille-qabowsade-oo-sheegay-in-ay-dagaalamayaan\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/vlcsnap-2017-09-20-19h06m22s812.jpg","datePublished":"2019-12-03T07:52:13+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/siyaasi-bille-qabowsade-oo-sheegay-in-ay-dagaalamayaan\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/siyaasi-bille-qabowsade-oo-sheegay-in-ay-dagaalamayaan\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/siyaasi-bille-qabowsade-oo-sheegay-in-ay-dagaalamayaan\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/vlcsnap-2017-09-20-19h06m22s812.jpg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/vlcsnap-2017-09-20-19h06m22s812.jpg","width":1000,"height":563},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/siyaasi-bille-qabowsade-oo-sheegay-in-ay-dagaalamayaan\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Siyaasi Bille Qabowsade oo sheegay in ay dagaalamayaan"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/139058"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=139058"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/139058\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":139060,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/139058\/revisions\/139060"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/139059"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=139058"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=139058"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=139058"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}