{"id":139231,"date":"2019-12-04T22:10:20","date_gmt":"2019-12-04T19:10:20","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=139231"},"modified":"2019-12-04T22:10:20","modified_gmt":"2019-12-04T19:10:20","slug":"xildhibaan-fiqisharcigan-doorashada-waxaan-u-bixiyay-walwal-tirevideo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-fiqisharcigan-doorashada-waxaan-u-bixiyay-walwal-tirevideo\/","title":{"rendered":"Xildhibaan Fiqi&#8221;Sharcigan doorashada waxaan u bixiyay Walwal-tire&#8221;+VIDEO"},"content":{"rendered":"<p>Xildhibaan Axmed Macalin Fiqi oo ka hor hadlay golaha shacabka ayaa sheegay in maanta ay tahay guul in dalka uu yeelanayo axsaab siyaasadeed kuwaas oo la soo dooranayo muddo dheer kadib.<\/p>\n<p>Fiqi waxa uu yiri \u201cMuwaadiniinta waxaa ay xaq u helayaan runtii doorasho xor ah oo waligood oo aysan arag muddo 50 sano ku dhow, ayada qofkii 10 sano jiray 1969-kii uusan xaq u laheyn inuu codeeyo, marka waxaa ay noqonaysaa in 67 sano qofka maanta jira doorasho qof iyo cod ah kama qeyb galin oo dalka Soomaaliya gudihiisa ah, marka laga reebo gobalada qaarkood, waa baarlamaankaan iyo dadka Soomaaliyeed badankood inta nool marka fursad weyn ayey u tahay inuu wado cusub dalkaan qaado\u201d.<\/p>\n<p>Xidhibaan Fiqi oo hadalkiisa sii wata ayaa sheegay in sharciga doorashooyinka uu yahay sharci looga gudbayo inuu yimaado isqabqabsi siyaasadeed oo ka dhex dhaca madaxda dalka iyo dowlad gobaleedyada iyo hanaankii Qabiilka.<\/p>\n<p>\u201cSharcigan walwal tire ayaan u bixiyey, waxaad xor ka noqoneysaa odeygii Qabiilka ahaa ee dhibka badnaa, waxaad xor ka noqoneysaa Madaxweyne dowlad gobaleed oo ku dhibi kara, waxaad xor ka noqoneysaa madaxda Villa Soomaaliya joogta ee aad saf ugu galeysid aniga Xildhibaan iga dhig, Walwaltire ayaa la yiraahdaa marka Sharcigaan xeerarka kala duwan ee doorasho oo dal leeyahay ayaa lagu maareeyaa\u201d.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/bKRcfF68VgQ\" width=\"898\" height=\"505\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xildhibaan Axmed Macalin Fiqi oo ka hor hadlay golaha shacabka ayaa sheegay in maanta ay tahay guul in dalka uu yeelanayo axsaab siyaasadeed kuwaas oo la soo dooranayo muddo dheer kadib. Fiqi waxa uu yiri \u201cMuwaadiniinta waxaa ay xaq u helayaan runtii doorasho xor ah oo waligood oo aysan arag muddo 50 sano ku dhow, [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":139232,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-139231","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Xildhibaan Fiqi&quot;Sharcigan doorashada waxaan u bixiyay Walwal-tire&quot;+VIDEO - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-fiqisharcigan-doorashada-waxaan-u-bixiyay-walwal-tirevideo\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Xildhibaan Fiqi&quot;Sharcigan doorashada waxaan u bixiyay Walwal-tire&quot;+VIDEO - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Xildhibaan Axmed Macalin Fiqi oo ka hor hadlay golaha shacabka ayaa sheegay in maanta ay tahay guul in dalka uu yeelanayo axsaab siyaasadeed kuwaas oo la soo dooranayo muddo dheer kadib. Fiqi waxa uu yiri \u201cMuwaadiniinta waxaa ay xaq u helayaan runtii doorasho xor ah oo waligood oo aysan arag muddo 50 sano ku dhow, [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-fiqisharcigan-doorashada-waxaan-u-bixiyay-walwal-tirevideo\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-12-04T19:10:20+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/Capture-4.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"642\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"375\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-fiqisharcigan-doorashada-waxaan-u-bixiyay-walwal-tirevideo\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-fiqisharcigan-doorashada-waxaan-u-bixiyay-walwal-tirevideo\/\",\"name\":\"Xildhibaan Fiqi\\\"Sharcigan doorashada waxaan u bixiyay Walwal-tire\\\"+VIDEO - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-fiqisharcigan-doorashada-waxaan-u-bixiyay-walwal-tirevideo\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-fiqisharcigan-doorashada-waxaan-u-bixiyay-walwal-tirevideo\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/Capture-4.png\",\"datePublished\":\"2019-12-04T19:10:20+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-fiqisharcigan-doorashada-waxaan-u-bixiyay-walwal-tirevideo\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-fiqisharcigan-doorashada-waxaan-u-bixiyay-walwal-tirevideo\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-fiqisharcigan-doorashada-waxaan-u-bixiyay-walwal-tirevideo\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/Capture-4.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/Capture-4.png\",\"width\":642,\"height\":375},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-fiqisharcigan-doorashada-waxaan-u-bixiyay-walwal-tirevideo\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Xildhibaan Fiqi&#8221;Sharcigan doorashada waxaan u bixiyay Walwal-tire&#8221;+VIDEO\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Xildhibaan Fiqi\"Sharcigan doorashada waxaan u bixiyay Walwal-tire\"+VIDEO - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-fiqisharcigan-doorashada-waxaan-u-bixiyay-walwal-tirevideo\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Xildhibaan Fiqi\"Sharcigan doorashada waxaan u bixiyay Walwal-tire\"+VIDEO - Wardoon","og_description":"Xildhibaan Axmed Macalin Fiqi oo ka hor hadlay golaha shacabka ayaa sheegay in maanta ay tahay guul in dalka uu yeelanayo axsaab siyaasadeed kuwaas oo la soo dooranayo muddo dheer kadib. Fiqi waxa uu yiri \u201cMuwaadiniinta waxaa ay xaq u helayaan runtii doorasho xor ah oo waligood oo aysan arag muddo 50 sano ku dhow, [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-fiqisharcigan-doorashada-waxaan-u-bixiyay-walwal-tirevideo\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-12-04T19:10:20+00:00","og_image":[{"width":642,"height":375,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/Capture-4.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-fiqisharcigan-doorashada-waxaan-u-bixiyay-walwal-tirevideo\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-fiqisharcigan-doorashada-waxaan-u-bixiyay-walwal-tirevideo\/","name":"Xildhibaan Fiqi\"Sharcigan doorashada waxaan u bixiyay Walwal-tire\"+VIDEO - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-fiqisharcigan-doorashada-waxaan-u-bixiyay-walwal-tirevideo\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-fiqisharcigan-doorashada-waxaan-u-bixiyay-walwal-tirevideo\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/Capture-4.png","datePublished":"2019-12-04T19:10:20+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-fiqisharcigan-doorashada-waxaan-u-bixiyay-walwal-tirevideo\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-fiqisharcigan-doorashada-waxaan-u-bixiyay-walwal-tirevideo\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-fiqisharcigan-doorashada-waxaan-u-bixiyay-walwal-tirevideo\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/Capture-4.png","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/Capture-4.png","width":642,"height":375},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-fiqisharcigan-doorashada-waxaan-u-bixiyay-walwal-tirevideo\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Xildhibaan Fiqi&#8221;Sharcigan doorashada waxaan u bixiyay Walwal-tire&#8221;+VIDEO"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/139231"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=139231"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/139231\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":139233,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/139231\/revisions\/139233"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/139232"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=139231"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=139231"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=139231"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}