{"id":139337,"date":"2019-12-07T11:48:14","date_gmt":"2019-12-07T08:48:14","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=139337"},"modified":"2019-12-07T11:48:14","modified_gmt":"2019-12-07T08:48:14","slug":"kenya-oo-xaqiijisay-in-askar-looga-dilay-wajeer","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-xaqiijisay-in-askar-looga-dilay-wajeer\/","title":{"rendered":"Kenya oo xaqiijisay in Askar looga dilay Wajeer"},"content":{"rendered":"<p>Todobo sargaal oo ka tirsanaa ciidanka booliska Kenya in dhaqtar ah ayaa lagu dilay weerar maqribnimadii shalay ka dhacay xadka Ismaamulada Wajer iyo Mandera.<\/p>\n<p>Dagaalyahano ka tirsan Al-Shabaab ayaa weerar dhabagal ah ku qaaday Bus-ka Madiina oo ku sii jeeday Mandera kuna socdaalayay inta u dhaxeysa magaalada Kutulo oo dhacda ismaamulka Wajer iyo Deegaanka Wargaduud.<\/p>\n<p>Taliyaha guud ee ciidanka amniga Wajer Mr Loyford Kibaara ayaa xaqiijiyay dhimashada askartan ka tirsaneyda waaxda booliska gaar ahaan kuwa la dagaalanka falalka Xadida.<\/p>\n<p>Mr Kibaara ayaa intaa raaciyay in sadex ka mid ah askartan iyo qof rayid ah ay cagahooda ku baxsadeen kadib markii daaqadaha gaariga ay ka Boodeen.<\/p>\n<p>Dhanka kale wuxuu xaqiijiyay in ay hada wadaan baaritaanka laba ka mid ah meydadka oo wali aan la aqoonsan Heybtooda.<\/p>\n<p>Gaariga Bus-ka ee madiina oo marar badan ay sidan oo kale Al-Shabaab u weerareen ayaa waxaa saarnaa 56 ruux oo rakaab ah kuwaasi oo safarkooda ku wajahnaa magaalada Mandera.<\/p>\n<p>Marka la gaaro dabayaaqada sanadka miilaadiga gaar ahaan bisha December ayaa dagaalyahanada Al-Shabaab waxay xoojiyaan weerarada ay ka geysanayaan gudaha Kenya gaar ahaan gobolka waqooyi Bari.<\/p>\n<p>Maalmo ka hor ayay aheyd markii Anteenada shirkada Isgaarsiinta Safaricom lagu burburiyay weerar dagaalamayaal ka tirsan Al-Shabaab ka Geesteen deegaanka Dhiciso oo qiyaastii 25 kiilo mitir dhanka koonfureed kaga beegan magaalada Garissa.<\/p>\n<p>Todobo sargaal oo ka tirsanaa ciidanka booliska Kenya in dhaqtar ah ayaa lagu dilay weerar maqribnimadii shalay ka dhacay xadka Ismaamulada Wajer iyo Mandera.<\/p>\n<p>Dagaalyahano ka tirsan Al-Shabaab ayaa weerar dhabagal ah ku qaaday Bus-ka Madiina oo ku sii jeeday Mandera kuna socdaalayay inta u dhaxeysa magaalada Kutulo oo dhacda ismaamulka Wajer iyo Deegaanka Wargaduud.<\/p>\n<p>Taliyaha guud ee ciidanka amniga Wajer Mr Loyford Kibaara ayaa xaqiijiyay dhimashada askartan ka tirsaneyda waaxda booliska gaar ahaan kuwa la dagaalanka falalka Xadida.<\/p>\n<p>Mr Kibaara ayaa intaa raaciyay in sadex ka mid ah askartan iyo qof rayid ah ay cagahooda ku baxsadeen kadib markii daaqadaha gaariga ay ka Boodeen.<\/p>\n<p>Dhanka kale wuxuu xaqiijiyay in ay hada wadaan baaritaanka laba ka mid ah meydadka oo wali aan la aqoonsan Heybtooda.<\/p>\n<p>Gaariga Bus-ka ee madiina oo marar badan ay sidan oo kale Al-Shabaab u weerareen ayaa waxaa saarnaa 56 ruux oo rakaab ah kuwaasi oo safarkooda ku wajahnaa magaalada Mandera.<\/p>\n<p>Marka la gaaro dabayaaqada sanadka miilaadiga gaar ahaan bisha December ayaa dagaalyahanada Al-Shabaab waxay xoojiyaan weerarada ay ka geysanayaan gudaha Kenya gaar ahaan gobolka waqooyi Bari.<\/p>\n<p>Maalmo ka hor ayay aheyd markii Anteenada shirkada Isgaarsiinta Safaricom lagu burburiyay weerar dagaalamayaal ka tirsan Al-Shabaab ka Geesteen deegaanka Dhiciso oo qiyaastii 25 kiilo mitir dhanka koonfureed kaga beegan magaalada Garissa.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Todobo sargaal oo ka tirsanaa ciidanka booliska Kenya in dhaqtar ah ayaa lagu dilay weerar maqribnimadii shalay ka dhacay xadka Ismaamulada Wajer iyo Mandera. Dagaalyahano ka tirsan Al-Shabaab ayaa weerar dhabagal ah ku qaaday Bus-ka Madiina oo ku sii jeeday Mandera kuna socdaalayay inta u dhaxeysa magaalada Kutulo oo dhacda ismaamulka Wajer iyo Deegaanka Wargaduud. [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":139338,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-139337","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Kenya oo xaqiijisay in Askar looga dilay Wajeer - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-xaqiijisay-in-askar-looga-dilay-wajeer\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Kenya oo xaqiijisay in Askar looga dilay Wajeer - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Todobo sargaal oo ka tirsanaa ciidanka booliska Kenya in dhaqtar ah ayaa lagu dilay weerar maqribnimadii shalay ka dhacay xadka Ismaamulada Wajer iyo Mandera. Dagaalyahano ka tirsan Al-Shabaab ayaa weerar dhabagal ah ku qaaday Bus-ka Madiina oo ku sii jeeday Mandera kuna socdaalayay inta u dhaxeysa magaalada Kutulo oo dhacda ismaamulka Wajer iyo Deegaanka Wargaduud. [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-xaqiijisay-in-askar-looga-dilay-wajeer\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-12-07T08:48:14+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/bas.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"324\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"235\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-xaqiijisay-in-askar-looga-dilay-wajeer\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-xaqiijisay-in-askar-looga-dilay-wajeer\/\",\"name\":\"Kenya oo xaqiijisay in Askar looga dilay Wajeer - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-xaqiijisay-in-askar-looga-dilay-wajeer\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-xaqiijisay-in-askar-looga-dilay-wajeer\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/bas.jpg\",\"datePublished\":\"2019-12-07T08:48:14+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-xaqiijisay-in-askar-looga-dilay-wajeer\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-xaqiijisay-in-askar-looga-dilay-wajeer\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-xaqiijisay-in-askar-looga-dilay-wajeer\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/bas.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/bas.jpg\",\"width\":324,\"height\":235},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-xaqiijisay-in-askar-looga-dilay-wajeer\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Kenya oo xaqiijisay in Askar looga dilay Wajeer\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Kenya oo xaqiijisay in Askar looga dilay Wajeer - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-xaqiijisay-in-askar-looga-dilay-wajeer\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Kenya oo xaqiijisay in Askar looga dilay Wajeer - Wardoon","og_description":"Todobo sargaal oo ka tirsanaa ciidanka booliska Kenya in dhaqtar ah ayaa lagu dilay weerar maqribnimadii shalay ka dhacay xadka Ismaamulada Wajer iyo Mandera. Dagaalyahano ka tirsan Al-Shabaab ayaa weerar dhabagal ah ku qaaday Bus-ka Madiina oo ku sii jeeday Mandera kuna socdaalayay inta u dhaxeysa magaalada Kutulo oo dhacda ismaamulka Wajer iyo Deegaanka Wargaduud. [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-xaqiijisay-in-askar-looga-dilay-wajeer\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-12-07T08:48:14+00:00","og_image":[{"width":324,"height":235,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/bas.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-xaqiijisay-in-askar-looga-dilay-wajeer\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-xaqiijisay-in-askar-looga-dilay-wajeer\/","name":"Kenya oo xaqiijisay in Askar looga dilay Wajeer - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-xaqiijisay-in-askar-looga-dilay-wajeer\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-xaqiijisay-in-askar-looga-dilay-wajeer\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/bas.jpg","datePublished":"2019-12-07T08:48:14+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-xaqiijisay-in-askar-looga-dilay-wajeer\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-xaqiijisay-in-askar-looga-dilay-wajeer\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-xaqiijisay-in-askar-looga-dilay-wajeer\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/bas.jpg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/bas.jpg","width":324,"height":235},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-xaqiijisay-in-askar-looga-dilay-wajeer\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Kenya oo xaqiijisay in Askar looga dilay Wajeer"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/139337"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=139337"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/139337\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":139339,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/139337\/revisions\/139339"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/139338"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=139337"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=139337"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=139337"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}