{"id":139346,"date":"2019-12-08T10:55:36","date_gmt":"2019-12-08T07:55:36","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=139346"},"modified":"2019-12-08T11:20:15","modified_gmt":"2019-12-08T08:20:15","slug":"ahlu-sunna-oo-loo-ogolaaday-tiro-xildhibaano-ah","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ahlu-sunna-oo-loo-ogolaaday-tiro-xildhibaano-ah\/","title":{"rendered":"Ahlu-Sunna oo loo ogolaaday tiro xildhibaano ah"},"content":{"rendered":"<p>Wararka naga soo gaarayo Magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda Maamulka Galmudug ayaa xaqiijinayo inuu is faham dhex maray madaxda Ahlu Sunna iyo Dowladda Dhexe ee Soomaaliya kadib khilaaf muddo badan taagnaa.<\/p>\n<p>Sida ay illo wareedyo rasmi ah u xaqiijiyeen Wardoon, Ahlu Sunna iyo Dowladda Dhexe ayaa isku fahmay in Ahlu Sunna la siiyo awoodda soo xulisa tiro xildhibaan oo ka tirsan Baarlamaanka la filayo in loo sameeyo maamulka Galmudug.<\/p>\n<p>Ahlu Sunna oo markii hore ku dhaganeyd in la siiyo 30 Xildhibaan ayaa hadda lagu waramayaa inay aqbashay tiro taas ka yar, waxaana warar ku dhow madaxda Ahlu-Sunna ay sheegayaa inay aqbashay inay ugu dambeyn qaadato 20, halka ilo-wareedyo ku sugan 15 Xildhibaan.<\/p>\n<p>Si kastaba, waxaa la isku raacsan yahay inuu dhacay is-faham ay Ahlu-Sunna ku qaadaneyso tiro aad ugu yar tii ay markii hore ku dhaganeyd, waxaana tirada rasmiga ah lagu shaacin doonaa marka heshiiska la saxiixo.<\/p>\n<p>Ahlu Sunna ayaa hadda shardi ka dhigtay in heshiiskaan uu noqdo mid cad oo saxiixiisa ay qeyb ka noqdaan qaar ka tirsan madaxda ugu sareeyo dalka iyo xubno ka tirsan beesha Caalamka, sidoo kalana loo soo bandhigo saxaafadda maadaama ay Ahlu Sunna qabto walaac ku aadan in mar kale heshiiska looga baxo.<\/p>\n<p>Wada hadallada ayaa waxaa gar wadeyn ka ahaa Xildhibaan Mahad Salaad, Wasiirkii hore ee Arrimaha Gudaha Cabdisamad Macalin Maxamuud iyo xubno kale, waxaana dhanka Dowladda matalayey Ra\u2019isul wasaare Xasan Cali Kheyre.<\/p>\n<p>Todobaadkii hore ayaa muddo hal asbuuc ah waxaa dib loo dhigay soo xulista Xildhibaanada Galmudug si loo xaliyo tabashooyinka ay qabto Ahlu Sunna.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wararka naga soo gaarayo Magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda Maamulka Galmudug ayaa xaqiijinayo inuu is faham dhex maray madaxda Ahlu Sunna iyo Dowladda Dhexe ee Soomaaliya kadib khilaaf muddo badan taagnaa. Sida ay illo wareedyo rasmi ah u xaqiijiyeen Wardoon, Ahlu Sunna iyo Dowladda Dhexe ayaa isku fahmay in Ahlu Sunna la siiyo awoodda soo xulisa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":139355,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-139346","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Ahlu-Sunna oo loo ogolaaday tiro xildhibaano ah - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ahlu-sunna-oo-loo-ogolaaday-tiro-xildhibaano-ah\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Ahlu-Sunna oo loo ogolaaday tiro xildhibaano ah - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Wararka naga soo gaarayo Magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda Maamulka Galmudug ayaa xaqiijinayo inuu is faham dhex maray madaxda Ahlu Sunna iyo Dowladda Dhexe ee Soomaaliya kadib khilaaf muddo badan taagnaa. Sida ay illo wareedyo rasmi ah u xaqiijiyeen Wardoon, Ahlu Sunna iyo Dowladda Dhexe ayaa isku fahmay in Ahlu Sunna la siiyo awoodda soo xulisa [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ahlu-sunna-oo-loo-ogolaaday-tiro-xildhibaano-ah\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-12-08T07:55:36+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2019-12-08T08:20:15+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/FB_IMG_1567673905305-1.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"720\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"479\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ahlu-sunna-oo-loo-ogolaaday-tiro-xildhibaano-ah\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ahlu-sunna-oo-loo-ogolaaday-tiro-xildhibaano-ah\/\",\"name\":\"Ahlu-Sunna oo loo ogolaaday tiro xildhibaano ah - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ahlu-sunna-oo-loo-ogolaaday-tiro-xildhibaano-ah\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ahlu-sunna-oo-loo-ogolaaday-tiro-xildhibaano-ah\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/FB_IMG_1567673905305-1.jpg\",\"datePublished\":\"2019-12-08T07:55:36+00:00\",\"dateModified\":\"2019-12-08T08:20:15+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ahlu-sunna-oo-loo-ogolaaday-tiro-xildhibaano-ah\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ahlu-sunna-oo-loo-ogolaaday-tiro-xildhibaano-ah\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ahlu-sunna-oo-loo-ogolaaday-tiro-xildhibaano-ah\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/FB_IMG_1567673905305-1.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/FB_IMG_1567673905305-1.jpg\",\"width\":720,\"height\":479},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ahlu-sunna-oo-loo-ogolaaday-tiro-xildhibaano-ah\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Ahlu-Sunna oo loo ogolaaday tiro xildhibaano ah\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Ahlu-Sunna oo loo ogolaaday tiro xildhibaano ah - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ahlu-sunna-oo-loo-ogolaaday-tiro-xildhibaano-ah\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Ahlu-Sunna oo loo ogolaaday tiro xildhibaano ah - Wardoon","og_description":"Wararka naga soo gaarayo Magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda Maamulka Galmudug ayaa xaqiijinayo inuu is faham dhex maray madaxda Ahlu Sunna iyo Dowladda Dhexe ee Soomaaliya kadib khilaaf muddo badan taagnaa. Sida ay illo wareedyo rasmi ah u xaqiijiyeen Wardoon, Ahlu Sunna iyo Dowladda Dhexe ayaa isku fahmay in Ahlu Sunna la siiyo awoodda soo xulisa [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ahlu-sunna-oo-loo-ogolaaday-tiro-xildhibaano-ah\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-12-08T07:55:36+00:00","article_modified_time":"2019-12-08T08:20:15+00:00","og_image":[{"width":720,"height":479,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/FB_IMG_1567673905305-1.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ahlu-sunna-oo-loo-ogolaaday-tiro-xildhibaano-ah\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ahlu-sunna-oo-loo-ogolaaday-tiro-xildhibaano-ah\/","name":"Ahlu-Sunna oo loo ogolaaday tiro xildhibaano ah - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ahlu-sunna-oo-loo-ogolaaday-tiro-xildhibaano-ah\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ahlu-sunna-oo-loo-ogolaaday-tiro-xildhibaano-ah\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/FB_IMG_1567673905305-1.jpg","datePublished":"2019-12-08T07:55:36+00:00","dateModified":"2019-12-08T08:20:15+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ahlu-sunna-oo-loo-ogolaaday-tiro-xildhibaano-ah\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/ahlu-sunna-oo-loo-ogolaaday-tiro-xildhibaano-ah\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ahlu-sunna-oo-loo-ogolaaday-tiro-xildhibaano-ah\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/FB_IMG_1567673905305-1.jpg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/FB_IMG_1567673905305-1.jpg","width":720,"height":479},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ahlu-sunna-oo-loo-ogolaaday-tiro-xildhibaano-ah\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Ahlu-Sunna oo loo ogolaaday tiro xildhibaano ah"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/139346"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=139346"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/139346\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":139348,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/139346\/revisions\/139348"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/139355"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=139346"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=139346"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=139346"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}