{"id":139356,"date":"2019-12-08T11:27:55","date_gmt":"2019-12-08T08:27:55","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=139356"},"modified":"2019-12-08T11:31:27","modified_gmt":"2019-12-08T08:31:27","slug":"daawo-hargeysa-qoys-dhan-oo-ku-dhintay-guri-kula-soo-dumay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-hargeysa-qoys-dhan-oo-ku-dhintay-guri-kula-soo-dumay\/","title":{"rendered":"DAAWO Hargeysa Qoys dhan oo ku dhintay guri kula soo dumay"},"content":{"rendered":"<p>Wararka ka imaanaya magaalada Haregysa ayaa sheegaya in arrin murugo leh ay saaka ka dhacday gudaha magaaladaasi, kadib markii qoys dan yar ahaa uu ku soo dumay dhismo ay ka daganaayeen xaafadda Bir-jeex.<\/p>\n<p>Qoyska ayaa ka koobnaa illaa afar ruux oo kala ahaa labo caruur ah, Aabahood iyo hooyadii reerka, kuwaas dhammaan ku dhintay isla goobta.<\/p>\n<p>Reerkaan ayaa deganaa Aqal Soomaali ka dhex dhisnaa dhismo qadiimi ah oo ku yaalla xaafadda Bir-jeex, kaas oo ka mid ah guryihii uu dhisay Ingiriiska.<\/p>\n<p>Aabaha qoyska ayaa waxaa lagu magacaabi jiray, Feysal Aadan Caddi, halka hooyaduna ay aheyd Xaamilo.<br \/>\nSidoo kale waxaa goobta ay dhibaatadu ka dhacday gaaray mas\u2019uuliyiin ka tirsan Somaliland, sida Duqa Haregysa, guddoomiyaha gobolka Maroodi-Jeex iyo taliyaha guud ee ciidanka Dab Damiska maamulkaasi, kuwaas oo ka qeyb qaatay gurmadka la fidiyey.<\/p>\n<p>Meydka afarta qof oo ugu dambeyn laga soo saaray dhismaha hoostiisa ayaa waxaa haatan la geeyey isbitaalka magaalada Hargeysa.<\/p>\n<p>Arrintaan ayaa murugo xanuun badan ku reebtay dadka deegaanka oo sida aad ah u hadal haya dhacdadaasi murugada leh.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/tiNdb_bg87w\" width=\"898\" height=\"505\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-139359\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/Capture-4-495x430.png\" alt=\"\" width=\"634\" height=\"551\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/Capture-4-495x430.png 495w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/Capture-4-495x430-300x261.png 300w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/Capture-4-495x430-483x420.png 483w\" sizes=\"(max-width: 634px) 100vw, 634px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wararka ka imaanaya magaalada Haregysa ayaa sheegaya in arrin murugo leh ay saaka ka dhacday gudaha magaaladaasi, kadib markii qoys dan yar ahaa uu ku soo dumay dhismo ay ka daganaayeen xaafadda Bir-jeex. Qoyska ayaa ka koobnaa illaa afar ruux oo kala ahaa labo caruur ah, Aabahood iyo hooyadii reerka, kuwaas dhammaan ku dhintay isla [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":139357,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-139356","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO Hargeysa Qoys dhan oo ku dhintay guri kula soo dumay - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-hargeysa-qoys-dhan-oo-ku-dhintay-guri-kula-soo-dumay\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO Hargeysa Qoys dhan oo ku dhintay guri kula soo dumay - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Wararka ka imaanaya magaalada Haregysa ayaa sheegaya in arrin murugo leh ay saaka ka dhacday gudaha magaaladaasi, kadib markii qoys dan yar ahaa uu ku soo dumay dhismo ay ka daganaayeen xaafadda Bir-jeex. Qoyska ayaa ka koobnaa illaa afar ruux oo kala ahaa labo caruur ah, Aabahood iyo hooyadii reerka, kuwaas dhammaan ku dhintay isla [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-hargeysa-qoys-dhan-oo-ku-dhintay-guri-kula-soo-dumay\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-12-08T08:27:55+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2019-12-08T08:31:27+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/2019128637113705272243362333.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"455\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"432\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-hargeysa-qoys-dhan-oo-ku-dhintay-guri-kula-soo-dumay\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-hargeysa-qoys-dhan-oo-ku-dhintay-guri-kula-soo-dumay\/\",\"name\":\"DAAWO Hargeysa Qoys dhan oo ku dhintay guri kula soo dumay - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-hargeysa-qoys-dhan-oo-ku-dhintay-guri-kula-soo-dumay\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-hargeysa-qoys-dhan-oo-ku-dhintay-guri-kula-soo-dumay\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/2019128637113705272243362333.jpg\",\"datePublished\":\"2019-12-08T08:27:55+00:00\",\"dateModified\":\"2019-12-08T08:31:27+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-hargeysa-qoys-dhan-oo-ku-dhintay-guri-kula-soo-dumay\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-hargeysa-qoys-dhan-oo-ku-dhintay-guri-kula-soo-dumay\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-hargeysa-qoys-dhan-oo-ku-dhintay-guri-kula-soo-dumay\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/2019128637113705272243362333.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/2019128637113705272243362333.jpg\",\"width\":455,\"height\":432},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-hargeysa-qoys-dhan-oo-ku-dhintay-guri-kula-soo-dumay\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO Hargeysa Qoys dhan oo ku dhintay guri kula soo dumay\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO Hargeysa Qoys dhan oo ku dhintay guri kula soo dumay - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-hargeysa-qoys-dhan-oo-ku-dhintay-guri-kula-soo-dumay\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO Hargeysa Qoys dhan oo ku dhintay guri kula soo dumay - Wardoon","og_description":"Wararka ka imaanaya magaalada Haregysa ayaa sheegaya in arrin murugo leh ay saaka ka dhacday gudaha magaaladaasi, kadib markii qoys dan yar ahaa uu ku soo dumay dhismo ay ka daganaayeen xaafadda Bir-jeex. Qoyska ayaa ka koobnaa illaa afar ruux oo kala ahaa labo caruur ah, Aabahood iyo hooyadii reerka, kuwaas dhammaan ku dhintay isla [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-hargeysa-qoys-dhan-oo-ku-dhintay-guri-kula-soo-dumay\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-12-08T08:27:55+00:00","article_modified_time":"2019-12-08T08:31:27+00:00","og_image":[{"width":455,"height":432,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/2019128637113705272243362333.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-hargeysa-qoys-dhan-oo-ku-dhintay-guri-kula-soo-dumay\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-hargeysa-qoys-dhan-oo-ku-dhintay-guri-kula-soo-dumay\/","name":"DAAWO Hargeysa Qoys dhan oo ku dhintay guri kula soo dumay - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-hargeysa-qoys-dhan-oo-ku-dhintay-guri-kula-soo-dumay\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-hargeysa-qoys-dhan-oo-ku-dhintay-guri-kula-soo-dumay\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/2019128637113705272243362333.jpg","datePublished":"2019-12-08T08:27:55+00:00","dateModified":"2019-12-08T08:31:27+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-hargeysa-qoys-dhan-oo-ku-dhintay-guri-kula-soo-dumay\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-hargeysa-qoys-dhan-oo-ku-dhintay-guri-kula-soo-dumay\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-hargeysa-qoys-dhan-oo-ku-dhintay-guri-kula-soo-dumay\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/2019128637113705272243362333.jpg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/2019128637113705272243362333.jpg","width":455,"height":432},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-hargeysa-qoys-dhan-oo-ku-dhintay-guri-kula-soo-dumay\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO Hargeysa Qoys dhan oo ku dhintay guri kula soo dumay"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/139356"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=139356"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/139356\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":139361,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/139356\/revisions\/139361"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/139357"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=139356"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=139356"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=139356"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}