{"id":139410,"date":"2019-12-09T09:21:27","date_gmt":"2019-12-09T06:21:27","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=139410"},"modified":"2019-12-09T09:21:27","modified_gmt":"2019-12-09T06:21:27","slug":"dagaal-saakay-dib-uga-bilowday-deegaanada-towfiiq-iyo-af-barwaaqo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-saakay-dib-uga-bilowday-deegaanada-towfiiq-iyo-af-barwaaqo\/","title":{"rendered":"Dagaal saakay dib uga bilowday Deegaanada Towfiiq iyo Af Barwaaqo"},"content":{"rendered":"<p>Wararka ka imaanaya gobolka Mudug ayaa sheegaya in saakay deegaano katirsan gobolkaasi dib uga bilowday dagaal u dhaxeeya labo maleeshiyo beeleed oo wada dega gobolkaasi.<\/p>\n<p>Dadka deegaanka ayaa ku waramay in saakay aroortii dagaal culus dib uga bilowday meelo ku dhaw Deegaanada Towfiiq iyo Af Barwaaqo oo maalmihii lasoo dhaafay uu ka socday dagaal salka ku haya qabiil.<\/p>\n<p>Dagaalka labada maleeshiyo beeleed dhax maraya ayaa lasoo sheegayaa in hubka nuucyadiisa kala duwan la isku adeegsanayo, waxaana dagaalka ka dhashay khasaaro dhimasho iyo mid dhaawac aan la ogeyn inta uu la egyahay.<\/p>\n<p>Dowlada Soomaaliya ayaa ugu baaqday dhinacyada dagaalamaya in ay nabada qaataan ayna joojiyaan dagaalka, waxa ayna dowlada sheegtay in ciidamo u direyso deegaanada dagaalka uu ka socdo si ay u kala dhax galaan maleeshiyaadka dagaalamaya.<\/p>\n<p>Dagaalka saakay dib uga qarxay deegaanadan katirsan gobolka Mudug ayaa kusoo aadaya xili saakay la filayay in deegaanadaasi gaaray Odayaal kasoo jeeda beelaha dagaalamaya si ay nabada uga shaqeeyaan loona joojiyo colaada.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wararka ka imaanaya gobolka Mudug ayaa sheegaya in saakay deegaano katirsan gobolkaasi dib uga bilowday dagaal u dhaxeeya labo maleeshiyo beeleed oo wada dega gobolkaasi. Dadka deegaanka ayaa ku waramay in saakay aroortii dagaal culus dib uga bilowday meelo ku dhaw Deegaanada Towfiiq iyo Af Barwaaqo oo maalmihii lasoo dhaafay uu ka socday dagaal salka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":139411,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-139410","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Dagaal saakay dib uga bilowday Deegaanada Towfiiq iyo Af Barwaaqo - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-saakay-dib-uga-bilowday-deegaanada-towfiiq-iyo-af-barwaaqo\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Dagaal saakay dib uga bilowday Deegaanada Towfiiq iyo Af Barwaaqo - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Wararka ka imaanaya gobolka Mudug ayaa sheegaya in saakay deegaano katirsan gobolkaasi dib uga bilowday dagaal u dhaxeeya labo maleeshiyo beeleed oo wada dega gobolkaasi. Dadka deegaanka ayaa ku waramay in saakay aroortii dagaal culus dib uga bilowday meelo ku dhaw Deegaanada Towfiiq iyo Af Barwaaqo oo maalmihii lasoo dhaafay uu ka socday dagaal salka [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-saakay-dib-uga-bilowday-deegaanada-towfiiq-iyo-af-barwaaqo\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-12-09T06:21:27+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/CEEL-AFWEYN.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"768\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"432\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-saakay-dib-uga-bilowday-deegaanada-towfiiq-iyo-af-barwaaqo\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-saakay-dib-uga-bilowday-deegaanada-towfiiq-iyo-af-barwaaqo\/\",\"name\":\"Dagaal saakay dib uga bilowday Deegaanada Towfiiq iyo Af Barwaaqo - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-saakay-dib-uga-bilowday-deegaanada-towfiiq-iyo-af-barwaaqo\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-saakay-dib-uga-bilowday-deegaanada-towfiiq-iyo-af-barwaaqo\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/CEEL-AFWEYN.jpg\",\"datePublished\":\"2019-12-09T06:21:27+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-saakay-dib-uga-bilowday-deegaanada-towfiiq-iyo-af-barwaaqo\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-saakay-dib-uga-bilowday-deegaanada-towfiiq-iyo-af-barwaaqo\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-saakay-dib-uga-bilowday-deegaanada-towfiiq-iyo-af-barwaaqo\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/CEEL-AFWEYN.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/CEEL-AFWEYN.jpg\",\"width\":768,\"height\":432},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-saakay-dib-uga-bilowday-deegaanada-towfiiq-iyo-af-barwaaqo\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Dagaal saakay dib uga bilowday Deegaanada Towfiiq iyo Af Barwaaqo\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Dagaal saakay dib uga bilowday Deegaanada Towfiiq iyo Af Barwaaqo - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-saakay-dib-uga-bilowday-deegaanada-towfiiq-iyo-af-barwaaqo\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Dagaal saakay dib uga bilowday Deegaanada Towfiiq iyo Af Barwaaqo - Wardoon","og_description":"Wararka ka imaanaya gobolka Mudug ayaa sheegaya in saakay deegaano katirsan gobolkaasi dib uga bilowday dagaal u dhaxeeya labo maleeshiyo beeleed oo wada dega gobolkaasi. Dadka deegaanka ayaa ku waramay in saakay aroortii dagaal culus dib uga bilowday meelo ku dhaw Deegaanada Towfiiq iyo Af Barwaaqo oo maalmihii lasoo dhaafay uu ka socday dagaal salka [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-saakay-dib-uga-bilowday-deegaanada-towfiiq-iyo-af-barwaaqo\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-12-09T06:21:27+00:00","og_image":[{"width":768,"height":432,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/CEEL-AFWEYN.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-saakay-dib-uga-bilowday-deegaanada-towfiiq-iyo-af-barwaaqo\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-saakay-dib-uga-bilowday-deegaanada-towfiiq-iyo-af-barwaaqo\/","name":"Dagaal saakay dib uga bilowday Deegaanada Towfiiq iyo Af Barwaaqo - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-saakay-dib-uga-bilowday-deegaanada-towfiiq-iyo-af-barwaaqo\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-saakay-dib-uga-bilowday-deegaanada-towfiiq-iyo-af-barwaaqo\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/CEEL-AFWEYN.jpg","datePublished":"2019-12-09T06:21:27+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-saakay-dib-uga-bilowday-deegaanada-towfiiq-iyo-af-barwaaqo\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-saakay-dib-uga-bilowday-deegaanada-towfiiq-iyo-af-barwaaqo\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-saakay-dib-uga-bilowday-deegaanada-towfiiq-iyo-af-barwaaqo\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/CEEL-AFWEYN.jpg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/CEEL-AFWEYN.jpg","width":768,"height":432},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-saakay-dib-uga-bilowday-deegaanada-towfiiq-iyo-af-barwaaqo\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Dagaal saakay dib uga bilowday Deegaanada Towfiiq iyo Af Barwaaqo"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/139410"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=139410"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/139410\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":139412,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/139410\/revisions\/139412"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/139411"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=139410"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=139410"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=139410"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}