{"id":139453,"date":"2019-12-10T12:55:06","date_gmt":"2019-12-10T09:55:06","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=139453"},"modified":"2019-12-10T12:57:42","modified_gmt":"2019-12-10T09:57:42","slug":"baarlamaanka-puntland-oo-xasaanadii-xildhibaano-ka-qaaday-dhoobo-daareed","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/baarlamaanka-puntland-oo-xasaanadii-xildhibaano-ka-qaaday-dhoobo-daareed\/","title":{"rendered":"Baarlamaanka Puntland oo xasaanadii xildhibaano ka qaaday Dhoobo daareed"},"content":{"rendered":"<p>Magalada Garoowe ee Xarunta Gobolka Nugaal waxaa Maanta oo Talaado ah kulan ku yeeshay Xildhibaannada Golaha Wakiiladda Puntland, iyada oo la horgeeyey mooshin xasaanad ka qaadis ah oo ka yaallay Guddoomiyihii hore ee Baarlamaanka Puntland Xildhibaan Cabdi Xakiin Dhoobo-Daareed.<\/p>\n<p>Xildhibaanada ayaa dood dheer ka yeeshay mooshinka oo ay kasoo gudbiyeen 38 Mudane,waxaana kulanka oo ay goobjoog ka ahaayeen 40 Mudane u codeysay in xasaanada Xildhibaanimo laga qaado Dhoobo-Daareed 39 Mudane halka hal Xildhibaan uu ka aamusay.<\/p>\n<p>Guddoomiyaha Baarlamaanka Puntland ayaanan kamid aheyn dadka codeeyey,waxaana la sheegay in uu ka aamusay kulankii Maanta ee xasaabada xildhibaanimo looga qaaday Guddoomiyihii hore ee Baarlamaanka Puntland Xildhibaan Cabdi Xakiin Dhoobo-Daareed.<\/p>\n<p>Xildhibaannada mooshinka ka keeney Cabdi xakiin Doobo-daareed ayaa waxaa ay ku eedeeyeen in uu ka xad gudbay Dastuurka iyo Soohdimaha Maamulka Puntland.<\/p>\n<p>Guddoomiyihii hore ee Baarlamaanka Puntland Xildhibaan Cabdi Xakiin Dhoobo-Daareed oo maalmihii la soo dhaafay Kulamo siyaasadeed ka waday deegaano ka tirsan Gobolka Sanaag ayaa haatan ku sugan dalka Itoobiya.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-139457\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/1-11.jpg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"640\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/1-11.jpg 960w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/1-11-300x200.jpg 300w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/1-11-768x512.jpg 768w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/1-11-696x464.jpg 696w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/1-11-630x420.jpg 630w\" sizes=\"(max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Magalada Garoowe ee Xarunta Gobolka Nugaal waxaa Maanta oo Talaado ah kulan ku yeeshay Xildhibaannada Golaha Wakiiladda Puntland, iyada oo la horgeeyey mooshin xasaanad ka qaadis ah oo ka yaallay Guddoomiyihii hore ee Baarlamaanka Puntland Xildhibaan Cabdi Xakiin Dhoobo-Daareed. Xildhibaanada ayaa dood dheer ka yeeshay mooshinka oo ay kasoo gudbiyeen 38 Mudane,waxaana kulanka oo ay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":139454,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-139453","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Baarlamaanka Puntland oo xasaanadii xildhibaano ka qaaday Dhoobo daareed - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/baarlamaanka-puntland-oo-xasaanadii-xildhibaano-ka-qaaday-dhoobo-daareed\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Baarlamaanka Puntland oo xasaanadii xildhibaano ka qaaday Dhoobo daareed - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Magalada Garoowe ee Xarunta Gobolka Nugaal waxaa Maanta oo Talaado ah kulan ku yeeshay Xildhibaannada Golaha Wakiiladda Puntland, iyada oo la horgeeyey mooshin xasaanad ka qaadis ah oo ka yaallay Guddoomiyihii hore ee Baarlamaanka Puntland Xildhibaan Cabdi Xakiin Dhoobo-Daareed. Xildhibaanada ayaa dood dheer ka yeeshay mooshinka oo ay kasoo gudbiyeen 38 Mudane,waxaana kulanka oo ay [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/baarlamaanka-puntland-oo-xasaanadii-xildhibaano-ka-qaaday-dhoobo-daareed\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-12-10T09:55:06+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2019-12-10T09:57:42+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/Dhoobo.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"678\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"381\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/baarlamaanka-puntland-oo-xasaanadii-xildhibaano-ka-qaaday-dhoobo-daareed\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/baarlamaanka-puntland-oo-xasaanadii-xildhibaano-ka-qaaday-dhoobo-daareed\/\",\"name\":\"Baarlamaanka Puntland oo xasaanadii xildhibaano ka qaaday Dhoobo daareed - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/baarlamaanka-puntland-oo-xasaanadii-xildhibaano-ka-qaaday-dhoobo-daareed\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/baarlamaanka-puntland-oo-xasaanadii-xildhibaano-ka-qaaday-dhoobo-daareed\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/Dhoobo.jpg\",\"datePublished\":\"2019-12-10T09:55:06+00:00\",\"dateModified\":\"2019-12-10T09:57:42+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/baarlamaanka-puntland-oo-xasaanadii-xildhibaano-ka-qaaday-dhoobo-daareed\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/baarlamaanka-puntland-oo-xasaanadii-xildhibaano-ka-qaaday-dhoobo-daareed\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/baarlamaanka-puntland-oo-xasaanadii-xildhibaano-ka-qaaday-dhoobo-daareed\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/Dhoobo.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/Dhoobo.jpg\",\"width\":678,\"height\":381},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/baarlamaanka-puntland-oo-xasaanadii-xildhibaano-ka-qaaday-dhoobo-daareed\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Baarlamaanka Puntland oo xasaanadii xildhibaano ka qaaday Dhoobo daareed\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Baarlamaanka Puntland oo xasaanadii xildhibaano ka qaaday Dhoobo daareed - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/baarlamaanka-puntland-oo-xasaanadii-xildhibaano-ka-qaaday-dhoobo-daareed\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Baarlamaanka Puntland oo xasaanadii xildhibaano ka qaaday Dhoobo daareed - Wardoon","og_description":"Magalada Garoowe ee Xarunta Gobolka Nugaal waxaa Maanta oo Talaado ah kulan ku yeeshay Xildhibaannada Golaha Wakiiladda Puntland, iyada oo la horgeeyey mooshin xasaanad ka qaadis ah oo ka yaallay Guddoomiyihii hore ee Baarlamaanka Puntland Xildhibaan Cabdi Xakiin Dhoobo-Daareed. Xildhibaanada ayaa dood dheer ka yeeshay mooshinka oo ay kasoo gudbiyeen 38 Mudane,waxaana kulanka oo ay [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/baarlamaanka-puntland-oo-xasaanadii-xildhibaano-ka-qaaday-dhoobo-daareed\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-12-10T09:55:06+00:00","article_modified_time":"2019-12-10T09:57:42+00:00","og_image":[{"width":678,"height":381,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/Dhoobo.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/baarlamaanka-puntland-oo-xasaanadii-xildhibaano-ka-qaaday-dhoobo-daareed\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/baarlamaanka-puntland-oo-xasaanadii-xildhibaano-ka-qaaday-dhoobo-daareed\/","name":"Baarlamaanka Puntland oo xasaanadii xildhibaano ka qaaday Dhoobo daareed - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/baarlamaanka-puntland-oo-xasaanadii-xildhibaano-ka-qaaday-dhoobo-daareed\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/baarlamaanka-puntland-oo-xasaanadii-xildhibaano-ka-qaaday-dhoobo-daareed\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/Dhoobo.jpg","datePublished":"2019-12-10T09:55:06+00:00","dateModified":"2019-12-10T09:57:42+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/baarlamaanka-puntland-oo-xasaanadii-xildhibaano-ka-qaaday-dhoobo-daareed\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/baarlamaanka-puntland-oo-xasaanadii-xildhibaano-ka-qaaday-dhoobo-daareed\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/baarlamaanka-puntland-oo-xasaanadii-xildhibaano-ka-qaaday-dhoobo-daareed\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/Dhoobo.jpg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/Dhoobo.jpg","width":678,"height":381},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/baarlamaanka-puntland-oo-xasaanadii-xildhibaano-ka-qaaday-dhoobo-daareed\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Baarlamaanka Puntland oo xasaanadii xildhibaano ka qaaday Dhoobo daareed"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/139453"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=139453"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/139453\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":139458,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/139453\/revisions\/139458"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/139454"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=139453"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=139453"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=139453"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}