{"id":139493,"date":"2019-12-10T20:43:26","date_gmt":"2019-12-10T17:43:26","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=139493"},"modified":"2019-12-10T20:43:26","modified_gmt":"2019-12-10T17:43:26","slug":"wararkii-ugu-dambeeyey-al-shabaab-oo-ka-dhex-dagaalamaya-hotel-syl","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyey-al-shabaab-oo-ka-dhex-dagaalamaya-hotel-syl\/","title":{"rendered":"Wararkii ugu dambeeyey Al-Shabaab oo ka dhex dagaalamaya hotel SYL"},"content":{"rendered":"<p>Is-rasaaseyn xooggan ayaa ka socota hotelka SYL ee magaalada Muqdisho oo ku yaalla agagaarka Villa Somalia, halkaasi oo la rumeysan yahay inay galeen maleeshiyada Al-Shabaab.<\/p>\n<p>Xildhibaan Cabdirisaaq Cumar Maxamed oo ahaa wasiirkii hore ee amniga ayaa sheegay in xildhibaan ka tirsan baarlamanka oo kasoo baxsaday hotelka uu u xaqiijiyey in Al-Shabaab ay soo galeen hotelka.<\/p>\n<p>Waxa uu sidoo kale sheegay inuu jiro khasaare xooggan, inkasta oo aan la hayn tirada rasmiga ah.<\/p>\n<p>Sidoo kale, kooxda Al-Shabaab ayaa war ay soo saartay ku sheegtay in dagaal-yahanadeeda ay galeen hotelka, kana dhex dagaalamayaan.<\/p>\n<p>Askar ka tirsan ciidanka dowladda iyo kuwa ilaalada Hotelka ayaa la tacaalaya weerarka oo ka socda gudaha Hotelka.<\/p>\n<p>Gudaha Hotelka ayaa laga maqlayaa rasaas xoog leh iyo Bambo gacmeed ay isku adeegsanayaan askarta iyo dagaalyahanada gudaha u galay Hotelka.<\/p>\n<p>Ragga galay Hotelka oo aan wali la xaqiiji karin tiradooda ayaa la sheegay inay xirnaayeen Tuutaha ciidanka booliska Soomaaliya.<\/p>\n<p>Warar kale ayaa sheegaya in hotelka ay casho ku lahaayeen waxgaradka, odayaasha iyo siyaasiyiinta beesha Habar-Gidir oo maanta Muqdisho ku caleemo saaray guddoomiyaha cusub ee beesha Cabdulqaadir Maxamed Shirwac.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Is-rasaaseyn xooggan ayaa ka socota hotelka SYL ee magaalada Muqdisho oo ku yaalla agagaarka Villa Somalia, halkaasi oo la rumeysan yahay inay galeen maleeshiyada Al-Shabaab. Xildhibaan Cabdirisaaq Cumar Maxamed oo ahaa wasiirkii hore ee amniga ayaa sheegay in xildhibaan ka tirsan baarlamanka oo kasoo baxsaday hotelka uu u xaqiijiyey in Al-Shabaab ay soo galeen hotelka. [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":139494,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-139493","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Wararkii ugu dambeeyey Al-Shabaab oo ka dhex dagaalamaya hotel SYL - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyey-al-shabaab-oo-ka-dhex-dagaalamaya-hotel-syl\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Wararkii ugu dambeeyey Al-Shabaab oo ka dhex dagaalamaya hotel SYL - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Is-rasaaseyn xooggan ayaa ka socota hotelka SYL ee magaalada Muqdisho oo ku yaalla agagaarka Villa Somalia, halkaasi oo la rumeysan yahay inay galeen maleeshiyada Al-Shabaab. Xildhibaan Cabdirisaaq Cumar Maxamed oo ahaa wasiirkii hore ee amniga ayaa sheegay in xildhibaan ka tirsan baarlamanka oo kasoo baxsaday hotelka uu u xaqiijiyey in Al-Shabaab ay soo galeen hotelka. [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyey-al-shabaab-oo-ka-dhex-dagaalamaya-hotel-syl\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-12-10T17:43:26+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/78950678_2653860058233570_6476380133371412480_n.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"720\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"480\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyey-al-shabaab-oo-ka-dhex-dagaalamaya-hotel-syl\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyey-al-shabaab-oo-ka-dhex-dagaalamaya-hotel-syl\/\",\"name\":\"Wararkii ugu dambeeyey Al-Shabaab oo ka dhex dagaalamaya hotel SYL - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyey-al-shabaab-oo-ka-dhex-dagaalamaya-hotel-syl\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyey-al-shabaab-oo-ka-dhex-dagaalamaya-hotel-syl\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/78950678_2653860058233570_6476380133371412480_n.jpg\",\"datePublished\":\"2019-12-10T17:43:26+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyey-al-shabaab-oo-ka-dhex-dagaalamaya-hotel-syl\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyey-al-shabaab-oo-ka-dhex-dagaalamaya-hotel-syl\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyey-al-shabaab-oo-ka-dhex-dagaalamaya-hotel-syl\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/78950678_2653860058233570_6476380133371412480_n.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/78950678_2653860058233570_6476380133371412480_n.jpg\",\"width\":720,\"height\":480},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyey-al-shabaab-oo-ka-dhex-dagaalamaya-hotel-syl\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Wararkii ugu dambeeyey Al-Shabaab oo ka dhex dagaalamaya hotel SYL\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Wararkii ugu dambeeyey Al-Shabaab oo ka dhex dagaalamaya hotel SYL - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyey-al-shabaab-oo-ka-dhex-dagaalamaya-hotel-syl\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Wararkii ugu dambeeyey Al-Shabaab oo ka dhex dagaalamaya hotel SYL - Wardoon","og_description":"Is-rasaaseyn xooggan ayaa ka socota hotelka SYL ee magaalada Muqdisho oo ku yaalla agagaarka Villa Somalia, halkaasi oo la rumeysan yahay inay galeen maleeshiyada Al-Shabaab. Xildhibaan Cabdirisaaq Cumar Maxamed oo ahaa wasiirkii hore ee amniga ayaa sheegay in xildhibaan ka tirsan baarlamanka oo kasoo baxsaday hotelka uu u xaqiijiyey in Al-Shabaab ay soo galeen hotelka. [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyey-al-shabaab-oo-ka-dhex-dagaalamaya-hotel-syl\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-12-10T17:43:26+00:00","og_image":[{"width":720,"height":480,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/78950678_2653860058233570_6476380133371412480_n.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyey-al-shabaab-oo-ka-dhex-dagaalamaya-hotel-syl\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyey-al-shabaab-oo-ka-dhex-dagaalamaya-hotel-syl\/","name":"Wararkii ugu dambeeyey Al-Shabaab oo ka dhex dagaalamaya hotel SYL - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyey-al-shabaab-oo-ka-dhex-dagaalamaya-hotel-syl\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyey-al-shabaab-oo-ka-dhex-dagaalamaya-hotel-syl\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/78950678_2653860058233570_6476380133371412480_n.jpg","datePublished":"2019-12-10T17:43:26+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyey-al-shabaab-oo-ka-dhex-dagaalamaya-hotel-syl\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyey-al-shabaab-oo-ka-dhex-dagaalamaya-hotel-syl\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyey-al-shabaab-oo-ka-dhex-dagaalamaya-hotel-syl\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/78950678_2653860058233570_6476380133371412480_n.jpg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/78950678_2653860058233570_6476380133371412480_n.jpg","width":720,"height":480},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyey-al-shabaab-oo-ka-dhex-dagaalamaya-hotel-syl\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Wararkii ugu dambeeyey Al-Shabaab oo ka dhex dagaalamaya hotel SYL"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/139493"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=139493"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/139493\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":139495,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/139493\/revisions\/139495"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/139494"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=139493"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=139493"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=139493"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}