{"id":139496,"date":"2019-12-10T21:53:20","date_gmt":"2019-12-10T18:53:20","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=139496"},"modified":"2019-12-10T21:53:20","modified_gmt":"2019-12-10T18:53:20","slug":"xildhibaano-dhaawac-ah-oo-laga-soo-badbaadiyey-hotelka-syl","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaano-dhaawac-ah-oo-laga-soo-badbaadiyey-hotelka-syl\/","title":{"rendered":"Xildhibaano dhaawac ah oo laga soo badbaadiyey hotelka SYL"},"content":{"rendered":"<p>Xildhibaano ka tirsan Baarlamanka Somalia oo mid ka mid ah uu dhaawacmay ayaa goor dhow laga soo badbaadiyey hotelka SYL ee magaalada Muqdisho oo gudaha ay ugu jiraan dabley ka tirsan Al-shabaab.<\/p>\n<p>Ciidamada amaanka ayaa la sheegay iney Xildhibaanadan ka soo saareen xagga danbe ee hotelka ee xigta beerta Nabada.<\/p>\n<p>Waxaa ka mid ah xildhibaanada illaa hadda la soo badbaadiyey xildhibaan Maxamuud Cali Magan oo sida wararku sheegayaan dhaawac qaba, iyo xildhibaanada kala ah Axmed Dhegaweyne iyo Jaamac askar.<\/p>\n<p>Sidoo kale, Masuuliyiin kale iyo dad shacab ah oo weerarku ku qabsaday hotelka SYL ayaa la soo badbaadiyey, waxaana weli hotelka ku go\u2019doonsan masuuliyiin kale, xildhibaano iyo dad shacab ah.<\/p>\n<p>Ciidamada sida gaar ah u tababaran ee dowlada Somalia ayaa xiray wadooyinka gala hotelka, iyagoo gudihiisa ka wada howgal lagu soo afjarayo kooxaha galay ee ka tirsan Al-shabaab.<\/p>\n<p>Saraakiil ka tirsan ciidamada amaanka ayaa sheegay in dableyda weerarka soo qaaday oo shan nin ka koobnaa la dilay labo ka mid ah halka saddex kale ay weli gudaha hotelka kula dagaalamayaan ciidamada amaanka.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xildhibaano ka tirsan Baarlamanka Somalia oo mid ka mid ah uu dhaawacmay ayaa goor dhow laga soo badbaadiyey hotelka SYL ee magaalada Muqdisho oo gudaha ay ugu jiraan dabley ka tirsan Al-shabaab. Ciidamada amaanka ayaa la sheegay iney Xildhibaanadan ka soo saareen xagga danbe ee hotelka ee xigta beerta Nabada. Waxaa ka mid ah xildhibaanada [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":139494,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-139496","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Xildhibaano dhaawac ah oo laga soo badbaadiyey hotelka SYL - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaano-dhaawac-ah-oo-laga-soo-badbaadiyey-hotelka-syl\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Xildhibaano dhaawac ah oo laga soo badbaadiyey hotelka SYL - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Xildhibaano ka tirsan Baarlamanka Somalia oo mid ka mid ah uu dhaawacmay ayaa goor dhow laga soo badbaadiyey hotelka SYL ee magaalada Muqdisho oo gudaha ay ugu jiraan dabley ka tirsan Al-shabaab. Ciidamada amaanka ayaa la sheegay iney Xildhibaanadan ka soo saareen xagga danbe ee hotelka ee xigta beerta Nabada. Waxaa ka mid ah xildhibaanada [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaano-dhaawac-ah-oo-laga-soo-badbaadiyey-hotelka-syl\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-12-10T18:53:20+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/78950678_2653860058233570_6476380133371412480_n.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"720\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"480\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaano-dhaawac-ah-oo-laga-soo-badbaadiyey-hotelka-syl\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaano-dhaawac-ah-oo-laga-soo-badbaadiyey-hotelka-syl\/\",\"name\":\"Xildhibaano dhaawac ah oo laga soo badbaadiyey hotelka SYL - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaano-dhaawac-ah-oo-laga-soo-badbaadiyey-hotelka-syl\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaano-dhaawac-ah-oo-laga-soo-badbaadiyey-hotelka-syl\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/78950678_2653860058233570_6476380133371412480_n.jpg\",\"datePublished\":\"2019-12-10T18:53:20+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaano-dhaawac-ah-oo-laga-soo-badbaadiyey-hotelka-syl\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaano-dhaawac-ah-oo-laga-soo-badbaadiyey-hotelka-syl\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaano-dhaawac-ah-oo-laga-soo-badbaadiyey-hotelka-syl\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/78950678_2653860058233570_6476380133371412480_n.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/78950678_2653860058233570_6476380133371412480_n.jpg\",\"width\":720,\"height\":480},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaano-dhaawac-ah-oo-laga-soo-badbaadiyey-hotelka-syl\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Xildhibaano dhaawac ah oo laga soo badbaadiyey hotelka SYL\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Xildhibaano dhaawac ah oo laga soo badbaadiyey hotelka SYL - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaano-dhaawac-ah-oo-laga-soo-badbaadiyey-hotelka-syl\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Xildhibaano dhaawac ah oo laga soo badbaadiyey hotelka SYL - Wardoon","og_description":"Xildhibaano ka tirsan Baarlamanka Somalia oo mid ka mid ah uu dhaawacmay ayaa goor dhow laga soo badbaadiyey hotelka SYL ee magaalada Muqdisho oo gudaha ay ugu jiraan dabley ka tirsan Al-shabaab. Ciidamada amaanka ayaa la sheegay iney Xildhibaanadan ka soo saareen xagga danbe ee hotelka ee xigta beerta Nabada. Waxaa ka mid ah xildhibaanada [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaano-dhaawac-ah-oo-laga-soo-badbaadiyey-hotelka-syl\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-12-10T18:53:20+00:00","og_image":[{"width":720,"height":480,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/78950678_2653860058233570_6476380133371412480_n.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaano-dhaawac-ah-oo-laga-soo-badbaadiyey-hotelka-syl\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaano-dhaawac-ah-oo-laga-soo-badbaadiyey-hotelka-syl\/","name":"Xildhibaano dhaawac ah oo laga soo badbaadiyey hotelka SYL - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaano-dhaawac-ah-oo-laga-soo-badbaadiyey-hotelka-syl\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaano-dhaawac-ah-oo-laga-soo-badbaadiyey-hotelka-syl\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/78950678_2653860058233570_6476380133371412480_n.jpg","datePublished":"2019-12-10T18:53:20+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaano-dhaawac-ah-oo-laga-soo-badbaadiyey-hotelka-syl\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaano-dhaawac-ah-oo-laga-soo-badbaadiyey-hotelka-syl\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaano-dhaawac-ah-oo-laga-soo-badbaadiyey-hotelka-syl\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/78950678_2653860058233570_6476380133371412480_n.jpg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/78950678_2653860058233570_6476380133371412480_n.jpg","width":720,"height":480},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaano-dhaawac-ah-oo-laga-soo-badbaadiyey-hotelka-syl\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Xildhibaano dhaawac ah oo laga soo badbaadiyey hotelka SYL"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/139496"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=139496"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/139496\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":139497,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/139496\/revisions\/139497"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/139494"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=139496"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=139496"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=139496"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}