{"id":139658,"date":"2019-12-14T09:49:39","date_gmt":"2019-12-14T06:49:39","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=139658"},"modified":"2019-12-14T09:49:39","modified_gmt":"2019-12-14T06:49:39","slug":"saciid-deni-iyo-axmed-shide-oo-ku-kulmay-addis-ababa","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/saciid-deni-iyo-axmed-shide-oo-ku-kulmay-addis-ababa\/","title":{"rendered":"Saciid Deni iyo  Axmed Shide oo ku kulmay Addis ababa"},"content":{"rendered":"<p>Madaxweynaha dowlad goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland, Mudane Siciid Cabdullaahi Maxamed (Deni) oo ku sugan magaalada Addis Ababa ayaa kulamo siyaasadeed ka bilaabay gudaha magaaladaasi.<\/p>\n<p>Deni ayaa kulan gaar ah la qaatay xubno uu ka mid yahay wasiirka wasaaradda maaliyadda ee Itoobiya, Axmed Shide, iyagoo ka wada hadlay arrimo dhowr ah.<\/p>\n<p>Kulanka oo saacado badan qaatay ayaa waxa ay labada mas\u2019uul ku soo hadal qaadeen iskaashiga labada dhinac ee arrimaha ganacsiga, amniga iyo horumarka Puntland.<\/p>\n<p>Madaxweynah Siciid Cabdullaahi Maxamed (Deni) oo madasha ka hadlay ayaa sheegay in Puntland ay ka go\u2019an tahay inay sare loo qaado wadashaqeynta ay la leedahay Itoobiya, isagoo oo u rajeeyey shacabka iyo dowladda amni iyo horumar ballaaran.<\/p>\n<p>Dhankiisa Axmed Shide ayaa sheegay in ka dowlad ahaan ay diyaar u yihiin inay dardar geliyaan arrimaha kala dhexeeya maamul goboleedka Soomaaliyeed ee Putland.<\/p>\n<p>Kulankaan ayaa ku soo aadaya, iyadoo muddooyinkii la soo dhaafay guddoomiyihii hore ee baarlamaanka Puntland, Cabdixakiin Dhoobo Daareed oo ku sugnaa Addis Abab uu ka waday abaabul siyaasadeed oo looga soo horjeedo xukuumadda Siciid C\/laahi (Deni).<\/p>\n<p>Dagaalka labada mas\u2019uul oo weli taagan ayaa waxa uu sababay in xildhibaanadii laga xayuubiyo Dhoobo Daareed, kadib kulan ay todobaadkii hore mudanayaasha golaha wakiilada Puntland ku yeesheen magaalada Garoowe ee xarunta gobolka Nugaal.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha dowlad goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland, Mudane Siciid Cabdullaahi Maxamed (Deni) oo ku sugan magaalada Addis Ababa ayaa kulamo siyaasadeed ka bilaabay gudaha magaaladaasi. Deni ayaa kulan gaar ah la qaatay xubno uu ka mid yahay wasiirka wasaaradda maaliyadda ee Itoobiya, Axmed Shide, iyagoo ka wada hadlay arrimo dhowr ah. Kulanka oo saacado badan qaatay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":139659,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-139658","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Saciid Deni iyo Axmed Shide oo ku kulmay Addis ababa - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/saciid-deni-iyo-axmed-shide-oo-ku-kulmay-addis-ababa\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Saciid Deni iyo Axmed Shide oo ku kulmay Addis ababa - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Madaxweynaha dowlad goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland, Mudane Siciid Cabdullaahi Maxamed (Deni) oo ku sugan magaalada Addis Ababa ayaa kulamo siyaasadeed ka bilaabay gudaha magaaladaasi. Deni ayaa kulan gaar ah la qaatay xubno uu ka mid yahay wasiirka wasaaradda maaliyadda ee Itoobiya, Axmed Shide, iyagoo ka wada hadlay arrimo dhowr ah. Kulanka oo saacado badan qaatay [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/saciid-deni-iyo-axmed-shide-oo-ku-kulmay-addis-ababa\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-12-14T06:49:39+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/mmmm-696x353-1.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"696\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"353\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/saciid-deni-iyo-axmed-shide-oo-ku-kulmay-addis-ababa\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/saciid-deni-iyo-axmed-shide-oo-ku-kulmay-addis-ababa\/\",\"name\":\"Saciid Deni iyo Axmed Shide oo ku kulmay Addis ababa - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/saciid-deni-iyo-axmed-shide-oo-ku-kulmay-addis-ababa\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/saciid-deni-iyo-axmed-shide-oo-ku-kulmay-addis-ababa\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/mmmm-696x353-1.jpg\",\"datePublished\":\"2019-12-14T06:49:39+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/saciid-deni-iyo-axmed-shide-oo-ku-kulmay-addis-ababa\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/saciid-deni-iyo-axmed-shide-oo-ku-kulmay-addis-ababa\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/saciid-deni-iyo-axmed-shide-oo-ku-kulmay-addis-ababa\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/mmmm-696x353-1.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/mmmm-696x353-1.jpg\",\"width\":696,\"height\":353},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/saciid-deni-iyo-axmed-shide-oo-ku-kulmay-addis-ababa\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Saciid Deni iyo Axmed Shide oo ku kulmay Addis ababa\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Saciid Deni iyo Axmed Shide oo ku kulmay Addis ababa - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/saciid-deni-iyo-axmed-shide-oo-ku-kulmay-addis-ababa\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Saciid Deni iyo Axmed Shide oo ku kulmay Addis ababa - Wardoon","og_description":"Madaxweynaha dowlad goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland, Mudane Siciid Cabdullaahi Maxamed (Deni) oo ku sugan magaalada Addis Ababa ayaa kulamo siyaasadeed ka bilaabay gudaha magaaladaasi. Deni ayaa kulan gaar ah la qaatay xubno uu ka mid yahay wasiirka wasaaradda maaliyadda ee Itoobiya, Axmed Shide, iyagoo ka wada hadlay arrimo dhowr ah. Kulanka oo saacado badan qaatay [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/saciid-deni-iyo-axmed-shide-oo-ku-kulmay-addis-ababa\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-12-14T06:49:39+00:00","og_image":[{"width":696,"height":353,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/mmmm-696x353-1.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/saciid-deni-iyo-axmed-shide-oo-ku-kulmay-addis-ababa\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/saciid-deni-iyo-axmed-shide-oo-ku-kulmay-addis-ababa\/","name":"Saciid Deni iyo Axmed Shide oo ku kulmay Addis ababa - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/saciid-deni-iyo-axmed-shide-oo-ku-kulmay-addis-ababa\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/saciid-deni-iyo-axmed-shide-oo-ku-kulmay-addis-ababa\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/mmmm-696x353-1.jpg","datePublished":"2019-12-14T06:49:39+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/saciid-deni-iyo-axmed-shide-oo-ku-kulmay-addis-ababa\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/saciid-deni-iyo-axmed-shide-oo-ku-kulmay-addis-ababa\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/saciid-deni-iyo-axmed-shide-oo-ku-kulmay-addis-ababa\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/mmmm-696x353-1.jpg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/mmmm-696x353-1.jpg","width":696,"height":353},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/saciid-deni-iyo-axmed-shide-oo-ku-kulmay-addis-ababa\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Saciid Deni iyo Axmed Shide oo ku kulmay Addis ababa"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/139658"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=139658"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/139658\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":139660,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/139658\/revisions\/139660"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/139659"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=139658"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=139658"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=139658"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}