{"id":139669,"date":"2019-12-14T21:59:07","date_gmt":"2019-12-14T18:59:07","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=139669"},"modified":"2019-12-14T21:59:07","modified_gmt":"2019-12-14T18:59:07","slug":"daawo-xildhibaan-jeesow-madaxweynaha-waa-beenaale","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaan-jeesow-madaxweynaha-waa-beenaale\/","title":{"rendered":"DAAWO Xildhibaan Jeesow: Madaxweynaha waa beenaale"},"content":{"rendered":"<p>Xildhibaan Daahir Amiin Jeesow oo ka tirsan Golaha Shacabka, islamarkaana ka mid ah xildhibaanada taageersan xukuumadda, ayaa sheegay inaysan Soomaaliya waqtigaan ka dhici karin doorasho qof iyo cod ah.<\/p>\n<p>Xildhibaan Jeesow ayaa ku dooday in amniga dalka uu yahay mid aan la isku haleyn karin, sidaas darteedna aysan macquul aheyn in been loo sheego shacabka Soomaaliyed.<\/p>\n<p>Wuxuu sheegay inuu Muqdisho baabuur uga bixi jiray kuna tagi jiray Jowhar, markii uu dalka madaxweyne ka ahaa Xasan Sheekh, balse uusan hadda tagi karin sababo amni awgeed, isagoo sii raaciyey in xataa aan Afgooye la aadi karin.<\/p>\n<p>\u201cAniga waxaa la iga soo doortay Jowhar, markii ay doorashada socotay maalintii shan jeer ayaan baabuurkeyga ku tagi jiray Jowhar, hadda lama tagi karo xataa waxaa halis ah in la aado Afgooye\u201d ayuu yiri Xildhibaan Jeesow.<\/p>\n<p>Xildhibaan Jeesow ayaa tilmaamay inay dowladda Soomaaliya iska daa wax kale ay xitaa ku fashilmatay sugidda Amniga inta u dhaxeyso Sayidka iyo Madaxtooyada, sidaas darteedna aysan suurta gal aheyn in dadka safaf dhaadheer lasoo geliyo loona sheego inay dhaceyso doorasho qof iyo cod ah.<\/p>\n<p>\u201cAlbaabkii Villa Somalia ayaa la isku dilayaa oo weerar ka socdaa, sidee doorasho qof iyo cid ah ah ay dalka uga dhaceysaa, ma shacabka ayaa been loo sheegayaa.\u201d ayuu yiri Jeesow.<\/p>\n<p>\u201cHa noqdo madaxweyne, ra\u2019iisul wasaare, wasiir, iyo xildhibaan, qof kasta oo yiraahdaa dalkan ayaa doorasho qof iyo cod ah ka dhici kartaa, waa beenlow.\u201d ayuu yiri xildhibaan Jeesow.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/5vgufNsj0V0\" width=\"1013\" height=\"570\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xildhibaan Daahir Amiin Jeesow oo ka tirsan Golaha Shacabka, islamarkaana ka mid ah xildhibaanada taageersan xukuumadda, ayaa sheegay inaysan Soomaaliya waqtigaan ka dhici karin doorasho qof iyo cod ah. Xildhibaan Jeesow ayaa ku dooday in amniga dalka uu yahay mid aan la isku haleyn karin, sidaas darteedna aysan macquul aheyn in been loo sheego shacabka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":139670,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-139669","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO Xildhibaan Jeesow: Madaxweynaha waa beenaale - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaan-jeesow-madaxweynaha-waa-beenaale\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO Xildhibaan Jeesow: Madaxweynaha waa beenaale - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Xildhibaan Daahir Amiin Jeesow oo ka tirsan Golaha Shacabka, islamarkaana ka mid ah xildhibaanada taageersan xukuumadda, ayaa sheegay inaysan Soomaaliya waqtigaan ka dhici karin doorasho qof iyo cod ah. Xildhibaan Jeesow ayaa ku dooday in amniga dalka uu yahay mid aan la isku haleyn karin, sidaas darteedna aysan macquul aheyn in been loo sheego shacabka [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaan-jeesow-madaxweynaha-waa-beenaale\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-12-14T18:59:07+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/Capture-18.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"769\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"549\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaan-jeesow-madaxweynaha-waa-beenaale\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaan-jeesow-madaxweynaha-waa-beenaale\/\",\"name\":\"DAAWO Xildhibaan Jeesow: Madaxweynaha waa beenaale - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaan-jeesow-madaxweynaha-waa-beenaale\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaan-jeesow-madaxweynaha-waa-beenaale\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/Capture-18.png\",\"datePublished\":\"2019-12-14T18:59:07+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaan-jeesow-madaxweynaha-waa-beenaale\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaan-jeesow-madaxweynaha-waa-beenaale\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaan-jeesow-madaxweynaha-waa-beenaale\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/Capture-18.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/Capture-18.png\",\"width\":769,\"height\":549},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaan-jeesow-madaxweynaha-waa-beenaale\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO Xildhibaan Jeesow: Madaxweynaha waa beenaale\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO Xildhibaan Jeesow: Madaxweynaha waa beenaale - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaan-jeesow-madaxweynaha-waa-beenaale\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO Xildhibaan Jeesow: Madaxweynaha waa beenaale - Wardoon","og_description":"Xildhibaan Daahir Amiin Jeesow oo ka tirsan Golaha Shacabka, islamarkaana ka mid ah xildhibaanada taageersan xukuumadda, ayaa sheegay inaysan Soomaaliya waqtigaan ka dhici karin doorasho qof iyo cod ah. Xildhibaan Jeesow ayaa ku dooday in amniga dalka uu yahay mid aan la isku haleyn karin, sidaas darteedna aysan macquul aheyn in been loo sheego shacabka [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaan-jeesow-madaxweynaha-waa-beenaale\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-12-14T18:59:07+00:00","og_image":[{"width":769,"height":549,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/Capture-18.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaan-jeesow-madaxweynaha-waa-beenaale\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaan-jeesow-madaxweynaha-waa-beenaale\/","name":"DAAWO Xildhibaan Jeesow: Madaxweynaha waa beenaale - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaan-jeesow-madaxweynaha-waa-beenaale\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaan-jeesow-madaxweynaha-waa-beenaale\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/Capture-18.png","datePublished":"2019-12-14T18:59:07+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaan-jeesow-madaxweynaha-waa-beenaale\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaan-jeesow-madaxweynaha-waa-beenaale\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaan-jeesow-madaxweynaha-waa-beenaale\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/Capture-18.png","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/Capture-18.png","width":769,"height":549},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaan-jeesow-madaxweynaha-waa-beenaale\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO Xildhibaan Jeesow: Madaxweynaha waa beenaale"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/139669"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=139669"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/139669\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":139671,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/139669\/revisions\/139671"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/139670"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=139669"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=139669"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=139669"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}