{"id":139690,"date":"2019-12-15T08:58:07","date_gmt":"2019-12-15T05:58:07","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=139690"},"modified":"2019-12-15T08:58:07","modified_gmt":"2019-12-15T05:58:07","slug":"sawirro-cumar-filish-oo-weli-kacabsanaya-hoolkii-lagu-qarxiyay-eng-yariisoow","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/sawirro-cumar-filish-oo-weli-kacabsanaya-hoolkii-lagu-qarxiyay-eng-yariisoow\/","title":{"rendered":"SAWIRRO Cumar Filish oo weli kacabsanaya hoolkii lagu qarxiyay Eng Yariisoow"},"content":{"rendered":"<p>Guddoomiyaha gobalka Banaadir ahna duqa Muqdisho Cumar Maxamuud Maxamed Filish ayaa joojiyay in shirka guddoomiyaasha degmooyinka iyo shirarka kale ee gobalka lagu qabto hoolkii lagu qarxiyay guddoomiyihii hore ee gobalka Allah ha u naxariistee Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan Yariisow.<\/p>\n<p>Sida ay noo sheegeen qaar ka mid shaqalaaha gobolka, hoolkii uu ku dhintay duqii hore ayaa waxaa saaran quful muddo bilooyin ah waxaana shirarka gobalka lagu qabtaa barxadda banaanka ee gobalka, halkaas oo markii hore lagu qaban jiray xafladaha waa wayn ee gobalka ka dhaca.<\/p>\n<p>Miisaska, iyo kuraasta shirka iyo teendhooyinka waxaa xir xira ciidanka ilaalada gaarka ah ee guddoomiyaha gobalka waxaana hoolka dib ugu celiya isla ciidankaas.<\/p>\n<p>Si rasmi ah looma oga sababta uu guddoomiyaha uga baaqsaday hoolkii lagu qarxiyay guddoomiyihii hore waxaase la aaminsan yahay in ay tahay cabsi dhanka amaanka ah.<\/p>\n<p>Cumar Filisha ayaa tan iyo markii uu xilka qabtay qaaday tallaabooyin dhowr ah oo lagu xaqiijinayo inaysan dib usoo dhicin musiibo la mid ah tii 24-kii July, markaasi oo gabar agaasime ka ahayd gobolka ay isku dhex-qarxisay hoolkii shirarka.<\/p>\n<p>14-kii November, Cumar Filish oo la hadlay jaaliyadda Soomaaliyeed ee dalka South Afrika ayaa shaaca ka qaaday in laga hortagay qarax la mid ah kii lagu dilay Injineer Yariisow oo isaga lala damacsanaa.<\/p>\n<p>Waxa uu sheegay in hay\u2019adaha amniga ay qabteen agaasime ka tirsanaa gobolka Banaadir oo qarax ka fulin lahaa xarunta gobolka, kaasi oo markii dambe qirtay qorshihiisa.<\/p>\n<p>Cumar Filish ma auusan shaacin magaca agaasimaha, goorta la qabtay iyo halka uu ku dambeeyey midna.<\/p>\n<div id='gallery-1' class='gallery galleryid-139690 gallery-columns-1 gallery-size-full'><figure class='gallery-item'>\n\t\t\t<div class='gallery-icon landscape'>\n\t\t\t\t<a href='https:\/\/wardoon.net\/so\/sawirro-cumar-filish-oo-weli-kacabsanaya-hoolkii-lagu-qarxiyay-eng-yariisoow\/79184566_2550904734947244_3716325653792948224_n\/'><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"960\" height=\"539\" src=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/79184566_2550904734947244_3716325653792948224_n.jpg\" class=\"attachment-full size-full\" alt=\"\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/79184566_2550904734947244_3716325653792948224_n.jpg 960w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/79184566_2550904734947244_3716325653792948224_n-300x168.jpg 300w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/79184566_2550904734947244_3716325653792948224_n-768x431.jpg 768w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/79184566_2550904734947244_3716325653792948224_n-696x391.jpg 696w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/79184566_2550904734947244_3716325653792948224_n-748x420.jpg 748w\" sizes=\"(max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/><\/a>\n\t\t\t<\/div><\/figure><figure class='gallery-item'>\n\t\t\t<div class='gallery-icon landscape'>\n\t\t\t\t<a href='https:\/\/wardoon.net\/so\/sawirro-cumar-filish-oo-weli-kacabsanaya-hoolkii-lagu-qarxiyay-eng-yariisoow\/79244448_2550904901613894_463164149304655872_n\/'><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"960\" height=\"539\" src=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/79244448_2550904901613894_463164149304655872_n.jpg\" class=\"attachment-full size-full\" alt=\"\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/79244448_2550904901613894_463164149304655872_n.jpg 960w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/79244448_2550904901613894_463164149304655872_n-300x168.jpg 300w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/79244448_2550904901613894_463164149304655872_n-768x431.jpg 768w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/79244448_2550904901613894_463164149304655872_n-696x391.jpg 696w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/79244448_2550904901613894_463164149304655872_n-748x420.jpg 748w\" sizes=\"(max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/><\/a>\n\t\t\t<\/div><\/figure><figure class='gallery-item'>\n\t\t\t<div class='gallery-icon landscape'>\n\t\t\t\t<a href='https:\/\/wardoon.net\/so\/sawirro-cumar-filish-oo-weli-kacabsanaya-hoolkii-lagu-qarxiyay-eng-yariisoow\/79317808_2550904821613902_1216251660674793472_n\/'><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"960\" height=\"539\" src=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/79317808_2550904821613902_1216251660674793472_n.jpg\" class=\"attachment-full size-full\" alt=\"\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/79317808_2550904821613902_1216251660674793472_n.jpg 960w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/79317808_2550904821613902_1216251660674793472_n-300x168.jpg 300w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/79317808_2550904821613902_1216251660674793472_n-768x431.jpg 768w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/79317808_2550904821613902_1216251660674793472_n-696x391.jpg 696w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/79317808_2550904821613902_1216251660674793472_n-748x420.jpg 748w\" sizes=\"(max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/><\/a>\n\t\t\t<\/div><\/figure>\n\t\t<\/div>\n\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Guddoomiyaha gobalka Banaadir ahna duqa Muqdisho Cumar Maxamuud Maxamed Filish ayaa joojiyay in shirka guddoomiyaasha degmooyinka iyo shirarka kale ee gobalka lagu qabto hoolkii lagu qarxiyay guddoomiyihii hore ee gobalka Allah ha u naxariistee Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan Yariisow. Sida ay noo sheegeen qaar ka mid shaqalaaha gobolka, hoolkii uu ku dhintay duqii hore ayaa waxaa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":139691,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-139690","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>SAWIRRO Cumar Filish oo weli kacabsanaya hoolkii lagu qarxiyay Eng Yariisoow - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/sawirro-cumar-filish-oo-weli-kacabsanaya-hoolkii-lagu-qarxiyay-eng-yariisoow\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"SAWIRRO Cumar Filish oo weli kacabsanaya hoolkii lagu qarxiyay Eng Yariisoow - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Guddoomiyaha gobalka Banaadir ahna duqa Muqdisho Cumar Maxamuud Maxamed Filish ayaa joojiyay in shirka guddoomiyaasha degmooyinka iyo shirarka kale ee gobalka lagu qabto hoolkii lagu qarxiyay guddoomiyihii hore ee gobalka Allah ha u naxariistee Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan Yariisow. Sida ay noo sheegeen qaar ka mid shaqalaaha gobolka, hoolkii uu ku dhintay duqii hore ayaa waxaa [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/sawirro-cumar-filish-oo-weli-kacabsanaya-hoolkii-lagu-qarxiyay-eng-yariisoow\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-12-15T05:58:07+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/79184566_2550904734947244_3716325653792948224_n.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"960\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"539\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/sawirro-cumar-filish-oo-weli-kacabsanaya-hoolkii-lagu-qarxiyay-eng-yariisoow\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/sawirro-cumar-filish-oo-weli-kacabsanaya-hoolkii-lagu-qarxiyay-eng-yariisoow\/\",\"name\":\"SAWIRRO Cumar Filish oo weli kacabsanaya hoolkii lagu qarxiyay Eng Yariisoow - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/sawirro-cumar-filish-oo-weli-kacabsanaya-hoolkii-lagu-qarxiyay-eng-yariisoow\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/sawirro-cumar-filish-oo-weli-kacabsanaya-hoolkii-lagu-qarxiyay-eng-yariisoow\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/79184566_2550904734947244_3716325653792948224_n.jpg\",\"datePublished\":\"2019-12-15T05:58:07+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/sawirro-cumar-filish-oo-weli-kacabsanaya-hoolkii-lagu-qarxiyay-eng-yariisoow\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/sawirro-cumar-filish-oo-weli-kacabsanaya-hoolkii-lagu-qarxiyay-eng-yariisoow\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/sawirro-cumar-filish-oo-weli-kacabsanaya-hoolkii-lagu-qarxiyay-eng-yariisoow\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/79184566_2550904734947244_3716325653792948224_n.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/79184566_2550904734947244_3716325653792948224_n.jpg\",\"width\":960,\"height\":539},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/sawirro-cumar-filish-oo-weli-kacabsanaya-hoolkii-lagu-qarxiyay-eng-yariisoow\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"SAWIRRO Cumar Filish oo weli kacabsanaya hoolkii lagu qarxiyay Eng Yariisoow\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"SAWIRRO Cumar Filish oo weli kacabsanaya hoolkii lagu qarxiyay Eng Yariisoow - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/sawirro-cumar-filish-oo-weli-kacabsanaya-hoolkii-lagu-qarxiyay-eng-yariisoow\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"SAWIRRO Cumar Filish oo weli kacabsanaya hoolkii lagu qarxiyay Eng Yariisoow - Wardoon","og_description":"Guddoomiyaha gobalka Banaadir ahna duqa Muqdisho Cumar Maxamuud Maxamed Filish ayaa joojiyay in shirka guddoomiyaasha degmooyinka iyo shirarka kale ee gobalka lagu qabto hoolkii lagu qarxiyay guddoomiyihii hore ee gobalka Allah ha u naxariistee Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan Yariisow. Sida ay noo sheegeen qaar ka mid shaqalaaha gobolka, hoolkii uu ku dhintay duqii hore ayaa waxaa [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/sawirro-cumar-filish-oo-weli-kacabsanaya-hoolkii-lagu-qarxiyay-eng-yariisoow\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-12-15T05:58:07+00:00","og_image":[{"width":960,"height":539,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/79184566_2550904734947244_3716325653792948224_n.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/sawirro-cumar-filish-oo-weli-kacabsanaya-hoolkii-lagu-qarxiyay-eng-yariisoow\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/sawirro-cumar-filish-oo-weli-kacabsanaya-hoolkii-lagu-qarxiyay-eng-yariisoow\/","name":"SAWIRRO Cumar Filish oo weli kacabsanaya hoolkii lagu qarxiyay Eng Yariisoow - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/sawirro-cumar-filish-oo-weli-kacabsanaya-hoolkii-lagu-qarxiyay-eng-yariisoow\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/sawirro-cumar-filish-oo-weli-kacabsanaya-hoolkii-lagu-qarxiyay-eng-yariisoow\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/79184566_2550904734947244_3716325653792948224_n.jpg","datePublished":"2019-12-15T05:58:07+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/sawirro-cumar-filish-oo-weli-kacabsanaya-hoolkii-lagu-qarxiyay-eng-yariisoow\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/sawirro-cumar-filish-oo-weli-kacabsanaya-hoolkii-lagu-qarxiyay-eng-yariisoow\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/sawirro-cumar-filish-oo-weli-kacabsanaya-hoolkii-lagu-qarxiyay-eng-yariisoow\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/79184566_2550904734947244_3716325653792948224_n.jpg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/79184566_2550904734947244_3716325653792948224_n.jpg","width":960,"height":539},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/sawirro-cumar-filish-oo-weli-kacabsanaya-hoolkii-lagu-qarxiyay-eng-yariisoow\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"SAWIRRO Cumar Filish oo weli kacabsanaya hoolkii lagu qarxiyay Eng Yariisoow"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/139690"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=139690"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/139690\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":139694,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/139690\/revisions\/139694"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/139691"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=139690"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=139690"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=139690"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}