{"id":139697,"date":"2019-12-15T09:07:36","date_gmt":"2019-12-15T06:07:36","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=139697"},"modified":"2019-12-15T09:07:36","modified_gmt":"2019-12-15T06:07:36","slug":"wasiir-maareeye-oo-lagu-dhegan-yahay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-maareeye-oo-lagu-dhegan-yahay\/","title":{"rendered":"Wasiir Maareeye oo lagu dhegan yahay"},"content":{"rendered":"<p>Xildhibaannada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa Maanta waxaa kulan aan caadi aheyn ay ku yeelan doonaan Xaruntooda Golaha ee Magaalada Muqdisho.<\/p>\n<div class=\"td-a-rec td-a-rec-id-content_inlineleft  td_uid_2_5df5cd14e14c6_rand td_block_template_1\">\n<div class=\"gptslot\" data-adunitid=\"1\">\n<div id=\"gpt-slot-1\"><\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<p>Ajendaha Kulanka Maanta ayaa waxaa uu yahay in uu hortagayo Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Cabdi Xayir Mareeye oo Xildhibaannada Golaha qaarkood ay dhawaan dalbadeen in uu horyimaado.<\/p>\n<p>11-kii Bishaan ayaa Xildhibaano gaaraya 11 Xubnood waxaa ay\u00a0 Guddoonka Golaha Shacabka\u00a0 u gudbiyeen qoraal ay uga codsanayaan in uu wasiirka horyimaado si wax looga weeydiiyo arrimo la xiriira sharciyada Warbaahinta Qaranka,waxaana guddoonka uu soo saarey Warqad uu wasiirka uga dalbanayo in uu Golaha horyimaado 15 Bishaan oo Maanta ah.<\/p>\n<p>Xildhibaannada gudbiyey mooshinka u yeeritaanka Wasiirka ayaa waxaa ay sheegeen in Warbaahinta Qaranka aan si siman looga baahin khudbadaha Xildhibaannada xilliyada ay socdaan doodaha Baarlamaanka,balse kaliya laga daayo Xildhibaannada taagersan Xukuumadda.<\/p>\n<div class=\"code-block code-block-1\">\n<div class=\"gptslot\" data-adunitid=\"2\">\n<div id=\"gpt-slot-2\"><\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<p>Xildhibaannada Golaha Shacabka ayaa dhawaan bilaabey la xisaabtanka Wasiirada Soomaaliya,waxaana dhawaan hortegay Wasiirada Amniga iyo Gaadiidka iyo Duulista,kuwaas oo Su\u2019aalo adag la weeydiiyey.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-139579\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/yeerid.jpg\" alt=\"\" width=\"480\" height=\"628\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/yeerid.jpg 480w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/yeerid-229x300.jpg 229w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/yeerid-321x420.jpg 321w\" sizes=\"(max-width: 480px) 100vw, 480px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xildhibaannada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa Maanta waxaa kulan aan caadi aheyn ay ku yeelan doonaan Xaruntooda Golaha ee Magaalada Muqdisho. Ajendaha Kulanka Maanta ayaa waxaa uu yahay in uu hortagayo Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Cabdi Xayir Mareeye oo Xildhibaannada Golaha qaarkood ay dhawaan dalbadeen in uu horyimaado. 11-kii Bishaan ayaa Xildhibaano [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":139580,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-139697","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Wasiir Maareeye oo lagu dhegan yahay - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-maareeye-oo-lagu-dhegan-yahay\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Wasiir Maareeye oo lagu dhegan yahay - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Xildhibaannada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa Maanta waxaa kulan aan caadi aheyn ay ku yeelan doonaan Xaruntooda Golaha ee Magaalada Muqdisho. Ajendaha Kulanka Maanta ayaa waxaa uu yahay in uu hortagayo Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Cabdi Xayir Mareeye oo Xildhibaannada Golaha qaarkood ay dhawaan dalbadeen in uu horyimaado. 11-kii Bishaan ayaa Xildhibaano [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-maareeye-oo-lagu-dhegan-yahay\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-12-15T06:07:36+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/201932636871259382699089gytru.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"640\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"427\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-maareeye-oo-lagu-dhegan-yahay\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-maareeye-oo-lagu-dhegan-yahay\/\",\"name\":\"Wasiir Maareeye oo lagu dhegan yahay - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-maareeye-oo-lagu-dhegan-yahay\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-maareeye-oo-lagu-dhegan-yahay\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/201932636871259382699089gytru.jpg\",\"datePublished\":\"2019-12-15T06:07:36+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-maareeye-oo-lagu-dhegan-yahay\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-maareeye-oo-lagu-dhegan-yahay\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-maareeye-oo-lagu-dhegan-yahay\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/201932636871259382699089gytru.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/201932636871259382699089gytru.jpg\",\"width\":640,\"height\":427},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-maareeye-oo-lagu-dhegan-yahay\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Wasiir Maareeye oo lagu dhegan yahay\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Wasiir Maareeye oo lagu dhegan yahay - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-maareeye-oo-lagu-dhegan-yahay\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Wasiir Maareeye oo lagu dhegan yahay - Wardoon","og_description":"Xildhibaannada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa Maanta waxaa kulan aan caadi aheyn ay ku yeelan doonaan Xaruntooda Golaha ee Magaalada Muqdisho. Ajendaha Kulanka Maanta ayaa waxaa uu yahay in uu hortagayo Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Cabdi Xayir Mareeye oo Xildhibaannada Golaha qaarkood ay dhawaan dalbadeen in uu horyimaado. 11-kii Bishaan ayaa Xildhibaano [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-maareeye-oo-lagu-dhegan-yahay\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-12-15T06:07:36+00:00","og_image":[{"width":640,"height":427,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/201932636871259382699089gytru.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-maareeye-oo-lagu-dhegan-yahay\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-maareeye-oo-lagu-dhegan-yahay\/","name":"Wasiir Maareeye oo lagu dhegan yahay - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-maareeye-oo-lagu-dhegan-yahay\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-maareeye-oo-lagu-dhegan-yahay\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/201932636871259382699089gytru.jpg","datePublished":"2019-12-15T06:07:36+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-maareeye-oo-lagu-dhegan-yahay\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-maareeye-oo-lagu-dhegan-yahay\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-maareeye-oo-lagu-dhegan-yahay\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/201932636871259382699089gytru.jpg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/201932636871259382699089gytru.jpg","width":640,"height":427},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-maareeye-oo-lagu-dhegan-yahay\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Wasiir Maareeye oo lagu dhegan yahay"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/139697"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=139697"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/139697\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":139698,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/139697\/revisions\/139698"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/139580"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=139697"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=139697"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=139697"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}