{"id":139702,"date":"2019-12-15T13:35:32","date_gmt":"2019-12-15T10:35:32","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=139702"},"modified":"2019-12-15T13:35:32","modified_gmt":"2019-12-15T10:35:32","slug":"odayaasha-soo-xulaya-baarlamaanka-galmudug-oo-la-xareeyay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/odayaasha-soo-xulaya-baarlamaanka-galmudug-oo-la-xareeyay\/","title":{"rendered":"Odayaasha Soo Xulaya Baarlamaanka Galmudug oo la Xareeyay"},"content":{"rendered":"<p>Wararka ka imaanaya magaalada Dhuusomareeb ee caasimada maamulka Galmudug ayaa sheegaya in maanta guddiga farsamada iyo maamul dhisida Galmudug ay xareeyeen dhamaaan Odayaasha saxiixayaasha ah ee soo xulaya Baarlamaanka cusub ee Galmudug.<\/p>\n<p>Guddiga ayaa xerada Shiirkole dejiyay Odayaasha soo xulaya Baarlamaanka cusub ee Galmudug, waxaana guddiga maalmihii lasoo dhaafay ku mashquulsanaayeen xalinta khilaaf ka taagnaa Odayaasha saxiixayaasha ah.<\/p>\n<p>Waxaa horey xarunta Shiirkole ugu xareesnaa in ka badan 20-Oday dhaqmeed waxaana saakay la xareeyay inta badan odayaashii harsanaa kuwaa oo maalmihii lasoo dhaafay xareesmadooda uu khilaaf ka taagnaa.<\/p>\n<p>Odayaasha saakay la xareeyay qaarkood ayaa la sheegay in wali khilaaf ka jiro matalaadooda, waxaana guddiga farsamada meesha ka saareen qaar kamid ah Saxiixayaashii hore ee Galmudug iyagoona ku bedelay odayaal kale oo la wato.<\/p>\n<p>Waxaa la filayaa Odayaasha la xareeyay in dhawaan soo saaraan liiska Xildhibaano horey loo diyaariyay kuwaa oo qeyb ka noqon doona Baarlamaanka cusub uu yeelanayo maamulka Galmudug.<\/p>\n<p>Guddiga farsamada iyo maamul u dhisida Galmudug ayaa sidoo kale la filayaa in saacadaha soo socda soo saaraan habraaca cusub ee doorashada Galmudug kadib markii uu socon waayay midkii ay horey usoo saareen.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wararka ka imaanaya magaalada Dhuusomareeb ee caasimada maamulka Galmudug ayaa sheegaya in maanta guddiga farsamada iyo maamul dhisida Galmudug ay xareeyeen dhamaaan Odayaasha saxiixayaasha ah ee soo xulaya Baarlamaanka cusub ee Galmudug. Guddiga ayaa xerada Shiirkole dejiyay Odayaasha soo xulaya Baarlamaanka cusub ee Galmudug, waxaana guddiga maalmihii lasoo dhaafay ku mashquulsanaayeen xalinta khilaaf ka taagnaa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":139703,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-139702","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Odayaasha Soo Xulaya Baarlamaanka Galmudug oo la Xareeyay - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/odayaasha-soo-xulaya-baarlamaanka-galmudug-oo-la-xareeyay\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Odayaasha Soo Xulaya Baarlamaanka Galmudug oo la Xareeyay - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Wararka ka imaanaya magaalada Dhuusomareeb ee caasimada maamulka Galmudug ayaa sheegaya in maanta guddiga farsamada iyo maamul dhisida Galmudug ay xareeyeen dhamaaan Odayaasha saxiixayaasha ah ee soo xulaya Baarlamaanka cusub ee Galmudug. Guddiga ayaa xerada Shiirkole dejiyay Odayaasha soo xulaya Baarlamaanka cusub ee Galmudug, waxaana guddiga maalmihii lasoo dhaafay ku mashquulsanaayeen xalinta khilaaf ka taagnaa [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/odayaasha-soo-xulaya-baarlamaanka-galmudug-oo-la-xareeyay\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-12-15T10:35:32+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/78715728_2782547261806048_1562579239100743680_o-696x385-1.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"696\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"385\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/odayaasha-soo-xulaya-baarlamaanka-galmudug-oo-la-xareeyay\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/odayaasha-soo-xulaya-baarlamaanka-galmudug-oo-la-xareeyay\/\",\"name\":\"Odayaasha Soo Xulaya Baarlamaanka Galmudug oo la Xareeyay - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/odayaasha-soo-xulaya-baarlamaanka-galmudug-oo-la-xareeyay\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/odayaasha-soo-xulaya-baarlamaanka-galmudug-oo-la-xareeyay\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/78715728_2782547261806048_1562579239100743680_o-696x385-1.jpg\",\"datePublished\":\"2019-12-15T10:35:32+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/odayaasha-soo-xulaya-baarlamaanka-galmudug-oo-la-xareeyay\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/odayaasha-soo-xulaya-baarlamaanka-galmudug-oo-la-xareeyay\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/odayaasha-soo-xulaya-baarlamaanka-galmudug-oo-la-xareeyay\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/78715728_2782547261806048_1562579239100743680_o-696x385-1.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/78715728_2782547261806048_1562579239100743680_o-696x385-1.jpg\",\"width\":696,\"height\":385},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/odayaasha-soo-xulaya-baarlamaanka-galmudug-oo-la-xareeyay\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Odayaasha Soo Xulaya Baarlamaanka Galmudug oo la Xareeyay\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Odayaasha Soo Xulaya Baarlamaanka Galmudug oo la Xareeyay - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/odayaasha-soo-xulaya-baarlamaanka-galmudug-oo-la-xareeyay\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Odayaasha Soo Xulaya Baarlamaanka Galmudug oo la Xareeyay - Wardoon","og_description":"Wararka ka imaanaya magaalada Dhuusomareeb ee caasimada maamulka Galmudug ayaa sheegaya in maanta guddiga farsamada iyo maamul dhisida Galmudug ay xareeyeen dhamaaan Odayaasha saxiixayaasha ah ee soo xulaya Baarlamaanka cusub ee Galmudug. Guddiga ayaa xerada Shiirkole dejiyay Odayaasha soo xulaya Baarlamaanka cusub ee Galmudug, waxaana guddiga maalmihii lasoo dhaafay ku mashquulsanaayeen xalinta khilaaf ka taagnaa [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/odayaasha-soo-xulaya-baarlamaanka-galmudug-oo-la-xareeyay\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-12-15T10:35:32+00:00","og_image":[{"width":696,"height":385,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/78715728_2782547261806048_1562579239100743680_o-696x385-1.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/odayaasha-soo-xulaya-baarlamaanka-galmudug-oo-la-xareeyay\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/odayaasha-soo-xulaya-baarlamaanka-galmudug-oo-la-xareeyay\/","name":"Odayaasha Soo Xulaya Baarlamaanka Galmudug oo la Xareeyay - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/odayaasha-soo-xulaya-baarlamaanka-galmudug-oo-la-xareeyay\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/odayaasha-soo-xulaya-baarlamaanka-galmudug-oo-la-xareeyay\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/78715728_2782547261806048_1562579239100743680_o-696x385-1.jpg","datePublished":"2019-12-15T10:35:32+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/odayaasha-soo-xulaya-baarlamaanka-galmudug-oo-la-xareeyay\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/odayaasha-soo-xulaya-baarlamaanka-galmudug-oo-la-xareeyay\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/odayaasha-soo-xulaya-baarlamaanka-galmudug-oo-la-xareeyay\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/78715728_2782547261806048_1562579239100743680_o-696x385-1.jpg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/78715728_2782547261806048_1562579239100743680_o-696x385-1.jpg","width":696,"height":385},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/odayaasha-soo-xulaya-baarlamaanka-galmudug-oo-la-xareeyay\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Odayaasha Soo Xulaya Baarlamaanka Galmudug oo la Xareeyay"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/139702"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=139702"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/139702\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":139704,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/139702\/revisions\/139704"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/139703"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=139702"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=139702"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=139702"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}