{"id":139705,"date":"2019-12-15T13:38:43","date_gmt":"2019-12-15T10:38:43","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=139705"},"modified":"2019-12-15T13:38:43","modified_gmt":"2019-12-15T10:38:43","slug":"dhagayso-al-shabaab-oo-shaacisay-magaca-qabiilka-ninkii-hoggaaminayay-weerarkii-syl","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-al-shabaab-oo-shaacisay-magaca-qabiilka-ninkii-hoggaaminayay-weerarkii-syl\/","title":{"rendered":"DHAGAYSO Al-Shabaab oo shaacisay Magaca &#038; Qabiilka Ninkii Hoggaaminayay Weerarkii SYL"},"content":{"rendered":"<p>Maleeshiyada Al-Shabaab ayaa shan maalin kadib shaacisay magaca iyo beesha uu ka soo jeedo ninkii hoggaaminayey weerarkii lagu qaaday hoteelka SYL ee magaalada Muqdisho.<\/p>\n<p>Magaca ninkaasi ayey Al-Shabaab ku sheegtay Maxamed Maxamuud Cabdi (Saadaq), kaas oo ay tilmaamtay inuu horkacayey raggii fuliyey weerarkaasi.<\/p>\n<p>Sidoo kale waxa ay sheegtay inuu Saadaq ka soo jeedo beesha Xawaadle, gaar ahaan jufada Reer Ugaas, islamarkaana uu in muddo ka soo howlgalayey gobolka Hiiraan ee bartamaha dalka Soomaaliya.<\/p>\n<p>Saadaq 24 jir ahaa ayaa sidoo kale ka qeyb qaatay dagaallo kala duwan oo ay kooxda Al-Shabaab la gashay ciidamada dowladda iyo kuwa Midowga Africa ee AMISOM.<\/p>\n<p>Sidoo kale wareysi laga qaaday ka hor inta uusan dhicin weerarka, islamarkaana ay baahisay Idaacadda Andaluus ayuu Saadaq kaga hadlay arrimo dhowr ah oo ku aadan dagaalka Al-Shabaab iyo taariikhdiisa, isaga oo sheegay inuu ku dhashay gobolka Baay.<\/p>\n<p>Weerarkii hoteel SYL oo qaatay saacado badan ayaa waxaa ku dhintay illaa 5 qof oo ay ku jireen askar ka tirsanaa ciidanka ammaanka, sida ay xaqiijisay dowladda federaalka Soomaaliya, balse kooxda Al-Shabaab ayaa dhankeeda sheegatay inay weerarkaasi ku dishay ugu yaraan 25 qof, kuna dhaawacday illaa 39 kale oo isugu jiray askar iyo shaqaale, sida ay hadalka u dhigtay.<\/p>\n<p>Hoteelka SYL waa markii saddexaad oo ay weerarto Al-Shabaab, balse weerarkii ugu dambeeyey ayaa ka duwanaa kuwii hore oo looga bartay in qaraxyo ay ku bilowdaan.<\/p>\n<!--[if lt IE 9]><script>document.createElement('audio');<\/script><![endif]-->\n<audio class=\"wp-audio-shortcode\" id=\"audio-139705-1\" preload=\"none\" style=\"width: 100%;\" controls=\"controls\"><source type=\"audio\/mpeg\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/Dhageyso-Wareysi-laga-duubay-mid-kamida-dagaalyahanadii-Weeraray.mp3?_=1\" \/><a href=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/Dhageyso-Wareysi-laga-duubay-mid-kamida-dagaalyahanadii-Weeraray.mp3\">http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/Dhageyso-Wareysi-laga-duubay-mid-kamida-dagaalyahanadii-Weeraray.mp3<\/a><\/audio>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Maleeshiyada Al-Shabaab ayaa shan maalin kadib shaacisay magaca iyo beesha uu ka soo jeedo ninkii hoggaaminayey weerarkii lagu qaaday hoteelka SYL ee magaalada Muqdisho. Magaca ninkaasi ayey Al-Shabaab ku sheegtay Maxamed Maxamuud Cabdi (Saadaq), kaas oo ay tilmaamtay inuu horkacayey raggii fuliyey weerarkaasi. Sidoo kale waxa ay sheegtay inuu Saadaq ka soo jeedo beesha Xawaadle, [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":139502,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-139705","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DHAGAYSO Al-Shabaab oo shaacisay Magaca &amp; Qabiilka Ninkii Hoggaaminayay Weerarkii SYL - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-al-shabaab-oo-shaacisay-magaca-qabiilka-ninkii-hoggaaminayay-weerarkii-syl\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DHAGAYSO Al-Shabaab oo shaacisay Magaca &amp; Qabiilka Ninkii Hoggaaminayay Weerarkii SYL - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Maleeshiyada Al-Shabaab ayaa shan maalin kadib shaacisay magaca iyo beesha uu ka soo jeedo ninkii hoggaaminayey weerarkii lagu qaaday hoteelka SYL ee magaalada Muqdisho. Magaca ninkaasi ayey Al-Shabaab ku sheegtay Maxamed Maxamuud Cabdi (Saadaq), kaas oo ay tilmaamtay inuu horkacayey raggii fuliyey weerarkaasi. Sidoo kale waxa ay sheegtay inuu Saadaq ka soo jeedo beesha Xawaadle, [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-al-shabaab-oo-shaacisay-magaca-qabiilka-ninkii-hoggaaminayay-weerarkii-syl\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-12-15T10:38:43+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/SYL.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1023\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"575\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-al-shabaab-oo-shaacisay-magaca-qabiilka-ninkii-hoggaaminayay-weerarkii-syl\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-al-shabaab-oo-shaacisay-magaca-qabiilka-ninkii-hoggaaminayay-weerarkii-syl\/\",\"name\":\"DHAGAYSO Al-Shabaab oo shaacisay Magaca & Qabiilka Ninkii Hoggaaminayay Weerarkii SYL - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-al-shabaab-oo-shaacisay-magaca-qabiilka-ninkii-hoggaaminayay-weerarkii-syl\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-al-shabaab-oo-shaacisay-magaca-qabiilka-ninkii-hoggaaminayay-weerarkii-syl\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/SYL.jpg\",\"datePublished\":\"2019-12-15T10:38:43+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-al-shabaab-oo-shaacisay-magaca-qabiilka-ninkii-hoggaaminayay-weerarkii-syl\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-al-shabaab-oo-shaacisay-magaca-qabiilka-ninkii-hoggaaminayay-weerarkii-syl\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-al-shabaab-oo-shaacisay-magaca-qabiilka-ninkii-hoggaaminayay-weerarkii-syl\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/SYL.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/SYL.jpg\",\"width\":1023,\"height\":575},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-al-shabaab-oo-shaacisay-magaca-qabiilka-ninkii-hoggaaminayay-weerarkii-syl\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DHAGAYSO Al-Shabaab oo shaacisay Magaca &#038; Qabiilka Ninkii Hoggaaminayay Weerarkii SYL\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DHAGAYSO Al-Shabaab oo shaacisay Magaca & Qabiilka Ninkii Hoggaaminayay Weerarkii SYL - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-al-shabaab-oo-shaacisay-magaca-qabiilka-ninkii-hoggaaminayay-weerarkii-syl\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DHAGAYSO Al-Shabaab oo shaacisay Magaca & Qabiilka Ninkii Hoggaaminayay Weerarkii SYL - Wardoon","og_description":"Maleeshiyada Al-Shabaab ayaa shan maalin kadib shaacisay magaca iyo beesha uu ka soo jeedo ninkii hoggaaminayey weerarkii lagu qaaday hoteelka SYL ee magaalada Muqdisho. Magaca ninkaasi ayey Al-Shabaab ku sheegtay Maxamed Maxamuud Cabdi (Saadaq), kaas oo ay tilmaamtay inuu horkacayey raggii fuliyey weerarkaasi. Sidoo kale waxa ay sheegtay inuu Saadaq ka soo jeedo beesha Xawaadle, [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-al-shabaab-oo-shaacisay-magaca-qabiilka-ninkii-hoggaaminayay-weerarkii-syl\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-12-15T10:38:43+00:00","og_image":[{"width":1023,"height":575,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/SYL.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-al-shabaab-oo-shaacisay-magaca-qabiilka-ninkii-hoggaaminayay-weerarkii-syl\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-al-shabaab-oo-shaacisay-magaca-qabiilka-ninkii-hoggaaminayay-weerarkii-syl\/","name":"DHAGAYSO Al-Shabaab oo shaacisay Magaca & Qabiilka Ninkii Hoggaaminayay Weerarkii SYL - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-al-shabaab-oo-shaacisay-magaca-qabiilka-ninkii-hoggaaminayay-weerarkii-syl\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-al-shabaab-oo-shaacisay-magaca-qabiilka-ninkii-hoggaaminayay-weerarkii-syl\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/SYL.jpg","datePublished":"2019-12-15T10:38:43+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-al-shabaab-oo-shaacisay-magaca-qabiilka-ninkii-hoggaaminayay-weerarkii-syl\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-al-shabaab-oo-shaacisay-magaca-qabiilka-ninkii-hoggaaminayay-weerarkii-syl\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-al-shabaab-oo-shaacisay-magaca-qabiilka-ninkii-hoggaaminayay-weerarkii-syl\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/SYL.jpg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/SYL.jpg","width":1023,"height":575},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-al-shabaab-oo-shaacisay-magaca-qabiilka-ninkii-hoggaaminayay-weerarkii-syl\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DHAGAYSO Al-Shabaab oo shaacisay Magaca &#038; Qabiilka Ninkii Hoggaaminayay Weerarkii SYL"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/139705"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=139705"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/139705\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":139707,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/139705\/revisions\/139707"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/139502"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=139705"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=139705"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=139705"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}