{"id":139797,"date":"2019-12-18T09:53:45","date_gmt":"2019-12-18T06:53:45","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=139797"},"modified":"2019-12-18T09:53:45","modified_gmt":"2019-12-18T06:53:45","slug":"daawo-taliyihii-bukaanka-isbitalka-kala-baxay-ee-dhintay-oo-ka-hadlay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-taliyihii-bukaanka-isbitalka-kala-baxay-ee-dhintay-oo-ka-hadlay\/","title":{"rendered":"DAAWO Taliyihii bukaanka isbitalka kala baxay ee dhintay oo ka hadlay"},"content":{"rendered":"<p>Taliyaha xabsiga dhexe ee Xamar ayaa ka jawaabay muuqaal lasoo dhigay baraha bulshada oo muujinayey isaga oo isbitaal si xoog ah ugala soo baxay ruux bukaan ahaa kaasi oo kadib dhintay.<\/p>\n<p>Taliyaha ayaa beeniyey in arrinta ay u dhacday sida loo baahiyey, waxaana uu faah-faahin ka bixiyey sida ay wax u dhaceen.<\/p>\n<p>Jeneraal Maxamed Sheekh Cumar Xirsiile oo ah taliyaha xabsiga dhexe ayaa sheegay in ruuxaas, oo ku xukunaa 8-sano oo xabsi ah, si qaldan looga saaray isbitaal ku yaalla xabsiga dhexe, isla markaana la geeyey isbitaal si gaar ah loo leeyahay, halkaas oo wax ka yar 40 daqiiqo uu sheegay inuu uga dabatagay.<\/p>\n<p>Taliyaha ayaa sheegay in markii uu ninkaas ka soo qaaday isbitaalkii ay geysteen ehelkiisa, uu toos u geeyey isbitaalka Martiini ee magaalada Muqdisho, isagoo labo maalin kadib halkaas ku geeriyooday.<\/p>\n<p>\u201cWaxa la faafinaayo waa waxaan looga xishoonayn qaranimada, dadnimada iyo damiirka, ninkaas dhintay waxaa markii hore isbitaalka lagu geeyey si qalad ah, waxaa lagala baxsaday xabsiga, iyadoo nin dhakhtara oo ciidanka Asluubta ah la adeegsanaayo, kadibna markaan ogaaday waan ka daba tagay, iyadoo ciidanka gacantiisa laga baxshay, oo aan u fahmay in lala baxsa rabay, waayo reerka ninkaas in badan ayey horay iskugu dayeen inay la baxsadaan waxuuna ahaa nin loo heysto burcadnimo, waxayna horay maxkamadaha uga raadiyeen oo ka waayeen sidii ay ula bixi lahaayeen ninkaas\u201d ayuu yiri Taliyaha xabsiga dhexe oo isagu ka soo muuqday warbaahinta bulshada isagoo isbitaalka xoog uga soo saaraya nin xanuunsan kadibna xanuunkaas u dhintay.<\/p>\n<p>Taliyuhu waxa uu sheegay in markii uu uga daba tagay isbitaalka la geeyey ee uu weydiiyey ehelkiisa sababta looga soo saaray isbitaalkii uu ku ogaa ee dowladdu maamuleysay, uu ka waayey jawaab uu ku qanco, taasina ay ku kaliftay inuu ku soo celiyo isbitaalka ay dowladdu maamusho ee Martiini, halkaas oo uu sheegay in maalinkii hore uu soo hagaagey caafimaadkiisu, balse xanuun ku soo booday maalinkii labaad uu u geeriyooday.<\/p>\n<p>Ninka dhintay oo lagu magacaabi jiray Xasan Kurtun Calasow ayuu sheegay Taliyuhu inuu qabay xanuunka macaanka ama sonkorta oo kaliya, isla markaana uu hayo cadeynta warqadihii caafimaadka oo ay ku qoranyihiin xilliga uu geeyey isbitaalka Martiini oo ah isbtitaalka sharciga ah ee lagu daweeyo maxaabiista ku xanuunsata xabsiga dhexe.<\/p>\n<p>Eheladda marxuumka dhintay ayaa iyaguna madaxda ugu sareysa dowladda ka dalbaday inuu cadaalad helo Xasan Kurtun Calasow oo ay sheegeen inuu u dhintay daryeel la\u2019aan caafimaad oo uu sabab u ahaa taliya xabsiga dhexe sida ay hadalka u dhigeen.<\/p>\n<div style=\"width: 696px;\" class=\"wp-video\"><!--[if lt IE 9]><script>document.createElement('video');<\/script><![endif]-->\n<video class=\"wp-video-shortcode\" id=\"video-139797-1\" width=\"696\" height=\"543\" preload=\"metadata\" controls=\"controls\"><source type=\"video\/mp4\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/10000000_568697797028701_375419934542397440_n.mp4?_=1\" \/><a href=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/10000000_568697797028701_375419934542397440_n.mp4\">http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/10000000_568697797028701_375419934542397440_n.mp4<\/a><\/video><\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Taliyaha xabsiga dhexe ee Xamar ayaa ka jawaabay muuqaal lasoo dhigay baraha bulshada oo muujinayey isaga oo isbitaal si xoog ah ugala soo baxay ruux bukaan ahaa kaasi oo kadib dhintay. Taliyaha ayaa beeniyey in arrinta ay u dhacday sida loo baahiyey, waxaana uu faah-faahin ka bixiyey sida ay wax u dhaceen. Jeneraal Maxamed Sheekh [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":139799,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-139797","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO Taliyihii bukaanka isbitalka kala baxay ee dhintay oo ka hadlay - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-taliyihii-bukaanka-isbitalka-kala-baxay-ee-dhintay-oo-ka-hadlay\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO Taliyihii bukaanka isbitalka kala baxay ee dhintay oo ka hadlay - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Taliyaha xabsiga dhexe ee Xamar ayaa ka jawaabay muuqaal lasoo dhigay baraha bulshada oo muujinayey isaga oo isbitaal si xoog ah ugala soo baxay ruux bukaan ahaa kaasi oo kadib dhintay. Taliyaha ayaa beeniyey in arrinta ay u dhacday sida loo baahiyey, waxaana uu faah-faahin ka bixiyey sida ay wax u dhaceen. Jeneraal Maxamed Sheekh [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-taliyihii-bukaanka-isbitalka-kala-baxay-ee-dhintay-oo-ka-hadlay\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-12-18T06:53:45+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/Capture-29.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"772\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"519\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-taliyihii-bukaanka-isbitalka-kala-baxay-ee-dhintay-oo-ka-hadlay\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-taliyihii-bukaanka-isbitalka-kala-baxay-ee-dhintay-oo-ka-hadlay\/\",\"name\":\"DAAWO Taliyihii bukaanka isbitalka kala baxay ee dhintay oo ka hadlay - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-taliyihii-bukaanka-isbitalka-kala-baxay-ee-dhintay-oo-ka-hadlay\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-taliyihii-bukaanka-isbitalka-kala-baxay-ee-dhintay-oo-ka-hadlay\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/Capture-29.png\",\"datePublished\":\"2019-12-18T06:53:45+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-taliyihii-bukaanka-isbitalka-kala-baxay-ee-dhintay-oo-ka-hadlay\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-taliyihii-bukaanka-isbitalka-kala-baxay-ee-dhintay-oo-ka-hadlay\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-taliyihii-bukaanka-isbitalka-kala-baxay-ee-dhintay-oo-ka-hadlay\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/Capture-29.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/Capture-29.png\",\"width\":772,\"height\":519},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-taliyihii-bukaanka-isbitalka-kala-baxay-ee-dhintay-oo-ka-hadlay\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO Taliyihii bukaanka isbitalka kala baxay ee dhintay oo ka hadlay\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO Taliyihii bukaanka isbitalka kala baxay ee dhintay oo ka hadlay - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-taliyihii-bukaanka-isbitalka-kala-baxay-ee-dhintay-oo-ka-hadlay\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO Taliyihii bukaanka isbitalka kala baxay ee dhintay oo ka hadlay - Wardoon","og_description":"Taliyaha xabsiga dhexe ee Xamar ayaa ka jawaabay muuqaal lasoo dhigay baraha bulshada oo muujinayey isaga oo isbitaal si xoog ah ugala soo baxay ruux bukaan ahaa kaasi oo kadib dhintay. Taliyaha ayaa beeniyey in arrinta ay u dhacday sida loo baahiyey, waxaana uu faah-faahin ka bixiyey sida ay wax u dhaceen. Jeneraal Maxamed Sheekh [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-taliyihii-bukaanka-isbitalka-kala-baxay-ee-dhintay-oo-ka-hadlay\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-12-18T06:53:45+00:00","og_image":[{"width":772,"height":519,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/Capture-29.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-taliyihii-bukaanka-isbitalka-kala-baxay-ee-dhintay-oo-ka-hadlay\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-taliyihii-bukaanka-isbitalka-kala-baxay-ee-dhintay-oo-ka-hadlay\/","name":"DAAWO Taliyihii bukaanka isbitalka kala baxay ee dhintay oo ka hadlay - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-taliyihii-bukaanka-isbitalka-kala-baxay-ee-dhintay-oo-ka-hadlay\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-taliyihii-bukaanka-isbitalka-kala-baxay-ee-dhintay-oo-ka-hadlay\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/Capture-29.png","datePublished":"2019-12-18T06:53:45+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-taliyihii-bukaanka-isbitalka-kala-baxay-ee-dhintay-oo-ka-hadlay\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-taliyihii-bukaanka-isbitalka-kala-baxay-ee-dhintay-oo-ka-hadlay\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-taliyihii-bukaanka-isbitalka-kala-baxay-ee-dhintay-oo-ka-hadlay\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/Capture-29.png","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/Capture-29.png","width":772,"height":519},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-taliyihii-bukaanka-isbitalka-kala-baxay-ee-dhintay-oo-ka-hadlay\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO Taliyihii bukaanka isbitalka kala baxay ee dhintay oo ka hadlay"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/139797"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=139797"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/139797\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":139801,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/139797\/revisions\/139801"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/139799"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=139797"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=139797"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=139797"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}