{"id":139823,"date":"2019-12-18T16:07:59","date_gmt":"2019-12-18T13:07:59","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=139823"},"modified":"2019-12-18T16:36:46","modified_gmt":"2019-12-18T13:36:46","slug":"daawo-taliyihii-xabsiga-dhaxe-ee-xamar-oo-shaqada-laga-cayriyay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-taliyihii-xabsiga-dhaxe-ee-xamar-oo-shaqada-laga-cayriyay\/","title":{"rendered":"DAAWO Taliyihii Xabsiga Dhaxe ee Xamar oo shaqada laga cayriyay"},"content":{"rendered":"<p>Taliska ciidanka asluubta Soomaaliyeed ayaa maanta shaaciyey in shaqada laga joojiyey taliyaha Xabsiga Dhexe ee Xamar Jeneraal Maxamed Sheekh Cumar Xirsiile, kadib eedeyn loo jeediyey.<\/p>\n<p>Taliyaha Xabsiga Dhexe ayaa lagu eedeyey in uu isbitaal si xoog ah ugala soo baxay ruux bukaan ahaa, kaasi oo kadib geeriyooday.<\/p>\n<p>Jeneraal Maxamed Sheekh Cumar xirsiile oo ah taliyaha Xabsiga Dhexe ayaa isaga oo ka jawaabayey eedeynta loo jeediyey sheegay, in ruuxaas oo ku xukunnaa 8-sano oo xabsi ah, si qaldan looga saaray isbitaal ku yaalla xabsiga dhexe, islamarkaana la geeyey isbitaal si gaar ah loo leeyahay, halkaas oo wax ka yar 40 daqiiqo uu sheegay inuu uga dabatagay.<\/p>\n<p>Taliyaha ayaa sheegay in markii uu ninkaas ka soo qaaday isbitaalkii ay geysteen ehelkiisa, uu toos u geeyey isbitaalka Martiini ee magaalada Muqdisho, isagoo labo maalin kadib halkaas ku geeriyooday.<\/p>\n<p>Afhayeenka ciidanka asluubta Soomaaliyeed oo warbaahinta kula hadlay Muqdisho ayaa sheegay in shaqada laga joojiyey taliyaha xabsiga dhexe, isla markaana la baarayo sida uu ku dhacay kiiska loo heyso.<\/p>\n<p>Ruuxa bukaanka ah ee xabsiga ku geeriyooday ayaa waxaa lagu magacaabi jirey Xasan Kurtun Calasow, waxaana eheladiisa ay sheegeen in aan meydkiisa la\u2019aasi doonin illaa iyo inta cadaalad ay ka helayaan.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/_2Q7idKor-U\" width=\"860\" height=\"615\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><span style=\"display: inline-block; width: 0px; overflow: hidden; line-height: 0;\" data-mce-type=\"bookmark\" class=\"mce_SELRES_start\">\ufeff<\/span><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Taliska ciidanka asluubta Soomaaliyeed ayaa maanta shaaciyey in shaqada laga joojiyey taliyaha Xabsiga Dhexe ee Xamar Jeneraal Maxamed Sheekh Cumar Xirsiile, kadib eedeyn loo jeediyey. Taliyaha Xabsiga Dhexe ayaa lagu eedeyey in uu isbitaal si xoog ah ugala soo baxay ruux bukaan ahaa, kaasi oo kadib geeriyooday. Jeneraal Maxamed Sheekh Cumar xirsiile oo ah taliyaha [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":139799,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-139823","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO Taliyihii Xabsiga Dhaxe ee Xamar oo shaqada laga cayriyay - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-taliyihii-xabsiga-dhaxe-ee-xamar-oo-shaqada-laga-cayriyay\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO Taliyihii Xabsiga Dhaxe ee Xamar oo shaqada laga cayriyay - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Taliska ciidanka asluubta Soomaaliyeed ayaa maanta shaaciyey in shaqada laga joojiyey taliyaha Xabsiga Dhexe ee Xamar Jeneraal Maxamed Sheekh Cumar Xirsiile, kadib eedeyn loo jeediyey. Taliyaha Xabsiga Dhexe ayaa lagu eedeyey in uu isbitaal si xoog ah ugala soo baxay ruux bukaan ahaa, kaasi oo kadib geeriyooday. Jeneraal Maxamed Sheekh Cumar xirsiile oo ah taliyaha [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-taliyihii-xabsiga-dhaxe-ee-xamar-oo-shaqada-laga-cayriyay\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-12-18T13:07:59+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2019-12-18T13:36:46+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/Capture-29.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"772\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"519\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-taliyihii-xabsiga-dhaxe-ee-xamar-oo-shaqada-laga-cayriyay\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-taliyihii-xabsiga-dhaxe-ee-xamar-oo-shaqada-laga-cayriyay\/\",\"name\":\"DAAWO Taliyihii Xabsiga Dhaxe ee Xamar oo shaqada laga cayriyay - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-taliyihii-xabsiga-dhaxe-ee-xamar-oo-shaqada-laga-cayriyay\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-taliyihii-xabsiga-dhaxe-ee-xamar-oo-shaqada-laga-cayriyay\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/Capture-29.png\",\"datePublished\":\"2019-12-18T13:07:59+00:00\",\"dateModified\":\"2019-12-18T13:36:46+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-taliyihii-xabsiga-dhaxe-ee-xamar-oo-shaqada-laga-cayriyay\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-taliyihii-xabsiga-dhaxe-ee-xamar-oo-shaqada-laga-cayriyay\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-taliyihii-xabsiga-dhaxe-ee-xamar-oo-shaqada-laga-cayriyay\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/Capture-29.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/Capture-29.png\",\"width\":772,\"height\":519},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-taliyihii-xabsiga-dhaxe-ee-xamar-oo-shaqada-laga-cayriyay\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO Taliyihii Xabsiga Dhaxe ee Xamar oo shaqada laga cayriyay\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO Taliyihii Xabsiga Dhaxe ee Xamar oo shaqada laga cayriyay - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-taliyihii-xabsiga-dhaxe-ee-xamar-oo-shaqada-laga-cayriyay\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO Taliyihii Xabsiga Dhaxe ee Xamar oo shaqada laga cayriyay - Wardoon","og_description":"Taliska ciidanka asluubta Soomaaliyeed ayaa maanta shaaciyey in shaqada laga joojiyey taliyaha Xabsiga Dhexe ee Xamar Jeneraal Maxamed Sheekh Cumar Xirsiile, kadib eedeyn loo jeediyey. Taliyaha Xabsiga Dhexe ayaa lagu eedeyey in uu isbitaal si xoog ah ugala soo baxay ruux bukaan ahaa, kaasi oo kadib geeriyooday. Jeneraal Maxamed Sheekh Cumar xirsiile oo ah taliyaha [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-taliyihii-xabsiga-dhaxe-ee-xamar-oo-shaqada-laga-cayriyay\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-12-18T13:07:59+00:00","article_modified_time":"2019-12-18T13:36:46+00:00","og_image":[{"width":772,"height":519,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/Capture-29.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-taliyihii-xabsiga-dhaxe-ee-xamar-oo-shaqada-laga-cayriyay\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-taliyihii-xabsiga-dhaxe-ee-xamar-oo-shaqada-laga-cayriyay\/","name":"DAAWO Taliyihii Xabsiga Dhaxe ee Xamar oo shaqada laga cayriyay - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-taliyihii-xabsiga-dhaxe-ee-xamar-oo-shaqada-laga-cayriyay\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-taliyihii-xabsiga-dhaxe-ee-xamar-oo-shaqada-laga-cayriyay\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/Capture-29.png","datePublished":"2019-12-18T13:07:59+00:00","dateModified":"2019-12-18T13:36:46+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-taliyihii-xabsiga-dhaxe-ee-xamar-oo-shaqada-laga-cayriyay\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-taliyihii-xabsiga-dhaxe-ee-xamar-oo-shaqada-laga-cayriyay\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-taliyihii-xabsiga-dhaxe-ee-xamar-oo-shaqada-laga-cayriyay\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/Capture-29.png","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/Capture-29.png","width":772,"height":519},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-taliyihii-xabsiga-dhaxe-ee-xamar-oo-shaqada-laga-cayriyay\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO Taliyihii Xabsiga Dhaxe ee Xamar oo shaqada laga cayriyay"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/139823"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=139823"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/139823\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":139827,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/139823\/revisions\/139827"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/139799"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=139823"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=139823"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=139823"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}