{"id":139828,"date":"2019-12-19T09:58:33","date_gmt":"2019-12-19T06:58:33","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=139828"},"modified":"2019-12-19T09:58:33","modified_gmt":"2019-12-19T06:58:33","slug":"daawo-wasiirka-cadaaladda-oo-kahadlay-maxbuuskii-isbitalka-lagala-soo-baxay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiirka-cadaaladda-oo-kahadlay-maxbuuskii-isbitalka-lagala-soo-baxay\/","title":{"rendered":"DAAWO Wasiirka cadaaladda oo kahadlay maxbuuskii isbitalka lagala soo baxay"},"content":{"rendered":"<p>Wasiirka Wasaaradda Caddaaladda Xukuumadda Soomaaliya Xasan Xuseen Xaaji ayaa ka hadlay Maxbuus xoog looga saaray Isbitaal ku yaalla Magaalada Muqdisho, kaasi oo kadib geeriyooday.<\/p>\n<p>Wasiirka waxaa uu sheegay in tilaabaddaasi ay ka dhalatay carro, islamarkaana ay waddaan baaritaano ku aadan, sida ay wax u dhaceen shaqaddiina laga joojiyay mas\u2019uuliyiintii falkaasi ku kacay.<\/p>\n<p>Waxaa uu sidoo kale sheegay wasiirka Caddaalada in guddi loo saaray si loo helo baaritaano deg deg ah, islamarkaana dhawaan lala wadaagi doono bulshadda Soomaaliya.<\/p>\n<p>Taliska Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed ayaa shalay shaaciyey in shaqada ka joojiyeen Taliyaha Xabsiga Dhexe ee Xamar Jeneraal Maxamed Sheekh Cumar Xirsiile, kaas oo eedeyn loo jeediyey.<\/p>\n<p>Jeneraal Maxamed Sheekh Cumar xirsiile oo ah taliyaha Xabsiga Dhexe ayaa isaga oo ka jawaabayey eedeynta loo jeediyey sheegay, in ruuxaas oo ku xukunnaa 8-sano oo xabsi ah, si qaldan looga saaray isbitaal ku yaalla xabsiga dhexe, islamarkaana la geeyey isbitaal si gaar ah loo leeyahay, halkaas oo wax ka yar 40 daqiiqo uu sheegay inuu uga dabatagay.<\/p>\n<p>Taliyaha ayaa sheegay in markii uu ninkaas ka soo qaaday isbitaalkii ay geysteen ehelkiisa, uu toos u geeyey isbitaalka Martiini ee magaalada Muqdisho, isagoo labo maalin kadib halkaas ku geeriyooday.<\/p>\n<div style=\"width: 696px;\" class=\"wp-video\"><!--[if lt IE 9]><script>document.createElement('video');<\/script><![endif]-->\n<video class=\"wp-video-shortcode\" id=\"video-139828-1\" width=\"696\" height=\"543\" preload=\"metadata\" controls=\"controls\"><source type=\"video\/mp4\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/10000000_589989545089587_4948425292818415616_n.mp4?_=1\" \/><a href=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/10000000_589989545089587_4948425292818415616_n.mp4\">http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/10000000_589989545089587_4948425292818415616_n.mp4<\/a><\/video><\/div>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasiirka Wasaaradda Caddaaladda Xukuumadda Soomaaliya Xasan Xuseen Xaaji ayaa ka hadlay Maxbuus xoog looga saaray Isbitaal ku yaalla Magaalada Muqdisho, kaasi oo kadib geeriyooday. Wasiirka waxaa uu sheegay in tilaabaddaasi ay ka dhalatay carro, islamarkaana ay waddaan baaritaano ku aadan, sida ay wax u dhaceen shaqaddiina laga joojiyay mas\u2019uuliyiintii falkaasi ku kacay. Waxaa uu sidoo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":139829,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-139828","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO Wasiirka cadaaladda oo kahadlay maxbuuskii isbitalka lagala soo baxay - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiirka-cadaaladda-oo-kahadlay-maxbuuskii-isbitalka-lagala-soo-baxay\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO Wasiirka cadaaladda oo kahadlay maxbuuskii isbitalka lagala soo baxay - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Wasiirka Wasaaradda Caddaaladda Xukuumadda Soomaaliya Xasan Xuseen Xaaji ayaa ka hadlay Maxbuus xoog looga saaray Isbitaal ku yaalla Magaalada Muqdisho, kaasi oo kadib geeriyooday. Wasiirka waxaa uu sheegay in tilaabaddaasi ay ka dhalatay carro, islamarkaana ay waddaan baaritaano ku aadan, sida ay wax u dhaceen shaqaddiina laga joojiyay mas\u2019uuliyiintii falkaasi ku kacay. Waxaa uu sidoo [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiirka-cadaaladda-oo-kahadlay-maxbuuskii-isbitalka-lagala-soo-baxay\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-12-19T06:58:33+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/w-ca.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"746\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"411\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiirka-cadaaladda-oo-kahadlay-maxbuuskii-isbitalka-lagala-soo-baxay\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiirka-cadaaladda-oo-kahadlay-maxbuuskii-isbitalka-lagala-soo-baxay\/\",\"name\":\"DAAWO Wasiirka cadaaladda oo kahadlay maxbuuskii isbitalka lagala soo baxay - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiirka-cadaaladda-oo-kahadlay-maxbuuskii-isbitalka-lagala-soo-baxay\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiirka-cadaaladda-oo-kahadlay-maxbuuskii-isbitalka-lagala-soo-baxay\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/w-ca.jpg\",\"datePublished\":\"2019-12-19T06:58:33+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiirka-cadaaladda-oo-kahadlay-maxbuuskii-isbitalka-lagala-soo-baxay\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiirka-cadaaladda-oo-kahadlay-maxbuuskii-isbitalka-lagala-soo-baxay\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiirka-cadaaladda-oo-kahadlay-maxbuuskii-isbitalka-lagala-soo-baxay\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/w-ca.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/w-ca.jpg\",\"width\":746,\"height\":411},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiirka-cadaaladda-oo-kahadlay-maxbuuskii-isbitalka-lagala-soo-baxay\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO Wasiirka cadaaladda oo kahadlay maxbuuskii isbitalka lagala soo baxay\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO Wasiirka cadaaladda oo kahadlay maxbuuskii isbitalka lagala soo baxay - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiirka-cadaaladda-oo-kahadlay-maxbuuskii-isbitalka-lagala-soo-baxay\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO Wasiirka cadaaladda oo kahadlay maxbuuskii isbitalka lagala soo baxay - Wardoon","og_description":"Wasiirka Wasaaradda Caddaaladda Xukuumadda Soomaaliya Xasan Xuseen Xaaji ayaa ka hadlay Maxbuus xoog looga saaray Isbitaal ku yaalla Magaalada Muqdisho, kaasi oo kadib geeriyooday. Wasiirka waxaa uu sheegay in tilaabaddaasi ay ka dhalatay carro, islamarkaana ay waddaan baaritaano ku aadan, sida ay wax u dhaceen shaqaddiina laga joojiyay mas\u2019uuliyiintii falkaasi ku kacay. Waxaa uu sidoo [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiirka-cadaaladda-oo-kahadlay-maxbuuskii-isbitalka-lagala-soo-baxay\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-12-19T06:58:33+00:00","og_image":[{"width":746,"height":411,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/w-ca.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiirka-cadaaladda-oo-kahadlay-maxbuuskii-isbitalka-lagala-soo-baxay\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiirka-cadaaladda-oo-kahadlay-maxbuuskii-isbitalka-lagala-soo-baxay\/","name":"DAAWO Wasiirka cadaaladda oo kahadlay maxbuuskii isbitalka lagala soo baxay - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiirka-cadaaladda-oo-kahadlay-maxbuuskii-isbitalka-lagala-soo-baxay\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiirka-cadaaladda-oo-kahadlay-maxbuuskii-isbitalka-lagala-soo-baxay\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/w-ca.jpg","datePublished":"2019-12-19T06:58:33+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiirka-cadaaladda-oo-kahadlay-maxbuuskii-isbitalka-lagala-soo-baxay\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiirka-cadaaladda-oo-kahadlay-maxbuuskii-isbitalka-lagala-soo-baxay\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiirka-cadaaladda-oo-kahadlay-maxbuuskii-isbitalka-lagala-soo-baxay\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/w-ca.jpg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/w-ca.jpg","width":746,"height":411},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiirka-cadaaladda-oo-kahadlay-maxbuuskii-isbitalka-lagala-soo-baxay\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO Wasiirka cadaaladda oo kahadlay maxbuuskii isbitalka lagala soo baxay"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/139828"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=139828"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/139828\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":139832,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/139828\/revisions\/139832"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/139829"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=139828"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=139828"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=139828"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}