{"id":139833,"date":"2019-12-19T10:03:54","date_gmt":"2019-12-19T07:03:54","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=139833"},"modified":"2019-12-19T10:04:53","modified_gmt":"2019-12-19T07:04:53","slug":"daawo-dhooba-daareed-puntland-waxay-gacanta-u-gashay-kaligii-taliye","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dhooba-daareed-puntland-waxay-gacanta-u-gashay-kaligii-taliye\/","title":{"rendered":"DAAWO Dhooba Daareed: Puntland waxay gacanta u gashay kaligii taliye"},"content":{"rendered":"<p>Cabdi Xakiin Maxamad Axmad Dhooba Daareed Gudoomiyihii Barlamaanka Puntland ayaa si kulul uga hadlay xilka qaadistii lagu sameeyey,isaga oo Eedeyn u jeediyey Madaxda Puntland iyo Xildhibaannada Baarlamaanka Maamulkaas.<\/p>\n<p>Wareysi uu siiyey Tv-ga Universal ayuu ku sheegay in Puntland ay xiligaan Gacanta u gashay kaligii Taliye,sidoo kalena Xildhibaanada Barlamaanka Puntland ay Maslaxadii Ummadda ka doorteen Lacag iyo laaluush sida uu hadalka u dhigay.<\/p>\n<p>Isaga oo sii hadlayey ayaa sidoo kale waxaa uu sheegay in Puntland ay ku socoto wadadii bur burka hadii wax laga qabana arintaasi ay Dadka uu matalo ka tashan doonaan Aayahooda.<\/p>\n<p>Mar uu ka hadlayay Arimaha Doorashooyinka ku saleysan Dimoqaraadiyada ee Puntland waxa uu sheegay in Saddex Beelood kaliya ay isku koobeen Hoggaaminta Maamulka Puntland.<\/p>\n<p>17-kii Bishii November ee sanadkaan ayaa Xildhibaannada Golaha Wakiilada Puntland waxaa ay xilkii Guddoomiyenimo ka qaadeen Cabdi Xakiin Dhoobo Daareed,iyaga oo ku eedeeyey in uu ku xadgudbay Dastuurka Puntland.<\/p>\n<p>Wareysigaasi oo dheer oo uu kaga hadlayo arimo kala duwan waxaad Caawa ka Daawan doontaan Tvga Universal Saacadu marka ay tahay 7-da Fiidnimo ee Xiliga Geeska Africa.<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/www.facebook.com\/universalsomalitv\/videos\/854584898292139\/\"><span style=\"color: #0000ff;\"><strong>HALKAN KADAAWO WAREESIGA DHOOBO DAAREED<\/strong><\/span><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Cabdi Xakiin Maxamad Axmad Dhooba Daareed Gudoomiyihii Barlamaanka Puntland ayaa si kulul uga hadlay xilka qaadistii lagu sameeyey,isaga oo Eedeyn u jeediyey Madaxda Puntland iyo Xildhibaannada Baarlamaanka Maamulkaas. Wareysi uu siiyey Tv-ga Universal ayuu ku sheegay in Puntland ay xiligaan Gacanta u gashay kaligii Taliye,sidoo kalena Xildhibaanada Barlamaanka Puntland ay Maslaxadii Ummadda ka doorteen Lacag [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":139834,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-139833","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO Dhooba Daareed: Puntland waxay gacanta u gashay kaligii taliye - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dhooba-daareed-puntland-waxay-gacanta-u-gashay-kaligii-taliye\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO Dhooba Daareed: Puntland waxay gacanta u gashay kaligii taliye - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Cabdi Xakiin Maxamad Axmad Dhooba Daareed Gudoomiyihii Barlamaanka Puntland ayaa si kulul uga hadlay xilka qaadistii lagu sameeyey,isaga oo Eedeyn u jeediyey Madaxda Puntland iyo Xildhibaannada Baarlamaanka Maamulkaas. Wareysi uu siiyey Tv-ga Universal ayuu ku sheegay in Puntland ay xiligaan Gacanta u gashay kaligii Taliye,sidoo kalena Xildhibaanada Barlamaanka Puntland ay Maslaxadii Ummadda ka doorteen Lacag [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dhooba-daareed-puntland-waxay-gacanta-u-gashay-kaligii-taliye\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-12-19T07:03:54+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2019-12-19T07:04:53+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/Dhoobo-1.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1200\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"967\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dhooba-daareed-puntland-waxay-gacanta-u-gashay-kaligii-taliye\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dhooba-daareed-puntland-waxay-gacanta-u-gashay-kaligii-taliye\/\",\"name\":\"DAAWO Dhooba Daareed: Puntland waxay gacanta u gashay kaligii taliye - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dhooba-daareed-puntland-waxay-gacanta-u-gashay-kaligii-taliye\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dhooba-daareed-puntland-waxay-gacanta-u-gashay-kaligii-taliye\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/Dhoobo-1.jpg\",\"datePublished\":\"2019-12-19T07:03:54+00:00\",\"dateModified\":\"2019-12-19T07:04:53+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dhooba-daareed-puntland-waxay-gacanta-u-gashay-kaligii-taliye\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dhooba-daareed-puntland-waxay-gacanta-u-gashay-kaligii-taliye\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dhooba-daareed-puntland-waxay-gacanta-u-gashay-kaligii-taliye\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/Dhoobo-1.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/Dhoobo-1.jpg\",\"width\":1200,\"height\":967},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dhooba-daareed-puntland-waxay-gacanta-u-gashay-kaligii-taliye\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO Dhooba Daareed: Puntland waxay gacanta u gashay kaligii taliye\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO Dhooba Daareed: Puntland waxay gacanta u gashay kaligii taliye - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dhooba-daareed-puntland-waxay-gacanta-u-gashay-kaligii-taliye\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO Dhooba Daareed: Puntland waxay gacanta u gashay kaligii taliye - Wardoon","og_description":"Cabdi Xakiin Maxamad Axmad Dhooba Daareed Gudoomiyihii Barlamaanka Puntland ayaa si kulul uga hadlay xilka qaadistii lagu sameeyey,isaga oo Eedeyn u jeediyey Madaxda Puntland iyo Xildhibaannada Baarlamaanka Maamulkaas. Wareysi uu siiyey Tv-ga Universal ayuu ku sheegay in Puntland ay xiligaan Gacanta u gashay kaligii Taliye,sidoo kalena Xildhibaanada Barlamaanka Puntland ay Maslaxadii Ummadda ka doorteen Lacag [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dhooba-daareed-puntland-waxay-gacanta-u-gashay-kaligii-taliye\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-12-19T07:03:54+00:00","article_modified_time":"2019-12-19T07:04:53+00:00","og_image":[{"width":1200,"height":967,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/Dhoobo-1.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dhooba-daareed-puntland-waxay-gacanta-u-gashay-kaligii-taliye\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dhooba-daareed-puntland-waxay-gacanta-u-gashay-kaligii-taliye\/","name":"DAAWO Dhooba Daareed: Puntland waxay gacanta u gashay kaligii taliye - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dhooba-daareed-puntland-waxay-gacanta-u-gashay-kaligii-taliye\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dhooba-daareed-puntland-waxay-gacanta-u-gashay-kaligii-taliye\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/Dhoobo-1.jpg","datePublished":"2019-12-19T07:03:54+00:00","dateModified":"2019-12-19T07:04:53+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dhooba-daareed-puntland-waxay-gacanta-u-gashay-kaligii-taliye\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dhooba-daareed-puntland-waxay-gacanta-u-gashay-kaligii-taliye\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dhooba-daareed-puntland-waxay-gacanta-u-gashay-kaligii-taliye\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/Dhoobo-1.jpg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/Dhoobo-1.jpg","width":1200,"height":967},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dhooba-daareed-puntland-waxay-gacanta-u-gashay-kaligii-taliye\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO Dhooba Daareed: Puntland waxay gacanta u gashay kaligii taliye"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/139833"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=139833"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/139833\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":139837,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/139833\/revisions\/139837"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/139834"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=139833"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=139833"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=139833"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}