{"id":139869,"date":"2019-12-19T12:51:53","date_gmt":"2019-12-19T09:51:53","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=139869"},"modified":"2019-12-19T12:51:53","modified_gmt":"2019-12-19T09:51:53","slug":"daawo-wasiir-beyle-oo-shaaciyey-xilliga-la-cafinayo-deynta-somalia","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiir-beyle-oo-shaaciyey-xilliga-la-cafinayo-deynta-somalia\/","title":{"rendered":"DAAWO Wasiir Beyle oo shaaciyey xilliga la cafinayo Deynta Somalia"},"content":{"rendered":"<p>Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Soomaaliya Cabdiraxmaan Ducaale Beyle aya amarka hore waxaa uu soo dhaweeyey Warbixintii ay soo saartay Kristalina Georgieva Agaasimaha maamulka IMF kaas oo ku saabsanaa meel marinta qorshaha maaliyadeed ee Soomaaliya.<\/p>\n<p>Wasiirka oo Shir Jaraa\u2019id Warbaahinta ugu qabtay muqdisho ayaa sheegay in Hay\u2019adda IMF ay Soomalaiya aad ugala Shaqeysay qorshaha dib u habeynta Maaliyadda Soomaaliya,islamarkaana Soomaaliya ay heyso wadadii deynta looga cafin lahaa.<\/p>\n<p>Sidoo kale Wasiir Beyle waxaa uu hadalkiisa intaasi ku daray inay socdaan qorshaa lagu dar dargelinayo in Soomaaliya laga cafiyo deynta,taasna uu hirgalayo marka la gaaro Bisha labaad ee sanadka soo socda ee 2020.<\/p>\n<p>Si kastaba shalay ayay aheyd markii Golaha Wakiillada dalka Mareykanka ay markii ugu horeysay ansixiyeen miisaaniyad ay ku jirto cafinta deyn lagu leeyahay dalka Soomaaliya.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/18MdhGUteMs\" width=\"1013\" height=\"570\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Soomaaliya Cabdiraxmaan Ducaale Beyle aya amarka hore waxaa uu soo dhaweeyey Warbixintii ay soo saartay Kristalina Georgieva Agaasimaha maamulka IMF kaas oo ku saabsanaa meel marinta qorshaha maaliyadeed ee Soomaaliya. Wasiirka oo Shir Jaraa\u2019id Warbaahinta ugu qabtay muqdisho ayaa sheegay in Hay\u2019adda IMF ay Soomalaiya aad ugala Shaqeysay qorshaha dib u [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":139870,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-139869","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO Wasiir Beyle oo shaaciyey xilliga la cafinayo Deynta Somalia - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiir-beyle-oo-shaaciyey-xilliga-la-cafinayo-deynta-somalia\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO Wasiir Beyle oo shaaciyey xilliga la cafinayo Deynta Somalia - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Soomaaliya Cabdiraxmaan Ducaale Beyle aya amarka hore waxaa uu soo dhaweeyey Warbixintii ay soo saartay Kristalina Georgieva Agaasimaha maamulka IMF kaas oo ku saabsanaa meel marinta qorshaha maaliyadeed ee Soomaaliya. Wasiirka oo Shir Jaraa\u2019id Warbaahinta ugu qabtay muqdisho ayaa sheegay in Hay\u2019adda IMF ay Soomalaiya aad ugala Shaqeysay qorshaha dib u [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiir-beyle-oo-shaaciyey-xilliga-la-cafinayo-deynta-somalia\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-12-19T09:51:53+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/Capture-34.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"797\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"560\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiir-beyle-oo-shaaciyey-xilliga-la-cafinayo-deynta-somalia\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiir-beyle-oo-shaaciyey-xilliga-la-cafinayo-deynta-somalia\/\",\"name\":\"DAAWO Wasiir Beyle oo shaaciyey xilliga la cafinayo Deynta Somalia - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiir-beyle-oo-shaaciyey-xilliga-la-cafinayo-deynta-somalia\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiir-beyle-oo-shaaciyey-xilliga-la-cafinayo-deynta-somalia\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/Capture-34.png\",\"datePublished\":\"2019-12-19T09:51:53+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiir-beyle-oo-shaaciyey-xilliga-la-cafinayo-deynta-somalia\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiir-beyle-oo-shaaciyey-xilliga-la-cafinayo-deynta-somalia\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiir-beyle-oo-shaaciyey-xilliga-la-cafinayo-deynta-somalia\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/Capture-34.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/Capture-34.png\",\"width\":797,\"height\":560},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiir-beyle-oo-shaaciyey-xilliga-la-cafinayo-deynta-somalia\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO Wasiir Beyle oo shaaciyey xilliga la cafinayo Deynta Somalia\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO Wasiir Beyle oo shaaciyey xilliga la cafinayo Deynta Somalia - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiir-beyle-oo-shaaciyey-xilliga-la-cafinayo-deynta-somalia\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO Wasiir Beyle oo shaaciyey xilliga la cafinayo Deynta Somalia - Wardoon","og_description":"Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Soomaaliya Cabdiraxmaan Ducaale Beyle aya amarka hore waxaa uu soo dhaweeyey Warbixintii ay soo saartay Kristalina Georgieva Agaasimaha maamulka IMF kaas oo ku saabsanaa meel marinta qorshaha maaliyadeed ee Soomaaliya. Wasiirka oo Shir Jaraa\u2019id Warbaahinta ugu qabtay muqdisho ayaa sheegay in Hay\u2019adda IMF ay Soomalaiya aad ugala Shaqeysay qorshaha dib u [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiir-beyle-oo-shaaciyey-xilliga-la-cafinayo-deynta-somalia\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-12-19T09:51:53+00:00","og_image":[{"width":797,"height":560,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/Capture-34.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiir-beyle-oo-shaaciyey-xilliga-la-cafinayo-deynta-somalia\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiir-beyle-oo-shaaciyey-xilliga-la-cafinayo-deynta-somalia\/","name":"DAAWO Wasiir Beyle oo shaaciyey xilliga la cafinayo Deynta Somalia - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiir-beyle-oo-shaaciyey-xilliga-la-cafinayo-deynta-somalia\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiir-beyle-oo-shaaciyey-xilliga-la-cafinayo-deynta-somalia\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/Capture-34.png","datePublished":"2019-12-19T09:51:53+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiir-beyle-oo-shaaciyey-xilliga-la-cafinayo-deynta-somalia\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiir-beyle-oo-shaaciyey-xilliga-la-cafinayo-deynta-somalia\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiir-beyle-oo-shaaciyey-xilliga-la-cafinayo-deynta-somalia\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/Capture-34.png","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/Capture-34.png","width":797,"height":560},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiir-beyle-oo-shaaciyey-xilliga-la-cafinayo-deynta-somalia\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO Wasiir Beyle oo shaaciyey xilliga la cafinayo Deynta Somalia"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/139869"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=139869"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/139869\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":139871,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/139869\/revisions\/139871"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/139870"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=139869"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=139869"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=139869"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}