{"id":140003,"date":"2019-12-21T23:20:19","date_gmt":"2019-12-21T20:20:19","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=140003"},"modified":"2019-12-21T23:20:19","modified_gmt":"2019-12-21T20:20:19","slug":"qarax-xoogan-oo-kadhacay-galkacyo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/qarax-xoogan-oo-kadhacay-galkacyo\/","title":{"rendered":"Qarax Xoogan oo kadhacay Galkacyo"},"content":{"rendered":"<p>Waxaa faah-faahino dheeraad ah laga heleyaa qarax caawa ka dhacay magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug, kaas oo loo adeegsaday gaari waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyey oo lagu dhuftay gaari Cabdi-bile ah oo taagnaa banaanka Hotel ay ku sugnaayeen saraakiil ciidan.<\/p>\n<p>Weriyaal gaaray goobta uu qaraxu ka dhacay ayaa Wardoon u sheegay in ilaa lix ruux oo iskugu jiray askar iyo dad shacab ah oo halkaas goobo ganacsi ku lahaa ay ku dhinteen qaraxa.<\/p>\n<p>Sidoo kale dhaawacyada ka dhashay qaraxaas ayaa la sheegay inay gaarayaan ilaa 10 ruux oo dadkii goobta ku sugnaay ah, kuwaas oo iskugu jiray askar iyo shacab.<\/p>\n<p>Aaga uu qaraxu ka dhacay waxaa ka dantay korontada waxaana jira mugdi taas oo sii adkeynaysa xaaladda, caqabadna ku ah u gurmashada dadkii ku waxyeeloobay qaraxaas.<\/p>\n<p>Hotelka uu qaraxu banaakiisa ka dhacay ayaa waxa uu ku yaallaa gadiga koonfureed ee magaalada Gaalkacyo, waxaana ku sugnaa saraakiil ciidan oo uu hoggaaminaayey taliyaha ciidanka dhulka Soomaaliya Gen. Cabdixamiid Maxamed Dirir oo ay wehliyeen taliyaha qeybta 21aad ee ciidanka xoogga dalka Cabdicasiis Qooje iyo saraakiil kale, kuwaas oo dhawaan ka soo laabtay xalinta colaad beelo ka soo kala jeeday Galmudug iyo Puntland ku dhex martay bariga gobolka Mudug.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-140005\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/80431246_596560284492225_3671704224942522368_o.jpg\" alt=\"\" width=\"1440\" height=\"1080\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/80431246_596560284492225_3671704224942522368_o.jpg 1440w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/80431246_596560284492225_3671704224942522368_o-300x225.jpg 300w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/80431246_596560284492225_3671704224942522368_o-1024x768.jpg 1024w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/80431246_596560284492225_3671704224942522368_o-768x576.jpg 768w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/80431246_596560284492225_3671704224942522368_o-80x60.jpg 80w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/80431246_596560284492225_3671704224942522368_o-265x198.jpg 265w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/80431246_596560284492225_3671704224942522368_o-696x522.jpg 696w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/80431246_596560284492225_3671704224942522368_o-1068x801.jpg 1068w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/80431246_596560284492225_3671704224942522368_o-560x420.jpg 560w\" sizes=\"(max-width: 1440px) 100vw, 1440px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Waxaa faah-faahino dheeraad ah laga heleyaa qarax caawa ka dhacay magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug, kaas oo loo adeegsaday gaari waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyey oo lagu dhuftay gaari Cabdi-bile ah oo taagnaa banaanka Hotel ay ku sugnaayeen saraakiil ciidan. Weriyaal gaaray goobta uu qaraxu ka dhacay ayaa Wardoon u sheegay in ilaa lix ruux [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":140004,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-140003","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Qarax Xoogan oo kadhacay Galkacyo - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/qarax-xoogan-oo-kadhacay-galkacyo\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Qarax Xoogan oo kadhacay Galkacyo - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Waxaa faah-faahino dheeraad ah laga heleyaa qarax caawa ka dhacay magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug, kaas oo loo adeegsaday gaari waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyey oo lagu dhuftay gaari Cabdi-bile ah oo taagnaa banaanka Hotel ay ku sugnaayeen saraakiil ciidan. Weriyaal gaaray goobta uu qaraxu ka dhacay ayaa Wardoon u sheegay in ilaa lix ruux [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/qarax-xoogan-oo-kadhacay-galkacyo\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-12-21T20:20:19+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/download-4-4.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"300\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"168\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/qarax-xoogan-oo-kadhacay-galkacyo\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/qarax-xoogan-oo-kadhacay-galkacyo\/\",\"name\":\"Qarax Xoogan oo kadhacay Galkacyo - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/qarax-xoogan-oo-kadhacay-galkacyo\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/qarax-xoogan-oo-kadhacay-galkacyo\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/download-4-4.jpg\",\"datePublished\":\"2019-12-21T20:20:19+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/qarax-xoogan-oo-kadhacay-galkacyo\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/qarax-xoogan-oo-kadhacay-galkacyo\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/qarax-xoogan-oo-kadhacay-galkacyo\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/download-4-4.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/download-4-4.jpg\",\"width\":300,\"height\":168},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/qarax-xoogan-oo-kadhacay-galkacyo\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Qarax Xoogan oo kadhacay Galkacyo\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Qarax Xoogan oo kadhacay Galkacyo - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/qarax-xoogan-oo-kadhacay-galkacyo\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Qarax Xoogan oo kadhacay Galkacyo - Wardoon","og_description":"Waxaa faah-faahino dheeraad ah laga heleyaa qarax caawa ka dhacay magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug, kaas oo loo adeegsaday gaari waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyey oo lagu dhuftay gaari Cabdi-bile ah oo taagnaa banaanka Hotel ay ku sugnaayeen saraakiil ciidan. Weriyaal gaaray goobta uu qaraxu ka dhacay ayaa Wardoon u sheegay in ilaa lix ruux [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/qarax-xoogan-oo-kadhacay-galkacyo\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-12-21T20:20:19+00:00","og_image":[{"width":300,"height":168,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/download-4-4.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/qarax-xoogan-oo-kadhacay-galkacyo\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/qarax-xoogan-oo-kadhacay-galkacyo\/","name":"Qarax Xoogan oo kadhacay Galkacyo - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/qarax-xoogan-oo-kadhacay-galkacyo\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/qarax-xoogan-oo-kadhacay-galkacyo\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/download-4-4.jpg","datePublished":"2019-12-21T20:20:19+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/qarax-xoogan-oo-kadhacay-galkacyo\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/qarax-xoogan-oo-kadhacay-galkacyo\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/qarax-xoogan-oo-kadhacay-galkacyo\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/download-4-4.jpg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/download-4-4.jpg","width":300,"height":168},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/qarax-xoogan-oo-kadhacay-galkacyo\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Qarax Xoogan oo kadhacay Galkacyo"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/140003"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=140003"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/140003\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":140006,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/140003\/revisions\/140006"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/140004"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=140003"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=140003"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=140003"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}