{"id":140007,"date":"2019-12-22T09:53:13","date_gmt":"2019-12-22T06:53:13","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=140007"},"modified":"2019-12-22T09:53:13","modified_gmt":"2019-12-22T06:53:13","slug":"taliyaha-ciidanka-dhulka-oo-ka-hadlay-qaraxii-lagula-eegtay-gaalkacyo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/taliyaha-ciidanka-dhulka-oo-ka-hadlay-qaraxii-lagula-eegtay-gaalkacyo\/","title":{"rendered":"Taliyaha ciidanka Dhulka oo ka hadlay qaraxii lagula eegtay Gaalkacyo"},"content":{"rendered":"<p>Taliyaha ciidanka Dhulka ee Xoogga Soomaaliyeed, General Cabdixamiid Maxamed Dirir oo la hadlay warbaahinta ayaa faah faahiyey qaraxii ismiidaaminta ahaa ee xalay ka dhacay afaafka hoteel uu ka daganaa magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug.<\/p>\n<p>Dirir ayaa sheegay in qaraxa lagu weeraray kolonyo gaadiid ah oo uu isagu la socday balse uu ka badbaaday.<\/p>\n<p>Taliyaha ayaa sidoo kale xaqiijiyey in ugu yaraan 6 askari oo ka mid ah ilaaladiisa ay ku dhaawacmeen weerarkaasi, sidoo kalena ay jirto waxyeelo soo gaartay dad rayid ah.<\/p>\n<p>Dhinaca kale ilo madax banaan ayaa sheegaya in qaraxaani ay ku dhinteen ku dhowaad 10 qof oo isugu jiray askar iyo dad shacab ahaa, sidoo kalena ay ku dhaawacmeen tiro kale oo intaasi ka badan.<\/p>\n<p>Hoteelka uu qaraxu banaakiisa ka dhacay ayaa waxa uu ku yaallaa gadiga koonfureed ee magaalada Gaalkacyo, waxaana xilligaasi ku sugnaa saraakiil ka tirsan ciidanka Xoogga.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Taliyaha ciidanka Dhulka ee Xoogga Soomaaliyeed, General Cabdixamiid Maxamed Dirir oo la hadlay warbaahinta ayaa faah faahiyey qaraxii ismiidaaminta ahaa ee xalay ka dhacay afaafka hoteel uu ka daganaa magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug. Dirir ayaa sheegay in qaraxa lagu weeraray kolonyo gaadiid ah oo uu isagu la socday balse uu ka badbaaday. Taliyaha ayaa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":140008,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-140007","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Taliyaha ciidanka Dhulka oo ka hadlay qaraxii lagula eegtay Gaalkacyo - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/taliyaha-ciidanka-dhulka-oo-ka-hadlay-qaraxii-lagula-eegtay-gaalkacyo\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Taliyaha ciidanka Dhulka oo ka hadlay qaraxii lagula eegtay Gaalkacyo - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Taliyaha ciidanka Dhulka ee Xoogga Soomaaliyeed, General Cabdixamiid Maxamed Dirir oo la hadlay warbaahinta ayaa faah faahiyey qaraxii ismiidaaminta ahaa ee xalay ka dhacay afaafka hoteel uu ka daganaa magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug. Dirir ayaa sheegay in qaraxa lagu weeraray kolonyo gaadiid ah oo uu isagu la socday balse uu ka badbaaday. Taliyaha ayaa [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/taliyaha-ciidanka-dhulka-oo-ka-hadlay-qaraxii-lagula-eegtay-gaalkacyo\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-12-22T06:53:13+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/Sareeye-Guuto-Cabdixamiid-Dirir.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"893\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"655\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/taliyaha-ciidanka-dhulka-oo-ka-hadlay-qaraxii-lagula-eegtay-gaalkacyo\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/taliyaha-ciidanka-dhulka-oo-ka-hadlay-qaraxii-lagula-eegtay-gaalkacyo\/\",\"name\":\"Taliyaha ciidanka Dhulka oo ka hadlay qaraxii lagula eegtay Gaalkacyo - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/taliyaha-ciidanka-dhulka-oo-ka-hadlay-qaraxii-lagula-eegtay-gaalkacyo\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/taliyaha-ciidanka-dhulka-oo-ka-hadlay-qaraxii-lagula-eegtay-gaalkacyo\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/Sareeye-Guuto-Cabdixamiid-Dirir.jpg\",\"datePublished\":\"2019-12-22T06:53:13+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/taliyaha-ciidanka-dhulka-oo-ka-hadlay-qaraxii-lagula-eegtay-gaalkacyo\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/taliyaha-ciidanka-dhulka-oo-ka-hadlay-qaraxii-lagula-eegtay-gaalkacyo\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/taliyaha-ciidanka-dhulka-oo-ka-hadlay-qaraxii-lagula-eegtay-gaalkacyo\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/Sareeye-Guuto-Cabdixamiid-Dirir.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/Sareeye-Guuto-Cabdixamiid-Dirir.jpg\",\"width\":893,\"height\":655},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/taliyaha-ciidanka-dhulka-oo-ka-hadlay-qaraxii-lagula-eegtay-gaalkacyo\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Taliyaha ciidanka Dhulka oo ka hadlay qaraxii lagula eegtay Gaalkacyo\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Taliyaha ciidanka Dhulka oo ka hadlay qaraxii lagula eegtay Gaalkacyo - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/taliyaha-ciidanka-dhulka-oo-ka-hadlay-qaraxii-lagula-eegtay-gaalkacyo\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Taliyaha ciidanka Dhulka oo ka hadlay qaraxii lagula eegtay Gaalkacyo - Wardoon","og_description":"Taliyaha ciidanka Dhulka ee Xoogga Soomaaliyeed, General Cabdixamiid Maxamed Dirir oo la hadlay warbaahinta ayaa faah faahiyey qaraxii ismiidaaminta ahaa ee xalay ka dhacay afaafka hoteel uu ka daganaa magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug. Dirir ayaa sheegay in qaraxa lagu weeraray kolonyo gaadiid ah oo uu isagu la socday balse uu ka badbaaday. Taliyaha ayaa [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/taliyaha-ciidanka-dhulka-oo-ka-hadlay-qaraxii-lagula-eegtay-gaalkacyo\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-12-22T06:53:13+00:00","og_image":[{"width":893,"height":655,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/Sareeye-Guuto-Cabdixamiid-Dirir.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/taliyaha-ciidanka-dhulka-oo-ka-hadlay-qaraxii-lagula-eegtay-gaalkacyo\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/taliyaha-ciidanka-dhulka-oo-ka-hadlay-qaraxii-lagula-eegtay-gaalkacyo\/","name":"Taliyaha ciidanka Dhulka oo ka hadlay qaraxii lagula eegtay Gaalkacyo - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/taliyaha-ciidanka-dhulka-oo-ka-hadlay-qaraxii-lagula-eegtay-gaalkacyo\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/taliyaha-ciidanka-dhulka-oo-ka-hadlay-qaraxii-lagula-eegtay-gaalkacyo\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/Sareeye-Guuto-Cabdixamiid-Dirir.jpg","datePublished":"2019-12-22T06:53:13+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/taliyaha-ciidanka-dhulka-oo-ka-hadlay-qaraxii-lagula-eegtay-gaalkacyo\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/taliyaha-ciidanka-dhulka-oo-ka-hadlay-qaraxii-lagula-eegtay-gaalkacyo\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/taliyaha-ciidanka-dhulka-oo-ka-hadlay-qaraxii-lagula-eegtay-gaalkacyo\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/Sareeye-Guuto-Cabdixamiid-Dirir.jpg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/Sareeye-Guuto-Cabdixamiid-Dirir.jpg","width":893,"height":655},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/taliyaha-ciidanka-dhulka-oo-ka-hadlay-qaraxii-lagula-eegtay-gaalkacyo\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Taliyaha ciidanka Dhulka oo ka hadlay qaraxii lagula eegtay Gaalkacyo"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/140007"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=140007"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/140007\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":140009,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/140007\/revisions\/140009"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/140008"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=140007"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=140007"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=140007"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}