{"id":140010,"date":"2019-12-22T09:55:17","date_gmt":"2019-12-22T06:55:17","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=140010"},"modified":"2019-12-22T09:55:17","modified_gmt":"2019-12-22T06:55:17","slug":"akhriso-khasaaraha-ka-dhashay-qarixii-gaalkacyo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-khasaaraha-ka-dhashay-qarixii-gaalkacyo\/","title":{"rendered":"Akhriso:-Khasaaraha ka dhashay qarixii Gaalkacyo"},"content":{"rendered":"<p>Qaraxa oo loo adeegsaday gaari laga soo buuxiyay Waxyaabaha Qarxa ayaa lagu weeraray Hoteelka Five Star ee koonfurta magaalada Gaalkacyo,halkaas oo ay dagan yihiinTaliyaha Ciidanka dhulka Sareeyo Guuto Cabdixamiid Maxamed Dirir iyo Taliyaha ciidanka qeybta 21 aad Cabdicasiis Qooje,waxaana lagu dhuftay Gaari yaallay Banaanka Hotelka.<\/p>\n<p>Wararka laga helayo khasaaraha ka dhashay qaraxaas ayaa waxa ay sheegayaan in 8 Ruux oo isugu jiray Askar iyo dad Shacab ah oo fadhiyey banaanka Hotelka ay ku geeriyoodeen tiro kalena ay ku dhaawacmeen.<\/p>\n<p>Saraakiil ka tirsan Taliska qeybta 21aad ee xoogga dalka ayaa waxaa ay sheegeen in weerarkaasi qaraxa ah ay ka badbaadeen Taliyaha Ciidamada Dhulka iyo taliyaha qeybta 21aad,hayeeshee ay ku waxyeeloobeen askar ka tirsan Ciidamadii la socday.<\/p>\n<p>Wararkii ugu dambeeyey ee saaka naga soo gaaraya magaalada Gaalkacyo qeybta Galmudug ayaa waxaaay sheegayaan in ciidamada dowladdaay howlgallo ka wadaan Xaafadaha ku dhow dhow hotelka la weeraray oo ay degan yihiin Taliyaha Ciidanka dhulka Sareeyo Guuto Cabdixamiid Maxamed Dirir iyo Taliyaha ciidanka qeybta 21 aad Cabdicasiis Qooje.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Qaraxa oo loo adeegsaday gaari laga soo buuxiyay Waxyaabaha Qarxa ayaa lagu weeraray Hoteelka Five Star ee koonfurta magaalada Gaalkacyo,halkaas oo ay dagan yihiinTaliyaha Ciidanka dhulka Sareeyo Guuto Cabdixamiid Maxamed Dirir iyo Taliyaha ciidanka qeybta 21 aad Cabdicasiis Qooje,waxaana lagu dhuftay Gaari yaallay Banaanka Hotelka. Wararka laga helayo khasaaraha ka dhashay qaraxaas ayaa waxa ay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":140011,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-140010","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Akhriso:-Khasaaraha ka dhashay qarixii Gaalkacyo - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-khasaaraha-ka-dhashay-qarixii-gaalkacyo\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Akhriso:-Khasaaraha ka dhashay qarixii Gaalkacyo - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Qaraxa oo loo adeegsaday gaari laga soo buuxiyay Waxyaabaha Qarxa ayaa lagu weeraray Hoteelka Five Star ee koonfurta magaalada Gaalkacyo,halkaas oo ay dagan yihiinTaliyaha Ciidanka dhulka Sareeyo Guuto Cabdixamiid Maxamed Dirir iyo Taliyaha ciidanka qeybta 21 aad Cabdicasiis Qooje,waxaana lagu dhuftay Gaari yaallay Banaanka Hotelka. Wararka laga helayo khasaaraha ka dhashay qaraxaas ayaa waxa ay [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-khasaaraha-ka-dhashay-qarixii-gaalkacyo\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-12-22T06:55:17+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/weerarka.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"495\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-khasaaraha-ka-dhashay-qarixii-gaalkacyo\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-khasaaraha-ka-dhashay-qarixii-gaalkacyo\/\",\"name\":\"Akhriso:-Khasaaraha ka dhashay qarixii Gaalkacyo - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-khasaaraha-ka-dhashay-qarixii-gaalkacyo\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-khasaaraha-ka-dhashay-qarixii-gaalkacyo\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/weerarka.jpg\",\"datePublished\":\"2019-12-22T06:55:17+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-khasaaraha-ka-dhashay-qarixii-gaalkacyo\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-khasaaraha-ka-dhashay-qarixii-gaalkacyo\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-khasaaraha-ka-dhashay-qarixii-gaalkacyo\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/weerarka.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/weerarka.jpg\",\"width\":660,\"height\":495},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-khasaaraha-ka-dhashay-qarixii-gaalkacyo\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Akhriso:-Khasaaraha ka dhashay qarixii Gaalkacyo\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Akhriso:-Khasaaraha ka dhashay qarixii Gaalkacyo - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-khasaaraha-ka-dhashay-qarixii-gaalkacyo\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Akhriso:-Khasaaraha ka dhashay qarixii Gaalkacyo - Wardoon","og_description":"Qaraxa oo loo adeegsaday gaari laga soo buuxiyay Waxyaabaha Qarxa ayaa lagu weeraray Hoteelka Five Star ee koonfurta magaalada Gaalkacyo,halkaas oo ay dagan yihiinTaliyaha Ciidanka dhulka Sareeyo Guuto Cabdixamiid Maxamed Dirir iyo Taliyaha ciidanka qeybta 21 aad Cabdicasiis Qooje,waxaana lagu dhuftay Gaari yaallay Banaanka Hotelka. Wararka laga helayo khasaaraha ka dhashay qaraxaas ayaa waxa ay [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-khasaaraha-ka-dhashay-qarixii-gaalkacyo\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-12-22T06:55:17+00:00","og_image":[{"width":660,"height":495,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/weerarka.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-khasaaraha-ka-dhashay-qarixii-gaalkacyo\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-khasaaraha-ka-dhashay-qarixii-gaalkacyo\/","name":"Akhriso:-Khasaaraha ka dhashay qarixii Gaalkacyo - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-khasaaraha-ka-dhashay-qarixii-gaalkacyo\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-khasaaraha-ka-dhashay-qarixii-gaalkacyo\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/weerarka.jpg","datePublished":"2019-12-22T06:55:17+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-khasaaraha-ka-dhashay-qarixii-gaalkacyo\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-khasaaraha-ka-dhashay-qarixii-gaalkacyo\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-khasaaraha-ka-dhashay-qarixii-gaalkacyo\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/weerarka.jpg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/weerarka.jpg","width":660,"height":495},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-khasaaraha-ka-dhashay-qarixii-gaalkacyo\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Akhriso:-Khasaaraha ka dhashay qarixii Gaalkacyo"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/140010"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=140010"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/140010\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":140013,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/140010\/revisions\/140013"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/140011"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=140010"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=140010"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=140010"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}