{"id":140061,"date":"2019-12-22T11:46:31","date_gmt":"2019-12-22T08:46:31","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=140061"},"modified":"2019-12-22T11:46:31","modified_gmt":"2019-12-22T08:46:31","slug":"daawo-prof-jawaari-doorasho-qof-iyo-cod-ah-ma-dhici-karto","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-prof-jawaari-doorasho-qof-iyo-cod-ah-ma-dhici-karto\/","title":{"rendered":"DAAWO Prof. Jawaari \u201cDoorasho qof iyo cod ah ma dhici karto\u201d"},"content":{"rendered":"<p>Gudoomiyihii hore ee Golaha Shacabka ahna Xildhibaan Golaha Shacabka ka tirsan Prof. Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari ayaa sheegay in aanay dalka ka dhici karin doorasho qof iyo cod ah.<\/p>\n<p>Beesha Caalamka ayaa waxay Khamiistii soo saartay qodobo dhawr ah oo uu ku jiro qodob oranaya waa inay Somaliya ka dhacdaa 2020\/2021 doorasho qof iyo cod ah.<\/p>\n<p>Beesha Caalamka ayaa qabta in doorasho qof iyo cod ah ay Somaliya ka qabsoomi karto sanadka soo socda, maadaama ay horey uga dhacday, sida ay ku andacoonayan dalalka Ciraaq iyo Afghanistan.<\/p>\n<p>Xildhibaan Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari ayaa war waxba kama jiraan ah ku sheegay in doorasho qof iyo cod ah ay horey uga qabsoomeen Ciraaq iyo Afghanistan.<\/p>\n<p><strong>\u201cDoorasho qof iyo cod ah ma dhici karto, yaan laguugu sheekeynin waxaan. Afghanistan ayay ka dhacday, Ciraaq ayaan ku sameynay, kulligood waa kalaam faaruq ah.\u201d Ayuu yiri Proj. Jawaari.<\/strong><\/p>\n<p>Mar wax laga waydiiyey sida uu arko in dadka haysta Jinsiyadaha dalalka kale aysan Xilalka ugu sareeya dalka ka qaban ayuu sheegay inay fududahay America oo aad madax ka noqotit, waxaana hadalkiisa loo fasirtay in Mareykanka uu ka amni wanaagsan yahay Somaliya.<\/p>\n<p>\u201cSomaliya in madax aad ka noqoto iyo America in aad madax ka noqoto, America ayaa fudud in aad madax ka noqoto.\u201d Ayuu yiri Gudoomiyihii hore Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Somaliya.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/3OMgLfpWs2A\" width=\"800\" height=\"681\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><span style=\"display: inline-block; width: 0px; overflow: hidden; line-height: 0;\" data-mce-type=\"bookmark\" class=\"mce_SELRES_start\">\ufeff<\/span><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Gudoomiyihii hore ee Golaha Shacabka ahna Xildhibaan Golaha Shacabka ka tirsan Prof. Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari ayaa sheegay in aanay dalka ka dhici karin doorasho qof iyo cod ah. Beesha Caalamka ayaa waxay Khamiistii soo saartay qodobo dhawr ah oo uu ku jiro qodob oranaya waa inay Somaliya ka dhacdaa 2020\/2021 doorasho qof iyo cod [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":140062,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-140061","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO Prof. Jawaari \u201cDoorasho qof iyo cod ah ma dhici karto\u201d - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-prof-jawaari-doorasho-qof-iyo-cod-ah-ma-dhici-karto\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO Prof. Jawaari \u201cDoorasho qof iyo cod ah ma dhici karto\u201d - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Gudoomiyihii hore ee Golaha Shacabka ahna Xildhibaan Golaha Shacabka ka tirsan Prof. Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari ayaa sheegay in aanay dalka ka dhici karin doorasho qof iyo cod ah. Beesha Caalamka ayaa waxay Khamiistii soo saartay qodobo dhawr ah oo uu ku jiro qodob oranaya waa inay Somaliya ka dhacdaa 2020\/2021 doorasho qof iyo cod [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-prof-jawaari-doorasho-qof-iyo-cod-ah-ma-dhici-karto\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-12-22T08:46:31+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/Capture-43.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"695\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"562\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-prof-jawaari-doorasho-qof-iyo-cod-ah-ma-dhici-karto\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-prof-jawaari-doorasho-qof-iyo-cod-ah-ma-dhici-karto\/\",\"name\":\"DAAWO Prof. Jawaari \u201cDoorasho qof iyo cod ah ma dhici karto\u201d - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-prof-jawaari-doorasho-qof-iyo-cod-ah-ma-dhici-karto\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-prof-jawaari-doorasho-qof-iyo-cod-ah-ma-dhici-karto\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/Capture-43.png\",\"datePublished\":\"2019-12-22T08:46:31+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-prof-jawaari-doorasho-qof-iyo-cod-ah-ma-dhici-karto\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-prof-jawaari-doorasho-qof-iyo-cod-ah-ma-dhici-karto\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-prof-jawaari-doorasho-qof-iyo-cod-ah-ma-dhici-karto\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/Capture-43.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/Capture-43.png\",\"width\":695,\"height\":562},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-prof-jawaari-doorasho-qof-iyo-cod-ah-ma-dhici-karto\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO Prof. Jawaari \u201cDoorasho qof iyo cod ah ma dhici karto\u201d\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO Prof. Jawaari \u201cDoorasho qof iyo cod ah ma dhici karto\u201d - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-prof-jawaari-doorasho-qof-iyo-cod-ah-ma-dhici-karto\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO Prof. Jawaari \u201cDoorasho qof iyo cod ah ma dhici karto\u201d - Wardoon","og_description":"Gudoomiyihii hore ee Golaha Shacabka ahna Xildhibaan Golaha Shacabka ka tirsan Prof. Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari ayaa sheegay in aanay dalka ka dhici karin doorasho qof iyo cod ah. Beesha Caalamka ayaa waxay Khamiistii soo saartay qodobo dhawr ah oo uu ku jiro qodob oranaya waa inay Somaliya ka dhacdaa 2020\/2021 doorasho qof iyo cod [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-prof-jawaari-doorasho-qof-iyo-cod-ah-ma-dhici-karto\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-12-22T08:46:31+00:00","og_image":[{"width":695,"height":562,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/Capture-43.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-prof-jawaari-doorasho-qof-iyo-cod-ah-ma-dhici-karto\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-prof-jawaari-doorasho-qof-iyo-cod-ah-ma-dhici-karto\/","name":"DAAWO Prof. Jawaari \u201cDoorasho qof iyo cod ah ma dhici karto\u201d - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-prof-jawaari-doorasho-qof-iyo-cod-ah-ma-dhici-karto\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-prof-jawaari-doorasho-qof-iyo-cod-ah-ma-dhici-karto\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/Capture-43.png","datePublished":"2019-12-22T08:46:31+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-prof-jawaari-doorasho-qof-iyo-cod-ah-ma-dhici-karto\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-prof-jawaari-doorasho-qof-iyo-cod-ah-ma-dhici-karto\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-prof-jawaari-doorasho-qof-iyo-cod-ah-ma-dhici-karto\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/Capture-43.png","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/Capture-43.png","width":695,"height":562},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-prof-jawaari-doorasho-qof-iyo-cod-ah-ma-dhici-karto\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO Prof. Jawaari \u201cDoorasho qof iyo cod ah ma dhici karto\u201d"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/140061"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=140061"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/140061\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":140063,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/140061\/revisions\/140063"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/140062"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=140061"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=140061"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=140061"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}