{"id":140094,"date":"2019-12-23T11:25:42","date_gmt":"2019-12-23T08:25:42","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=140094"},"modified":"2019-12-23T11:25:42","modified_gmt":"2019-12-23T08:25:42","slug":"daawo-lafta-gareen-oo-ka-hor-yimid-qorshaha-farmaajo-ee-doorashada-2020","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-lafta-gareen-oo-ka-hor-yimid-qorshaha-farmaajo-ee-doorashada-2020\/","title":{"rendered":"DAAWO Lafta-gareen oo ka hor-yimid qorshaha Farmaajo ee doorashada 2020"},"content":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta-gareen oo u waramay TV-ga Somali Cable ayaa ka hadlay arrimaha doorashooyinka ee lagu wado inay dalka ka dhacaan sanadka 2020\/2021.<\/p>\n<p>Lafta-gareen ayaa sheegay in ka maamul ahaan uu aaminsan yahay in doorasho qof iyo cod ah aysan xilligan dalka ka dhici karin, taas bedelkeedna uu doonayo in dib loogu noqdo nidaamkii 4.5-ka.<\/p>\n<p>Waxa uu sheegay inasan suurta gal aheyn inay dalka ka dhacdo doorasho qof iyo cod ah ilaa inta laga sameynayo tirakoob guud, sidoo kalena laga xoreynayo deegaanada ka maqan gacanta dowladda.<\/p>\n<p>Madaxweyne Lafta-gareen ayaa ku taliyey in maamul goboleed walba deegaanadiisa lagu soo doorto xubnaha ku matalaya dowladda dhexe, iyadoo loo marayo nidaamkii hore ee afar dhibic shan, kaas oo lagu soo dhisay dowladan.<\/p>\n<p>Mar wax laga weydiiyey inuu jeclaan lahaa waqti kororsi loo sameeyo hay\u2019adaha dowladda, ayaa waxa uu sheegay inuusan marnaba aqbaleyn mudo kororsi, cid ogolna aysan jirin.<\/p>\n<p>Hadalka Lafta-gareen ayaa dhabarjab weyn ku ah qorshaha Farmaajo uu ku doonayey inuu ku qabto doorasho qof iyo cod ah, balse ay ka qeyb-galaan tiro koob oo meel la isugu keeno, kuwaas oo isaga uu soo xulo.<\/p>\n<p>Lafta-gareen ayaa madaxweyne ka dhigay Farmaajo, oo dartiis dad badan ugu dilay magaalada Baydhaba, waxaana go\u2019aankan uu muujinayaa sida uu Farmaajo u kali noqday.<\/p>\n<p>Ra\u2019iisul wasaare Kheyre, dhammaan madaxda maamul goboleedyada, inta badan xildhibaanada iyo afhayeenka golaha shacabka ayaa sidoo kale qaba in dalka aysan ka dhici karin doorasho qof iyo cod ah.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/Y-nt0VAIo5g\" width=\"1013\" height=\"570\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta-gareen oo u waramay TV-ga Somali Cable ayaa ka hadlay arrimaha doorashooyinka ee lagu wado inay dalka ka dhacaan sanadka 2020\/2021. Lafta-gareen ayaa sheegay in ka maamul ahaan uu aaminsan yahay in doorasho qof iyo cod ah aysan xilligan dalka ka dhici karin, taas bedelkeedna uu doonayo in dib [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":140095,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-140094","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO Lafta-gareen oo ka hor-yimid qorshaha Farmaajo ee doorashada 2020 - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-lafta-gareen-oo-ka-hor-yimid-qorshaha-farmaajo-ee-doorashada-2020\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO Lafta-gareen oo ka hor-yimid qorshaha Farmaajo ee doorashada 2020 - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Madaxweynaha Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta-gareen oo u waramay TV-ga Somali Cable ayaa ka hadlay arrimaha doorashooyinka ee lagu wado inay dalka ka dhacaan sanadka 2020\/2021. Lafta-gareen ayaa sheegay in ka maamul ahaan uu aaminsan yahay in doorasho qof iyo cod ah aysan xilligan dalka ka dhici karin, taas bedelkeedna uu doonayo in dib [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-lafta-gareen-oo-ka-hor-yimid-qorshaha-farmaajo-ee-doorashada-2020\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-12-23T08:25:42+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/Capture-47.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"636\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"456\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-lafta-gareen-oo-ka-hor-yimid-qorshaha-farmaajo-ee-doorashada-2020\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-lafta-gareen-oo-ka-hor-yimid-qorshaha-farmaajo-ee-doorashada-2020\/\",\"name\":\"DAAWO Lafta-gareen oo ka hor-yimid qorshaha Farmaajo ee doorashada 2020 - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-lafta-gareen-oo-ka-hor-yimid-qorshaha-farmaajo-ee-doorashada-2020\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-lafta-gareen-oo-ka-hor-yimid-qorshaha-farmaajo-ee-doorashada-2020\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/Capture-47.png\",\"datePublished\":\"2019-12-23T08:25:42+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-lafta-gareen-oo-ka-hor-yimid-qorshaha-farmaajo-ee-doorashada-2020\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-lafta-gareen-oo-ka-hor-yimid-qorshaha-farmaajo-ee-doorashada-2020\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-lafta-gareen-oo-ka-hor-yimid-qorshaha-farmaajo-ee-doorashada-2020\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/Capture-47.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/Capture-47.png\",\"width\":636,\"height\":456},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-lafta-gareen-oo-ka-hor-yimid-qorshaha-farmaajo-ee-doorashada-2020\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO Lafta-gareen oo ka hor-yimid qorshaha Farmaajo ee doorashada 2020\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO Lafta-gareen oo ka hor-yimid qorshaha Farmaajo ee doorashada 2020 - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-lafta-gareen-oo-ka-hor-yimid-qorshaha-farmaajo-ee-doorashada-2020\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO Lafta-gareen oo ka hor-yimid qorshaha Farmaajo ee doorashada 2020 - Wardoon","og_description":"Madaxweynaha Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta-gareen oo u waramay TV-ga Somali Cable ayaa ka hadlay arrimaha doorashooyinka ee lagu wado inay dalka ka dhacaan sanadka 2020\/2021. Lafta-gareen ayaa sheegay in ka maamul ahaan uu aaminsan yahay in doorasho qof iyo cod ah aysan xilligan dalka ka dhici karin, taas bedelkeedna uu doonayo in dib [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-lafta-gareen-oo-ka-hor-yimid-qorshaha-farmaajo-ee-doorashada-2020\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-12-23T08:25:42+00:00","og_image":[{"width":636,"height":456,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/Capture-47.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-lafta-gareen-oo-ka-hor-yimid-qorshaha-farmaajo-ee-doorashada-2020\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-lafta-gareen-oo-ka-hor-yimid-qorshaha-farmaajo-ee-doorashada-2020\/","name":"DAAWO Lafta-gareen oo ka hor-yimid qorshaha Farmaajo ee doorashada 2020 - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-lafta-gareen-oo-ka-hor-yimid-qorshaha-farmaajo-ee-doorashada-2020\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-lafta-gareen-oo-ka-hor-yimid-qorshaha-farmaajo-ee-doorashada-2020\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/Capture-47.png","datePublished":"2019-12-23T08:25:42+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-lafta-gareen-oo-ka-hor-yimid-qorshaha-farmaajo-ee-doorashada-2020\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-lafta-gareen-oo-ka-hor-yimid-qorshaha-farmaajo-ee-doorashada-2020\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-lafta-gareen-oo-ka-hor-yimid-qorshaha-farmaajo-ee-doorashada-2020\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/Capture-47.png","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/Capture-47.png","width":636,"height":456},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-lafta-gareen-oo-ka-hor-yimid-qorshaha-farmaajo-ee-doorashada-2020\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO Lafta-gareen oo ka hor-yimid qorshaha Farmaajo ee doorashada 2020"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/140094"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=140094"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/140094\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":140096,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/140094\/revisions\/140096"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/140095"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=140094"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=140094"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=140094"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}