{"id":140175,"date":"2019-12-25T16:18:29","date_gmt":"2019-12-25T13:18:29","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=140175"},"modified":"2019-12-25T16:18:29","modified_gmt":"2019-12-25T13:18:29","slug":"dhageyso-ahlusunna-oo-laga-joojiyay-xaflad-ay-ku-qabsan-lahayd-dhuusamareeb","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhageyso-ahlusunna-oo-laga-joojiyay-xaflad-ay-ku-qabsan-lahayd-dhuusamareeb\/","title":{"rendered":"Dhageyso:-Ahlusunna oo  laga joojiyay xaflad ay ku qabsan lahayd Dhuusamareeb"},"content":{"rendered":"<p>Ciidamada dowladda Soomaaliya ee magaalada Dhuusomareeb ayaa maanta joojiyey munaasabad ay xubno ka tirsan Ahlu-Sunna ku qaban lahaayeen magaalada Dhuusamareeb, taas oo lagu taageerayey 20-ka xildhibaan ee Ahlu-Sunna laga siiyey baarlamanka Galmudug.<\/p>\n<p>Xafladda oo ay wadeen xubnaha Ahlu Suna ayaa markii hore la ogolaaday inay dhacdo, laakiin maanta barqadii ayaa lagu wargeliyey inaan la dhigi karin xafladaasi, kadib markii ay goobta lagu qaban lahaa tageen taliyaha booliska dhuusamareeb.<\/p>\n<p>Xildhibaan Shaacir Sheegow oo ka mid ah xildhibaannada ay soo magacawday Ahlu-Sunna ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya ay joojisey munaasabadaas, ayna tahay caburin ka socota dowladda federaalka Soomaaliya.<\/p>\n<p>Arrintaan ayaa imaaneysa kadib markii Ahlu Sunna ay maalin ka hor shaacisay liiska 20-ka qof ee ku matali doono baarlmaanka Galmudug iyo beelaha ay kasoo kala jeedaan.<\/p>\n<p>Xubnaha ay shaacisay Ahlu Sunna ayaa waxaa ka hor yimid qaar ka tirsan beelaha Galmudug oo sheegay inaan si siman xildhibaanadaas looga qaadin beelaha ku heshiiyey dhismaha Galmudug.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<!--[if lt IE 9]><script>document.createElement('audio');<\/script><![endif]-->\n<audio class=\"wp-audio-shortcode\" id=\"audio-140175-1\" preload=\"none\" style=\"width: 100%;\" controls=\"controls\"><source type=\"audio\/mpeg\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/Dhageyso-Ahlusunna-oo-ka-hadashay-dhacdadii-Maanta-kuna-eedeysay.mp3?_=1\" \/><a href=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/Dhageyso-Ahlusunna-oo-ka-hadashay-dhacdadii-Maanta-kuna-eedeysay.mp3\">http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/Dhageyso-Ahlusunna-oo-ka-hadashay-dhacdadii-Maanta-kuna-eedeysay.mp3<\/a><\/audio>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ciidamada dowladda Soomaaliya ee magaalada Dhuusomareeb ayaa maanta joojiyey munaasabad ay xubno ka tirsan Ahlu-Sunna ku qaban lahaayeen magaalada Dhuusamareeb, taas oo lagu taageerayey 20-ka xildhibaan ee Ahlu-Sunna laga siiyey baarlamanka Galmudug. Xafladda oo ay wadeen xubnaha Ahlu Suna ayaa markii hore la ogolaaday inay dhacdo, laakiin maanta barqadii ayaa lagu wargeliyey inaan la dhigi [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":140102,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-140175","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Dhageyso:-Ahlusunna oo laga joojiyay xaflad ay ku qabsan lahayd Dhuusamareeb - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhageyso-ahlusunna-oo-laga-joojiyay-xaflad-ay-ku-qabsan-lahayd-dhuusamareeb\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Dhageyso:-Ahlusunna oo laga joojiyay xaflad ay ku qabsan lahayd Dhuusamareeb - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Ciidamada dowladda Soomaaliya ee magaalada Dhuusomareeb ayaa maanta joojiyey munaasabad ay xubno ka tirsan Ahlu-Sunna ku qaban lahaayeen magaalada Dhuusamareeb, taas oo lagu taageerayey 20-ka xildhibaan ee Ahlu-Sunna laga siiyey baarlamanka Galmudug. Xafladda oo ay wadeen xubnaha Ahlu Suna ayaa markii hore la ogolaaday inay dhacdo, laakiin maanta barqadii ayaa lagu wargeliyey inaan la dhigi [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhageyso-ahlusunna-oo-laga-joojiyay-xaflad-ay-ku-qabsan-lahayd-dhuusamareeb\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-12-25T13:18:29+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/7W8A4781-1024x683-1.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1024\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"683\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhageyso-ahlusunna-oo-laga-joojiyay-xaflad-ay-ku-qabsan-lahayd-dhuusamareeb\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhageyso-ahlusunna-oo-laga-joojiyay-xaflad-ay-ku-qabsan-lahayd-dhuusamareeb\/\",\"name\":\"Dhageyso:-Ahlusunna oo laga joojiyay xaflad ay ku qabsan lahayd Dhuusamareeb - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhageyso-ahlusunna-oo-laga-joojiyay-xaflad-ay-ku-qabsan-lahayd-dhuusamareeb\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhageyso-ahlusunna-oo-laga-joojiyay-xaflad-ay-ku-qabsan-lahayd-dhuusamareeb\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/7W8A4781-1024x683-1.jpg\",\"datePublished\":\"2019-12-25T13:18:29+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhageyso-ahlusunna-oo-laga-joojiyay-xaflad-ay-ku-qabsan-lahayd-dhuusamareeb\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhageyso-ahlusunna-oo-laga-joojiyay-xaflad-ay-ku-qabsan-lahayd-dhuusamareeb\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhageyso-ahlusunna-oo-laga-joojiyay-xaflad-ay-ku-qabsan-lahayd-dhuusamareeb\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/7W8A4781-1024x683-1.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/7W8A4781-1024x683-1.jpg\",\"width\":1024,\"height\":683},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhageyso-ahlusunna-oo-laga-joojiyay-xaflad-ay-ku-qabsan-lahayd-dhuusamareeb\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Dhageyso:-Ahlusunna oo laga joojiyay xaflad ay ku qabsan lahayd Dhuusamareeb\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Dhageyso:-Ahlusunna oo laga joojiyay xaflad ay ku qabsan lahayd Dhuusamareeb - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhageyso-ahlusunna-oo-laga-joojiyay-xaflad-ay-ku-qabsan-lahayd-dhuusamareeb\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Dhageyso:-Ahlusunna oo laga joojiyay xaflad ay ku qabsan lahayd Dhuusamareeb - Wardoon","og_description":"Ciidamada dowladda Soomaaliya ee magaalada Dhuusomareeb ayaa maanta joojiyey munaasabad ay xubno ka tirsan Ahlu-Sunna ku qaban lahaayeen magaalada Dhuusamareeb, taas oo lagu taageerayey 20-ka xildhibaan ee Ahlu-Sunna laga siiyey baarlamanka Galmudug. Xafladda oo ay wadeen xubnaha Ahlu Suna ayaa markii hore la ogolaaday inay dhacdo, laakiin maanta barqadii ayaa lagu wargeliyey inaan la dhigi [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhageyso-ahlusunna-oo-laga-joojiyay-xaflad-ay-ku-qabsan-lahayd-dhuusamareeb\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-12-25T13:18:29+00:00","og_image":[{"width":1024,"height":683,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/7W8A4781-1024x683-1.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhageyso-ahlusunna-oo-laga-joojiyay-xaflad-ay-ku-qabsan-lahayd-dhuusamareeb\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhageyso-ahlusunna-oo-laga-joojiyay-xaflad-ay-ku-qabsan-lahayd-dhuusamareeb\/","name":"Dhageyso:-Ahlusunna oo laga joojiyay xaflad ay ku qabsan lahayd Dhuusamareeb - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhageyso-ahlusunna-oo-laga-joojiyay-xaflad-ay-ku-qabsan-lahayd-dhuusamareeb\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhageyso-ahlusunna-oo-laga-joojiyay-xaflad-ay-ku-qabsan-lahayd-dhuusamareeb\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/7W8A4781-1024x683-1.jpg","datePublished":"2019-12-25T13:18:29+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhageyso-ahlusunna-oo-laga-joojiyay-xaflad-ay-ku-qabsan-lahayd-dhuusamareeb\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/dhageyso-ahlusunna-oo-laga-joojiyay-xaflad-ay-ku-qabsan-lahayd-dhuusamareeb\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhageyso-ahlusunna-oo-laga-joojiyay-xaflad-ay-ku-qabsan-lahayd-dhuusamareeb\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/7W8A4781-1024x683-1.jpg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/7W8A4781-1024x683-1.jpg","width":1024,"height":683},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhageyso-ahlusunna-oo-laga-joojiyay-xaflad-ay-ku-qabsan-lahayd-dhuusamareeb\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Dhageyso:-Ahlusunna oo laga joojiyay xaflad ay ku qabsan lahayd Dhuusamareeb"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/140175"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=140175"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/140175\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":140177,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/140175\/revisions\/140177"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/140102"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=140175"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=140175"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=140175"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}