{"id":140259,"date":"2019-12-27T13:48:14","date_gmt":"2019-12-27T10:48:14","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=140259"},"modified":"2019-12-27T13:48:14","modified_gmt":"2019-12-27T10:48:14","slug":"deni-oo-sheegay-sababta-puntland-uga-qeyb-noqon-weysay-ciidamada-xoogga-dalka-soomaaliyeed-ee-la-dhisayo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/deni-oo-sheegay-sababta-puntland-uga-qeyb-noqon-weysay-ciidamada-xoogga-dalka-soomaaliyeed-ee-la-dhisayo\/","title":{"rendered":"Deni oo sheegay sababta Puntland uga qeyb noqon weysay ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeed ee la dhisayo"},"content":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Puntland Siciid Deni oo xalay kula hadlayay magaalada Garoowe, qaar kamid ah taageerayaashiisa, Wasiiro iyo Shaqaale dawladeed ayaa sheegay in ay Soomaaliya ku socoto dhabo lamid ah midkii Kacaanka, isagoo sheegay in aan waxba talo ah laga siinin sifaha ay ku socoto dawladnimada dalka.<\/p>\n<p>Madaxweynaha Puntland wuxuu qiray in ay kordhayso Soomaaliya oo ay horey u socoto, isagoo sheegay in ay marar badan isku dayeen in ay arrimahaas qeyb ka noqdaan, iyadoo maamulkiisa uu yahay midkii ugu horeeyey ee ka dhisma dalka, doonayayna dawladnimada Faderaal ah oo ka dhalata Soomaaliya.<\/p>\n<p>Mid kamid ah ka qeybgalayaasha ayaa weydiiyey Madaxweynaha Puntland, sababta looga qeybgalin waayay dhalinyaradda Puntland si maamul ah, arrimaha dibu dhiska ciidamada xooga dalka Soomaaliyeed, taas oo horey u jirtay in 3000 Askari lagu xareyn lahaa magaalada Garoowe.<\/p>\n<p>Siciid Deni ayaa sheegay in ay qorshahaas dhankooda joojiyeen, isagoo sheegay in ay walaac ka qabaan in ay ciidamadaas yihiin sida lagu sheegay, wuxuuna muujiyey walaaca ku wajahan in ciidamadaas ay noqon karaan kuwa loo adeegsado isla ayaga.<\/p>\n<p>Madaxweynaha Puntland oo dhinaca muujinayay dibu dhiska xoogeysiga ciidamada xooga dalka ayaa sheegay in meelaha qaarkood ay ka dhaceen falal awood loogu adeegsaday ciidamo, haddii ay aqbalaan in 3000 Askari la keenana ay dhici karto taas mid lamid ah.<\/p>\n<p>Siyaasiin badan oo u dhashay Puntland ayaa horey ugu eedeyn jiray dawladda Faderaalka Soomaaliya in aysan qoondo wanaagsan siinin dhalinyaradda Puntland, si ay qeyb uga noqdaan howlaha dibu dhiska ciidamada Xooga dalka, balse hadalka Madaxweynaha ayaa soo afjaray eedaas.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/qRlL-9WCJzQ\" width=\"696\" height=\"392\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Puntland Siciid Deni oo xalay kula hadlayay magaalada Garoowe, qaar kamid ah taageerayaashiisa, Wasiiro iyo Shaqaale dawladeed ayaa sheegay in ay Soomaaliya ku socoto dhabo lamid ah midkii Kacaanka, isagoo sheegay in aan waxba talo ah laga siinin sifaha ay ku socoto dawladnimada dalka. Madaxweynaha Puntland wuxuu qiray in ay kordhayso Soomaaliya oo ay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":140205,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-140259","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Deni oo sheegay sababta Puntland uga qeyb noqon weysay ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeed ee la dhisayo - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/deni-oo-sheegay-sababta-puntland-uga-qeyb-noqon-weysay-ciidamada-xoogga-dalka-soomaaliyeed-ee-la-dhisayo\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Deni oo sheegay sababta Puntland uga qeyb noqon weysay ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeed ee la dhisayo - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Madaxweynaha Puntland Siciid Deni oo xalay kula hadlayay magaalada Garoowe, qaar kamid ah taageerayaashiisa, Wasiiro iyo Shaqaale dawladeed ayaa sheegay in ay Soomaaliya ku socoto dhabo lamid ah midkii Kacaanka, isagoo sheegay in aan waxba talo ah laga siinin sifaha ay ku socoto dawladnimada dalka. Madaxweynaha Puntland wuxuu qiray in ay kordhayso Soomaaliya oo ay [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/deni-oo-sheegay-sababta-puntland-uga-qeyb-noqon-weysay-ciidamada-xoogga-dalka-soomaaliyeed-ee-la-dhisayo\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-12-27T10:48:14+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/madaxweyne-siciid-deni-750x430-1.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"750\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"430\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/deni-oo-sheegay-sababta-puntland-uga-qeyb-noqon-weysay-ciidamada-xoogga-dalka-soomaaliyeed-ee-la-dhisayo\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/deni-oo-sheegay-sababta-puntland-uga-qeyb-noqon-weysay-ciidamada-xoogga-dalka-soomaaliyeed-ee-la-dhisayo\/\",\"name\":\"Deni oo sheegay sababta Puntland uga qeyb noqon weysay ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeed ee la dhisayo - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/deni-oo-sheegay-sababta-puntland-uga-qeyb-noqon-weysay-ciidamada-xoogga-dalka-soomaaliyeed-ee-la-dhisayo\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/deni-oo-sheegay-sababta-puntland-uga-qeyb-noqon-weysay-ciidamada-xoogga-dalka-soomaaliyeed-ee-la-dhisayo\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/madaxweyne-siciid-deni-750x430-1.jpg\",\"datePublished\":\"2019-12-27T10:48:14+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/deni-oo-sheegay-sababta-puntland-uga-qeyb-noqon-weysay-ciidamada-xoogga-dalka-soomaaliyeed-ee-la-dhisayo\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/deni-oo-sheegay-sababta-puntland-uga-qeyb-noqon-weysay-ciidamada-xoogga-dalka-soomaaliyeed-ee-la-dhisayo\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/deni-oo-sheegay-sababta-puntland-uga-qeyb-noqon-weysay-ciidamada-xoogga-dalka-soomaaliyeed-ee-la-dhisayo\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/madaxweyne-siciid-deni-750x430-1.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/madaxweyne-siciid-deni-750x430-1.jpg\",\"width\":750,\"height\":430},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/deni-oo-sheegay-sababta-puntland-uga-qeyb-noqon-weysay-ciidamada-xoogga-dalka-soomaaliyeed-ee-la-dhisayo\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Deni oo sheegay sababta Puntland uga qeyb noqon weysay ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeed ee la dhisayo\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Deni oo sheegay sababta Puntland uga qeyb noqon weysay ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeed ee la dhisayo - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/deni-oo-sheegay-sababta-puntland-uga-qeyb-noqon-weysay-ciidamada-xoogga-dalka-soomaaliyeed-ee-la-dhisayo\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Deni oo sheegay sababta Puntland uga qeyb noqon weysay ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeed ee la dhisayo - Wardoon","og_description":"Madaxweynaha Puntland Siciid Deni oo xalay kula hadlayay magaalada Garoowe, qaar kamid ah taageerayaashiisa, Wasiiro iyo Shaqaale dawladeed ayaa sheegay in ay Soomaaliya ku socoto dhabo lamid ah midkii Kacaanka, isagoo sheegay in aan waxba talo ah laga siinin sifaha ay ku socoto dawladnimada dalka. Madaxweynaha Puntland wuxuu qiray in ay kordhayso Soomaaliya oo ay [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/deni-oo-sheegay-sababta-puntland-uga-qeyb-noqon-weysay-ciidamada-xoogga-dalka-soomaaliyeed-ee-la-dhisayo\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-12-27T10:48:14+00:00","og_image":[{"width":750,"height":430,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/madaxweyne-siciid-deni-750x430-1.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/deni-oo-sheegay-sababta-puntland-uga-qeyb-noqon-weysay-ciidamada-xoogga-dalka-soomaaliyeed-ee-la-dhisayo\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/deni-oo-sheegay-sababta-puntland-uga-qeyb-noqon-weysay-ciidamada-xoogga-dalka-soomaaliyeed-ee-la-dhisayo\/","name":"Deni oo sheegay sababta Puntland uga qeyb noqon weysay ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeed ee la dhisayo - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/deni-oo-sheegay-sababta-puntland-uga-qeyb-noqon-weysay-ciidamada-xoogga-dalka-soomaaliyeed-ee-la-dhisayo\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/deni-oo-sheegay-sababta-puntland-uga-qeyb-noqon-weysay-ciidamada-xoogga-dalka-soomaaliyeed-ee-la-dhisayo\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/madaxweyne-siciid-deni-750x430-1.jpg","datePublished":"2019-12-27T10:48:14+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/deni-oo-sheegay-sababta-puntland-uga-qeyb-noqon-weysay-ciidamada-xoogga-dalka-soomaaliyeed-ee-la-dhisayo\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/deni-oo-sheegay-sababta-puntland-uga-qeyb-noqon-weysay-ciidamada-xoogga-dalka-soomaaliyeed-ee-la-dhisayo\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/deni-oo-sheegay-sababta-puntland-uga-qeyb-noqon-weysay-ciidamada-xoogga-dalka-soomaaliyeed-ee-la-dhisayo\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/madaxweyne-siciid-deni-750x430-1.jpg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/madaxweyne-siciid-deni-750x430-1.jpg","width":750,"height":430},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/deni-oo-sheegay-sababta-puntland-uga-qeyb-noqon-weysay-ciidamada-xoogga-dalka-soomaaliyeed-ee-la-dhisayo\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Deni oo sheegay sababta Puntland uga qeyb noqon weysay ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeed ee la dhisayo"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/140259"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=140259"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/140259\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":140260,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/140259\/revisions\/140260"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/140205"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=140259"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=140259"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=140259"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}