{"id":140448,"date":"2019-12-30T17:21:01","date_gmt":"2019-12-30T14:21:01","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=140448"},"modified":"2019-12-30T17:21:01","modified_gmt":"2019-12-30T14:21:01","slug":"taliyihii-hore-ee-nabad-sugida-oo-layaab-ku-tilmaamay-warqada-kasoo-baxday-nisa","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/taliyihii-hore-ee-nabad-sugida-oo-layaab-ku-tilmaamay-warqada-kasoo-baxday-nisa\/","title":{"rendered":"Taliyihii Hore ee Nabad sugida oo Layaab ku tilmaamay Warqada kasoo baxday NISA"},"content":{"rendered":"<p>Xildhibaan Axmed Macalin Fiqi oo ka tirsan Madasha Xisbiyada Qaran ayaa ka hor-yimid warbixin kasoo baxday Hey\u2019adda NISA, taasoo lagu sheegay in dal shisheeyey uu lahaa qorshaha qaraxii sabtidii ka dhacay Isgoyska Ex Contol Afgooye.<\/p>\n<p>Xildhibaan Axmed Macalin Fiqi ayaa tilmaamay in waraaqda kasoo baxday NISA ay tahay mid yaab leh isla markaasna ay uga soo baxday illaa Afar qodob. Hoos ka aqriso qoraal uu Fiqi soo dhigay facebook.<\/p>\n<p><strong>Halkaan hoose ka akhriso qoraalka uu Xildhibaan Fiqi soo dhigay Facebook<\/strong><\/p>\n<p>Warqadda hey\u2019adda NISA ee la yaabku ka muuqdo waxaa iiga soo baxey:<\/p>\n<p>1. In ay siyaasadaysan tahey, loolankii dawladaha qaarkood ka dhexeeyayna dhiigga masaakiinta Soomaalida la rabo in ay isaga aarsadaan, ayadoo soo dhexmaraya hey\u2019adda nabadsugidda.<\/p>\n<p>2. Shabaab In loo cudurdaarayo, lagana leexinayo eedda xasuuqii dhacay.<\/p>\n<p>3. In ciidamada Amniga iyo shacabka Soomaaliyeed cadowgii aragagixada ahaa ee ay ka aargoosan lahaayeen laga weecinayo mid aan ahayna loo tilmaamayo.<\/p>\n<p>4. In dawladdu ay iska leexiso In alshabaab ka awood batey, sidaas awgeedna meel kale iyo dawlado shisheeye dusha laga saaro.<\/p>\n<p>Waxaa isweydiin mudan haddii NISA sidaan degdegta ah ay wax ku ogaan karto maxey uga hortagi waayeen inta aan dadka la xasuuqin!<\/p>\n<p>Hey\u2019adda NISA waxey sheegtay In ay hey\u2019adaha sirdoonka caalamka qaarkood ay baaritaanka la kaashan doonto, waxaa looga baahan yahay in banaanka ay soo dhigaan hey\u2019adahaas ay sheegeen?! Si loo ogaado In baaritaankaasi siyaasadaysan yahay iyo In kale.<\/p>\n<p>Kooxaha argagixisada ama cid kasta oo ku soo hoos-gabata ayaga iyo kuwa marin habaabinta umadda ku samaynaya nooma kala duwana, waxaan dalbanaynaa In baaritaan madax banaan lagu sameeyo dhacdadii xasuuqa Ex-Kontorool Afgooye iyo habdhaqankan cusub ee madaxda NISA ay la soo baxeen oo muujinaya In NISA lafteedu ay ajnabi gacanta u gashay iyo In kale!? Lana Shaaciyo cidda baaritaankaas ka qeybgalaya.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-140449\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/Capture-60.png\" alt=\"\" width=\"526\" height=\"687\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/Capture-60.png 526w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/Capture-60-230x300.png 230w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/Capture-60-322x420.png 322w\" sizes=\"(max-width: 526px) 100vw, 526px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xildhibaan Axmed Macalin Fiqi oo ka tirsan Madasha Xisbiyada Qaran ayaa ka hor-yimid warbixin kasoo baxday Hey\u2019adda NISA, taasoo lagu sheegay in dal shisheeyey uu lahaa qorshaha qaraxii sabtidii ka dhacay Isgoyska Ex Contol Afgooye. Xildhibaan Axmed Macalin Fiqi ayaa tilmaamay in waraaqda kasoo baxday NISA ay tahay mid yaab leh isla markaasna ay uga [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":140443,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-140448","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Taliyihii Hore ee Nabad sugida oo Layaab ku tilmaamay Warqada kasoo baxday NISA - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/taliyihii-hore-ee-nabad-sugida-oo-layaab-ku-tilmaamay-warqada-kasoo-baxday-nisa\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Taliyihii Hore ee Nabad sugida oo Layaab ku tilmaamay Warqada kasoo baxday NISA - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Xildhibaan Axmed Macalin Fiqi oo ka tirsan Madasha Xisbiyada Qaran ayaa ka hor-yimid warbixin kasoo baxday Hey\u2019adda NISA, taasoo lagu sheegay in dal shisheeyey uu lahaa qorshaha qaraxii sabtidii ka dhacay Isgoyska Ex Contol Afgooye. Xildhibaan Axmed Macalin Fiqi ayaa tilmaamay in waraaqda kasoo baxday NISA ay tahay mid yaab leh isla markaasna ay uga [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/taliyihii-hore-ee-nabad-sugida-oo-layaab-ku-tilmaamay-warqada-kasoo-baxday-nisa\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-12-30T14:21:01+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/National_Intelligence_and_Security_Agency.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"3155\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"2081\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/taliyihii-hore-ee-nabad-sugida-oo-layaab-ku-tilmaamay-warqada-kasoo-baxday-nisa\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/taliyihii-hore-ee-nabad-sugida-oo-layaab-ku-tilmaamay-warqada-kasoo-baxday-nisa\/\",\"name\":\"Taliyihii Hore ee Nabad sugida oo Layaab ku tilmaamay Warqada kasoo baxday NISA - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/taliyihii-hore-ee-nabad-sugida-oo-layaab-ku-tilmaamay-warqada-kasoo-baxday-nisa\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/taliyihii-hore-ee-nabad-sugida-oo-layaab-ku-tilmaamay-warqada-kasoo-baxday-nisa\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/National_Intelligence_and_Security_Agency.png\",\"datePublished\":\"2019-12-30T14:21:01+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/taliyihii-hore-ee-nabad-sugida-oo-layaab-ku-tilmaamay-warqada-kasoo-baxday-nisa\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/taliyihii-hore-ee-nabad-sugida-oo-layaab-ku-tilmaamay-warqada-kasoo-baxday-nisa\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/taliyihii-hore-ee-nabad-sugida-oo-layaab-ku-tilmaamay-warqada-kasoo-baxday-nisa\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/National_Intelligence_and_Security_Agency.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/National_Intelligence_and_Security_Agency.png\",\"width\":3155,\"height\":2081},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/taliyihii-hore-ee-nabad-sugida-oo-layaab-ku-tilmaamay-warqada-kasoo-baxday-nisa\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Taliyihii Hore ee Nabad sugida oo Layaab ku tilmaamay Warqada kasoo baxday NISA\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Taliyihii Hore ee Nabad sugida oo Layaab ku tilmaamay Warqada kasoo baxday NISA - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/taliyihii-hore-ee-nabad-sugida-oo-layaab-ku-tilmaamay-warqada-kasoo-baxday-nisa\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Taliyihii Hore ee Nabad sugida oo Layaab ku tilmaamay Warqada kasoo baxday NISA - Wardoon","og_description":"Xildhibaan Axmed Macalin Fiqi oo ka tirsan Madasha Xisbiyada Qaran ayaa ka hor-yimid warbixin kasoo baxday Hey\u2019adda NISA, taasoo lagu sheegay in dal shisheeyey uu lahaa qorshaha qaraxii sabtidii ka dhacay Isgoyska Ex Contol Afgooye. Xildhibaan Axmed Macalin Fiqi ayaa tilmaamay in waraaqda kasoo baxday NISA ay tahay mid yaab leh isla markaasna ay uga [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/taliyihii-hore-ee-nabad-sugida-oo-layaab-ku-tilmaamay-warqada-kasoo-baxday-nisa\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-12-30T14:21:01+00:00","og_image":[{"width":3155,"height":2081,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/National_Intelligence_and_Security_Agency.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/taliyihii-hore-ee-nabad-sugida-oo-layaab-ku-tilmaamay-warqada-kasoo-baxday-nisa\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/taliyihii-hore-ee-nabad-sugida-oo-layaab-ku-tilmaamay-warqada-kasoo-baxday-nisa\/","name":"Taliyihii Hore ee Nabad sugida oo Layaab ku tilmaamay Warqada kasoo baxday NISA - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/taliyihii-hore-ee-nabad-sugida-oo-layaab-ku-tilmaamay-warqada-kasoo-baxday-nisa\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/taliyihii-hore-ee-nabad-sugida-oo-layaab-ku-tilmaamay-warqada-kasoo-baxday-nisa\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/National_Intelligence_and_Security_Agency.png","datePublished":"2019-12-30T14:21:01+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/taliyihii-hore-ee-nabad-sugida-oo-layaab-ku-tilmaamay-warqada-kasoo-baxday-nisa\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/taliyihii-hore-ee-nabad-sugida-oo-layaab-ku-tilmaamay-warqada-kasoo-baxday-nisa\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/taliyihii-hore-ee-nabad-sugida-oo-layaab-ku-tilmaamay-warqada-kasoo-baxday-nisa\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/National_Intelligence_and_Security_Agency.png","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/National_Intelligence_and_Security_Agency.png","width":3155,"height":2081},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/taliyihii-hore-ee-nabad-sugida-oo-layaab-ku-tilmaamay-warqada-kasoo-baxday-nisa\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Taliyihii Hore ee Nabad sugida oo Layaab ku tilmaamay Warqada kasoo baxday NISA"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/140448"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=140448"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/140448\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":140450,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/140448\/revisions\/140450"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/140443"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=140448"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=140448"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=140448"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}