{"id":140465,"date":"2019-12-31T12:50:15","date_gmt":"2019-12-31T09:50:15","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=140465"},"modified":"2019-12-31T12:50:15","modified_gmt":"2019-12-31T09:50:15","slug":"daawo-maxamed-bk-oo-raali-gelin-bixiyey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-maxamed-bk-oo-raali-gelin-bixiyey\/","title":{"rendered":"DAAWO  Maxamed BK oo Raali gelin Bixiyey"},"content":{"rendered":"<p>Fanaanka Maxamed Saciid BK ayaa dhawaan hadal caro badan dhaliyay siyaabo kala duwana looga falceliyay ka sheegay show uu ku qabanayay magaalada London ee caasimada dalka Ingriiska.<\/p>\n<p>Fanaanka ayaa sheegay in magaalada Muqdisho qaraxyada iyo dhibaatada aysan ka baxeyn ilaa ay ka aqoonsato in Soomaaliland tahay dal madax banaan, waxaana hadalkaasi uu abuuray naceyb iyo caro badan.<\/p>\n<p>Dadka isticmaala baraha bulshada ayaana si weyn u dhaleeceeyay fanaanka ay ku tilmaameen mid dhiiga qubanayo ka jecel aqoonsi Somaliland, waxaana Warbaahinta Muqdisho qaarkood sheegeen in joojiyeen baahinta heesihiisa.<\/p>\n<p>Fanaanka Maxamed Saciid oo Wareysi gaar ah siiyay Telefishinka Universal ayaa raali galin ka bixiyay hadalkii uu sheegay in si xun loo fasiray, waxa uuna tacsi u diray ehelada dadkii ku dhintay qaraxii dhawaan ka dhacay Muqdisho.<\/p>\n<p>Waxa uu sheegay Fanaanka in Fanka iyo siyaasada ay isaga milmeen balse hada kadib uu kala saarayo, waxa uu balan qaaday in uu noqon doono fanaan Soomaaliyeed oo dhax dhaxaad ah oo taga meel walba.<\/p>\n<p>Al Fanaan BK ayaa balan qaaday marka safarka uu Yurub ku joogo ka dhamaado uu tagi doono Muqdisho kuna qaban doono show , waxa uu sidoo kale balan qaaday in labada bandhig ugu horeeya uu qabanayo lacagta uu ka helo ku taageerayo dadka eheladooda ku waayay qaraxii ka dhacay Muqdisho.<\/p>\n<p>Ugu Dambeyn Fanaanka ayaa ka dalbaday dadka Soomaaliyeed in ay ka raali noqdaan uuna ka dhacay qalad, waxa uuna cadeeyay in mar dambo uusan siyaasad faraha la gali doonin kuna ekaan doono fanka kaliya.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/zfPMZ0YAqWI\" width=\"1013\" height=\"570\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Fanaanka Maxamed Saciid BK ayaa dhawaan hadal caro badan dhaliyay siyaabo kala duwana looga falceliyay ka sheegay show uu ku qabanayay magaalada London ee caasimada dalka Ingriiska. Fanaanka ayaa sheegay in magaalada Muqdisho qaraxyada iyo dhibaatada aysan ka baxeyn ilaa ay ka aqoonsato in Soomaaliland tahay dal madax banaan, waxaana hadalkaasi uu abuuray naceyb iyo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":140452,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-140465","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO Maxamed BK oo Raali gelin Bixiyey - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-maxamed-bk-oo-raali-gelin-bixiyey\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO Maxamed BK oo Raali gelin Bixiyey - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Fanaanka Maxamed Saciid BK ayaa dhawaan hadal caro badan dhaliyay siyaabo kala duwana looga falceliyay ka sheegay show uu ku qabanayay magaalada London ee caasimada dalka Ingriiska. Fanaanka ayaa sheegay in magaalada Muqdisho qaraxyada iyo dhibaatada aysan ka baxeyn ilaa ay ka aqoonsato in Soomaaliland tahay dal madax banaan, waxaana hadalkaasi uu abuuray naceyb iyo [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-maxamed-bk-oo-raali-gelin-bixiyey\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-12-31T09:50:15+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/bk1.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"666\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"381\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-maxamed-bk-oo-raali-gelin-bixiyey\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-maxamed-bk-oo-raali-gelin-bixiyey\/\",\"name\":\"DAAWO Maxamed BK oo Raali gelin Bixiyey - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-maxamed-bk-oo-raali-gelin-bixiyey\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-maxamed-bk-oo-raali-gelin-bixiyey\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/bk1.jpg\",\"datePublished\":\"2019-12-31T09:50:15+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-maxamed-bk-oo-raali-gelin-bixiyey\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-maxamed-bk-oo-raali-gelin-bixiyey\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-maxamed-bk-oo-raali-gelin-bixiyey\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/bk1.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/bk1.jpg\",\"width\":666,\"height\":381},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-maxamed-bk-oo-raali-gelin-bixiyey\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO Maxamed BK oo Raali gelin Bixiyey\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO Maxamed BK oo Raali gelin Bixiyey - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-maxamed-bk-oo-raali-gelin-bixiyey\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO Maxamed BK oo Raali gelin Bixiyey - Wardoon","og_description":"Fanaanka Maxamed Saciid BK ayaa dhawaan hadal caro badan dhaliyay siyaabo kala duwana looga falceliyay ka sheegay show uu ku qabanayay magaalada London ee caasimada dalka Ingriiska. Fanaanka ayaa sheegay in magaalada Muqdisho qaraxyada iyo dhibaatada aysan ka baxeyn ilaa ay ka aqoonsato in Soomaaliland tahay dal madax banaan, waxaana hadalkaasi uu abuuray naceyb iyo [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-maxamed-bk-oo-raali-gelin-bixiyey\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-12-31T09:50:15+00:00","og_image":[{"width":666,"height":381,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/bk1.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-maxamed-bk-oo-raali-gelin-bixiyey\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-maxamed-bk-oo-raali-gelin-bixiyey\/","name":"DAAWO Maxamed BK oo Raali gelin Bixiyey - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-maxamed-bk-oo-raali-gelin-bixiyey\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-maxamed-bk-oo-raali-gelin-bixiyey\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/bk1.jpg","datePublished":"2019-12-31T09:50:15+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-maxamed-bk-oo-raali-gelin-bixiyey\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-maxamed-bk-oo-raali-gelin-bixiyey\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-maxamed-bk-oo-raali-gelin-bixiyey\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/bk1.jpg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/bk1.jpg","width":666,"height":381},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-maxamed-bk-oo-raali-gelin-bixiyey\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO Maxamed BK oo Raali gelin Bixiyey"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/140465"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=140465"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/140465\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":140466,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/140465\/revisions\/140466"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/140452"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=140465"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=140465"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=140465"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}