{"id":140467,"date":"2019-12-31T12:57:58","date_gmt":"2019-12-31T09:57:58","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=140467"},"modified":"2019-12-31T12:57:58","modified_gmt":"2019-12-31T09:57:58","slug":"wararkii-ugu-dambeeyay-xaalada-magaalada-dhuusomareeb-2","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyay-xaalada-magaalada-dhuusomareeb-2\/","title":{"rendered":"Wararkii Ugu Dambeeyay xaalada magaalada Dhuusomareeb"},"content":{"rendered":"<p>Wararka ka imaanaya magaalada Dhuusomareeb ee caasimada maamulka Galmudug ayaa sheegaya in xaalada magaaladaasi saakay tahay mid aad u degan kadib iska hor imaad kooban oo xalay ka dhacay halkaasi.<\/p>\n<p>Sida aan wararka ku helnay iska hor imaad ayaa xalay magalaada Dhuusomareeb ku dhax maray ciidamo daacad u ah Hogaamiyaha Ahlu Sunna iyo ciidamo katirsan dowlada oo gacanta ku haya amaanka magaalada.<\/p>\n<p>Wali lama oga waxa sababay iska hor imaadkan xalay ka dhacay magaalada Dhuusomareeb, waxa uuna iska hor imaadkan yimid iyadoona magaaladaasi Ra\u2019isul Wasaare Kheyre uu gaaray shalay galinkii dambe.<\/p>\n<p>Saraakiisha laamaha amaanka ee magaalada Dhuusomareeb ayaa xalay shir deg deg ah ka yeeshay iska hor imaadka magaalada ka dhacay, waxa ayna u saareen guddi baaritaano ku sameeya iska hor imaadka iyo waxa sababay.<\/p>\n<p>Magaalada Dhuusomareeb ayaa saakay si weyn loo adkeeyay amaankeeda, waxaana magaalada ku sugan kulamo lagu dar dar galinayo dhismaha Galmudug loo dhan yahayna kawada Ra\u2019isul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wararka ka imaanaya magaalada Dhuusomareeb ee caasimada maamulka Galmudug ayaa sheegaya in xaalada magaaladaasi saakay tahay mid aad u degan kadib iska hor imaad kooban oo xalay ka dhacay halkaasi. Sida aan wararka ku helnay iska hor imaad ayaa xalay magalaada Dhuusomareeb ku dhax maray ciidamo daacad u ah Hogaamiyaha Ahlu Sunna iyo ciidamo katirsan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":140468,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-140467","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Wararkii Ugu Dambeeyay xaalada magaalada Dhuusomareeb - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyay-xaalada-magaalada-dhuusomareeb-2\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Wararkii Ugu Dambeeyay xaalada magaalada Dhuusomareeb - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Wararka ka imaanaya magaalada Dhuusomareeb ee caasimada maamulka Galmudug ayaa sheegaya in xaalada magaaladaasi saakay tahay mid aad u degan kadib iska hor imaad kooban oo xalay ka dhacay halkaasi. Sida aan wararka ku helnay iska hor imaad ayaa xalay magalaada Dhuusomareeb ku dhax maray ciidamo daacad u ah Hogaamiyaha Ahlu Sunna iyo ciidamo katirsan [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyay-xaalada-magaalada-dhuusomareeb-2\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-12-31T09:57:58+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/images.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"344\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"146\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyay-xaalada-magaalada-dhuusomareeb-2\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyay-xaalada-magaalada-dhuusomareeb-2\/\",\"name\":\"Wararkii Ugu Dambeeyay xaalada magaalada Dhuusomareeb - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyay-xaalada-magaalada-dhuusomareeb-2\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyay-xaalada-magaalada-dhuusomareeb-2\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/images.jpg\",\"datePublished\":\"2019-12-31T09:57:58+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyay-xaalada-magaalada-dhuusomareeb-2\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyay-xaalada-magaalada-dhuusomareeb-2\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyay-xaalada-magaalada-dhuusomareeb-2\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/images.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/images.jpg\",\"width\":344,\"height\":146},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyay-xaalada-magaalada-dhuusomareeb-2\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Wararkii Ugu Dambeeyay xaalada magaalada Dhuusomareeb\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Wararkii Ugu Dambeeyay xaalada magaalada Dhuusomareeb - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyay-xaalada-magaalada-dhuusomareeb-2\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Wararkii Ugu Dambeeyay xaalada magaalada Dhuusomareeb - Wardoon","og_description":"Wararka ka imaanaya magaalada Dhuusomareeb ee caasimada maamulka Galmudug ayaa sheegaya in xaalada magaaladaasi saakay tahay mid aad u degan kadib iska hor imaad kooban oo xalay ka dhacay halkaasi. Sida aan wararka ku helnay iska hor imaad ayaa xalay magalaada Dhuusomareeb ku dhax maray ciidamo daacad u ah Hogaamiyaha Ahlu Sunna iyo ciidamo katirsan [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyay-xaalada-magaalada-dhuusomareeb-2\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-12-31T09:57:58+00:00","og_image":[{"width":344,"height":146,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/images.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyay-xaalada-magaalada-dhuusomareeb-2\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyay-xaalada-magaalada-dhuusomareeb-2\/","name":"Wararkii Ugu Dambeeyay xaalada magaalada Dhuusomareeb - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyay-xaalada-magaalada-dhuusomareeb-2\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyay-xaalada-magaalada-dhuusomareeb-2\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/images.jpg","datePublished":"2019-12-31T09:57:58+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyay-xaalada-magaalada-dhuusomareeb-2\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyay-xaalada-magaalada-dhuusomareeb-2\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyay-xaalada-magaalada-dhuusomareeb-2\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/images.jpg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/images.jpg","width":344,"height":146},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyay-xaalada-magaalada-dhuusomareeb-2\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Wararkii Ugu Dambeeyay xaalada magaalada Dhuusomareeb"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/140467"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=140467"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/140467\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":140469,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/140467\/revisions\/140469"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/140468"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=140467"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=140467"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=140467"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}