{"id":140504,"date":"2020-01-01T12:02:05","date_gmt":"2020-01-01T09:02:05","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=140504"},"modified":"2020-01-01T12:02:05","modified_gmt":"2020-01-01T09:02:05","slug":"taliyihii-xabsiga-dhexe-oo-xil-ka-laga-qaaday","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/taliyihii-xabsiga-dhexe-oo-xil-ka-laga-qaaday\/","title":{"rendered":"Taliyihii xabsiga dhexe oo xil ka laga qaaday"},"content":{"rendered":"<p>Taliyihii xabsiga dhexe ee Xamar, Jeneraal Maxamed Sheekh Cumar Xirsiile ayaa si rasmi ah xil kii looga qaaday, kadib markii uu dhowaan shaqada dib ugu celiyey taliyaha ciidamada Asluubta, Mahad Cabdraxmaan Aadan.<\/p>\n<p>Dowladda federaalka ayaa soo faragelisay arrintaan, iyadoona ka hortagtay tallaabadii shaqada dib loogu soo celiyey taliyahaasi.<\/p>\n<p>Taliyaha cusub ee Xabsiga dhexe ayaa axaa loo magacaabay, Gaashaanle Sare Aadan Xuseen Kulmiye.<\/p>\n<p>Xirsiile ayaa waxaa horay looga soo duubay muuqaal, isagoo mid kamid ah isbitaalada Muqdisho kala soo baxay bukaan xabsiga dhexe ku xanuunsaday oo ay dhakhaatiirta xabsiga sheegeen inaan wax looga qaban karin isbitaalka ku yaal gudaha xabsigaasi.<\/p>\n<p>Bukaankaas oo lagu magacaabi jiray, Xasan Kurtun Calasow oo ku jiray xaalad halis ayaa ugu dambeyn ku geeriyooday xabsiga dhexe ee Xamar.<\/p>\n<p>Arrintaas ayaa sababtay in dad badan oo daawaday muuqaalka la dhigay baraha bulshada ay ka caroodeen falkaan naxtinta leh , iyadoona sidoo kale ehelladada marxuumka ay dalbadeen in xil ka laga qaado taliyaha, misana la hor keeno cadaalada.<\/p>\n<p>Xil ka qaadistaan ayaa sidoo kale ku soo aadeysa, iyadoo labo ka mid ahaa maxaabiista oo u xirnaa Al-Shabaabnimo ay ka baxsadeen xabsiga dhexe ee Xamar.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Taliyihii xabsiga dhexe ee Xamar, Jeneraal Maxamed Sheekh Cumar Xirsiile ayaa si rasmi ah xil kii looga qaaday, kadib markii uu dhowaan shaqada dib ugu celiyey taliyaha ciidamada Asluubta, Mahad Cabdraxmaan Aadan. Dowladda federaalka ayaa soo faragelisay arrintaan, iyadoona ka hortagtay tallaabadii shaqada dib loogu soo celiyey taliyahaasi. Taliyaha cusub ee Xabsiga dhexe ayaa axaa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":140505,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-140504","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Taliyihii xabsiga dhexe oo xil ka laga qaaday - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/taliyihii-xabsiga-dhexe-oo-xil-ka-laga-qaaday\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Taliyihii xabsiga dhexe oo xil ka laga qaaday - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Taliyihii xabsiga dhexe ee Xamar, Jeneraal Maxamed Sheekh Cumar Xirsiile ayaa si rasmi ah xil kii looga qaaday, kadib markii uu dhowaan shaqada dib ugu celiyey taliyaha ciidamada Asluubta, Mahad Cabdraxmaan Aadan. Dowladda federaalka ayaa soo faragelisay arrintaan, iyadoona ka hortagtay tallaabadii shaqada dib loogu soo celiyey taliyahaasi. Taliyaha cusub ee Xabsiga dhexe ayaa axaa [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/taliyihii-xabsiga-dhexe-oo-xil-ka-laga-qaaday\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-01-01T09:02:05+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/Taliyaha-xabsiga-dhexe-ee-Xamar.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"537\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"352\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/taliyihii-xabsiga-dhexe-oo-xil-ka-laga-qaaday\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/taliyihii-xabsiga-dhexe-oo-xil-ka-laga-qaaday\/\",\"name\":\"Taliyihii xabsiga dhexe oo xil ka laga qaaday - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/taliyihii-xabsiga-dhexe-oo-xil-ka-laga-qaaday\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/taliyihii-xabsiga-dhexe-oo-xil-ka-laga-qaaday\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/Taliyaha-xabsiga-dhexe-ee-Xamar.jpg\",\"datePublished\":\"2020-01-01T09:02:05+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/taliyihii-xabsiga-dhexe-oo-xil-ka-laga-qaaday\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/taliyihii-xabsiga-dhexe-oo-xil-ka-laga-qaaday\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/taliyihii-xabsiga-dhexe-oo-xil-ka-laga-qaaday\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/Taliyaha-xabsiga-dhexe-ee-Xamar.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/Taliyaha-xabsiga-dhexe-ee-Xamar.jpg\",\"width\":537,\"height\":352},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/taliyihii-xabsiga-dhexe-oo-xil-ka-laga-qaaday\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Taliyihii xabsiga dhexe oo xil ka laga qaaday\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Taliyihii xabsiga dhexe oo xil ka laga qaaday - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/taliyihii-xabsiga-dhexe-oo-xil-ka-laga-qaaday\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Taliyihii xabsiga dhexe oo xil ka laga qaaday - Wardoon","og_description":"Taliyihii xabsiga dhexe ee Xamar, Jeneraal Maxamed Sheekh Cumar Xirsiile ayaa si rasmi ah xil kii looga qaaday, kadib markii uu dhowaan shaqada dib ugu celiyey taliyaha ciidamada Asluubta, Mahad Cabdraxmaan Aadan. Dowladda federaalka ayaa soo faragelisay arrintaan, iyadoona ka hortagtay tallaabadii shaqada dib loogu soo celiyey taliyahaasi. Taliyaha cusub ee Xabsiga dhexe ayaa axaa [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/taliyihii-xabsiga-dhexe-oo-xil-ka-laga-qaaday\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-01-01T09:02:05+00:00","og_image":[{"width":537,"height":352,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/Taliyaha-xabsiga-dhexe-ee-Xamar.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/taliyihii-xabsiga-dhexe-oo-xil-ka-laga-qaaday\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/taliyihii-xabsiga-dhexe-oo-xil-ka-laga-qaaday\/","name":"Taliyihii xabsiga dhexe oo xil ka laga qaaday - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/taliyihii-xabsiga-dhexe-oo-xil-ka-laga-qaaday\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/taliyihii-xabsiga-dhexe-oo-xil-ka-laga-qaaday\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/Taliyaha-xabsiga-dhexe-ee-Xamar.jpg","datePublished":"2020-01-01T09:02:05+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/taliyihii-xabsiga-dhexe-oo-xil-ka-laga-qaaday\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/taliyihii-xabsiga-dhexe-oo-xil-ka-laga-qaaday\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/taliyihii-xabsiga-dhexe-oo-xil-ka-laga-qaaday\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/Taliyaha-xabsiga-dhexe-ee-Xamar.jpg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/Taliyaha-xabsiga-dhexe-ee-Xamar.jpg","width":537,"height":352},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/taliyihii-xabsiga-dhexe-oo-xil-ka-laga-qaaday\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Taliyihii xabsiga dhexe oo xil ka laga qaaday"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/140504"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=140504"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/140504\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":140506,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/140504\/revisions\/140506"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/140505"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=140504"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=140504"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=140504"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}