{"id":140512,"date":"2020-01-01T19:13:01","date_gmt":"2020-01-01T16:13:01","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=140512"},"modified":"2020-01-01T19:13:01","modified_gmt":"2020-01-01T16:13:01","slug":"dowlada-soomaaliya-oo-si-weyn-uga-xumaatay-war-kasoo-baxay-icrc-iyo-srcs","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dowlada-soomaaliya-oo-si-weyn-uga-xumaatay-war-kasoo-baxay-icrc-iyo-srcs\/","title":{"rendered":"Dowlada Soomaaliya oo si weyn uga xumaatay War kasoo baxay ICRC iyo SRCS"},"content":{"rendered":"<p>Dowladda Soomaaliya ayaa ka hor-timid warbixin ay Hay\u2019adda Laan-qeyrta Cas ee caalamiga ah iyo hay\u2019adda Bisha cas ee Soomaaliyeed, (ICRC iyo SRCS), kasoo saareen qaraxii 28-kii December ka dhacay isgoyska Ex-Control ee magaalada Muqdisho.<\/p>\n<p>Qoraal kasoo baxay wasaaradda warfaafinta Soomaaliya ayaa lagu sheegay in dowladdu ka xun tahay in in Bisha Cas iyo laan-qeyrta Cas ay weerarkaas \u201cku qeexeen iska hor imaad u dhexeeyay laba Dhinac.\u201d<\/p>\n<p>Qoraalka ay ka hor-timid dowladda ee kasoo baxay labadan hay\u2019ad ayaa u dhignaa sidan: \u201cDhab ahaantii aad ayaan uga naxnay weerarkan [Ex-Control]. Mar labaad, shacabka ayaa ah kuwa ku dhacaya cawaaqibka iska-horimaadka mana ahan wax la aqbali karo. Waxaan jecel nahay inaan xusuusino dhammaan dhinacyada ku lugta leh iska-horimaadka inay ka digtoonaadaan dadka rayidka ah. Waa in la dhowraa. Waa in la badbaadiyo.\u201d ayuu yiri Maxamed Ibraahim oo ah kormeera hawlgallada ICRC ee caasimadda Soomaaliya.<\/p>\n<p>\u201cWarka ka soo baxay ICRC iyo SRCS wuxuu meel ka dhac iyo xadgudub ku yahay guud ahaan Dawladda iyo Shacabka Soomaaliyeed ee Argagixisadu soo weerartay gaar ahaana dadkii ku Waxyeeloobay oo u badnaa Arday, caruur iyo hooyooyin iyagoo aan waxba galabsan Argagixisadu Xasuuq u geysatay.\u201d<\/p>\n<p>Wasaaradda warfafainta ayaa ugu baaqday Hay\u2019adaha ICRC iyo SRCS \u201cinay kala saaraan Ereyada dhiirrigelinta u ah Argagixisada iyo ka hadalka dhibaatooyinka dhaca\u201d, sababtoo ah bay tiri wasaaradda \u201chadalka Kasoo baxay labadaas hay\u2019adood wuxuu marin habaabin ku sameynayaa muuqaalkii uu lahaa Weerarkii Argagixiso ee 28\/12\/2019,\u201d<\/p>\n<p>\u201cQoraalka ayaan intaas ku daray \u201cLabada Hay\u2019adood aan kor ku soo sheegnay iyo kuwa la midka ah ee ka hawlgala Soomaaliya Waxaan la socodsiinaynaa in Dawladda iyo shacabka Soomaaliyeed ay dagaal kula jiraan Argagixiso duullaan ku ah Dadkooda, Dalkooda iyo Diintooda.\u201d<\/p>\n<p>Sidaas daraadeedna, baa la yiri \u201cay xadgudub tahay in argagixiso u taagan xasuuqa shacabka la barbar dhigo Dawladda Soomaaliya oo ficilla dooda loo yeelo waji wanaagsan.\u201d<\/p>\n<p>Dhinaca kale, dowladda Soomaaliya ayaa soo dhoweysay war-murtiyeedkii kasoo baxay golaha ammaanka Qaramada Midoobay oo 30-kii dec. 2019 kulan dag dag ah ka yeeshay weerarkii argagixisada Al-Shabaab ay ka geysteen magaalada Muqdisho, kaasoo lagu laayay dad shacab ah oo aan waxba galaybsan.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-140513\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/1.jpg\" alt=\"\" width=\"1700\" height=\"2200\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/1.jpg 1700w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/1-232x300.jpg 232w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/1-791x1024.jpg 791w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/1-768x994.jpg 768w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/1-1187x1536.jpg 1187w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/1-1583x2048.jpg 1583w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/1-696x901.jpg 696w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/1-1068x1382.jpg 1068w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/1-325x420.jpg 325w\" sizes=\"(max-width: 1700px) 100vw, 1700px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dowladda Soomaaliya ayaa ka hor-timid warbixin ay Hay\u2019adda Laan-qeyrta Cas ee caalamiga ah iyo hay\u2019adda Bisha cas ee Soomaaliyeed, (ICRC iyo SRCS), kasoo saareen qaraxii 28-kii December ka dhacay isgoyska Ex-Control ee magaalada Muqdisho. Qoraal kasoo baxay wasaaradda warfaafinta Soomaaliya ayaa lagu sheegay in dowladdu ka xun tahay in in Bisha Cas iyo laan-qeyrta Cas [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":140514,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-140512","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Dowlada Soomaaliya oo si weyn uga xumaatay War kasoo baxay ICRC iyo SRCS - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dowlada-soomaaliya-oo-si-weyn-uga-xumaatay-war-kasoo-baxay-icrc-iyo-srcs\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Dowlada Soomaaliya oo si weyn uga xumaatay War kasoo baxay ICRC iyo SRCS - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Dowladda Soomaaliya ayaa ka hor-timid warbixin ay Hay\u2019adda Laan-qeyrta Cas ee caalamiga ah iyo hay\u2019adda Bisha cas ee Soomaaliyeed, (ICRC iyo SRCS), kasoo saareen qaraxii 28-kii December ka dhacay isgoyska Ex-Control ee magaalada Muqdisho. Qoraal kasoo baxay wasaaradda warfaafinta Soomaaliya ayaa lagu sheegay in dowladdu ka xun tahay in in Bisha Cas iyo laan-qeyrta Cas [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dowlada-soomaaliya-oo-si-weyn-uga-xumaatay-war-kasoo-baxay-icrc-iyo-srcs\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-01-01T16:13:01+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/page.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"404\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"404\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dowlada-soomaaliya-oo-si-weyn-uga-xumaatay-war-kasoo-baxay-icrc-iyo-srcs\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dowlada-soomaaliya-oo-si-weyn-uga-xumaatay-war-kasoo-baxay-icrc-iyo-srcs\/\",\"name\":\"Dowlada Soomaaliya oo si weyn uga xumaatay War kasoo baxay ICRC iyo SRCS - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dowlada-soomaaliya-oo-si-weyn-uga-xumaatay-war-kasoo-baxay-icrc-iyo-srcs\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dowlada-soomaaliya-oo-si-weyn-uga-xumaatay-war-kasoo-baxay-icrc-iyo-srcs\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/page.jpg\",\"datePublished\":\"2020-01-01T16:13:01+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dowlada-soomaaliya-oo-si-weyn-uga-xumaatay-war-kasoo-baxay-icrc-iyo-srcs\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dowlada-soomaaliya-oo-si-weyn-uga-xumaatay-war-kasoo-baxay-icrc-iyo-srcs\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dowlada-soomaaliya-oo-si-weyn-uga-xumaatay-war-kasoo-baxay-icrc-iyo-srcs\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/page.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/page.jpg\",\"width\":404,\"height\":404},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dowlada-soomaaliya-oo-si-weyn-uga-xumaatay-war-kasoo-baxay-icrc-iyo-srcs\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Dowlada Soomaaliya oo si weyn uga xumaatay War kasoo baxay ICRC iyo SRCS\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Dowlada Soomaaliya oo si weyn uga xumaatay War kasoo baxay ICRC iyo SRCS - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dowlada-soomaaliya-oo-si-weyn-uga-xumaatay-war-kasoo-baxay-icrc-iyo-srcs\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Dowlada Soomaaliya oo si weyn uga xumaatay War kasoo baxay ICRC iyo SRCS - Wardoon","og_description":"Dowladda Soomaaliya ayaa ka hor-timid warbixin ay Hay\u2019adda Laan-qeyrta Cas ee caalamiga ah iyo hay\u2019adda Bisha cas ee Soomaaliyeed, (ICRC iyo SRCS), kasoo saareen qaraxii 28-kii December ka dhacay isgoyska Ex-Control ee magaalada Muqdisho. Qoraal kasoo baxay wasaaradda warfaafinta Soomaaliya ayaa lagu sheegay in dowladdu ka xun tahay in in Bisha Cas iyo laan-qeyrta Cas [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dowlada-soomaaliya-oo-si-weyn-uga-xumaatay-war-kasoo-baxay-icrc-iyo-srcs\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-01-01T16:13:01+00:00","og_image":[{"width":404,"height":404,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/page.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dowlada-soomaaliya-oo-si-weyn-uga-xumaatay-war-kasoo-baxay-icrc-iyo-srcs\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dowlada-soomaaliya-oo-si-weyn-uga-xumaatay-war-kasoo-baxay-icrc-iyo-srcs\/","name":"Dowlada Soomaaliya oo si weyn uga xumaatay War kasoo baxay ICRC iyo SRCS - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dowlada-soomaaliya-oo-si-weyn-uga-xumaatay-war-kasoo-baxay-icrc-iyo-srcs\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dowlada-soomaaliya-oo-si-weyn-uga-xumaatay-war-kasoo-baxay-icrc-iyo-srcs\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/page.jpg","datePublished":"2020-01-01T16:13:01+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dowlada-soomaaliya-oo-si-weyn-uga-xumaatay-war-kasoo-baxay-icrc-iyo-srcs\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/dowlada-soomaaliya-oo-si-weyn-uga-xumaatay-war-kasoo-baxay-icrc-iyo-srcs\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dowlada-soomaaliya-oo-si-weyn-uga-xumaatay-war-kasoo-baxay-icrc-iyo-srcs\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/page.jpg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/page.jpg","width":404,"height":404},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dowlada-soomaaliya-oo-si-weyn-uga-xumaatay-war-kasoo-baxay-icrc-iyo-srcs\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Dowlada Soomaaliya oo si weyn uga xumaatay War kasoo baxay ICRC iyo SRCS"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/140512"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=140512"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/140512\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":140515,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/140512\/revisions\/140515"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/140514"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=140512"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=140512"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=140512"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}