{"id":140516,"date":"2020-01-02T01:53:46","date_gmt":"2020-01-01T22:53:46","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=140516"},"modified":"2020-01-02T01:53:46","modified_gmt":"2020-01-01T22:53:46","slug":"20-ka-xildhibaan-ee-ahlu-sunna-oo-la-xaliyey-sawirro","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/20-ka-xildhibaan-ee-ahlu-sunna-oo-la-xaliyey-sawirro\/","title":{"rendered":"20-ka xildhibaan ee Ahlu-Sunna oo la xaliyey +SAWIRRO"},"content":{"rendered":"<p>Kulamo magaalada Dhuusamareeb ku dhex maray Ra\u2019iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Calki Kheyre, hoggaanka Ahlu-Sunna iyo odayaasha beelo tabasho ka qabay xildhibaanada Ahlu-Sunna ayaa waxaa ka soo baxay is fahan hor dhac ah, sida ay xogta ku heshay Casimada Online.<\/p>\n<p>Odayaasha beesha degta magaalooyinka Dhuusamareeb iyo Gurceel ee Ceyr ayaa tabashada ugu badan ka qabay 20-ka xildhibaan oo ay soo xushay Ahlu-Sunna, kuwaas oo ay ku lahaayeen shan xildhibaan.<\/p>\n<p>Kheyre oo Dhuusamareeb u tegay sidii uu u xalin lahaa khilaafka ka dhashay xildhibaanadii ay dowladdu u ogolaatay inay soo xusho Ahlu-Sunna ayaa odayaasha beeshaas ka dalbaday inay tanaasulaan oo Ahlu-Sunna u daayaan shantaas xildhibaan ama sabab ay u noqdaan horay u socod la\u2019aanta dhismaha Galmudug.<\/p>\n<p>Xogta ay heshay Caasimada Online waxay sheegeysaa in odayaasha beesha Ceyr ay ogolaadeen dalabkii Ra\u2019iisul Wasaaraha, isla markaana Ahlu-Sunna u daayeen shan ka mid ah lix xildhibaan oo beeshaasi ay qoondo ahaan ku leedahay Galmudug.<\/p>\n<p>Xildhibaan Mahad Salaad, oo ka mid ah xildhibaanada golaha shacabka ee Galmudug laga soo doorto ayaa qoraal uu soo dhigay facebook ku yiri \u201cWaxaa is afgarad ku soo dhamaaday kulan galabta ku dhex maray magaalada Dhuusamareeb ee Caasimada Dowlad Goboleedka Galmudug Ra\u2019iisul Wasaaraha XFS, Wasiirka Arimaha Gudaha, Xildhibaanada labada Gole Barlamaanka Federaalka ku metala deegaanadaan iyo Odoyaasha Dhaqanka degmooyinka Dhuusamareeb, Guriceel iyo Matabaan.<\/p>\n<p>\u201cWaxaan halkaan uga mahadcelinayaa Ra\u2019iisul Wasaaraha, Wasiirka Arimaha Gudaha, Xildhibaanada iyo Odoyaasha Dhaqanka oo si xilkasnimo leh isaga xilsaaray in meesha laga saaro madmadow ka dhashay xulista Xildhibaanada Galmudug.\u201d<\/p>\n<p>Markii ay odayaashu tanaasuleen, ayaa wasiirka arrimaha gudaha waxa uu kulan iskugu yeeray odayaasha dhaqanka beelaha kale ee Galmudug oo uu u soo jeediyey inay joojiyaan tabashooyinka ay ka qabaan xildhibaanada ka yimid Ahlu-Sunna, isla markaana ay ku daydaan beesha Ceyr oo Ahlu-Sunna uga tanaasushay shan ka mid ah lix kursi oo ay ku lahaayeen baarlamaanka Galmudug.<\/p>\n<p>Dhinaca kale Ra\u2019iisul Wasaare Kheyre iyo hoggaamiyaha Ahlu-Sunna ayaa la sheegay inay ku heshiiyeen qodobo ay ka mid yihiin in 20-ka Xildhibaan ee Ahlu-Sunna sidooda loo dhaafo codkoodana ay siiyaan musharaxa ay wadato dowladda, iyadoo xogta aan helnay ay sheegeyso in Ahlu-Sunna loo balan qaaday inay xukuumaddu kala shaqeyn doonto inay hesho guddoomiye ku xigeenka baarlamaanka Galmudug.<\/p>\n<div id='gallery-1' class='gallery galleryid-140516 gallery-columns-1 gallery-size-full'><figure class='gallery-item'>\n\t\t\t<div class='gallery-icon landscape'>\n\t\t\t\t<a href='https:\/\/wardoon.net\/so\/20-ka-xildhibaan-ee-ahlu-sunna-oo-la-xaliyey-sawirro\/78173085_2580711458826639_4341054622958354432_o\/'><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"1800\" height=\"1200\" src=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/78173085_2580711458826639_4341054622958354432_o.jpg\" class=\"attachment-full size-full\" alt=\"\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/78173085_2580711458826639_4341054622958354432_o.jpg 1800w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/78173085_2580711458826639_4341054622958354432_o-300x200.jpg 300w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/78173085_2580711458826639_4341054622958354432_o-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/78173085_2580711458826639_4341054622958354432_o-768x512.jpg 768w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/78173085_2580711458826639_4341054622958354432_o-1536x1024.jpg 1536w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/78173085_2580711458826639_4341054622958354432_o-696x464.jpg 696w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/78173085_2580711458826639_4341054622958354432_o-1068x712.jpg 1068w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/78173085_2580711458826639_4341054622958354432_o-630x420.jpg 630w\" sizes=\"(max-width: 1800px) 100vw, 1800px\" \/><\/a>\n\t\t\t<\/div><\/figure><figure class='gallery-item'>\n\t\t\t<div class='gallery-icon landscape'>\n\t\t\t\t<a href='https:\/\/wardoon.net\/so\/20-ka-xildhibaan-ee-ahlu-sunna-oo-la-xaliyey-sawirro\/81133501_2580709302160188_1767247410146312192_o-696x464\/'><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"696\" height=\"464\" src=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/81133501_2580709302160188_1767247410146312192_o-696x464-1.jpg\" class=\"attachment-full size-full\" alt=\"\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/81133501_2580709302160188_1767247410146312192_o-696x464-1.jpg 696w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/81133501_2580709302160188_1767247410146312192_o-696x464-1-300x200.jpg 300w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/81133501_2580709302160188_1767247410146312192_o-696x464-1-630x420.jpg 630w\" sizes=\"(max-width: 696px) 100vw, 696px\" \/><\/a>\n\t\t\t<\/div><\/figure><figure class='gallery-item'>\n\t\t\t<div class='gallery-icon landscape'>\n\t\t\t\t<a href='https:\/\/wardoon.net\/so\/20-ka-xildhibaan-ee-ahlu-sunna-oo-la-xaliyey-sawirro\/81209584_2580709348826850_6117353350263472128_o-696x392\/'><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"696\" height=\"392\" src=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/81209584_2580709348826850_6117353350263472128_o-696x392-1.jpg\" class=\"attachment-full size-full\" alt=\"\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/81209584_2580709348826850_6117353350263472128_o-696x392-1.jpg 696w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/81209584_2580709348826850_6117353350263472128_o-696x392-1-300x169.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 696px) 100vw, 696px\" \/><\/a>\n\t\t\t<\/div><\/figure><figure class='gallery-item'>\n\t\t\t<div class='gallery-icon landscape'>\n\t\t\t\t<a href='https:\/\/wardoon.net\/so\/20-ka-xildhibaan-ee-ahlu-sunna-oo-la-xaliyey-sawirro\/81551297_2580709548826830_3576899440427925504_o-696x464\/'><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"696\" height=\"464\" src=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/81551297_2580709548826830_3576899440427925504_o-696x464-1.jpg\" class=\"attachment-full size-full\" alt=\"\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/81551297_2580709548826830_3576899440427925504_o-696x464-1.jpg 696w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/81551297_2580709548826830_3576899440427925504_o-696x464-1-300x200.jpg 300w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/81551297_2580709548826830_3576899440427925504_o-696x464-1-630x420.jpg 630w\" sizes=\"(max-width: 696px) 100vw, 696px\" \/><\/a>\n\t\t\t<\/div><\/figure><figure class='gallery-item'>\n\t\t\t<div class='gallery-icon landscape'>\n\t\t\t\t<a href='https:\/\/wardoon.net\/so\/20-ka-xildhibaan-ee-ahlu-sunna-oo-la-xaliyey-sawirro\/81715730_2580709508826834_7679960515241574400_o-696x464\/'><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"696\" height=\"464\" src=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/81715730_2580709508826834_7679960515241574400_o-696x464-1.jpg\" class=\"attachment-full size-full\" alt=\"\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/81715730_2580709508826834_7679960515241574400_o-696x464-1.jpg 696w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/81715730_2580709508826834_7679960515241574400_o-696x464-1-300x200.jpg 300w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/81715730_2580709508826834_7679960515241574400_o-696x464-1-630x420.jpg 630w\" sizes=\"(max-width: 696px) 100vw, 696px\" \/><\/a>\n\t\t\t<\/div><\/figure>\n\t\t<\/div>\n\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Kulamo magaalada Dhuusamareeb ku dhex maray Ra\u2019iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Calki Kheyre, hoggaanka Ahlu-Sunna iyo odayaasha beelo tabasho ka qabay xildhibaanada Ahlu-Sunna ayaa waxaa ka soo baxay is fahan hor dhac ah, sida ay xogta ku heshay Casimada Online. Odayaasha beesha degta magaalooyinka Dhuusamareeb iyo Gurceel ee Ceyr ayaa tabashada ugu badan ka qabay 20-ka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":140519,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-140516","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>20-ka xildhibaan ee Ahlu-Sunna oo la xaliyey +SAWIRRO - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/20-ka-xildhibaan-ee-ahlu-sunna-oo-la-xaliyey-sawirro\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"20-ka xildhibaan ee Ahlu-Sunna oo la xaliyey +SAWIRRO - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Kulamo magaalada Dhuusamareeb ku dhex maray Ra\u2019iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Calki Kheyre, hoggaanka Ahlu-Sunna iyo odayaasha beelo tabasho ka qabay xildhibaanada Ahlu-Sunna ayaa waxaa ka soo baxay is fahan hor dhac ah, sida ay xogta ku heshay Casimada Online. Odayaasha beesha degta magaalooyinka Dhuusamareeb iyo Gurceel ee Ceyr ayaa tabashada ugu badan ka qabay 20-ka [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/20-ka-xildhibaan-ee-ahlu-sunna-oo-la-xaliyey-sawirro\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-01-01T22:53:46+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/81209584_2580709348826850_6117353350263472128_o-696x392-1.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"696\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"392\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/20-ka-xildhibaan-ee-ahlu-sunna-oo-la-xaliyey-sawirro\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/20-ka-xildhibaan-ee-ahlu-sunna-oo-la-xaliyey-sawirro\/\",\"name\":\"20-ka xildhibaan ee Ahlu-Sunna oo la xaliyey +SAWIRRO - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/20-ka-xildhibaan-ee-ahlu-sunna-oo-la-xaliyey-sawirro\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/20-ka-xildhibaan-ee-ahlu-sunna-oo-la-xaliyey-sawirro\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/81209584_2580709348826850_6117353350263472128_o-696x392-1.jpg\",\"datePublished\":\"2020-01-01T22:53:46+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/20-ka-xildhibaan-ee-ahlu-sunna-oo-la-xaliyey-sawirro\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/20-ka-xildhibaan-ee-ahlu-sunna-oo-la-xaliyey-sawirro\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/20-ka-xildhibaan-ee-ahlu-sunna-oo-la-xaliyey-sawirro\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/81209584_2580709348826850_6117353350263472128_o-696x392-1.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/81209584_2580709348826850_6117353350263472128_o-696x392-1.jpg\",\"width\":696,\"height\":392},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/20-ka-xildhibaan-ee-ahlu-sunna-oo-la-xaliyey-sawirro\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"20-ka xildhibaan ee Ahlu-Sunna oo la xaliyey +SAWIRRO\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"20-ka xildhibaan ee Ahlu-Sunna oo la xaliyey +SAWIRRO - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/20-ka-xildhibaan-ee-ahlu-sunna-oo-la-xaliyey-sawirro\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"20-ka xildhibaan ee Ahlu-Sunna oo la xaliyey +SAWIRRO - Wardoon","og_description":"Kulamo magaalada Dhuusamareeb ku dhex maray Ra\u2019iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Calki Kheyre, hoggaanka Ahlu-Sunna iyo odayaasha beelo tabasho ka qabay xildhibaanada Ahlu-Sunna ayaa waxaa ka soo baxay is fahan hor dhac ah, sida ay xogta ku heshay Casimada Online. Odayaasha beesha degta magaalooyinka Dhuusamareeb iyo Gurceel ee Ceyr ayaa tabashada ugu badan ka qabay 20-ka [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/20-ka-xildhibaan-ee-ahlu-sunna-oo-la-xaliyey-sawirro\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-01-01T22:53:46+00:00","og_image":[{"width":696,"height":392,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/81209584_2580709348826850_6117353350263472128_o-696x392-1.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/20-ka-xildhibaan-ee-ahlu-sunna-oo-la-xaliyey-sawirro\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/20-ka-xildhibaan-ee-ahlu-sunna-oo-la-xaliyey-sawirro\/","name":"20-ka xildhibaan ee Ahlu-Sunna oo la xaliyey +SAWIRRO - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/20-ka-xildhibaan-ee-ahlu-sunna-oo-la-xaliyey-sawirro\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/20-ka-xildhibaan-ee-ahlu-sunna-oo-la-xaliyey-sawirro\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/81209584_2580709348826850_6117353350263472128_o-696x392-1.jpg","datePublished":"2020-01-01T22:53:46+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/20-ka-xildhibaan-ee-ahlu-sunna-oo-la-xaliyey-sawirro\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/20-ka-xildhibaan-ee-ahlu-sunna-oo-la-xaliyey-sawirro\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/20-ka-xildhibaan-ee-ahlu-sunna-oo-la-xaliyey-sawirro\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/81209584_2580709348826850_6117353350263472128_o-696x392-1.jpg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/81209584_2580709348826850_6117353350263472128_o-696x392-1.jpg","width":696,"height":392},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/20-ka-xildhibaan-ee-ahlu-sunna-oo-la-xaliyey-sawirro\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"20-ka xildhibaan ee Ahlu-Sunna oo la xaliyey +SAWIRRO"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/140516"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=140516"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/140516\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":140522,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/140516\/revisions\/140522"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/140519"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=140516"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=140516"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=140516"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}