{"id":140614,"date":"2020-01-04T02:40:30","date_gmt":"2020-01-03T23:40:30","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=140614"},"modified":"2020-01-04T02:40:30","modified_gmt":"2020-01-03T23:40:30","slug":"donald-trump-qassem-soleimani-wuxuu-uu-qorsheynayey-weerar-xunvideo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/donald-trump-qassem-soleimani-wuxuu-uu-qorsheynayey-weerar-xunvideo\/","title":{"rendered":"Donald Trump \u201cQassem Soleimani wuxuu uu qorsheynayey weerar xun\u201d+VIDEO"},"content":{"rendered":"<p>Ayada oo laga cabsi qabo dagaal ka qarxa Bariga Dhexe, ayaa madaxweynaha Mareykanka Donald Trump waxa uu sheegay in sababta loo dilay Jeneralkii sare ee Iran ee Qassem Soleimani ay tahay in laga hortago dagaal ka dhaco Bariga Dhexe.<\/p>\n<p>\u201cWaxaan ficilkan u qaadnay inaan joojinno dagaal, uma qaadin inaan billowno dagaal\u201d ayuu yiri Trump oo wax laga weydiiyey cabsida laga qabo dagaal ka qarxa Bariga Dhexe.<\/p>\n<p>Trump waxa uu sheegay in Soleimani uu qorsheynayey \u201cweerar xun\u201d oo ka dhan shaqaalaha Mareykanka ee Bariga Dhexe, ayna ku qasbanaayeen inay ka hortagaan.<\/p>\n<p>\u201cJeneral Qassem Soleimani waxa uu dilay ama si xun u dhaawacay kumanaan Mareykan ah, wuxuuna hadda qorsheynayey inuu kuwo hor leh dilo, balse waan ku qabanay\u201d ayuu yiri madaxweyne Donald Trump.<\/p>\n<p>\u201cWaxa uu sidoo kale si toos ama aan toos ahayn uga mas\u2019uul ahaa dhimashada malaayiin qof, oo ay ku jiraan tiro badan oo banaan-baxayaal ah oo dhowaan lagu dilay dalka Iran.\u201d Ayuu yiri Trump.<\/p>\n<p>\u201cMuddadii argagixisanimo ee Soleimani waa ay dhammaatay\u201d ayuu yiri Trump.<\/p>\n<p>Madaxweyne Donald Trumo waxa uu sidoo kale sheegay in Mareykanka uusan dooneyn in taliska Iran la beddelo.<\/p>\n<p>\u201cMa dooneyno inaan is-beddel talis ku sameyno Iran\u201d ayuu yiri.<\/p>\n<p>Iran ayaa ku hanjabtay \u201caargudasho darran\u201d, waxaana ay sheegtay in Mareykanka uu qaadi doono mas\u2019uuliyadda cawaaqibka ka dhasha dilka Jeneral Qasem Soleimani.<\/p>\n<p>Hoggaamiyaha sare ee Iran Ayatollah Ali Khamenei ayaa ku hanjabay \u201caargudasho darran\u201d, oo ka dhan ah \u201cdambiilayaasha gacmahooda dhiigga la galay,\u201d isaga oo wacad ku maray in \u201cshaqadiisa iyo waddadii uu hayey aan la joojin doonin.\u201d<\/p>\n<p>Dhinaca kale, hoggaamiyaha kooxda Tehran ay taageerto ee dalka Lubnaan ee Xizbullah ayaa maanta ku baaqay in loo aargudo dilka Qasem Soleimani.<\/p>\n<p>\u201cIn la fuliyo ciqaabta ku habbon dambiilayaashan wax khaarijiyey, waxay noqon doontaa mas\u2019uuliyadda dhammaan dagaal-yahanada wax iska caabinta ee caalamka.\u201d Ayuu bayaan uu soo saaray ku yiri Hassan Nasrallah.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/JQaUJLNMZtA\" width=\"1013\" height=\"570\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ayada oo laga cabsi qabo dagaal ka qarxa Bariga Dhexe, ayaa madaxweynaha Mareykanka Donald Trump waxa uu sheegay in sababta loo dilay Jeneralkii sare ee Iran ee Qassem Soleimani ay tahay in laga hortago dagaal ka dhaco Bariga Dhexe. \u201cWaxaan ficilkan u qaadnay inaan joojinno dagaal, uma qaadin inaan billowno dagaal\u201d ayuu yiri Trump oo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":140615,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-140614","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Donald Trump \u201cQassem Soleimani wuxuu uu qorsheynayey weerar xun\u201d+VIDEO - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/donald-trump-qassem-soleimani-wuxuu-uu-qorsheynayey-weerar-xunvideo\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Donald Trump \u201cQassem Soleimani wuxuu uu qorsheynayey weerar xun\u201d+VIDEO - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Ayada oo laga cabsi qabo dagaal ka qarxa Bariga Dhexe, ayaa madaxweynaha Mareykanka Donald Trump waxa uu sheegay in sababta loo dilay Jeneralkii sare ee Iran ee Qassem Soleimani ay tahay in laga hortago dagaal ka dhaco Bariga Dhexe. \u201cWaxaan ficilkan u qaadnay inaan joojinno dagaal, uma qaadin inaan billowno dagaal\u201d ayuu yiri Trump oo [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/donald-trump-qassem-soleimani-wuxuu-uu-qorsheynayey-weerar-xunvideo\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-01-03T23:40:30+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/Capture-1.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"748\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"561\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/donald-trump-qassem-soleimani-wuxuu-uu-qorsheynayey-weerar-xunvideo\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/donald-trump-qassem-soleimani-wuxuu-uu-qorsheynayey-weerar-xunvideo\/\",\"name\":\"Donald Trump \u201cQassem Soleimani wuxuu uu qorsheynayey weerar xun\u201d+VIDEO - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/donald-trump-qassem-soleimani-wuxuu-uu-qorsheynayey-weerar-xunvideo\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/donald-trump-qassem-soleimani-wuxuu-uu-qorsheynayey-weerar-xunvideo\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/Capture-1.png\",\"datePublished\":\"2020-01-03T23:40:30+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/donald-trump-qassem-soleimani-wuxuu-uu-qorsheynayey-weerar-xunvideo\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/donald-trump-qassem-soleimani-wuxuu-uu-qorsheynayey-weerar-xunvideo\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/donald-trump-qassem-soleimani-wuxuu-uu-qorsheynayey-weerar-xunvideo\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/Capture-1.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/Capture-1.png\",\"width\":748,\"height\":561},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/donald-trump-qassem-soleimani-wuxuu-uu-qorsheynayey-weerar-xunvideo\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Donald Trump \u201cQassem Soleimani wuxuu uu qorsheynayey weerar xun\u201d+VIDEO\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Donald Trump \u201cQassem Soleimani wuxuu uu qorsheynayey weerar xun\u201d+VIDEO - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/donald-trump-qassem-soleimani-wuxuu-uu-qorsheynayey-weerar-xunvideo\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Donald Trump \u201cQassem Soleimani wuxuu uu qorsheynayey weerar xun\u201d+VIDEO - Wardoon","og_description":"Ayada oo laga cabsi qabo dagaal ka qarxa Bariga Dhexe, ayaa madaxweynaha Mareykanka Donald Trump waxa uu sheegay in sababta loo dilay Jeneralkii sare ee Iran ee Qassem Soleimani ay tahay in laga hortago dagaal ka dhaco Bariga Dhexe. \u201cWaxaan ficilkan u qaadnay inaan joojinno dagaal, uma qaadin inaan billowno dagaal\u201d ayuu yiri Trump oo [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/donald-trump-qassem-soleimani-wuxuu-uu-qorsheynayey-weerar-xunvideo\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-01-03T23:40:30+00:00","og_image":[{"width":748,"height":561,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/Capture-1.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/donald-trump-qassem-soleimani-wuxuu-uu-qorsheynayey-weerar-xunvideo\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/donald-trump-qassem-soleimani-wuxuu-uu-qorsheynayey-weerar-xunvideo\/","name":"Donald Trump \u201cQassem Soleimani wuxuu uu qorsheynayey weerar xun\u201d+VIDEO - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/donald-trump-qassem-soleimani-wuxuu-uu-qorsheynayey-weerar-xunvideo\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/donald-trump-qassem-soleimani-wuxuu-uu-qorsheynayey-weerar-xunvideo\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/Capture-1.png","datePublished":"2020-01-03T23:40:30+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/donald-trump-qassem-soleimani-wuxuu-uu-qorsheynayey-weerar-xunvideo\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/donald-trump-qassem-soleimani-wuxuu-uu-qorsheynayey-weerar-xunvideo\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/donald-trump-qassem-soleimani-wuxuu-uu-qorsheynayey-weerar-xunvideo\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/Capture-1.png","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/Capture-1.png","width":748,"height":561},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/donald-trump-qassem-soleimani-wuxuu-uu-qorsheynayey-weerar-xunvideo\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Donald Trump \u201cQassem Soleimani wuxuu uu qorsheynayey weerar xun\u201d+VIDEO"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/140614"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=140614"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/140614\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":140616,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/140614\/revisions\/140616"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/140615"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=140614"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=140614"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=140614"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}