{"id":140763,"date":"2020-01-08T10:30:14","date_gmt":"2020-01-08T07:30:14","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=140763"},"modified":"2020-01-08T10:30:14","modified_gmt":"2020-01-08T07:30:14","slug":"hal-saac-aan-katuugayay-inay-idaaweyaan-video","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/hal-saac-aan-katuugayay-inay-idaaweyaan-video\/","title":{"rendered":"Hal saac aan katuugayay inay idaaweyaan +VIDEO"},"content":{"rendered":"<p>Axmed Cumar Yuusuf ayaa kamid noqday tobanaanka Soomaalida ah ee wax ku noqday falkii foosha xumaa ee 28-kii December, 2019, ka dhacay isgoyska Ex-kontarool Afgooye ee Muqdisho.<\/p>\n<p>Yuusuf, oo kamid ah dadka ka shaqeysta dhismaha guryaha ee loo yaqaano Fuundiga, ayaa abaare 7:30 PM kasoo baxay hoyga ay ka degan yihiin degaanka Ceelasha Biyaha ee duleedka caasimadda Soomaaliya.<\/p>\n<p>Nasiib daro, isagoo maalintaas qorshihiisu ahaa in uu shaqeeyo lacag uu ku kaabo qoyskiisa oo uu u ahaa qofka kaliya ee u dhaq-dhaqaaqa, wuxuu la kulmay xasuuqaas.<\/p>\n<p>Sidda ay shaacisay Dowladda, 79 ruux ayaa ku naf-waayey falkaas oo Al-Shabaab ay sheegatay, waxaana badankooda ay ahaayeen arday iyo shacab, iyaddoo dhaawaca uu ka badan yahay 100.<\/p>\n<p>Ururka gacansaarka la leh Al-Qaacida ayaa tilmaamay in hadafkoodu ahaa kolanyo Turki ah oo meesha maraysey. Ugu yaraan laba ajaaniib ayaa ku dhimatay qaraxa.<\/p>\n<p>Isagoo u waramaya Talafishinka Somali Cable, Axmed oo kamid ah bukaanada wali la il-daran dhacdadaas ayaa dib u celiyey xusuustiisa maalintaas.<\/p>\n<p>\u201cIyadoo dhibaatadaas aan la kulmay cid i qaada ayaan waayey,\u201d ayuu yiri, isagoo ku daray \u201cIsbitaal Madiina ayaa lii geeyay hal saac ayaan tuugaayey \u2018halii daaweeyo\u2019 hal saac ayaan tuugaayey\u201d.<\/p>\n<p><strong>\u201cMiyir-beelay\u201d<\/strong><\/p>\n<p>Aabbe Cumar, oo \u201cmiyir-beelay\u201d markii ay soo gaartay akhbaarta dhaawaca wiilkiisa, ayaa dalbaday in laga caawiyo sidii wiilkiisa u heli lahaa daryeel caafimaad, maadaama \u201cxaaladiisu kasii dareyso\u201d.<\/p>\n<p>Sidda laga dheehan karo muuqaalo laga soo duubay, Axmed ayaa weerarkaas is-miidaaminta ah ku waayey mid kamid ah lugahiisa.<\/p>\n<p>\u201cMaadaama aanan lacag haysan, waan soo lugeeyay. Intii ay dhexda kusoo jiray ayaa la isoo wacay waxaan ku dhahay \u2018waan soo lugeynayaan isuga\u2019 ileen meesha [Isbitaalka] jeebkaaga [lacagta] ayaa xukunta,\u201d ayuu xusay.<\/p>\n<p><strong>\u201cFaquuq\u201d<\/strong><\/p>\n<p>Dhaawacyadda wax ku noqday qaraxaas qaarkood waxaa loo qaadey Turkiga iyo Qadar. Shaqadda daabulista waxaa maamulayey Guddi uu magacaabay ra\u2019iisul wasaare Khayre.<\/p>\n<p>Sidda ku cad dukumiintiyo aan aragnay, dhaawacyadda la qaaday ayaa la liis-gareeyay habeen kahor maalinta qaaditaankooda, waxaana lagu soo xulay sidda ay xaaladooda u liidato.<\/p>\n<p>Inta lagu guda jiray wareysiga, Axmed ayaa sheegay in uu kamid noqday dadka liiska lagu daray balse \u201cfaquuq\u201d looga reebay safarka dibadda. Ma cadda halka loo qaadi lahaa Turkiga ama Qadar.<\/p>\n<p>\u201cAnigoo been kuu sheegayn, waan kamid ahaa, waliba qofka 3aad ee la qoray ayaan ahaa,\u201d ayuu ku adkeystay, isagoo tibaaxay \u201cmarkii ay yimaadeen si jees-jees ah ayay ii dhinac-mareen\u201d.<\/p>\n<p>Ma jiraan dhinacyo madax banaan oo xaqiijinaya eedeynta Axmed, wallow mas\u2019uuliyiintu diideen in ay ka jawaabaan arrintaan.<\/p>\n<p>Wuxuu raaciyey: \u201cQof kamid ah shaqaalaha isbitaalka Madiina ayaa hal saac ku tuugayey \u2018war ninkaan qaada\u2019 waxay dhaheen \u2018ma qaadeyno [wuu soo urayaa]\u2019, jees-jees ayay iigu dhinac mareen\u201d.<\/p>\n<p>\u201cDhakhaatiirta, \u2018see tahay\u2019 way iigu imaan waayeen, lugtii way iska sii urtay,\u201d ayuu Axmed kusoo afjaray, isagoo muujiyey in uu ku qanacsan yahay qadarta ALLE balse uu aad uga xun yahay qaabka loola dhaqmay.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/YsrOrukxNgQ\" width=\"896\" height=\"692\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Axmed Cumar Yuusuf ayaa kamid noqday tobanaanka Soomaalida ah ee wax ku noqday falkii foosha xumaa ee 28-kii December, 2019, ka dhacay isgoyska Ex-kontarool Afgooye ee Muqdisho. Yuusuf, oo kamid ah dadka ka shaqeysta dhismaha guryaha ee loo yaqaano Fuundiga, ayaa abaare 7:30 PM kasoo baxay hoyga ay ka degan yihiin degaanka Ceelasha Biyaha ee [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":140764,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-140763","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Hal saac aan katuugayay inay idaaweyaan +VIDEO - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/hal-saac-aan-katuugayay-inay-idaaweyaan-video\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Hal saac aan katuugayay inay idaaweyaan +VIDEO - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Axmed Cumar Yuusuf ayaa kamid noqday tobanaanka Soomaalida ah ee wax ku noqday falkii foosha xumaa ee 28-kii December, 2019, ka dhacay isgoyska Ex-kontarool Afgooye ee Muqdisho. Yuusuf, oo kamid ah dadka ka shaqeysta dhismaha guryaha ee loo yaqaano Fuundiga, ayaa abaare 7:30 PM kasoo baxay hoyga ay ka degan yihiin degaanka Ceelasha Biyaha ee [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/hal-saac-aan-katuugayay-inay-idaaweyaan-video\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-01-08T07:30:14+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/Capture-8.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"613\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"544\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/hal-saac-aan-katuugayay-inay-idaaweyaan-video\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/hal-saac-aan-katuugayay-inay-idaaweyaan-video\/\",\"name\":\"Hal saac aan katuugayay inay idaaweyaan +VIDEO - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/hal-saac-aan-katuugayay-inay-idaaweyaan-video\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/hal-saac-aan-katuugayay-inay-idaaweyaan-video\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/Capture-8.png\",\"datePublished\":\"2020-01-08T07:30:14+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/hal-saac-aan-katuugayay-inay-idaaweyaan-video\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/hal-saac-aan-katuugayay-inay-idaaweyaan-video\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/hal-saac-aan-katuugayay-inay-idaaweyaan-video\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/Capture-8.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/Capture-8.png\",\"width\":613,\"height\":544},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/hal-saac-aan-katuugayay-inay-idaaweyaan-video\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Hal saac aan katuugayay inay idaaweyaan +VIDEO\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Hal saac aan katuugayay inay idaaweyaan +VIDEO - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/hal-saac-aan-katuugayay-inay-idaaweyaan-video\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Hal saac aan katuugayay inay idaaweyaan +VIDEO - Wardoon","og_description":"Axmed Cumar Yuusuf ayaa kamid noqday tobanaanka Soomaalida ah ee wax ku noqday falkii foosha xumaa ee 28-kii December, 2019, ka dhacay isgoyska Ex-kontarool Afgooye ee Muqdisho. Yuusuf, oo kamid ah dadka ka shaqeysta dhismaha guryaha ee loo yaqaano Fuundiga, ayaa abaare 7:30 PM kasoo baxay hoyga ay ka degan yihiin degaanka Ceelasha Biyaha ee [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/hal-saac-aan-katuugayay-inay-idaaweyaan-video\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-01-08T07:30:14+00:00","og_image":[{"width":613,"height":544,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/Capture-8.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/hal-saac-aan-katuugayay-inay-idaaweyaan-video\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/hal-saac-aan-katuugayay-inay-idaaweyaan-video\/","name":"Hal saac aan katuugayay inay idaaweyaan +VIDEO - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/hal-saac-aan-katuugayay-inay-idaaweyaan-video\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/hal-saac-aan-katuugayay-inay-idaaweyaan-video\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/Capture-8.png","datePublished":"2020-01-08T07:30:14+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/hal-saac-aan-katuugayay-inay-idaaweyaan-video\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/hal-saac-aan-katuugayay-inay-idaaweyaan-video\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/hal-saac-aan-katuugayay-inay-idaaweyaan-video\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/Capture-8.png","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/Capture-8.png","width":613,"height":544},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/hal-saac-aan-katuugayay-inay-idaaweyaan-video\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Hal saac aan katuugayay inay idaaweyaan +VIDEO"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/140763"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=140763"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/140763\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":140765,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/140763\/revisions\/140765"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/140764"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=140763"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=140763"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=140763"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}