{"id":140787,"date":"2020-01-09T10:26:05","date_gmt":"2020-01-09T07:26:05","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=140787"},"modified":"2020-01-09T10:26:05","modified_gmt":"2020-01-09T07:26:05","slug":"xaaf-oo-qoraal-xasaasi-ah-ah-u-diray-beesha-caalamka-akhriso","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xaaf-oo-qoraal-xasaasi-ah-ah-u-diray-beesha-caalamka-akhriso\/","title":{"rendered":"Xaaf oo Qoraal Xasaasi ah ah u diray Beesha Caalamka (Akhriso)"},"content":{"rendered":"<p>Madaxweynaha waqtigiisu dhamaaday ee Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa qoraal uu kaga cabanayo faragalin uu sheegay in dowlada federaalka ku heyso Galmudug waxa uu u diray wakiilada Beesha Caalamka .<\/p>\n<p>Xaaf ayaa Warqada uu u diray Beesha Caalamka oo ku qorneyd luqada English ku sheegay in dowlada federaalka faragalin iyo qalalaase ku heyso Galmudug , waxa uu sidoo kale sheegay in dowlada ay afduubatay doorashada Galmudug.<\/p>\n<p>Waxa uu sheegay Madaxweyne Xaaf in dowlada federaalka Soomaaliya geesay magaalada Dhuusomareeb ciidamo aad u badan uu sheegay in loogu tala galay cabsi galin iyo in lagu fuliyo danaha dowlada.<\/p>\n<p>Qoraalka Xaaf u diray Beesha Caalamka ayuu sidoo kale ku sheegay siyaasada iyo habdhaqanka dowlada in ay abuurtay iska horkeenid iyo in la abuuro xiisado aan loo baahneyn.<\/p>\n<p>Xaaf ayaa sidoo kale u cadeeyay Beesha Caalamka in uu wakaaladii kala noqday Wasaarada arimaha gudaha iyo federaalka Soomaaliya, waxa uuna sababta ku sheegay in beelaha qaar keeneen tabashooyin ku aadan sida dowlada ay wax u wado.<\/p>\n<p>Madaxweyne Xaaf ayaa qoraalka uu u diray Beesha Caalamka ugu sheegay in uu magacaabay Guddi doorashada Galmudug qaban qaabiya ayna ka go\u2019an tahay in uu qabto doorasho xor ah oo lawada ogol yahay.<\/p>\n<div id='gallery-1' class='gallery galleryid-140787 gallery-columns-1 gallery-size-full'><figure class='gallery-item'>\n\t\t\t<div class='gallery-icon portrait'>\n\t\t\t\t<a href='https:\/\/wardoon.net\/so\/xaaf-oo-qoraal-xasaasi-ah-ah-u-diray-beesha-caalamka-akhriso\/xaf-1\/'><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"708\" height=\"960\" src=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/xaf-1.jpg\" class=\"attachment-full size-full\" alt=\"\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/xaf-1.jpg 708w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/xaf-1-221x300.jpg 221w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/xaf-1-696x944.jpg 696w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/xaf-1-310x420.jpg 310w\" sizes=\"(max-width: 708px) 100vw, 708px\" \/><\/a>\n\t\t\t<\/div><\/figure><figure class='gallery-item'>\n\t\t\t<div class='gallery-icon portrait'>\n\t\t\t\t<a href='https:\/\/wardoon.net\/so\/xaaf-oo-qoraal-xasaasi-ah-ah-u-diray-beesha-caalamka-akhriso\/xaf-2\/'><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"696\" height=\"960\" src=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/xaf-2.jpg\" class=\"attachment-full size-full\" alt=\"\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/xaf-2.jpg 696w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/xaf-2-218x300.jpg 218w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/xaf-2-305x420.jpg 305w\" sizes=\"(max-width: 696px) 100vw, 696px\" \/><\/a>\n\t\t\t<\/div><\/figure>\n\t\t<\/div>\n\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha waqtigiisu dhamaaday ee Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa qoraal uu kaga cabanayo faragalin uu sheegay in dowlada federaalka ku heyso Galmudug waxa uu u diray wakiilada Beesha Caalamka . Xaaf ayaa Warqada uu u diray Beesha Caalamka oo ku qorneyd luqada English ku sheegay in dowlada federaalka faragalin iyo qalalaase ku heyso Galmudug [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":140684,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-140787","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Xaaf oo Qoraal Xasaasi ah ah u diray Beesha Caalamka (Akhriso) - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xaaf-oo-qoraal-xasaasi-ah-ah-u-diray-beesha-caalamka-akhriso\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Xaaf oo Qoraal Xasaasi ah ah u diray Beesha Caalamka (Akhriso) - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Madaxweynaha waqtigiisu dhamaaday ee Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa qoraal uu kaga cabanayo faragalin uu sheegay in dowlada federaalka ku heyso Galmudug waxa uu u diray wakiilada Beesha Caalamka . Xaaf ayaa Warqada uu u diray Beesha Caalamka oo ku qorneyd luqada English ku sheegay in dowlada federaalka faragalin iyo qalalaase ku heyso Galmudug [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xaaf-oo-qoraal-xasaasi-ah-ah-u-diray-beesha-caalamka-akhriso\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-01-09T07:26:05+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/Capture-6.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"656\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"464\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xaaf-oo-qoraal-xasaasi-ah-ah-u-diray-beesha-caalamka-akhriso\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xaaf-oo-qoraal-xasaasi-ah-ah-u-diray-beesha-caalamka-akhriso\/\",\"name\":\"Xaaf oo Qoraal Xasaasi ah ah u diray Beesha Caalamka (Akhriso) - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xaaf-oo-qoraal-xasaasi-ah-ah-u-diray-beesha-caalamka-akhriso\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xaaf-oo-qoraal-xasaasi-ah-ah-u-diray-beesha-caalamka-akhriso\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/Capture-6.png\",\"datePublished\":\"2020-01-09T07:26:05+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xaaf-oo-qoraal-xasaasi-ah-ah-u-diray-beesha-caalamka-akhriso\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xaaf-oo-qoraal-xasaasi-ah-ah-u-diray-beesha-caalamka-akhriso\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xaaf-oo-qoraal-xasaasi-ah-ah-u-diray-beesha-caalamka-akhriso\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/Capture-6.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/Capture-6.png\",\"width\":656,\"height\":464},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xaaf-oo-qoraal-xasaasi-ah-ah-u-diray-beesha-caalamka-akhriso\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Xaaf oo Qoraal Xasaasi ah ah u diray Beesha Caalamka (Akhriso)\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Xaaf oo Qoraal Xasaasi ah ah u diray Beesha Caalamka (Akhriso) - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xaaf-oo-qoraal-xasaasi-ah-ah-u-diray-beesha-caalamka-akhriso\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Xaaf oo Qoraal Xasaasi ah ah u diray Beesha Caalamka (Akhriso) - Wardoon","og_description":"Madaxweynaha waqtigiisu dhamaaday ee Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa qoraal uu kaga cabanayo faragalin uu sheegay in dowlada federaalka ku heyso Galmudug waxa uu u diray wakiilada Beesha Caalamka . Xaaf ayaa Warqada uu u diray Beesha Caalamka oo ku qorneyd luqada English ku sheegay in dowlada federaalka faragalin iyo qalalaase ku heyso Galmudug [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xaaf-oo-qoraal-xasaasi-ah-ah-u-diray-beesha-caalamka-akhriso\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-01-09T07:26:05+00:00","og_image":[{"width":656,"height":464,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/Capture-6.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xaaf-oo-qoraal-xasaasi-ah-ah-u-diray-beesha-caalamka-akhriso\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xaaf-oo-qoraal-xasaasi-ah-ah-u-diray-beesha-caalamka-akhriso\/","name":"Xaaf oo Qoraal Xasaasi ah ah u diray Beesha Caalamka (Akhriso) - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xaaf-oo-qoraal-xasaasi-ah-ah-u-diray-beesha-caalamka-akhriso\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xaaf-oo-qoraal-xasaasi-ah-ah-u-diray-beesha-caalamka-akhriso\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/Capture-6.png","datePublished":"2020-01-09T07:26:05+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xaaf-oo-qoraal-xasaasi-ah-ah-u-diray-beesha-caalamka-akhriso\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/xaaf-oo-qoraal-xasaasi-ah-ah-u-diray-beesha-caalamka-akhriso\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xaaf-oo-qoraal-xasaasi-ah-ah-u-diray-beesha-caalamka-akhriso\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/Capture-6.png","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/Capture-6.png","width":656,"height":464},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xaaf-oo-qoraal-xasaasi-ah-ah-u-diray-beesha-caalamka-akhriso\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Xaaf oo Qoraal Xasaasi ah ah u diray Beesha Caalamka (Akhriso)"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/140787"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=140787"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/140787\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":140790,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/140787\/revisions\/140790"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/140684"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=140787"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=140787"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=140787"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}