{"id":140813,"date":"2020-01-10T00:48:10","date_gmt":"2020-01-09T21:48:10","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=140813"},"modified":"2020-01-10T00:48:10","modified_gmt":"2020-01-09T21:48:10","slug":"daawo-deni-oo-kahadlay-sababta-uu-udiiday-inuu-saxiixo-xukunka-dilka-raggii-dilay-caaisha","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-deni-oo-kahadlay-sababta-uu-udiiday-inuu-saxiixo-xukunka-dilka-raggii-dilay-caaisha\/","title":{"rendered":"DAAWO Deni oo kahadlay sababta uu udiiday inuu saxiixo  xukunka dilka raggii dilay Caa\u2019isha"},"content":{"rendered":"<p>Madaxweynaaha Puntland Saciid Cabdullaahi Dani ayaa mar uu hadal ka jeedinayey magaalada Garowe waxaa la weydiiyey sababta uu u saxiixi la\u2019ayahay fulinta xukunkii dilka ahaa ee lagu riday seddaxdii nin ee lagu helay kiiskii Caa\u2019isha Ilyaas Aadan.<\/p>\n<p>Madaxweyne ayaa ku jawaabay in xukunkaas uusan hada wax door ah ku laheyn, isla markaana go\u2019anka ah xilliga ay ciqaabta dilkii Caa\u2019isha marayaan raggaas ay u taallo maxkamadda sare ee maamulka.<\/p>\n<p>\u201cRuntii kiiska Caa\u2019isha oo kale ma jirto Soomaaliya meel uu ka dhacay, waadna ogtihiin seddaxda maxkamadood ee derejada koowaad, racfaanka iyo maxkamadda sare ayaa qaaday kiiska Caa\u2019isha, dhamaantoodna waxay isku raaceen hal xukun oo dil ah, taasi waxay muujinaysaa in xukunkoodu uu si caddaalad ah u dhacay\u201d ayuu yiri Madaxweyne Dani.<\/p>\n<p>Dani ayaa sidoo kale sheegay in fulinta xukunnada ay ridaan maxkamadaha Puntland, aysan wax door ah ku laheyn xukuumaddu, hadii caqabadi timaadana go\u2019aanka kama dambaysta ah ay ka gaarto Maxkamadda sare ee Puntland.<\/p>\n<p>\u201cWaxaan dad weynaha u sheegayaa in go\u2019aanada ay gaareen maxkamadaha Puntland uusan shaqo ku laheyn Madaxweynuhu, dadbaa dhaha xeerka fulintiisa madaxweynaha saxiixa taasina sax ma aha, balse hadii khalad ka yimaado cadaaladda waan saxayaa\u201d ayuu hadalkiisa sii raaciyey madaxweyne Dani.<\/p>\n<p>Caa\u2019isha Ilyaas Aadan oo aheyd gabar 12-sano jir ah ayaa horaantii sanadkii tegay ee 2019 dil iyo kufsi loogu geystay waqooyiga magaalada Gaalkacyo, waxaana falkaas loo qabtay seddax nin oo maxkamadaha Puntland ay ku wada xukumeen dil toogasho ah, welina Garsoorka Puntland ma shaacin goorta ay dhici doonto fulinta xukunka kiiskii marxuum Caa\u2019isha Ilyaas.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/erAx6GVjmTk\" width=\"1013\" height=\"570\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaaha Puntland Saciid Cabdullaahi Dani ayaa mar uu hadal ka jeedinayey magaalada Garowe waxaa la weydiiyey sababta uu u saxiixi la\u2019ayahay fulinta xukunkii dilka ahaa ee lagu riday seddaxdii nin ee lagu helay kiiskii Caa\u2019isha Ilyaas Aadan. Madaxweyne ayaa ku jawaabay in xukunkaas uusan hada wax door ah ku laheyn, isla markaana go\u2019anka ah xilliga [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":140814,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-140813","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO Deni oo kahadlay sababta uu udiiday inuu saxiixo xukunka dilka raggii dilay Caa\u2019isha - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-deni-oo-kahadlay-sababta-uu-udiiday-inuu-saxiixo-xukunka-dilka-raggii-dilay-caaisha\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO Deni oo kahadlay sababta uu udiiday inuu saxiixo xukunka dilka raggii dilay Caa\u2019isha - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Madaxweynaaha Puntland Saciid Cabdullaahi Dani ayaa mar uu hadal ka jeedinayey magaalada Garowe waxaa la weydiiyey sababta uu u saxiixi la\u2019ayahay fulinta xukunkii dilka ahaa ee lagu riday seddaxdii nin ee lagu helay kiiskii Caa\u2019isha Ilyaas Aadan. Madaxweyne ayaa ku jawaabay in xukunkaas uusan hada wax door ah ku laheyn, isla markaana go\u2019anka ah xilliga [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-deni-oo-kahadlay-sababta-uu-udiiday-inuu-saxiixo-xukunka-dilka-raggii-dilay-caaisha\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-01-09T21:48:10+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/Capture-12.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"653\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"431\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-deni-oo-kahadlay-sababta-uu-udiiday-inuu-saxiixo-xukunka-dilka-raggii-dilay-caaisha\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-deni-oo-kahadlay-sababta-uu-udiiday-inuu-saxiixo-xukunka-dilka-raggii-dilay-caaisha\/\",\"name\":\"DAAWO Deni oo kahadlay sababta uu udiiday inuu saxiixo xukunka dilka raggii dilay Caa\u2019isha - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-deni-oo-kahadlay-sababta-uu-udiiday-inuu-saxiixo-xukunka-dilka-raggii-dilay-caaisha\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-deni-oo-kahadlay-sababta-uu-udiiday-inuu-saxiixo-xukunka-dilka-raggii-dilay-caaisha\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/Capture-12.png\",\"datePublished\":\"2020-01-09T21:48:10+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-deni-oo-kahadlay-sababta-uu-udiiday-inuu-saxiixo-xukunka-dilka-raggii-dilay-caaisha\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-deni-oo-kahadlay-sababta-uu-udiiday-inuu-saxiixo-xukunka-dilka-raggii-dilay-caaisha\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-deni-oo-kahadlay-sababta-uu-udiiday-inuu-saxiixo-xukunka-dilka-raggii-dilay-caaisha\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/Capture-12.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/Capture-12.png\",\"width\":653,\"height\":431},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-deni-oo-kahadlay-sababta-uu-udiiday-inuu-saxiixo-xukunka-dilka-raggii-dilay-caaisha\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO Deni oo kahadlay sababta uu udiiday inuu saxiixo xukunka dilka raggii dilay Caa\u2019isha\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO Deni oo kahadlay sababta uu udiiday inuu saxiixo xukunka dilka raggii dilay Caa\u2019isha - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-deni-oo-kahadlay-sababta-uu-udiiday-inuu-saxiixo-xukunka-dilka-raggii-dilay-caaisha\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO Deni oo kahadlay sababta uu udiiday inuu saxiixo xukunka dilka raggii dilay Caa\u2019isha - Wardoon","og_description":"Madaxweynaaha Puntland Saciid Cabdullaahi Dani ayaa mar uu hadal ka jeedinayey magaalada Garowe waxaa la weydiiyey sababta uu u saxiixi la\u2019ayahay fulinta xukunkii dilka ahaa ee lagu riday seddaxdii nin ee lagu helay kiiskii Caa\u2019isha Ilyaas Aadan. Madaxweyne ayaa ku jawaabay in xukunkaas uusan hada wax door ah ku laheyn, isla markaana go\u2019anka ah xilliga [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-deni-oo-kahadlay-sababta-uu-udiiday-inuu-saxiixo-xukunka-dilka-raggii-dilay-caaisha\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-01-09T21:48:10+00:00","og_image":[{"width":653,"height":431,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/Capture-12.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-deni-oo-kahadlay-sababta-uu-udiiday-inuu-saxiixo-xukunka-dilka-raggii-dilay-caaisha\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-deni-oo-kahadlay-sababta-uu-udiiday-inuu-saxiixo-xukunka-dilka-raggii-dilay-caaisha\/","name":"DAAWO Deni oo kahadlay sababta uu udiiday inuu saxiixo xukunka dilka raggii dilay Caa\u2019isha - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-deni-oo-kahadlay-sababta-uu-udiiday-inuu-saxiixo-xukunka-dilka-raggii-dilay-caaisha\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-deni-oo-kahadlay-sababta-uu-udiiday-inuu-saxiixo-xukunka-dilka-raggii-dilay-caaisha\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/Capture-12.png","datePublished":"2020-01-09T21:48:10+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-deni-oo-kahadlay-sababta-uu-udiiday-inuu-saxiixo-xukunka-dilka-raggii-dilay-caaisha\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-deni-oo-kahadlay-sababta-uu-udiiday-inuu-saxiixo-xukunka-dilka-raggii-dilay-caaisha\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-deni-oo-kahadlay-sababta-uu-udiiday-inuu-saxiixo-xukunka-dilka-raggii-dilay-caaisha\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/Capture-12.png","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/Capture-12.png","width":653,"height":431},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-deni-oo-kahadlay-sababta-uu-udiiday-inuu-saxiixo-xukunka-dilka-raggii-dilay-caaisha\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO Deni oo kahadlay sababta uu udiiday inuu saxiixo xukunka dilka raggii dilay Caa\u2019isha"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/140813"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=140813"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/140813\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":140815,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/140813\/revisions\/140815"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/140814"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=140813"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=140813"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=140813"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}