{"id":140924,"date":"2020-01-12T12:08:18","date_gmt":"2020-01-12T09:08:18","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=140924"},"modified":"2020-01-12T12:08:18","modified_gmt":"2020-01-12T09:08:18","slug":"ragii-dilka-iyo-kufsiga-isugu-daray-caasho-ilyas-oo-la-shaaciyay-xiliga-latoganayo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ragii-dilka-iyo-kufsiga-isugu-daray-caasho-ilyas-oo-la-shaaciyay-xiliga-latoganayo\/","title":{"rendered":"Ragii dilka iyo kufsiga isugu daray Caasho Ilyas oo la shaaciyay xiliga latoganayo"},"content":{"rendered":"<p>Xeer ilaaliyaha guud ee maamulka Puntland, Mudane Maxamuud Xasan Aw-Cismaan ayaa shaaciyey xilliga kama dambeysta ah ee xukunka dilka toogashada ah lagu fulin doono raggii lagu helay kiiskii Caa\u2019isho Ilyaas Aadan.<\/p>\n<p>Aw-Cismaan ayaa Telefishinka Puntland u sheegay in raggaasi oo gaaraya saddex la toogan doono subaxnimada Talaadada ah ee 11-ka bisha soo socota February 2020-ka.<\/p>\n<p>Sidoo kale xeer ilaaliyaha ayaa sheegay inuu shalay wareejiyey galka fulinta xukunka oo ay ku lifaaqan yihiin warqaddii dhaxal-koobka iyo codsigii qisaas-dalabka qoyska marxuumad Caa\u2019isha Ilyaas Aadan.<\/p>\n<p>Saddexda xukunsanaha ah ayaa kala ah: Cabdishakuur Maxamed Dige, Cabdisalaan Cabdiraxmaan Warsame iyo Cabdifitaax Cabdiraxmaan Warsame.<\/p>\n<p>Maxkamadda darajada koowaad ee gobolka Nugaal, mida racfaanka iyo tan sare ayaa waxa ay xukun dil toogasho ku rideen raggaan, kadib markii lagu helay kiiskaasi.<\/p>\n<p>Caaisho Ilyaas Aadan oo 12 jir aheyd ayaa la\u2019isugu daray kusfi iyo dil bishii February ee sanadkii hore 2019-kii, waxaana dhacdadaasi ay si weyn u taabatay dadka Soomaaliyeed.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xeer ilaaliyaha guud ee maamulka Puntland, Mudane Maxamuud Xasan Aw-Cismaan ayaa shaaciyey xilliga kama dambeysta ah ee xukunka dilka toogashada ah lagu fulin doono raggii lagu helay kiiskii Caa\u2019isho Ilyaas Aadan. Aw-Cismaan ayaa Telefishinka Puntland u sheegay in raggaasi oo gaaraya saddex la toogan doono subaxnimada Talaadada ah ee 11-ka bisha soo socota February 2020-ka. [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":140925,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-140924","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Ragii dilka iyo kufsiga isugu daray Caasho Ilyas oo la shaaciyay xiliga latoganayo - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ragii-dilka-iyo-kufsiga-isugu-daray-caasho-ilyas-oo-la-shaaciyay-xiliga-latoganayo\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Ragii dilka iyo kufsiga isugu daray Caasho Ilyas oo la shaaciyay xiliga latoganayo - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Xeer ilaaliyaha guud ee maamulka Puntland, Mudane Maxamuud Xasan Aw-Cismaan ayaa shaaciyey xilliga kama dambeysta ah ee xukunka dilka toogashada ah lagu fulin doono raggii lagu helay kiiskii Caa\u2019isho Ilyaas Aadan. Aw-Cismaan ayaa Telefishinka Puntland u sheegay in raggaasi oo gaaraya saddex la toogan doono subaxnimada Talaadada ah ee 11-ka bisha soo socota February 2020-ka. [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ragii-dilka-iyo-kufsiga-isugu-daray-caasho-ilyas-oo-la-shaaciyay-xiliga-latoganayo\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-01-12T09:08:18+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/dil-324x235-1.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"324\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"235\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ragii-dilka-iyo-kufsiga-isugu-daray-caasho-ilyas-oo-la-shaaciyay-xiliga-latoganayo\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ragii-dilka-iyo-kufsiga-isugu-daray-caasho-ilyas-oo-la-shaaciyay-xiliga-latoganayo\/\",\"name\":\"Ragii dilka iyo kufsiga isugu daray Caasho Ilyas oo la shaaciyay xiliga latoganayo - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ragii-dilka-iyo-kufsiga-isugu-daray-caasho-ilyas-oo-la-shaaciyay-xiliga-latoganayo\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ragii-dilka-iyo-kufsiga-isugu-daray-caasho-ilyas-oo-la-shaaciyay-xiliga-latoganayo\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/dil-324x235-1.jpg\",\"datePublished\":\"2020-01-12T09:08:18+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ragii-dilka-iyo-kufsiga-isugu-daray-caasho-ilyas-oo-la-shaaciyay-xiliga-latoganayo\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ragii-dilka-iyo-kufsiga-isugu-daray-caasho-ilyas-oo-la-shaaciyay-xiliga-latoganayo\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ragii-dilka-iyo-kufsiga-isugu-daray-caasho-ilyas-oo-la-shaaciyay-xiliga-latoganayo\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/dil-324x235-1.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/dil-324x235-1.jpg\",\"width\":324,\"height\":235},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ragii-dilka-iyo-kufsiga-isugu-daray-caasho-ilyas-oo-la-shaaciyay-xiliga-latoganayo\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Ragii dilka iyo kufsiga isugu daray Caasho Ilyas oo la shaaciyay xiliga latoganayo\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Ragii dilka iyo kufsiga isugu daray Caasho Ilyas oo la shaaciyay xiliga latoganayo - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ragii-dilka-iyo-kufsiga-isugu-daray-caasho-ilyas-oo-la-shaaciyay-xiliga-latoganayo\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Ragii dilka iyo kufsiga isugu daray Caasho Ilyas oo la shaaciyay xiliga latoganayo - Wardoon","og_description":"Xeer ilaaliyaha guud ee maamulka Puntland, Mudane Maxamuud Xasan Aw-Cismaan ayaa shaaciyey xilliga kama dambeysta ah ee xukunka dilka toogashada ah lagu fulin doono raggii lagu helay kiiskii Caa\u2019isho Ilyaas Aadan. Aw-Cismaan ayaa Telefishinka Puntland u sheegay in raggaasi oo gaaraya saddex la toogan doono subaxnimada Talaadada ah ee 11-ka bisha soo socota February 2020-ka. [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ragii-dilka-iyo-kufsiga-isugu-daray-caasho-ilyas-oo-la-shaaciyay-xiliga-latoganayo\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-01-12T09:08:18+00:00","og_image":[{"width":324,"height":235,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/dil-324x235-1.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ragii-dilka-iyo-kufsiga-isugu-daray-caasho-ilyas-oo-la-shaaciyay-xiliga-latoganayo\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ragii-dilka-iyo-kufsiga-isugu-daray-caasho-ilyas-oo-la-shaaciyay-xiliga-latoganayo\/","name":"Ragii dilka iyo kufsiga isugu daray Caasho Ilyas oo la shaaciyay xiliga latoganayo - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ragii-dilka-iyo-kufsiga-isugu-daray-caasho-ilyas-oo-la-shaaciyay-xiliga-latoganayo\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ragii-dilka-iyo-kufsiga-isugu-daray-caasho-ilyas-oo-la-shaaciyay-xiliga-latoganayo\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/dil-324x235-1.jpg","datePublished":"2020-01-12T09:08:18+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ragii-dilka-iyo-kufsiga-isugu-daray-caasho-ilyas-oo-la-shaaciyay-xiliga-latoganayo\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/ragii-dilka-iyo-kufsiga-isugu-daray-caasho-ilyas-oo-la-shaaciyay-xiliga-latoganayo\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ragii-dilka-iyo-kufsiga-isugu-daray-caasho-ilyas-oo-la-shaaciyay-xiliga-latoganayo\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/dil-324x235-1.jpg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/dil-324x235-1.jpg","width":324,"height":235},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ragii-dilka-iyo-kufsiga-isugu-daray-caasho-ilyas-oo-la-shaaciyay-xiliga-latoganayo\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Ragii dilka iyo kufsiga isugu daray Caasho Ilyas oo la shaaciyay xiliga latoganayo"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/140924"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=140924"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/140924\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":140926,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/140924\/revisions\/140926"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/140925"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=140924"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=140924"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=140924"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}